RAASHINKA LA CUNO MARKA AAD RABTO INAAD IS CAATAYSO. (full day of eating)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • Hadii aad rabtid inaan wax video ka soo suubiyo kommentiga hoose iigu soo qor. Mahadsanid
    Igala soo xariir
    Instagram: / maryoley_muscle
    Facebook: / abdinassir
    Snapchat: nazzii6

ความคิดเห็น • 487

  • @yassingurhan6204
    @yassingurhan6204 4 ปีที่แล้ว +73

    I see you brother 💪 it takes a lot of discipline and consistency to get to that point. I like to see our people win 🇸🇴

  • @laylawarsamefit8728
    @laylawarsamefit8728 4 ปีที่แล้ว +35

    Most clear Somali explanation ever and a great meal prep.😍

  • @hoddy1368
    @hoddy1368 4 ปีที่แล้ว +59

    He speaks Somali wow that’s amazing I’m learning Language and health thank you

    • @smileygirl2656
      @smileygirl2656 4 ปีที่แล้ว +3

      That’s amazing 😉and Good luck🙏💓

    • @hoddy1368
      @hoddy1368 4 ปีที่แล้ว +2

      Smiley Girl thank you 😊

    • @nurabubakar4981
      @nurabubakar4981 4 ปีที่แล้ว +3

      What do you mean he speaks Somali? Of course he is Somali Afka hooyo.
      Why can’t you speak your mother tongue 😛 😂😂

    • @hoddy1368
      @hoddy1368 4 ปีที่แล้ว +1

      nur abubakar how would I know 🤨this was my first video of him two how do you know I don’t speak af Somali? 😏and three Isn’t learning new vocabulary that maybe I might have not been exposed to part of learning the language ?? 😒😊

    • @wardrink
      @wardrink 4 ปีที่แล้ว

      Stop sarcasme

  • @shiyamsoso3938
    @shiyamsoso3938 4 ปีที่แล้ว +4

    Meal 1
    Chicken
    mayonnaise
    Beans
    4 eggs
    Meal 2
    Salt
    Meal 3
    Protein shake
    OAts
    Banana
    Milk
    So wish you all good luck 🙏

  • @knaanali7854
    @knaanali7854 4 ปีที่แล้ว +30

    Wlh waxaan dad o jeclahay dad keyga inaa hormar gaaraan bro Allah ku xafido ishana kaa asturo masha Allah 😍🙏🇸🇴

  • @gabarhabargidir1834
    @gabarhabargidir1834 4 ปีที่แล้ว +43

    Maanta ayaan kugu soo biiray Keep going wll

  • @mustafasalwe7073
    @mustafasalwe7073 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha Allaah wll aad baan ugu farxay markaan arkay dadkaygii oo social media yaha u isticmalaya in ay wax isku baraan waa very positive step.

  • @dfjama
    @dfjama 4 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah this seems authentic, helpful and entertaining, thanks man keep it up. I like the way he says "OGOW CALOOSHA IYO DABADAA KA WEYNAANEE"
    ..

  • @faizam523
    @faizam523 4 ปีที่แล้ว +48

    😂😂😂😂😂 My goodness, he had me laughed when he said, "Markey caloosha ku weynaato oo buuryadada arki weysid" 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @thepearlofindianocean
      @thepearlofindianocean 4 ปีที่แล้ว +2

      Straight to the point I like that

    • @vilahofficial
      @vilahofficial 4 ปีที่แล้ว +1

      kkkkkkkkk

    • @faizam523
      @faizam523 4 ปีที่แล้ว

      @@thepearlofindianocean 🤣😂🤣😂👍👍👍Good one!

