Sirta Magaca | Magacaada saamayn maku leeyahay shakhsiyadaada |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 651

  • @recitationtohear
    @recitationtohear 4 ปีที่แล้ว +119

    I invite evryone to listen Quran recitation

  • @maxamedkaraama4265
    @maxamedkaraama4265 4 ปีที่แล้ว +10

    Mgacaygu wa mohamed🥰❤ magaca ugu samaynta badan dunida magaca subaniheni muhamed scw scw 🥰❤

  • @dariiqulkhayr7655
    @dariiqulkhayr7655 4 ปีที่แล้ว +57

    Waadnoo Faa'iidaysaaye Mohamedoow Magacaa Hajiro..
    Shanta Soomaaliyeed🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴 oo Xor ah Dawlad Sal Balaar ah na kajirto Boqorku indhaha Haynoo Saaro🤲🤲🤲🤲

    • @muujiyechannel9406
      @muujiyechannel9406 4 ปีที่แล้ว

      Sxb subscribe iisar

    • @Abdiqanihikmawi
      @Abdiqanihikmawi 4 ปีที่แล้ว

      TAASI ISKA FADHI KU IMAN MAYSO

    • @naftairoon400
      @naftairoon400 4 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin yaa rabi🤲🤲🤲😢

    • @faati3019
      @faati3019 4 ปีที่แล้ว

      😅😅

    • @axmedrast4626
      @axmedrast4626 4 ปีที่แล้ว +2

      Mohamed lama dhaho Omar inzhar baaladhahaaa🥰

  • @somaliboy3054
    @somaliboy3054 4 ปีที่แล้ว +131

    𝙤𝙂𝘼𝘼𝙉𝙎𝙃𝙊 𝙬𝙖𝙖 𝙘𝙝𝙖𝙣𝙚𝙡𝙠𝙖 𝙠𝙖𝙡𝙞 𝙖𝙝 𝙚𝙚𝙚 𝙝𝙖𝙙𝙖𝙖𝙣 𝙨𝙤𝙤𝙢𝙖𝙡𝙞 𝙣𝙖𝙝𝙖𝙮 𝙞𝙨 𝙗𝙖𝙙𝙖𝙡 𝙬𝙖𝙮𝙣 𝙣𝙖𝙜𝙪 𝙨𝙖𝙢𝙚𝙚𝙮𝙖𝙮 𝙨𝙖𝙖𝙢𝙖𝙮𝙣 𝙣𝙖𝙜𝙪 𝙮𝙚𝙚𝙨𝙝𝙖𝙮 𝙙𝙝𝙞𝙞𝙧𝙞 𝙜𝙖𝙡𝙞𝙣 𝙖𝙮𝙖𝙖𝙙 𝙣𝙖𝙜𝙖 𝙢𝙪𝙙𝙖𝙣 𝙩𝙖𝙝𝙖𝙮 𝙬𝙡𝙡 𝘾𝙪𝙢𝙖𝙧 𝙞𝙣𝙨𝙝𝙖𝙖𝙧❤️

    • @naasminchannal462
      @naasminchannal462 4 ปีที่แล้ว +2

      Haa walhi cumar haadan laa kulmo bilad daahab aah aaya guudon siin laaha

    • @nololwanaagsan.8723
      @nololwanaagsan.8723 4 ปีที่แล้ว +1

      Ogaansho London ayaan kaga xiranahay. Wa chanel aan aad ugu u xiiseya. Waa macalin cajiib ah.

    • @fatemahamedali4001
      @fatemahamedali4001 4 ปีที่แล้ว

      Ogaazho wxaan kaga xidhanahy dalka Canada muuqaal aanan daawan kuma jiro ayaan filayaaba meeshan ❤ wxaan kuugu abaal gudo magaranayo ilaahy janatul fardawza Allah ha inagu kul miyo dhamaan teen pa inta ku xidhan meeshan

    • @fuadmuktarali9625
      @fuadmuktarali9625 4 ปีที่แล้ว

      Waa run masha allah

    • @badrihassen7527
      @badrihassen7527 4 ปีที่แล้ว

      Maaha channelka kaliya lkn wuxuu safka hore kagajiraa channalada wanaagsan een waxka FAA iidno

