DAAWO Odayaasha Beesha Hawiye oo Taageeray Farmaajo iyo Fariin loo diray Mucaaradka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ต.ค. 2024
  • DAAWO Odayaasha Beesha Hawiye oo Taageeray Farmaajo iyo Fariin loo diray Mucaaradka
    Fadlan Like Saar Muuqaalka Mahadsanid
    odayaasha beesha hawiye,puntland,hirshabelle,wararka maanta,somaliland,wareysiyo,farmaajo,farmaajo 2021,farmaajo somaliland,farmaajo baarlamaanka,farmaajo hooyadii,farmaajo khudbad,farmaajo doorashada 2021,farmaajo oo is casilay,somalia,news,tv,warqaad,wararka caalamka,mucaaradka,mucaaradka farmaajo,mucaaradka soomaaliya,mucaaradka dowlada,mucaaradka dowladda,mucaaradka muqdisho,mucaaradka somali,shirkii mucaaradka,shirka mucaaradka,muqdisho

ความคิดเห็น • 343

  • @ciiltire509
    @ciiltire509 3 ปีที่แล้ว +47

    Odayaasha moqdisho illaahey kheer hasiiyo
    Maasha Allaah shacabka somaliyeed waa in loo naxo

    • @abdiwahidelmi6160
      @abdiwahidelmi6160 3 ปีที่แล้ว

      Waad mahad santahiin waan idinku racsanahay

  • @nastehomohamed
    @nastehomohamed 3 ปีที่แล้ว +21

    Masha Allah Somalia ha israacdo Aamiin inta Somali Jecel fadlan Walaalayaal Subscribe like iyo share please

  • @awalechannel7129
    @awalechannel7129 3 ปีที่แล้ว +17

    maasha alaah ilaahey waxaan ka baryaa soomaali inuu mideeyo ninkaan oo kalena alle ha inoo badiyo aamiin

  • @maryanigal3300
    @maryanigal3300 3 ปีที่แล้ว +21

    guulayso odayganaga sax reer muqdisho

  • @Abshir252
    @Abshir252 3 ปีที่แล้ว +64

    I'm from Puntland and I agree with this Abwaan. Guul Somaliwayn. Danni nama matalo. Ilaahay ummada somaliyeed ha mideeyo.

    • @nuradinisse5769
      @nuradinisse5769 3 ปีที่แล้ว +1

      Hadal minow wax taraayo waa la yiree dadow yaa wax ku qaadaaya.

    • @Abshir252
      @Abshir252 3 ปีที่แล้ว

      @@odaykasheekee6929 Haaa mashallah

    • @kaltunomar4417
      @kaltunomar4417 3 ปีที่แล้ว +3

      Illahay dowlad.caadila hanasiiyo walal

    • @Abshir252
      @Abshir252 3 ปีที่แล้ว +3

      @@kaltunomar4417 Amin Walaal. Walaahi waa yaab cid dalka iyo dadka u turaysa malaha. Siyaasi xukun doon ah ayaa dalkii la haray. Ilaahay mid caadil ah hana siiyo ummada udaneeya.

    • @dr.mahmdabshir7760
      @dr.mahmdabshir7760 3 ปีที่แล้ว

      Soomaali wayn baa na deeqda! Waan ayyidsanahay hadalka odayaashaan! Anigoo nin Majeerteen ah waxaan caddaynayaa in Deni reer Puntland matalan, Deni iyo Axmed Madoobena ma matalaan Daarood, Puntland iyo Jubbaland toonaa!

  • @aishaleilahussein6153
    @aishaleilahussein6153 3 ปีที่แล้ว +32

    MashAllah. Somali wey midowday Allow nosiyaadi

    • @muminamahamed7026
      @muminamahamed7026 3 ปีที่แล้ว

      maashaa allaah wixidhibwado alaha nagaqabto

  • @abdimohammed6068
    @abdimohammed6068 3 ปีที่แล้ว +25

    Hawiye dad khyr waa ku jiraan..mashallah

    • @mmmn4605
      @mmmn4605 3 ปีที่แล้ว +1

      Haa wlhi
      Waa sababta aan loo baneyn in qabiil dhan lacaayo
      Alxmdulillah qabiil waliba cid wacan oo sharaf leh baa laga helaa allow soomali isu soo dun🇸🇴