    • @faizam523
      @faizam523 4 ปีที่แล้ว

      @@vilahofficial 😂🤣

    • @mohamedmohamed-sl1tf
      @mohamedmohamed-sl1tf 4 ปีที่แล้ว

      😄😄😄😄😄😄

  • @abdirahimmebg3302
    @abdirahimmebg3302 4 ปีที่แล้ว +4

    It's so amazing to see someone like you who's work very hard everyday for change his life i don't have anything to say just it's really wonderful what you doing Felicity for you don't give up friend

  • @abumubarak77
    @abumubarak77 4 ปีที่แล้ว +42

    Mashalla waa fcnthy, lkn waxaan kugu la talin lahaaa maadaama dadka ku fiirsanaayo ay yihiin somali inaad ereyo somaali ah istimcaashid intaad kartid thankz

    • @caaqilfilms8986
      @caaqilfilms8986 4 ปีที่แล้ว

      Sax waye

    • @FAhmed114
      @FAhmed114 4 ปีที่แล้ว +12

      99% waa uu dadaalay inuu ku hadlo af soomaali lkn adiga bal sheeg brocoli
      Iyo coliflowrer IWL

    • @muhandnasri3303
      @muhandnasri3303 3 ปีที่แล้ว

      Mashquulka badn iska dhaf adina wa iga talo sxb

  • @warsameosman2851
    @warsameosman2851 4 ปีที่แล้ว +3

    Guys Walaahi Ninkaan Waa Nin Mudan In Laga Faaideyso Waa Nin Wax Badan Og.... Maryoley Muscle Keep Doing The Hard Work Brother You Got My Respect.

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  4 ปีที่แล้ว +1

      Thanks for the motivation brother 🙏🏾 apricate it ✌🏿❤️

  • @mataliyow9004
    @mataliyow9004 4 ปีที่แล้ว +11

    Mashaa Allah waxaad tahay macalin ardeydiisa sida wax loo fahamsiiyo yaqaana. Well done .Keep it up

  • @ummuhanna5627
    @ummuhanna5627 4 ปีที่แล้ว +8

    MashaAllah wall sidan ajanabi uu fiirsanay aya kadalay marka shukran

  • @axmadsalaad1321
    @axmadsalaad1321 4 ปีที่แล้ว

    waxan wataa 3 sualod midda 1aad hadii aan isticmaalayo hilib kaluun digaag loos caano ukun mushaari sidee aan ucaatobaa? midda 2aad hadii aan isticmaalo malab liin dhanaan qajaar masakoiyo caano geel o intaas raaciyo socod dheer oo maalinle ah maku guuleesan karaa inow hilib iga dhaco? midda 3aad majirtaa aalamiito o si gaar ahaaneed ugu yareeyn karo caloosha garbaha cajirda?

  • @barawaani
    @barawaani 4 ปีที่แล้ว +2

    First time on his channel , thAnk you brother

  • @thecalanleytimes4854
    @thecalanleytimes4854 3 ปีที่แล้ว

    Abdinaasir Macalin marka caloshada faaruq tahay sanadiiqda jirkana faaruq yihiin oo aad socod sameeso waxa tiri jirka enegyga wuxu kaso qadanaya baruurta ok socodka badalkisa orad hadi aan ku badalo kawaran energyga baruurta so kama so qadanaayo socodka iyo oradka kee baruurta dhaqso jajabiyo jawab plz

  • @KAHENSSomaliTech
    @KAHENSSomaliTech 4 ปีที่แล้ว

    Saddex jeer wax la cuno iyo colories la xisaabiyo isma galaan just keto diet ayaa ka badan iyo intermittent fasting

  • @busraali3755
    @busraali3755 4 ปีที่แล้ว +4

    Hada kadib waan kula socon donaa nin wax tar leh baad tahay dadaal wacan ✋

  • @muhidiinroble5648
    @muhidiinroble5648 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah jazakallah chanelkaada waa like gareeyey waan share gareyey wax badan ban kaa faaiday ilahey khayr ha ku siiyo

  • @sumayaxasan9070
    @sumayaxasan9070 4 ปีที่แล้ว +2

    aboweow mcnow icawi plz wxanjoga somaliya wxan raba inan jemka gurigeyga kusameyo ukunta io malaga dorada macunikaro xasasiyad ayanku qaba marka maxan cuna oo booskas ibuxikara plz jwb

    • @razak1430
      @razak1430 4 ปีที่แล้ว

      Waxaad cuntaa qudaar iyo xogaa bariis ah

  • @fitsomaguide5845
    @fitsomaguide5845 4 ปีที่แล้ว

    In badan video badan o meal plan wa arkay lkn cuno somali side loga diyaariya calorie deficient meal plan oo weight loss ah
    Anaga wax diyarsano laso gadaayo ma qabno se les ku kena?