  • @nastehoshire4488
    @nastehoshire4488 4 ปีที่แล้ว +78

    MAHAD SANID Wll Cumar .
    Mahadsanid wll .
    Aniga Nasteexo ahaan, Illaahay unbaa og sida aad u kabtid caqligay , u korisid kartidayda .
    maalintii aan kusoo biiray chanelkaga, ilaa caawa oo aan daawanaayo, muqaalkaan, maahi nastexadii hore. macnahyga mar walba oo aan daawado, barnamijyadaada dib u cusboonaan Ayaan sameyaa .
    garanmaayo si Aan u qeexo ,ama aan u sharaxo , waxa qalbigayga Ku Jira .
    Bale-
    Allaha kaa Ajarsiiyo wll
    (OGAANSHO)
    MAHAD SANID

    • @muujiyechannel9406
      @muujiyechannel9406 4 ปีที่แล้ว

      Abaayo subscribe iisaar

    • @faadumoyaasiin8120
      @faadumoyaasiin8120 4 ปีที่แล้ว

      Masha Allah quruxey ana sidokale waxa badan ayaan ka faaiiday kiilan alle ha barkeeyo isaga iyo inta khraka u faaiidaya umda waxaan dhihi kara waa jaamcada bilasha aya oon si raaxo le udaawano

    • @kingekflimsvlogs6023
      @kingekflimsvlogs6023 4 ปีที่แล้ว

      Baye xagee kaala soo xiriiraa inaan kula xiriiraan rabaaye

  • @abdullahimoahmedsh1772
    @abdullahimoahmedsh1772 4 ปีที่แล้ว +60

    My name is Abdallah I'm proud ♥️💙

    • @muujiyechannel9406
      @muujiyechannel9406 4 ปีที่แล้ว

      Sxb subscribe iisaar

    • @halalpolice23
      @halalpolice23 4 ปีที่แล้ว +6

      Abdullahi and Abdiraxmaan waa 2 magac oo Rabi jecelyahay Maasha Allah

    • @فهدالحضرمي-ض5ي
      @فهدالحضرمي-ض5ي 4 ปีที่แล้ว +3

      Maxa kuu diiday afki hooyo inaad ku hadasho msul

    • @abdirisaakabokor5335
      @abdirisaakabokor5335 4 ปีที่แล้ว +3

      @@فهدالحضرمي-ض5ي Bal eeg magacaagu luuqaduu ku qoran yahay somali miyaa😂🤣

    • @cabdiismail9102
      @cabdiismail9102 4 ปีที่แล้ว

      Me too

  • @sadiaaliummuaalaa6338
    @sadiaaliummuaalaa6338 4 ปีที่แล้ว +12

    اللهم صل على محمد وآل محمد وأصحابه أجمعين ❤

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 4 ปีที่แล้ว +4

    masha Allah Omar Inshar mahadsanid

  • @najmaabdiaziz8247
    @najmaabdiaziz8247 4 ปีที่แล้ว +5

    Mgacayga waa najma 🥰❤❤
    Run ahaantii waan ku farax sanahay magacayga sababtoo ah waxaa iibixiyey aabahay iyo hooyadey wuxuuna ka turjumayaa xidig ⭐alxamdulillah 🥰🥰😊

  • @talosamemedia510
    @talosamemedia510 4 ปีที่แล้ว +1

    Magaca Maxamed waa magaca Xabiib keenna Rasuulkeenna Scw
    Ma aaminsani Magac gaal baa la qaataa Gaal mooyee muslim ma qaateen.qofkii igu raacsan like saar ismuuji nabiga ku sali wll 10 jeer

  • @aliarte4508
    @aliarte4508 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah thanks si magacyada soomaaliyed u dabar guin ha loo bixiyo caruurteena dhalanayso sida
    warsame,warfaa,guuleed sidookale
    Gabadha. Haldhaa ,doombirra i.w.m