    • @abdimohammed6068
      @abdimohammed6068 3 ปีที่แล้ว

      @@mmmn4605 waa dad khibrada wax ka bartay..mashallah

    • @saidaden5783
      @saidaden5783 3 ปีที่แล้ว +1

      Qabiilwalba baa saa ahh

    • @mmmn4605
      @mmmn4605 3 ปีที่แล้ว +1

      @@saidaden5783 haa anigu dadyowgoo idil ban ka hdlayay manan ka hdal hal beel lkn soomali oo idil
      Allaha na mideeyo huuno

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว +1

      Hawiye waa dad aqoon iyo guurtinimo lagu ogyahay waana madaxdii soomaaliyeed laakiin siyaasi aan qabiil ma telin ayaa umada waalaya

  • @abdiyusufabdirahman6039
    @abdiyusufabdirahman6039 3 ปีที่แล้ว +34

    THATS WAS MOST BEUTY FULL SPEACH I EVER HORT NICE, HAWIYE WAA CUQAASHA SOMALIYA,,, DENI WAA DABOOLE SANSIBAAR LAGU WASI JIRAY

  • @hodanabdi9057
    @hodanabdi9057 2 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allaah waa ini kii ugu hpreeyey ee hawiyey eehurta sheege
    Halaqaato taladiisa
    Aamiin aamiin aamiin

  • @fatumanoor3261
    @fatumanoor3261 3 ปีที่แล้ว +19

    Masha,allaah jasakumulaahu-khayr hadal wanaagsan oo daacadnimo wadaniyad iyo gobanimo odayaasha beesha hawiye ee sharafta mudan guuleesta Somaliya haa guuleeysato.

  • @kaltunomar4417
    @kaltunomar4417 3 ปีที่แล้ว +11

    Ilaahay qayr ha idin siiyo ku dadaala nabada wxa dhimanaayo waa ilmahiina ragan ilmahooda muqdisho majoogaan

  • @cabdijaamac8489
    @cabdijaamac8489 3 ปีที่แล้ว +3

    Waataa soomaalidiii xalaasha ahayd
    Walaahi waan ku Faraxnay warkiina.
    Soomaalidu wali waanooshahay.
    GUULEYSTA., GUULEYSTA

    • @xassancabdi7078
      @xassancabdi7078 3 ปีที่แล้ว

      Hawiye waasoomaalj farmaajo iyo amadoobe Dani Irma adeerma A-ha waxgaradka Hawiye iyo farmaajo yaailma adeerow ah

  • @fadumocisman1977
    @fadumocisman1977 3 ปีที่แล้ว +9

    Waw war wan idin salamy odayash hawiye waxn idin leyahy anig o Ku hadlay afk shacbk Puntlaan war ijir o joga wllhy

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 3 ปีที่แล้ว +17

    Masha'Allah Geesi Aftahan ah Nolooow intay Nolol Jirto, 🇸🇴💪 Guul iyo Gobanimo👍💝Somaaliya hanolaato, Horalosoconaya insha'Allah 🇸🇴🇸🇴👍

  • @anabahmed8482
    @anabahmed8482 3 ปีที่แล้ว +18

    Asc ale adeerkeey muxuu run sheegay Dani yaahuu dhaha ducada kudara aloow qayrka na waa faji aamiin

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 3 ปีที่แล้ว +19

    I AM HAWIYE HABARGIDIR MY PRESIDENT IS FARMAJO ☝️🇸🇴💞

    • @sammie1163
      @sammie1163 3 ปีที่แล้ว +4

      I AM ISAAQ SACAD MUUSE MY PRESIDENT IS FARMAAJO GUUL INSHA ALLAAH WALEE WAX DHAAMA LA WAA.

    • @deenoverdunya9478
      @deenoverdunya9478 3 ปีที่แล้ว +1

      @@sammie1163 ❤

    • @mohamudmohamed954
      @mohamudmohamed954 3 ปีที่แล้ว +1

      I am Hawiye , Murusade my president is Farmaajo

    • @munaqiiq1391
      @munaqiiq1391 3 ปีที่แล้ว

      0

    • @daimentraymi7962
      @daimentraymi7962 3 ปีที่แล้ว

      I’m abgaal and my president is not xaarmaajo

  • @wadania932
    @wadania932 3 ปีที่แล้ว +11

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴from boorama🇸🇴 ilahayow farmaajo madaxweyne hanoo noqdo, ilahayow muse jaahil dhulka somaliyeed ka qabo