  • @hassannor3686
    @hassannor3686 4 ปีที่แล้ว

    Mshlh walaky Abdinasir Hasan Husein .... Abdinasir Engineer Salaan sare Macalimuuuu ✌🏻️

  • @nimcobeauty2074
    @nimcobeauty2074 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansh allah keep going dear from Canada

  • @drshanidaahir
    @drshanidaahir 4 ปีที่แล้ว

    Abwe gabdhaha aan jiimka aadin diet blance ma laisku caateen karaa iyo qaabka loo cabiraayo raashiinka inoo soogali

  • @mohamedamin2232
    @mohamedamin2232 4 ปีที่แล้ว

    25 kilo meqa maalmood la iskaga dhimi karaa kabtan? dhirir 177CM miisaankeyga 99KG mahadsanid

  • @fadumaabdiaden3030
    @fadumaabdiaden3030 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allah,aadaan ugu farxay runtii sida aad noogu soo gudbisay af keeni hooyo. mahadsanid

  • @fadumaabdiaden3030
    @fadumaabdiaden3030 4 ปีที่แล้ว +1

    Maantaan arkay waana kugu soo biiray ,waxaan arkay inuu wax tar nafteeyda u leeyahay iyo dadkaloo badan ,Horay u soco guuleeyso.

  • @thecalanleytimes4854
    @thecalanleytimes4854 2 ปีที่แล้ว

    Microwave wax lagu kululeeyo waxa maqlay cancer laga qada run miya MACALIMUU mise hadal somali waaye

  • @najmamohamud3396
    @najmamohamud3396 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah channelkn maanta igu horeyso wx bdn ka faaideysto

  • @chronicles6197
    @chronicles6197 4 ปีที่แล้ว

    Read suratul kafh u will b happy inshallah.

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 4 ปีที่แล้ว +1

    Wlkis sual,maa kula soo xidhidhi kaa fadlan ?

  • @alihassanmaalin3489
    @alihassanmaalin3489 ปีที่แล้ว

    Taas waa jir dhiskaada
    Ruuxda maxaad u diyaariday
    Oo cunto ah

  • @aminaadan4815
    @aminaadan4815 4 ปีที่แล้ว

    ManshaAllah Allaha ku xafido. Waxan rajeynaya nimanka Somaliyed ee admodo nag xamilo ah inay cashir kabartan. Waa ceb nin calol weyn

  • @savageboy1844
    @savageboy1844 4 ปีที่แล้ว

    Hadeer 3000 calori baad cuntaa balse awal markaad is cateynaysay meeqo calori baad cuni jirtay wll

  • @ameinky1205
    @ameinky1205 4 ปีที่แล้ว

    Waxaad cuneesid macuni lkin waxaan ogahay intaaa cuneysid hadaan cuno hal isbuuc inaa cayilaa

  • @saynabamaxamuud4982
    @saynabamaxamuud4982 ปีที่แล้ว

    Cibaadasa Allah ma ugudadaashaa saad jidhkaaga ugudadaalayso kabadan

  • @maajidshariif4859
    @maajidshariif4859 4 ปีที่แล้ว +1

    Wax yabaha soomalia laga helo misaanka lagu dhimo noo sheeg bro kuwada hada ad sheegtay afsomali kuso godbi

  • @mohamedmuse2167
    @mohamedmuse2167 3 ปีที่แล้ว

    Brother sinaha iyo dabada aan u weynahay, ma fatka keenaayo iso jawaab thanks

  • @samiryare5493
    @samiryare5493 4 ปีที่แล้ว

    Masha alah macalin qof aad dadka wax ufahansinayo intaa qof dawaday hal qof aan wax kafahmo waan waay

  • @abduljabar396
    @abduljabar396 4 ปีที่แล้ว

    The best thing of being fit is it that you remain healthy and you will not accept haawo to cook for you. I love preparing for my slef.

  • @adnanmohamed6491
    @adnanmohamed6491 4 ปีที่แล้ว

    asc bro runtii video gaa aad ugu helay wax bdn ayaana ka faaiideey ee waxaad noo sheegta sida caloosha iyo cajirada lugaha loo yareeyo adigow mahadsan?