  • @fasaaxa_media
    @fasaaxa_media 4 ปีที่แล้ว +31

    Asc, rasuulka scw wuxuu yiri: hadaad hadlayso kher ku hadal ama iska aamus,

  • @Azzam15128
    @Azzam15128 4 ปีที่แล้ว +4

    لكل امرء من اسمه نصيب، فأحسنوا أسمائكم و اسماء أبنائكم. جزاك الله خير يا اخي عمر

  • @xareed1
    @xareed1 4 ปีที่แล้ว +52

    magaca soomaali ugu badan dhanka taariikhda badan👇👇
    1=maxamed cabdule xasan
    2=maxamed ibraahim warsame (hadraawi)
    3=maxamed siciid (dahabshiil)
    4=maxamed mooge liiban
    5=maxamed siyaad barre
    6=maxamed xaashi dhamac (gaarriye)
    7=maxamed cabdilaahi (sangub)
    8=maxamed aadan (yawle)
    9=maxamed nuur fadal
    10=maxamed xaaji ibrahim cigaal
    11=maxamed siciid BK
    iniga na maxamed khaliif cali😁🙌

    • @Moalimow
      @Moalimow 4 ปีที่แล้ว +9

      Maxamed Cabdulaahi farmaajo, madaxweynaha hadda
      Maxamed Cali , waa aniga OO ah madaxweynaha badali doona , farmaajo 😅

    • @halalpolice23
      @halalpolice23 4 ปีที่แล้ว +2

      Maxamed waa magac aad u jeclahay wAllahi family kaliya ganaga more than 3 baa no joogta maxamed Amiin kayga mustaqbalka markii laga reebo 😂❤️

    • @halalpolice23
      @halalpolice23 4 ปีที่แล้ว +7

      Abdullahi iyo Abdiraxmaan na waa 2 da magac ee Rabi ugu jecelyahay aanla ilowbin

    • @nadakaltuun394
      @nadakaltuun394 4 ปีที่แล้ว +1

      Maxamed bk kudar.

    • @idilelham7161
      @idilelham7161 4 ปีที่แล้ว +6

      culimada ka bilaw
      mohamed abdi umal
      mahamed omer dirir

  • @nabadoonshaybe2108
    @nabadoonshaybe2108 4 ปีที่แล้ว +2

    Magacaygu waa mahamed magaca wiilkayguna waa thaaqib somali ahaan waxa uu la dhigmaa nasiib ama laki mahadsanid wll cumar

  • @mohamedabdullahi428
    @mohamedabdullahi428 4 ปีที่แล้ว +1

    Ust omar inshaar

  • @fardowhassan5738
    @fardowhassan5738 4 ปีที่แล้ว +12

    Magaceygu:wa fardowsa labadeyda hablodna wa Axlaam & Amiira🥀🥀🥀

  • @habiibamohamed6191
    @habiibamohamed6191 4 ปีที่แล้ว

    Alhamdulillah waalidkey illahay haka abal mariiyo magac wanagsan ayey ibixiyeen🥰🥰

  • @funnymediachannel6680
    @funnymediachannel6680 4 ปีที่แล้ว

    M.a wllkeena omar inshaar guul

  • @Awraali
    @Awraali 4 ปีที่แล้ว +4

    جزاك الله خيرا وبارك الله فيك، هذا موضوع في غاية الأهمية

  • @funny-tl2sz
    @funny-tl2sz 4 ปีที่แล้ว +3

    Shukran wllkey qaali ah wllhi waxbadan ayaanka faaidaaya ajir alle hakaasiyo hormar wcn😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @caliyassin8292
    @caliyassin8292 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxp cumar inshaar ogaansho diri dhaba somaligalbed

  • @daawoshow3541
    @daawoshow3541 4 ปีที่แล้ว

    Asc sxb cumar inshaar runtii mowduucaan waa mowduuc aan niyada ku hayaay . Waana ku faraxsanahay ka soo hadalka aad kasoo hadashay.mahadsanid👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍

  • @Asadprodcast
    @Asadprodcast 4 ปีที่แล้ว

    waxan jeclanlaha jiilka jada jira ee somalida inay kaguuran magacyada carabeed ee ay dib uso nooleeyan muhim ma ahan in aad magacyadaada kaguurtid si aad islaanimadada u mujis islaamnimadu waa niyada iyo kudhaqankeeda aida ay umadahakale u ilaaliyeyaan magacyadood iyo dhaqamamadood waxay u dhaqaalo kubixyan sidi ay aflaamta ugu hogotusaaleyan wax walba oo ay leeyihin si ay ugu si gudbiyan jiilalka kadanbeey waa iga talow somaliyeey😍

