Inaadeerow Dadka waan kala ilawnaye marka uu sheeg sheegayo inaayohooda iyo jifidooda ha qaban sheekooyinka odayaasha iyo dadka aad warausanayso waliba faah faahinta kudara dheh dadka kale ee lagu xuso taariikhaha By Siciid Xarrago
Allah yarxma Abwaankii weynaa Nr 1ka gagajirey Silsiladii Dheereyde 12 ku bahoobeen Ila mataan ciideed Ismail mire Ina nuur fadal Ar maxaa rag aan noocoodi Somali kadhalan odeygu waa hayaa tariikhda ok
Mashalah abwaan cali qamar wa nin Taariikh haya
Nafata Meel ma jirto abwaankana wa Da. intuusan dhimaN Taariikh halaga Reebo
Mye intusan dhiman hadhihine wadka lama oga wakhtigu yimade dheh intii wayeel nimadu katan badin oo tarikhtu ka kala lumin
Umadaha kalee ninkasoo kalee way dhaqaleeyan wanay ilashaadan.
Odayga haa laa ilasho war badan baa ku duganee❤❤❤❤
Daylight Cali awoowgay ilaahay ha kuunaxariisto
علي قمر الرجل الكبر
In DIIWAAN laga reebo ayuu mudanyahay.
Kkk dhulbahanta magaci haa jiro. Isaaqa kale way ka xaraqoon jireen. Garxajis naa way isku gabyi jireeen ❤❤❤
Abwaan Cali qamar ale hakubarakeeyo abwaan ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤ Mansha allah Cali qamar
Barnaamij aan u riyaaqay weeye mahadsanid walaal
Inaadeerow Dadka waan kala ilawnaye marka uu sheeg sheegayo inaayohooda iyo jifidooda ha qaban sheekooyinka odayaasha iyo dadka aad warausanayso waliba faah faahinta kudara dheh dadka kale ee lagu xuso taariikhaha
By Siciid Xarrago
Soo badi
Cali qamar waa taqikhyan sobadi fikraadahaa abwaanadha
Woow waa tariiq dhaxal gal ah
Nin weyn ba wax ladhegeysta ah
Asc Qasim saxib atban uguxisna baramij kadha abwana nasogubi
Meeshay Fadhiyaan Abaar sanaa Maaris in fadhiyaanbaa lamodaa.
Waaladilay badanaa waa waxa Soomaali yareeyay
Qof weyn marku la hadlaya lagama daba hadla ee ka dhageysa hadalka babaha wll
Soo raadi Gabaygii Aden mahad
Maxamed subeer inay kalatuuram bay rabeen sayidka lkn faracaradood ayuu kaga baxay
Salan sare
Cali Qatar waagay
Sayid maxamed kol uunbaan carshiga kaga soodagi sida daruur caad
Wadaadkan daaroodka unbuu layn jiraye reer sh isxaaq maxay kali iskaga dhigeen. Ninkii jihaadka diidaba waa dili jiray wadaadku
Sxp daroodku cuqdad ma yaqanab
Ragaas yaa laayay ma sayidka waa qoladan cilmi badanaaa
Allah yarxma Abwaankii weynaa
Nr 1ka gagajirey Silsiladii Dheereyde 12 ku bahoobeen Ila mataan ciideed Ismail mire
Ina nuur fadal
Ar maxaa rag aan noocoodi Somali kadhalan odeygu waa hayaa tariikhda ok
Mataan ciideed kuma jirin silsiladda qamaan bulxan miyad kawada
WADANI CEEB CALAMIYAA SARAN HADA MA REERO DHAN BAA HALL HOTEL QAADAA WAA CEEB IYO CAQLI XUMO ARINTA WAA IGU SAWIR WAXA FAKIRKA KEENY QOF CAQALI GAABAN
Cali qamar taariikhda adduunka wax badan ka warayso intuu nool yahay
Mashallah awow
Shir soore muxuu ka wadaa
Shirshoore Waa Faraca dhulbahante waa garaadkii u horeeyey ee dhulbahante
@@mohraho6729 ma jlib ka mid ah faarax garaad baa ?
Waxaan ku qoslay waa armuu cadan kuugu yimaadaa iimaanka laga qaaad sayidku
Mashallah
Odayoho ibliiskaa jooji beent foolxumo iyo rafaad baa lagadareemay ineey gaajo idindueesay waligiin oroda akujirtaa
👍
Iswaraarigaygaay Habluhu kugu Waraabshaane
Wanaag iyo Xarrao Kaahinoow Wiiqan baa jira
Waysano Galbeed kama Hesheen Wacad Ilaahaay