  • @cabdiaadan3413
    @cabdiaadan3413 4 ปีที่แล้ว +4

    Nin rageed walaahay sxb👌👍❤️

  • @saarahassan7384
    @saarahassan7384 4 ปีที่แล้ว +6

    😂🥰😘😍i enjoy the way u said "baruur"

    • @LadyofLeisure.
      @LadyofLeisure. 4 ปีที่แล้ว +1

      Somaha??? 😂😂😂 Barruuuuur

    • @kimyohan2118
      @kimyohan2118 4 ปีที่แล้ว +1

      I was loughing when he said baruuur

  • @hibahiba1485
    @hibahiba1485 4 ปีที่แล้ว

    Thanks abowe calool aan leyahay iyo garbaha aan kacayilanahy saase tahay waa shaqeeya wallo

  • @arshidawil6658
    @arshidawil6658 4 ปีที่แล้ว

    Macalimu maryoley Ina laga Faidesto waye

  • @ayanhassan6102
    @ayanhassan6102 4 ปีที่แล้ว +1

    Kkkkkkkkkkkk.Buuryadaada arki waysid.Naagahana shitadooda arki wayso

  • @marthayilma2349
    @marthayilma2349 4 ปีที่แล้ว

    I am glad to hear somali man

  • @adnanabdirahmansidsidahmed2391
    @adnanabdirahmansidsidahmed2391 4 ปีที่แล้ว +4

    Shukrn Mucallimuu 🔥 Keep Going Insha allaH Wn Suupinaya

  • @rashiid187
    @rashiid187 4 ปีที่แล้ว

    Akhi whey protein allergic ayaan ku ahay maxaan ku badali karaa

  • @MohamedAli-hj3mz
    @MohamedAli-hj3mz 4 ปีที่แล้ว

    abti cuntada aad tirinayso hargeisa intaa hadan is idhaa soo iibso 20$ tage markaa coloshayda iska sidana

  • @awadomar3743
    @awadomar3743 4 ปีที่แล้ว +5

    Mash Allah brother.....keep it up .. good job for the community 👏

  • @delion8418
    @delion8418 4 ปีที่แล้ว +2

    Bro waxan kuweydina cereal iyo caano cayil badan miyey leyihin iyaga subixii qurac maka dhigan karaa

    • @abdiazizali1522
      @abdiazizali1522 4 ปีที่แล้ว +1

      Lkn avocado iyo khudar iyo beanska isticmal

    • @rashiid187
      @rashiid187 4 ปีที่แล้ว

      Ukun iyo lawska cun waa protain fiican

  • @fatumacaliabdulle9344
    @fatumacaliabdulle9344 4 ปีที่แล้ว

    Qiyaasta rabtid see ku ogaane teeda kale please wallal makiina miisanka noosoo sheeg magaca sweden jooga allegiant ma ka hella mahadsanid abwe

  • @shabeel2794
    @shabeel2794 4 ปีที่แล้ว

    Hadhow markay caloosha ka weynaato ina aad buuryadaada arki weysid kulahaa
    Buuryo dadka qaar ma fahmayaaan

  • @akram-yariisow14
    @akram-yariisow14 4 ปีที่แล้ว

    Hi maryooley Muscle suaaal ayaaa wataaa sxb oatmealka waxaaaa arkey dad caaadi u shiiidaaayo ayakoo karinin mooos iyo loos iyo caaano kudaraayo oo cabitaan ka dhiganaayo ok miyaaa saaas hadaaaa qoraaacka dhigto

  • @canagel869
    @canagel869 3 ปีที่แล้ว

    Timirta,moska iyo looska kawaran sxb?