  • @kevserkevser4520
    @kevserkevser4520 4 ปีที่แล้ว +4

    Hore u soco wllo runtii wxd thy hormuudka soomalida 👌👌🤗🤗

  • @zakihonesty3268
    @zakihonesty3268 4 ปีที่แล้ว +1

    masha allah omar inshaar mawaadiic muhiim ah oo nolosha taabanaaaya kaaga baranay

  • @hosnitair5423
    @hosnitair5423 4 ปีที่แล้ว +4

    Wax badan ayan ka faaiiday muqalkan mhadsanid ustaad❤🙏🏻.

  • @MohamedAli-du8qd
    @MohamedAli-du8qd 4 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا الجزا

  • @kafaaidaysichannel7249
    @kafaaidaysichannel7249 4 ปีที่แล้ว +1

    M.a cumar

  • @yahyefaaruuq2946
    @yahyefaaruuq2946 4 ปีที่แล้ว +4

    MashAllah may Allah bless you

  • @yaxyeabaayuup2172
    @yaxyeabaayuup2172 3 ปีที่แล้ว

    يحي
    رجل ذو همة يحي الله به الامه

  • @Azzam15128
    @Azzam15128 4 ปีที่แล้ว +1

    5:36 اكثم
    5:43 اكثم سليمان

  • @rahma_h2y
    @rahma_h2y 4 ปีที่แล้ว +2

    Haaaa aad iyo aad
    Ilhy ha u naxariisto
    Hawayarteey qabrigeeda allah u waa siciyo

  • @qarandoonofficial9810
    @qarandoonofficial9810 4 ปีที่แล้ว +10

    Channel waxaan ku xiranahy si toos ah sanadkii afaarad dhamdkii 2016 ayaan ku so biiray intas si toos ah baan ugu taxnaa wxba ima dhaafin aad aayn ula dhacy *Inshaar* barnamajiyadiisa wxaan isala sanadkaaa dhmayey jamacada faculty of computer science
    Mahadsanid wlle omar inshaar cisi iyo sharaf ku noolow🙏🇸🇴

  • @salmaanabdirahman3930
    @salmaanabdirahman3930 4 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allah

  • @ahmadooahmadoo3426
    @ahmadooahmadoo3426 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashaallah Mashaallah Waad mahadsantahy wll qaaliyaaaa

  • @abdulbasidabdullahi1914
    @abdulbasidabdullahi1914 4 ปีที่แล้ว +7

    @5:26 Ninkan Waan isleenahy😀💯
    3Qof Ayaan Ka arkay Wax aan isku magac Nahy.
    M.A mowduuc Muhiim ah💚💯

  • @ashkeyvlogschannel8560
    @ashkeyvlogschannel8560 4 ปีที่แล้ว +37

    Manshalah ogansho manta Aniga ugu horeyo channel kaliye ee wax badan an ka faiday runti 👏🥰

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 4 ปีที่แล้ว

      Subscribe igu caawi walal adoo raali ah please

  • @halalpolice23
    @halalpolice23 4 ปีที่แล้ว

    Wan ogaa inuu samayn ku yeelanayo nolosha qof ka wayo anaba isku arkay. Wanku farxaa wAllahi qof magac Islam wata markan wadanada Galada isku aragno 😃❤️

  • @hamdaxikmo5079
    @hamdaxikmo5079 4 ปีที่แล้ว

    XAMDA WALAL BAL ISO FASIRA Adinkoo raaliya 💙♥

  • @amalismail7772
    @amalismail7772 4 ปีที่แล้ว

    So true wlhi magacu qayb wayn ayuu ka qayb qaata shaqsiyada qofka.. my name Amal ❤️❤️masha Allah Abahay macane ayaa ii baxiyay ❤️❤️🙏waxaan ahay qof happy ah oo hami sarena leh iyo shakhdiyad xoogan...dadkana aad ayay oo sharfaan wayna I ixtiraamaan