    • @khadarismaciil4335
      @khadarismaciil4335 3 ปีที่แล้ว

      tag halkad doonayso cidi kuma haysato xorbad tahay aflagadaduna waa ceeb boramana anaga iskale muuse afkaga uraya kadaa

  • @aamina6978
    @aamina6978 3 ปีที่แล้ว +3

    dee watan waxgaradkii hawiye deni iyomadoobe yaa waxgarad uah war eeydiinaqabta guul odayaasha hawiye

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 3 ปีที่แล้ว

    Siwacanbaa uhadasheen jizaahallhu khayiran wajizaah Odayaashaa Nabada. kahadlay 👍👑👏👏🦁🦁😎💪🏻💪🏻💕💕❤️👍👍🏆🦋💐💙💙🌿

  • @abdiomar45
    @abdiomar45 3 ปีที่แล้ว +3

    Odayaash muqdishu hakudayato Somali

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 3 ปีที่แล้ว +1

    Waaruntaa Sheekh keep it up 👍🦁👑😎💪🏻👍👏👏💕💙🦋🇸🇴

  • @ahmedwalisharif6708
    @ahmedwalisharif6708 3 ปีที่แล้ว +3

    Runtuu kahadlay odaygaan abwaanka ah wallee

  • @zalmawadani
    @zalmawadani 2 ปีที่แล้ว

    Mashalaah allaha idiin xiftiiyo amiin amiin amiin inshaalah Somaliya haisracdo shanta somaliya guul guul Guul guul guul inshaalah 🇸🇴♥️🇸🇴♥️🇸🇴♥️☝🏻

  • @ibraahimabdullahi8777
    @ibraahimabdullahi8777 3 ปีที่แล้ว +2

    Seebuu ugu fakarey xamar oo LA of yhy sida cudurka faafa uu xamar ugu faafayo in uu dhaho mudaharaad ha laga sameeyo umada alle hakaa qabto amin amin amin

  • @maan732
    @maan732 3 ปีที่แล้ว +12

    Hadaanu nahay beeelaha SOOL sanaag cayn waxàaa uuu wado deni lama qabno isga ayey u tahay gaaar

  • @mrreality1886
    @mrreality1886 3 ปีที่แล้ว +6

    Nin kaa odayga ah waa runtii soomalino waxay ku hadhay HAWIYE. Waana u ognahay
    Waxaan ku faraxsanahay inay taa ogaadeen oo garteen.
    Hawiyow sanadkan maanta ah TAARIIKH duu gelayaa.
    TAARIIKH sameeya.
    Waa fursad

  • @abdisalat6306
    @abdisalat6306 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah ha israacdo somalia amiin dhaha inta jecel somalia allahayow sooceli qabkii iyo hankii awoodi iyo cududi somalia dib u sooceli insha allah hawiyow iskaceliya cadawga duminaya muqdish somali hal hanoqota amiin

  • @neimaibrahimomer4830
    @neimaibrahimomer4830 3 ปีที่แล้ว +5

    Odayaasha beesha hawiye magaciina ha jiro si xigmadleh Bay u hadleen

  • @bihiwadani2168
    @bihiwadani2168 3 ปีที่แล้ว +3

    Guuleyso farmaaaajo guuuuuul farmaajo guuuuuleyso farmaaaajo

  • @saynabmohamed6627
    @saynabmohamed6627 3 ปีที่แล้ว +1

    Afgaku kumago guul gees gees dhay Somalia Somali baaleh

  • @AhmedALI-yd5wn
    @AhmedALI-yd5wn 3 ปีที่แล้ว +8

    I am form bari, and I am 100% agree with this gentleman. Adeer soomali ayaan nahay. Waa I jileecisay, aamin, Dani Daanyeer, dantiisa ayuu ka hadlay, reer puntland War iska qabta nacaskaani., inkaar alakugu rido daanyeer Dantiisa ogeen.