  • @naasirabdi4044
    @naasirabdi4044 4 ปีที่แล้ว

    Hadanana heysan waqti an kusocdo maxan sameyn kara

  • @ifrahifka5155
    @ifrahifka5155 4 ปีที่แล้ว

    walalow dadka markey is cateyan wajiga duq duq maxe uga noqdan

  • @mohamedosmaan5999
    @mohamedosmaan5999 4 ปีที่แล้ว +3

    Waaw waaaw waaw amazing instructor
    Keep going jaale your slowly instructions is very good luck dude 🥰👌👌💪💪💪💪💪

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  4 ปีที่แล้ว

      ❤️🙏🏿

    • @ahmedyarestudio9394
      @ahmedyarestudio9394 3 ปีที่แล้ว

      @@MaryoleyMuscle macalinkey manta kugu so biire plz ina icawisa rabaa ina misan iska dhima raba isna cateyo 73 kg ahay icaawi 😥 ani dadal wala imanaya mel kala so xariro isheg🤞❤️

  • @najmaadam7370
    @najmaadam7370 4 ปีที่แล้ว

    Downloading ka maxd u xirtay

  • @hawadahir9560
    @hawadahir9560 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah saaxiib hadaan channel kaaga arkay waana kuugu soo biiray aniga Inaan iscaateeyo marabo bes caloosha inaan iska jaro rabaa

  • @cookkale.7255
    @cookkale.7255 4 ปีที่แล้ว

    Brother you are the only somali true bodybuilder wali ma arkin qof sidaado oo kale udhisan

  • @AbdulkadirSharif
    @AbdulkadirSharif 4 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsantahay walaal Horey u soco wax badan oo casharada la xiriira noo soo sheeg.

  • @sabriinajaamac7359
    @sabriinajaamac7359 4 ปีที่แล้ว

    Wll subixi ayan dhigta gymka intan tagin ma cuni kara carbohydrate ka

  • @hindisahajaceylkagl7458
    @hindisahajaceylkagl7458 4 ปีที่แล้ว

    Waan ka helay waanadaada waa xaqiiq wlhi 12sacadood kabadan ayaa iga baxdo dawashada fimanta iyo fcbk cayilna sidan u jiifay 90 ku dhawahay waa inaan badsadaa videos kaaga si aan dhira galin u helo waa marki igu horeysay oon dawado lkn wan daimana mahadsanid wllka

  • @mansuurali9858
    @mansuurali9858 2 ปีที่แล้ว

    Macalin adigo calool ridayo Bir mala qadi kara?

  • @faro414
    @faro414 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waa dadaalaysa waana wax fiican.
    Laakiin aniga xisaab ahaan waxaa ii soo baxday (203+130)*4+(90*9)=2142kcal........Teeda kale proteinka iyo carbka ineey 50/50 yihiin ayaa fiican.

  • @KabtanJeey
    @KabtanJeey 4 ปีที่แล้ว

    Bro wlhi waxa ugu adag ee iga reebi jiray gymka mar walba wa cuntada , wa mahadsantahay waxan ka helay cashar i anfaci doono safarkeeyga fitness ka

  • @peaceandcalm4778
    @peaceandcalm4778 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allah very inspiring wlhi thumps up bro.

  • @shire1212
    @shire1212 4 ปีที่แล้ว

    ASXAABTA, BIYO BADAN CABBA,
    gaar ahaan inta dan qamirka riixin,

  • @amillieshub4136
    @amillieshub4136 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah bro ... u are amazing ... keep going on ... lots of love ❤️

  • @abdirashidhundubey8426
    @abdirashidhundubey8426 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waxaad keentay fikrad dalkeena kamaqan waxaan rabaa inaad mar noosoo badhigto inta saacadood ee socodka ama orodka uu muhiim yahay birta kahor, mahadsanid

  • @Ayaanlemedia
    @Ayaanlemedia 4 ปีที่แล้ว +4

    Hore usoco bro and never give up wallahi you really motivated me to start fitness channel and I would really appreciate it if you post on your community post 💪💪🙏❤

  • @falkhal6848
    @falkhal6848 4 ปีที่แล้ว

    Whey proteinkaas waa xaaraan ayaa la yidhi walalow Koley waxad u isticmaalaysid garanmayne .

  • @wadajirmedia171
    @wadajirmedia171 4 ปีที่แล้ว +1

    MARYOLEY SXB COFFEE GA SUGAR MIYA KU DARE MISE SIDIISA KU CUBAA

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  4 ปีที่แล้ว +1

      Walalkey marka aad rabto inaad misaankaaga hoos u dhigto hadii aad coffee sokor ku dartsanto way kugu adkaanaysaa inaad noqoto caloric deficic. Marka sokorka sideeda ma fiicana kcals wuu badan tahay

  • @asadm9522
    @asadm9522 4 ปีที่แล้ว

    Well done bro. This is beneficial. Wa cilmi aad faa 'ido leh

  • @mohamedabdullahi5708
    @mohamedabdullahi5708 4 ปีที่แล้ว

    Sifiican baad usoo diyaarisay barnaamijka. Guulayso walaal!

