Maxamed Xaaji Ibraahim Cigaal Kubad Uu Jeediyey 20/03/1969.

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 14

  • @user-bg5ln6fq8k
    @user-bg5ln6fq8k หลายเดือนก่อน +1

    Madaxwayne maxamed xaaji ibraahin cigaal alle haw naxariiso isgoo kale soomali Kam dhalan

  • @CilmiXasan-mw8jr
    @CilmiXasan-mw8jr 6 หลายเดือนก่อน +2

    Allah haw naxariisto m.x.i.igaal wuxu aha hugaamiye waaqici ah waana faylka keliya e siyaasadeed e khudbadahiisa dib lo.eegi karo

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 6 หลายเดือนก่อน +3

    Ilaahay ha u naxariisto hogaamiye buuxa ayuu ahaa hadalkiisuna midh la tuuro maleh.

  • @abdikarimhabbane6999
    @abdikarimhabbane6999 10 หลายเดือนก่อน +3

    Allaa yaraxmu raaximiin

    • @mohameddaud4491
      @mohameddaud4491 8 หลายเดือนก่อน +1

      Aaamin wiil buu ahaa walee soomaali In ey hesho isoo kale adagtahay

  • @mussaali5239
    @mussaali5239 3 หลายเดือนก่อน +1

    It looks to me that M Siyaad Barre copied the style of M Xaaji I Cigaal. It's incredible how their speeches are similar.

  • @AbdiRoble-mu6cz
    @AbdiRoble-mu6cz 3 หลายเดือนก่อน +1

    Indeed, Siyad Barre copied this style, he added Maxaa Wacay

  • @CilmiXasan-mw8jr
    @CilmiXasan-mw8jr 6 หลายเดือนก่อน +1

    Mr cigaal waxa ka qoomameeyey maxamed siyaad bare o aha ki inqilaabay sida u sheegay boqor deeqow sanbul o sxpkii aha mr siyaad

  • @Heeso-nt2wf
    @Heeso-nt2wf 18 วันที่ผ่านมา +1

    Eraygaa carabiga ah ee uu ku celcelinayo muxuu ka wadaa tolow

    • @ahmed.bakool
      @ahmed.bakool  17 วันที่ผ่านมา

      Waa Eraygee? Ma Nuwaabta? Hadduu Eraygaasi Yahay (Nuwaabtu) Waa Xildhibaanada.

    • @Heeso-nt2wf
      @Heeso-nt2wf 10 วันที่ผ่านมา +1

      2:06 intiqamka miyu leyahy

    • @ahmed.bakool
      @ahmed.bakool  10 วันที่ผ่านมา

      Malaha Wuxuu Tiibo Carabi.

    • @gulioahmed9971
      @gulioahmed9971 2 วันที่ผ่านมา +1

      Subxaana laah. Waa dad iskool aadin

    • @gulioahmed9971
      @gulioahmed9971 2 วันที่ผ่านมา +1

      Intakhaabad waa doorashoo.. Waa doorashadii 1968kii ee mar labaad lagu doortay Cigaal.