  • @ahmedhanad96
    @ahmedhanad96 3 ปีที่แล้ว +1

    Guuuuuuul 🇸🇴 Gobanimo shacabka Somaliyeed Dhiigooda iyo Maalkoda Dowladnimada ayee ku difacayaan zanzibarkiyow ina Dowladnimada ku dhibi ood dooneysid ina Dalka dib u celisid wey cadaatay Allah aya mahada iska leh... maraan fogeena waa lagula xisaabtami Danbiyada aad sameysay dadka ad leesay Dulanka ad ku maagtay waa lagaa gudi in ch Allah

  • @hassanhossainkafi6527
    @hassanhossainkafi6527 3 ปีที่แล้ว +2

    Absulontly wllhi waa odayaal gob,ah💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪🥰🥰

  • @halimoabdi1855
    @halimoabdi1855 3 ปีที่แล้ว

    Maan Shaa Allaah guul guuuuul faramaajo guuuuul inshallah cuqaasha beesha haweye maan Shaa Allaah xafiduhu laah

  • @hkhk8606
    @hkhk8606 3 ปีที่แล้ว

    Allaha barakeeyo odayaasha reer muqdisho

  • @iimaanabdullaahi849
    @iimaanabdullaahi849 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah , waa arin waayeel xeeriyey, ku noqosho ma laha , waa sideey arinta u dhigeen, gar Allah bay taqaan.( well done) Allah ha idin xifdiyo.

  • @umumuxamedabdala6369
    @umumuxamedabdala6369 3 ปีที่แล้ว +11

    Aaaaaamiiin yaarabi

  • @najma8198
    @najma8198 3 ปีที่แล้ว +6

    Mashallaah nabad macaan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙

  • @haweyohaji3493
    @haweyohaji3493 2 ปีที่แล้ว

    Gul farmajo👍👍👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴💙🇸🇴

  • @faadumfaarax7899
    @faadumfaarax7899 2 ปีที่แล้ว

    Ma Sha aallah aabe somaLiy💯💯❣🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👍

  • @saynabmahamed8229
    @saynabmahamed8229 3 ปีที่แล้ว +11

    Wax garadkii meel ay joogeenka way hadleen masha allah

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 3 ปีที่แล้ว

    Guul umada Soomaaliyeed iyo dawlada Soomaaliyeed guul madaxweyne Farmaajo Sidookale guul ciidanka qaybihiisa kala duwan 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

    • @jamaljama6963
      @jamaljama6963 3 ปีที่แล้ว

      Axmedmadoowe dadkiisa 34sanno lagumaysanayey ogadeen meelna itoopiya gumaysato meelna Kenya gumaysato dadkas nocaas sanka laga qabsadaa uuuf aqash nacalatulaah ilaahey igama dhigin alxamdulilaah Somaliya dhul kuma laha wa dad cawaanta iska ah waxa maqli jirey iloohow jareer sanwayn yuusan igumaysan uuuf aqash nacalatulaah ilaahey igama dhigin alxamdulilaah

  • @Reality-to-go
    @Reality-to-go 3 ปีที่แล้ว +3

    1st Oday Wuxuu u qalmaa medals 🏅 what a beautiful speech

  • @mamaqarankacaan8229
    @mamaqarankacaan8229 3 ปีที่แล้ว +1

    maa shaa Allah tabaarakalah ilaahay haku xifdiyo caqliga na hakuu daayo hawiye ha ogaado inuu yahay hooyada somaliweyn oo dhan anigu hawiye umadhalan balse waxaan aaminsanahay somalinimo waxaan kaloo ogahey hawiye inuu yahay dowlad cidwalba ay hoose joogto

  • @dayibahmed1005
    @dayibahmed1005 3 ปีที่แล้ว +3

    Ma sha allah hawiye tashay raggii ragga ahaa hanbalyo

  • @ironicafricaironicafrica7519
    @ironicafricaironicafrica7519 3 ปีที่แล้ว +2

    WALLAHI duqaashan hawiye wa caaqilin anigo daarod lamaqabno fikrada deni somaliniman rabnaa

  • @cashomahamed6445
    @cashomahamed6445 3 ปีที่แล้ว +3

    Asc mansha allah of ayada hawiye allah barakeyo sifican ayay uhadlen bulshada butilan banahsy lama qabo dani warka ka so yetay MA sexano inta wan idin ducaynayna rer muqdisho walalahen ba tihin dhibkinu wakena ilashada midnimada iyo m.waynihina dacada ahhowlkarka ah allaha naga so kafiyo dagal. Amin guul somaliya insha allah

  • @abdiomar2841
    @abdiomar2841 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa allaah abwanku waa taliyey waana duceeyey dhamana inta isugu timid kulankana way mahadsanyihiin waa kulan qeymo badan

  • @iimaanbile4382
    @iimaanbile4382 2 ปีที่แล้ว

    MAANSHALLAH
    GOBEEY LIIC OO HA JABIN !
    ILAAHAY INTA DHIBKA SOOMAALI KU WADDA ILAAHAY HA KA QABTO,
    OO DHINAC HAYNOO DHAAFIYO,
    KAROONUHU KAW HA KAGA SIIYO INSHALLLAAH.