  • @naimaabdulahi3447
    @naimaabdulahi3447 4 ปีที่แล้ว

    Wllky aniga waxaan ahay dadka cayilka ufudud sikasto oo aan isku ilaaliyo hadane waan cayila ma aqano sababta 2018 waxaan noqday 97 bishii ramadanka iyo bishii ku xigte ayan iskaga ride17 waxan noqdo 80 Kadib xanuun ayan kabixi waaye xametida liiga galay alx hada waxan ahay 80 side iskaga jaraa ilmoyar oo 3bil jirana waan nuujiya aniga hilib macuno macmacaan macuno saliidna macuno hadane 80 baan gare macalin adiga wiilasha kaliya miyad usheegta iscatayska bal gabdhahane uso sheeg

  • @nuurnaasir6404
    @nuurnaasir6404 4 ปีที่แล้ว

    Asc kkk afka soomaliga buuryo waxaaleh caruurta inta aan wali lagudin naga sax meeshaas.

  • @maryancawiil4354
    @maryancawiil4354 4 ปีที่แล้ว +1

    Aniga meshan jir dhis uma sogalo adigaan inana ku arko usogalaa wlal geep going u r amzing

  • @siuexamoffice7804
    @siuexamoffice7804 4 ปีที่แล้ว

    thank you so much dear teacher aniga waxan raba inan gym bilabo tusale ahan kawaran hadii aan gymka ka hor aan cuno (2-ukun ah, 2-moos ah, iyo galas caano ah) kadibna aan gymka qado kadibna aan casheeyo xoogaa soo socdo isbedel ma igu imaanaa jwb ok thnks

  • @ninanaz4176
    @ninanaz4176 4 ปีที่แล้ว

    Manshallah, Aad baan uga helay cajaalkaan. Horay usoco

  • @عبدالفتاححسن-غ9و
    @عبدالفتاححسن-غ9و 4 ปีที่แล้ว +4

    7:15
    🤔🤔🤔Ciyayryahanada markay banoniga ciyaroyin in ay shaqesanayiin ka dhigantahy🤔🤔

  • @bashiirnur
    @bashiirnur 4 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah waxkasta waa clear lkn bro hacabin coffe caloshada oo empty ah cafimadka uma ficna.

  • @saidadenhaidhigin4742
    @saidadenhaidhigin4742 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid , markasta cadio wan sameeya balse isbadal ma arki. Vediogan Waxban ayanka faiday. Inkastoo qudaarta aad heeysto aanan heleeynin Meehan joogo. ( sida digirta qoyan, broccoli. Iyo kabadn. )

  • @abdirizak7862
    @abdirizak7862 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walal aniga waxan iska jaray 24lb waxan horay u ahaa 200lb hada waxan ahay 176lb/79kg height Qofka waa muhiim wana in uu isku qiyasnado marka aniga loo firiyo waxan ahay 6.1ft.
    waxan aad usameyay cardio iyo push ups only at home balse waxaa ugu muhiimsan diet cuntada wana mida aad ka hadashay balse aniga waxan qabaa cunada high protein ka ah iyo healthy fat ka in aay Muhiim tahay! Wana Sidan malintii cunadeyda:
    1: subixii koob ah black coffee without sugar
    15-20 minutes indoor bike home bike exercise kadib koob celery+cucumber and ginger la isku shiiday waliba aad shaqshaqday/filter wana sida biyo oo kale kadib sameyso quracdada sida ukun cad white egg 🍳 🥚 kuna qurxi avacado iyo yoghurt Yar oo aad korka ka saaratid/ ama ku cun grains whole-wheat bread/rooti qamadiga ka sameysan qiyasta waa muhiim marka Hal ama labo slice ah.
    2: waxan jirkeyga siyaa stretches ama cold shower 🚿 maxaa yeelay xubnaha jirkaga waxey dareemayan nashaad iyo firfircooni waxadna dareemeysa gaajo balse waxba ha cunin oo waxad sameysa ama aad bilowda in aad jirka ka shaqeysid sida push ups ka ama gym ka balse aniga waxan iska rabay in aan tijaabiyo sidan ugu sameyni laha jir dhiska gurigeyga waxaana intaa idheera hurdo badan maxaa yeelay weight loss hadii aad rabtid wa in jirkaga aad siisid nasiino sidaad ugubtid calories badan
    Protein shake sida kan video ka ka arkeyseen waa muhiim balse halka moos ka aniga waxan ku badasha strawberry 🍓.
    Xiliga cashada waxaa aad ufiican salad ka 🥗 iyo salmon malayga.
    Total calories aan cuno malintii waa ilaayo 850 calories lakiin waxan gubaayay ilaayo 3000 oo calories ah wana sida kaliya aad ku heeli kartid in aad iska jartid misaan badan.
    ila wadaga idinkana fikirkiina.
    Mahadsanidiin walalayaal!