  • @user-yd7vaaaaaHidd
    @user-yd7vaaaaaHidd 4 ปีที่แล้ว

    Waa mawduuc wacan cumar mahadsanid

  • @jiijacrxmn5649
    @jiijacrxmn5649 4 ปีที่แล้ว +1

    Magaceugu waa jiija catuteydana c.rshiid amiira argsan cazzam almaaz wana ku farax sanhy allha idayo

  • @amiinaali1025
    @amiinaali1025 4 ปีที่แล้ว

    Aniga magaceyga waaa Aamino
    Wuuna imatalaaa wxn ahy qof aamin ah runti🥰🤩

  • @mustapharooraaye3522
    @mustapharooraaye3522 4 ปีที่แล้ว +11

    Aniguba mid Syrian ah oo layidhaah Aktham waan arkay.

    • @Azzam15128
      @Azzam15128 4 ปีที่แล้ว

      حكيم العرب اكثم بن صيفي التميمي

  • @Moha-AkVlogs-j1j
    @Moha-AkVlogs-j1j 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll Omar inshaar

  • @honestman4046
    @honestman4046 4 ปีที่แล้ว

    Cumar inshaar magayada u gu shidan soo xog baar 💯👁👍✅

  • @Mascuud
    @Mascuud 4 ปีที่แล้ว +2

    Aniga afgaanistaanka magacyadooda ula yaabay
    Amiinuallh
    Ayatullah
    Xamdiid Karazay
    Zeytunuallah

    • @Goldenboy98y
      @Goldenboy98y 4 ปีที่แล้ว

      Ayatollah waa Imamka iran 🇮🇷

  • @UmuyaasirYaasir
    @UmuyaasirYaasir 4 ปีที่แล้ว +1

    Woowww mansha allah aqoontada allaha kuu siyaadiyo intaas in kabadan na waan kaa sugeenaa labada magac ee ugu horeeyay ee gabdhaha waa aniga io sxbadey rumaat ee aan sirteyda la wadaago aad ayaana ugu farxay madama eey ka siman yihiin hal macno xaga diinta waxyaabo badan ne weey iska shaabahaan

  • @burningspear1701
    @burningspear1701 4 ปีที่แล้ว

    wankuta geera wll keeb going guul

  • @suldaanabdullahi4407
    @suldaanabdullahi4407 4 ปีที่แล้ว +7

    Ogaansho channel 👏👏

  • @hosnitair5423
    @hosnitair5423 4 ปีที่แล้ว +3

    Saamayn nuucee ah ayay ku yeelaynsysa magacyada carabiga ah ee somalida ku dhex baahay. Waxaana sii dhamaanayo magacyadi somaliga aha ?!👋🏼

  • @mahadhassan2341
    @mahadhassan2341 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid cumar inshaar hor usocot ayaan kuu rajaynaa.

  • @hadafiyohayaan5179
    @hadafiyohayaan5179 4 ปีที่แล้ว +2

    Magacaygu waa " ridwaan " magacan
    Badanka soomaalida wuu ku yar yhy
    Lknze waan arkay haweenka loogu
    Yeedhayo magacan ridwaan

  • @aliabdiomar631
    @aliabdiomar631 4 ปีที่แล้ว +17

    haa wayo hadhotid hdd wax noqoto waxii gadl aad soo sameyn jirtay hadii ey xuman ahayeen walafaafin taz ayana noqonkarta marka laleyahy magaca wukuyelankara sameyn(dhibka waxa keenay waa aqoonta lagu yaaqano ama magaca) mrkd meel gaarto maha magaca laga hdlayo magaca cadiga ah re hoyo iyo aabo kubaxsheen✌

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 4 ปีที่แล้ว

      Subscribe igu caawi walal adoo raali aha please

    • @Gusha-c8d
      @Gusha-c8d 4 ปีที่แล้ว +1

      @@iqraacooking6079 mel walbo subscribe mxa utugsanisaa
      Subscribe shaqeeso wah
      Dadka hatuugsanin

  • @mumtaasfaysal3886
    @mumtaasfaysal3886 4 ปีที่แล้ว +12

    Magacaygaygu waa umu inshaar 🥰🥰🙃

  • @xasan1713
    @xasan1713 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha-allah ogaansho waanad mahadsan tahay