  • @zamzamzamsam6108
    @zamzamzamsam6108 3 ปีที่แล้ว +9

    Hawiye Hal musharax Haiska doortaan Laakiin isdabayaac faaiido malaha umadiina utudha ilaahay kabaqa

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว +1

      Zam Zam walaal hawiye kursigan wuu hayn jiray wuuna qaban doonaa laakiin anigu farmaajo taageerimaayo laakiin rag baa raba in xamar aan xabadu ka qaboobin adeegsadaana shacab masaakiina iyo siyaasi ku sheeg

    • @maxamuudcali2564
      @maxamuudcali2564 3 ปีที่แล้ว +1

      Hawiye badankiisa farmaajo ayay rabaan..qabiil raba qof aan ku qabiil ahayn inuu hogaamiyo hawiye ayaa laga helaa..qabiil ma tix galiyaan ee muxuu umadda u taray ayay qiimeeyaan..
      Xamar ayuu cod u yeelay..
      Kenya ayuu meel saaray..
      Hanti gaar ah ma haysto..
      Ciidanka ayuu dhisay..
      Kuwii ku qabiilka ahaa
      Qaskana waday ayuu meel saaray..
      Baasabiirkii dalka ayaa fiicnaaday..
      Iyo wax kaloo badan..
      Qof 100% Ma jireen waxii ka dhacaa waxaa lagu ilaawaayaa waxa uu qabto...

    • @zamzamzamsam6108
      @zamzamzamsam6108 3 ปีที่แล้ว

      @@maxamuudcali2564 Walaal soomali odhan Haday ufakarayso sidaa wanaagsan ee aad ufekerayso waxaynu noqon lahayn dadmida meelna gaadha Ilaahay waxaan kaaga Baryayaa In uu kaadhigo midloo aayo Maskaxdiisa xoogiisa walalnimadiisa soomali nimadaada oo somali kumideeya maskaxda wacan ee ilaahay kusiiyey

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 3 ปีที่แล้ว

      @@maxamuudcali2564 waa sax figradaadaas anigu hawiye ma ihi laakiin waxaan maanta arkaa in hawiye ay yihiin wadaniyiin raba qaranimada soomaaliya guulaysta farmaajo waa shakhsi waa runtaa qof walba waxaa lagu taageerayaa wixii uu qabtay waayo hawiye waa reerka keliya ee siyaasiyiintooda gacan bira ku qabtay runtana u sheegay waxaa la raabaa daaroodaw idina siyaasiyiintiina gacan bira ku qabta sidaa hawiye hadii qaranimo dhab idinka tahay

  • @nasrohasan4943
    @nasrohasan4943 3 ปีที่แล้ว +4

    Adeer nooloow ❤❤❤❤❤❤

  • @khatrasharif7397
    @khatrasharif7397 2 ปีที่แล้ว

    Adeer Masha Allah cimriga Allah kuudheereyo

  • @amumaxamed8740
    @amumaxamed8740 3 ปีที่แล้ว

    ماشاءاللہ
    Odayaasheena Sharafta lahooow waad mahadsantiin
    Gaar ahaan deniyooow waad ina ceebeysay ina adeerow taariikhdaada
    iyo puntland iyo tan soomaaali weyn dhamaanteed ALLE Ha`inoo wanaajiyo Aamiin Yaa Rabbal Caalamiin

  • @sali6052
    @sali6052 3 ปีที่แล้ว +4

    Ninka odaygii waa taliyey
    Iyo beeshuba dhamatod masha allh guulaysta

  • @fowsiamohamed5682
    @fowsiamohamed5682 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah Guul iyo Gobanimi Alloow Soomaali mideeyoo Nabadee wixii dhib wadana hanuun🤲🤲🤲 hadaadan la doonin naga dhex saar🤲🤲🤲🤲

  • @saladomahamad5549
    @saladomahamad5549 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah soomaaliya hails raacdo masha Allah