    • @saidadenhaidhigin4742
      @saidadenhaidhigin4742 4 ปีที่แล้ว

      Wad mahadsantahy bro, anga miisaan inan dhimo ayan iskudayay marar badan. Weight keeygana wa 83 ,markastana kama hoos maro. Cadio xafada wanku sameeya subax kasta wax isbadal ahna malaha. Sababtana Hadan ogaday wa diet xumada darteed . Somalia jognaa full day xafada carbohydrate Lee diyaar ah. Subixi canjeero, qadadii baasto/bariis, cashadii sidokle.

  • @mohamedyahyeahmed3253
    @mohamedyahyeahmed3253 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad wax badan kaa faaiday keep going allah ku xafido

  • @womenpowerfamily1769
    @womenpowerfamily1769 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah thanks wlkis iso boqo fadlan like it your vidoe's😍😍❤❤❤💪💪💪💪

  • @faisalkulane1556
    @faisalkulane1556 4 ปีที่แล้ว +9

    Thanks bro.

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  4 ปีที่แล้ว +2

      Adiga mudan walal 🙏🏾❤️

  • @awyl-gamer
    @awyl-gamer 4 ปีที่แล้ว

    Thank you coach wan u baahnaa sharaxaadadan iyo ku badanoo dheeri ah

  • @QURXINTAGURYAHA
    @QURXINTAGURYAHA 4 ปีที่แล้ว

    I am subscribed bro I love what you are doing

  • @jamisa3668
    @jamisa3668 4 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah. Lkn ilaa iyo hadda wali uma jeedo qof dhahaya, war ninku waa qoloma?

    • @bileahmed2529
      @bileahmed2529 4 ปีที่แล้ว +1

      Wll waa qoloma😁

    • @jamisa3668
      @jamisa3668 4 ปีที่แล้ว

      @@bileahmed2529 👍👍

  • @zakariyeyuusuf3080
    @zakariyeyuusuf3080 4 ปีที่แล้ว

    Saxiib yurub aya jogta lkn dadka joogo somalaiya yaka yelayo wan warega ama.gym ayan adaa yakanyelayo wan wareega xalkalr sheeg oo leysku caateyo

  • @abdispidermen3445
    @abdispidermen3445 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah waa treneg aad u ficaan mashallah

  • @qalinle1231
    @qalinle1231 4 ปีที่แล้ว

    Bro time table cuntada LA cunaayo .

  • @abdirahman2569
    @abdirahman2569 4 ปีที่แล้ว +5

    MacaLin maryooLey❤

    • @MaryoleyMuscle
      @MaryoleyMuscle  4 ปีที่แล้ว +1

      ❤️❤️💪🏿💪🏿🙏🏾

  • @princeosars3298
    @princeosars3298 4 ปีที่แล้ว

    Nice, people needs to be educated the food they eat is far more important hitting the gym.

  • @fuaadjaamac9223
    @fuaadjaamac9223 ปีที่แล้ว

    ماشاء الله اخي جزاك الله خيرا❤

  • @ismailabdi4206
    @ismailabdi4206 4 ปีที่แล้ว

    Walal saladana ku dar, si aad aduun iyo akhiraba uliibato.