  • @ahmedbashirmohamedsoomane6863
    @ahmedbashirmohamedsoomane6863 4 ปีที่แล้ว +14

    Nice

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 4 ปีที่แล้ว

      Subscribe igu caawi walal adoo mahadsanid

  • @hasantotti4487
    @hasantotti4487 4 ปีที่แล้ว +8

    Mgca hasan mxoo katarjumaa hada magacaga hasan layiraa ama wax isku tahin like isaar

  • @abdinuur6060
    @abdinuur6060 2 ปีที่แล้ว

    Abdiribah proud of it

  • @umulkhermuse1055
    @umulkhermuse1055 4 ปีที่แล้ว +3

    Mashaallah

  • @khaalidabdiqadir7918
    @khaalidabdiqadir7918 4 ปีที่แล้ว

    mahadsanid wll omer

  • @Madadaalomedia337
    @Madadaalomedia337 4 ปีที่แล้ว +3

    M.a Ogaansho Another level 400k comin soon

  • @moohaayare4411
    @moohaayare4411 4 ปีที่แล้ว +3

    اللهم صل وسلم على نبينا وحبيبنا محمد صلى الله عليه وسلم

  • @hamzaanzaari6911
    @hamzaanzaari6911 4 ปีที่แล้ว +4

    Alleh danbigaaga io ka waalidkaba io kan ISLAMKA alleh ha dhaafo Omar_Inshar
    Amin_Ya_Allah🤲

  • @emrajama3118
    @emrajama3118 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah 🥰🥰

  • @naimamohamed1753
    @naimamohamed1753 4 ปีที่แล้ว

    Magaceygu wa naciima wana jeclhy waalidiinteyda ii bixiye qeyr Allaha siiyo

  • @mustapharooraaye3522
    @mustapharooraaye3522 4 ปีที่แล้ว +6

    Riim = biciid weeye somali ahaan

  • @mohamedmohamud1810
    @mohamedmohamud1810 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid cumar inshar noloshayda saamayn baad ku yeelatay abaalkaaga ma gudi karaayo

  • @sardevichuwalie9811
    @sardevichuwalie9811 4 ปีที่แล้ว

    magacayga wa sophie 🥰💜 magcayada ugu cansan dunida ayu kujiraa xamdulilah

  • @kingyoyo4658
    @kingyoyo4658 4 ปีที่แล้ว +1

    Bro mr inshar so badi postydada mahdsnid

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 4 ปีที่แล้ว +2

    Walaalkey mahadsanid 💖

  • @mawlidabdi643
    @mawlidabdi643 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaal cumar waxaad u faa,iidaysay walaalo badan

  • @nasraabdullahi9406
    @nasraabdullahi9406 4 ปีที่แล้ว

    Nasra mxuu muujinaya gargaar waana magacayga waana isleenahay🇸🇴💙

  • @queenbulbulaahmed2098
    @queenbulbulaahmed2098 4 ปีที่แล้ว +1

    Ani ahaan magaceyga dhabtaa waa abyat markan so weynaday magaca woow ika horyimiiin clshn waan nacay waxan iska baxsaday aniga ahan leyla mana aqan waxan ku jaceldy wan iska jaceldy

  • @moussaomar1421
    @moussaomar1421 4 ปีที่แล้ว

    Oray uu socoo walakay omar✍

  • @najumwadani7784
    @najumwadani7784 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ogaansho wa channelka aan saxiibka kadhiktay❤💯

  • @naasirmarrio2199
    @naasirmarrio2199 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks zhp

  • @kaaba-dhalad167
    @kaaba-dhalad167 4 ปีที่แล้ว

    Haa wlhi aniga magacaygu isku mid ayaan nahay alxmdulilah ilaahay baa mahadle hooyadayna alle haka abaal mariyo

  • @suldaanduureedd
    @suldaanduureedd 4 ปีที่แล้ว

    Shukran ustaad

  • @sundusmahamud7982
    @sundusmahamud7982 4 ปีที่แล้ว +3

    First codkaga qurux wllhi m.a video xasaasi bayba leeyihin🌹🥺

  • @ahmedsiciidsoofe3233
    @ahmedsiciidsoofe3233 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wll