  • @fadumohersi3334
    @fadumohersi3334 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah
    Beesha hawiye guul iyo gobanimo noolada

  • @deeday5653
    @deeday5653 3 ปีที่แล้ว +2

    MashAllah we now in the bus as Somali people viva Somalia

  • @Alxamdulillaahi
    @Alxamdulillaahi 3 ปีที่แล้ว +3

    Dadkaan xalaasha ah my iska noqdaan wajiyo xunta Allow inaga qabo

    • @fardowsamuse4269
      @fardowsamuse4269 3 ปีที่แล้ว +1

      Masha allaaaah anigu waxan ahay reer butland hadana wan tagersanahay inu ninkan runta kahadlay wayo dani waxad wada garatenu waday inu xamar inay burburtay hawiye wadad sharafle ilahay ha idinbarakeyo

    • @Alxamdulillaahi
      @Alxamdulillaahi 3 ปีที่แล้ว

      @@fardowsamuse4269 walal shacabka puntland waad gob ah jecel dal iyo dad iyo dowlad siyasiyintan oo markay kurisgan faristan aad moodo in ay waxkale yihiin baa waalay umadi dani siyasad ahaan cabdi wali baa dhaamay manto cqbdi wali xilka haayo dorashada somaliya dib uma dhacdeen kani waa qasaaro dhinac walba ah

  • @muumano.axmed.yuusuf.1637
    @muumano.axmed.yuusuf.1637 2 ปีที่แล้ว

    Maxamed aadan odayaasha hawiye khayr allah hasiiyo

  • @ismaelmahdow4772
    @ismaelmahdow4772 3 ปีที่แล้ว

    Mr Farmajo will be back inschallah!!

  • @cabdirashiidcali183
    @cabdirashiidcali183 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa allaah odayaasha muqdisho waa qalbiga soomaaliyeed

  • @lightofmylife2008
    @lightofmylife2008 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah si fican ayu u hadlo
    Guul reer Mogadisho isk dhifaca dalimiinta burco somaliland

  • @libaxali4501
    @libaxali4501 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashaaalah Guul Guul shacabka soomaaliyed

    • @jamaljama6963
      @jamaljama6963 3 ปีที่แล้ว

      Dhabiiyaco majeerteen raganimo malaha caydiid yaa yiri naagihi darood kkk imaraaadka gumaysto tekadoodii ku gumaysataa kkkk shisheeye kalkaal waxa layiri ragooda dhacanka dumarka laga helayaa walahi rag kuma hayaan marku leeyahay caydiid naagihii darood wale been ma aha yaa daroodeey yaa caalamkaay waraaqo loodiro iloohow adaa wayn waaxid ah kkkkkkkk inaa lilaah wa inaa ilaahey raajicuun walahi guskeyga naag dhabiiyaco inan uquurin sabobtoo ah waxay dhalin bahal fuley iyo kaajo lacag shisheeye tuugsan midakale hooyadii hadii hortiisa lagu akfuule wuu ku faani lahaa nacalatulaah marku waynaado jareerkiii ama cadaankii waa saydigeey suuqa soo gali lahayeen nacalatulaah war waxaan dugaaga ah daroodka ceebeysteen nacalatulaah ilaahey igama dhigin alxamdulilaah yees

  • @fabdule4845
    @fabdule4845 3 ปีที่แล้ว

    ASC maashaa allaah.nin.soomaali.sax.guulsyso

  • @herifmr5430
    @herifmr5430 3 ปีที่แล้ว +3

    Maaashaa allaah aamiin aamiin

  • @nasreenwhatdowedohavali1425
    @nasreenwhatdowedohavali1425 3 ปีที่แล้ว +4

    Caawa ayaan waligeyba dhageystey reer tolkeey oo dhulkooda diidey in lagu tunto dadkoodana laqixiyo maasha allah

  • @umomar2743
    @umomar2743 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa alaah war abwaanka waanu salaamnay siwanaagsana wuu uhadlay lakin abwaan waa run hawiye waa dad wanaagsan lakin wa ilaawin soomaali dhulbahantaa ugu soomaalinimo ugu jecel waayo Waxna kuma helaan midnimo iyo calnk buluuga ah ayaay kudhagan yihiin dalka inoo ilaaliya hawiye

  • @mahmudimarwa8503
    @mahmudimarwa8503 3 ปีที่แล้ว

    Thank you so 💓💗💛much baba 💖somaliiya

  • @hpdanabdiMe
    @hpdanabdiMe 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah aad ayan ugu farxay guleysta 👏👏🇸🇴

  • @sammie1163
    @sammie1163 3 ปีที่แล้ว +1

    GOB ODEYAASHA HAWIYE WAXA TIHIIN HOB GOBI DHASHEY.