  • @mohamedbashiir8562
    @mohamedbashiir8562 4 ปีที่แล้ว +3

    m.a ogaansho ❤❤❤❤🥰🥰🥰🥰🥰🇸🇴

  • @abdikafitalasame260
    @abdikafitalasame260 4 ปีที่แล้ว

    Thanks ugaas Omar

  • @kowsarfarhan4796
    @kowsarfarhan4796 4 ปีที่แล้ว

    Alxm magaceyga waa magaca fican 😊😊🥰🥰😍😍 waana jecelahay kowsar

  • @TripleM896
    @TripleM896 4 ปีที่แล้ว

    Waa barnaamij aan sugayo marar badana is waydiiyey Thanks Walal

  • @muhamaxamed9554
    @muhamaxamed9554 4 ปีที่แล้ว

    Manchlh codkaaga ka helayy ilaahy hakuu barakeeyo wll qli mgcyo bdn noso fsir sida mgacyada badan oo kle

  • @MiiraaleShow
    @MiiraaleShow 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah magacaygu waa xassan intii ilamagaca farta taaga!!!

  • @maryamabuulle6976
    @maryamabuulle6976 4 ปีที่แล้ว

    Masha allaha alle kuu saacidyo cimligaga wllkeyga

  • @salahproduction4692
    @salahproduction4692 4 ปีที่แล้ว +7

    Salah ama saalax hadiii lagu dhaho like saar zxp 😂kaligii talis baynu noqon hadii kalee

  • @suldaanyare5180
    @suldaanyare5180 4 ปีที่แล้ว

    CUMAR IISHAR SALAAN SARE THANK YOU VEREY MUCH

  • @CODKADAHSOON9554
    @CODKADAHSOON9554 4 ปีที่แล้ว +8

    Waaagii aaan fasalka 4 aad we dugsiga dhiganayay , ayaaa waxaa igu fasal ahaay gbr io Wiil ridwaan LA dhaho.
    Anni wax cajiib eh at ila eheed , arkida magacaaas .
    Mhdsnd ustaad

  • @cabdicasiis2903
    @cabdicasiis2903 4 ปีที่แล้ว +11

    Cumarow xisadada kama baqdo🙋‍♂️😉🤗

    • @iqraacooking6079
      @iqraacooking6079 4 ปีที่แล้ว

      Subscribe igu caawi walal adoo raali ah please

  • @axmedrast4626
    @axmedrast4626 4 ปีที่แล้ว +2

    illahy Dartii iyo wxyabaha faidada leH ee aad nozogudbiso bn kugu jeclhy🥰🥰 Cumarow

  • @mohamedismail9806
    @mohamedismail9806 4 ปีที่แล้ว

    Muhammad Ismail Abdi waa magacayga alx inta aan isku magac nahay si aan isku barano like hasaaro 😍👌

  • @AHMED-AK2030
    @AHMED-AK2030 4 ปีที่แล้ว +2

    Inta AHMED la dhoho ama wax isku yihiin 🤩👍

  • @AxmedNuur-q1t
    @AxmedNuur-q1t 9 หลายเดือนก่อน

    Allaahuma sali wasallam wabaarik caleyhi scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤swc swc swc swc swc swc swc swc swc swc swc ❤

  • @sheekosheekochannel9672
    @sheekosheekochannel9672 4 ปีที่แล้ว

    M.a wllky ilah haku xifdiyo waa sax magacaada sameyn ayuu ku leeyahay

  • @feisal4866
    @feisal4866 4 ปีที่แล้ว +2

    Magacyada raga io dumarku ay wadagan waxa kamida
    -ridwan
    -iiman
    -Xamdi
    -Shukri
    -qamar
    -najax
    -fatxi

    • @muhamuudbille9158
      @muhamuudbille9158 4 ปีที่แล้ว

      Iyo khadar XAMDI WAWOOYI RAGA LOOGA BIXIYAA SHUKRINA SIDOO KALE WAQOOYI DHANKA KOONFUR IYO GOBOLADA DHAXE LOO BACSHO GANDHAHA

  • @mahamudmire3081
    @mahamudmire3081 4 ปีที่แล้ว +1

    Magaceygu waa mahamud🤩🤩🤩