  • @leeshanchannel6653
    @leeshanchannel6653 3 ปีที่แล้ว

    Rageedii weeye ninkasi mahad sanidin 🦁🦁💕👑👏👏👏👏🏆🏆🏆😎❤️💕💕

  • @zahraahmed2319
    @zahraahmed2319 3 ปีที่แล้ว +5

    War yaa allaah yaqaan soomalinimo hawiyaa ku soo haray kulahaa,war annaga reer puntland ayaan nahay dowladana waanu taabacsannahay arinta ha qabyaaladeen qabyaalad meel laguma gaaro subxaanallaah

    • @bushrastars1130
      @bushrastars1130 3 ปีที่แล้ว

      Dadka soomaalida ah carab baan nahay beey dhaheen daarood carab carab saax carab jareer boontoo afrikan ahay buu yiri asharaaf carab idaaq carabaan ahay ama israa iil bagadi iyo reer baraawe carab carabaan mahaygaladi carab racam weem oramaam mahay eey tori ama erataye cawaadle faaroodam ahay daarpodna waamehri ismaaviil walaalkiis amasuu yori alla inactiistee cabdilaahi yuusuf waan nahay sabiidi yaman xudeeyda shhanshi iyo wixii hoos yimaadoyamaniim intaasoo dhan masheek taam inta latahriibaayo hawiyp bisaa soomaali sheegtay ee waxba ha u arkimhadalka runtaa

  • @sacdiyomuse3774
    @sacdiyomuse3774 3 ปีที่แล้ว +1

    Deni wa imaraaat Rer puntland ma matalo Somalina Ma matalo Hdlkooda Kaso Qad Maleh Wa Axmed Dhuxulo Kale O kukuuya Ah Viva Somali weyn Kuwas Walaga Tashana

  • @anabogle6084
    @anabogle6084 3 ปีที่แล้ว +4

    I'm from putland wantaarsanahy Somaliwey guul iyo gobonimo geesi geesi dhalay Adeer runta ushag deni iyo daabadhif oodhan

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah illaahay ha xafido oo ha Barakeeyo Odayaasha dhaqanka waana wax fiican in fidnada la iska Qabto waayo wadankeena iyo dadkeena uma baahna Qabqablle Qabiilka way ku awr kacsadaan wakhti badana waa u shaqaysay Alxamdulillaah in Somaali fantay manta say u badan yihiin illaahay shartooda kaligood ha ku celiyo Amiin 🤲

  • @saynabmuumin3034
    @saynabmuumin3034 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa allh

  • @fardosodiriye3074
    @fardosodiriye3074 2 ปีที่แล้ว

    Wadadka u horeeya siduuu somalinimada u fahmay Allaha u wada fahansiiyo

  • @mahadali382
    @mahadali382 3 ปีที่แล้ว +1

    Somaali oo is raacdaan arkaa Mansha Allah guul

  • @abdiwarsame8503
    @abdiwarsame8503 3 ปีที่แล้ว +1

    ninka Faarax Macalin haduusan jaajuus ahayn oo soomaalinimadu kadhab tahay maa enafdhii u doodo garab mawaayeene war meesha kakaca waa laydin mashquulinayaaye laydin laqye oo dalka doona oo kor kahadla hoos haku mashquulininee dhimatee

  • @saidaabdi1421
    @saidaabdi1421 3 ปีที่แล้ว

    Maashaallaah aduunyo aayo lagu faano ma leh ee siyaasi kursi doonaayo ha u mudaaharaadinina

  • @fathumasheick5067
    @fathumasheick5067 3 ปีที่แล้ว +4

    Laailaaha ila laahu,ilaahow umadeyda qabiil Covid ka qaad,waa kii ugu roonaa dadka,hadana qabiil waa kan

  • @wiilsanosman3118
    @wiilsanosman3118 3 ปีที่แล้ว

    soomliween guul iyo gobanimo

  • @ducaysanemohamed6627
    @ducaysanemohamed6627 3 ปีที่แล้ว +1

    HAWIYE TURUB BARAY DAAROODNA TURUB BADAN

  • @Bisharabdi299
    @Bisharabdi299 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah dowlaad somaliyed
    Hoorey u sooda Somaaliya haanolato

  • @omarali5399
    @omarali5399 3 ปีที่แล้ว

    Masha allahh

  • @sacdiyomuse3774
    @sacdiyomuse3774 3 ปีที่แล้ว +1

    Deni wa imaraaat Rer puntland ma matalo Somalina Ma Natalie Hdlkooda Kaso Qad Maleh Wa Axmed Dhuxulo Kale O kukuuya Ah Viva Somali weyn Kuwas Walaga Tashana

  • @ismaelmahdow4772
    @ismaelmahdow4772 3 ปีที่แล้ว

    Guuleystaa Somalia!

  • @bowtiecilmiboqorebills8446
    @bowtiecilmiboqorebills8446 3 ปีที่แล้ว +1

    Farmaajo dalka wuu dhisay wuna hormariyay

  • @saynabmohamed6627
    @saynabmohamed6627 3 ปีที่แล้ว +2

    Anaba waan oglahay lascaanood

  • @hassanfarah1884
    @hassanfarah1884 3 ปีที่แล้ว +1

    facts 🗣🗣🗣🗣🗣real truth 🇸🇴

  • @amaruabkr8135
    @amaruabkr8135 3 ปีที่แล้ว

    Waa udiyaal jeebabka loosoo buuxshay waane kuwa xaaraanta ku dhistay muqdisho waa wada afmiishaar

  • @hodanabdi9057
    @hodanabdi9057 2 ปีที่แล้ว

    Guul guul

  • @marwoyusuf906
    @marwoyusuf906 3 ปีที่แล้ว

    America iyo Ethiopia dhamaan kuwaad sheegeesi waan kafuu leesanay

  • @abdiwarsame8503
    @abdiwarsame8503 3 ปีที่แล้ว +6

    yaa diidan waa majeerteen ogaadeen keenya iyo itoobiya ayeey kalajiraan badi marka hadii majeerteen lawaayey maloo fadhinaa dadyohow waxaan soosocon hasuginee wax samaysta intiina israbto

  • @cabdirashidfarax5317
    @cabdirashidfarax5317 3 ปีที่แล้ว +1

    Hawiye waxaa xaqiiq ah waa somalida dhabta ah alle hanoodaaye hawiye waxaan kufaraxsanahay sida ay u fahmeen deni iyo dhibta uu lashaqaynayo oo ah in caasimada somaliya gubato isagoo kushaqaysanaya kuwo aan waxba fahmayn oo ladhoho musharixiinta baas abuurka ah inta aan noolahay waxaa iga go an inaan degidoono koonfur iyo hawiye meel uu joogo anoo kusharfaya sida ay ugu dadaalayaan somali nimo kuwa dhibta wada oo kursidoonka ah hawiye mametelaan waa shaqsiyaad cagtaa lamarin noolaada shacabka muqdishow alle haydinka xafido dhibta waa darwiish london idinkala hadlaya oo deni daraawiish ayuu baabiyey hawiyana inuu kudaruu rabaaye iska celiya ceeb alle ha asturo dhibaatada uu somali iyo caasimadayada somaliyeed ku wado isagaa alle ku celine allena waa xaqsoore salaatuleyl ayaan utukan in isaga alle lagooyo dhibta uu abuurayo aaaamiiiin yaa xaakim

  • @maryanigal3300
    @maryanigal3300 3 ปีที่แล้ว +5

    waasax oday iga dheh

  • @cambeyusuuf8349
    @cambeyusuuf8349 3 ปีที่แล้ว

    waa jawaab saxa

  • @abdiwarsame8503
    @abdiwarsame8503 3 ปีที่แล้ว +6

    dadweynoow dantiinu waa nabad ee nabada qaata maantay dagaal mahaboonee hada hadii layiraa hawye ninkeensada kuwan miyey kenayaan waa May naga jooga dhaha

  • @mohamednoor6248
    @mohamednoor6248 3 ปีที่แล้ว +3

    Mudanow Dani wax dan ah kama lahan puntiland, calooshiisa ayaa u dan ah , dadka puntland oo idilna way foojigan yihiin mana maqlayaan Dani iyo Gaagaab warkooda