ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Nasra abtidoon ninkeeda

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ก.ค. 2023

ความคิดเห็น • 183

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 ปีที่แล้ว +133

    Maasha'Allaah Tabaarakalaah joojiya qabiillka waxaa ka fiican adoo dhaha."Yaa ka nasiib badan inaad noqotid wiil soomaaliyeed oo kugu jinsi iyo diin ah.Qabiil wax mataro .Qofka nolasha ka wadaagtid ood isfahantaan baa muhiimada ah.Maasha'Allaah isku waara .Waa jacayl qoto dheer .Illaaheey haysku kiin waariyo, Adna waxaad ka mid tahay hooyooyinka aan jeclahay .Adi iyo Shugri Masala oo akhkaaq fiican aad ku joogtaan.Baraha Bulshada.Saad nolshiina uga dhigataan "Private"

    • @riyaadofficial9978
      @riyaadofficial9978 ปีที่แล้ว +3

      Mashallh tabarakallh alxamdulillh iskuu waraa

    • @ayanmohmed510
      @ayanmohmed510 ปีที่แล้ว +10

      Soomalinimo naga badan

    • @QueenMuniiza
      @QueenMuniiza ปีที่แล้ว +8

      exactly Soomaalinimada naga badan naga daaya qabyaalada Soomaaliya oo idil waa hal

    • @mustaqbalchannel7589
      @mustaqbalchannel7589 ปีที่แล้ว +10

      No qabiiil wlh wiil ma dhibaana hadaan is fahano farxad isiiyo dadka asagan u jeclaanaaa nolosha waa is fahan wlh dadka dhana ma heystaaan rabiyow isku barakeey wiilkaan nin rageeed waaye muusan caburin xorow ka dhigay

    • @halimah7164
      @halimah7164 ปีที่แล้ว +3

      run huno somalinimo igu filan

  • @imanh9343
    @imanh9343 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah so beautiful, may Allah bless your marriage and family ❤

  • @khadijamohamed1395
    @khadijamohamed1395 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah 🎉🎉🎉❤❤🎉🎉❤❤stay together insha Allah with long life happy and healthy insha Allah.

  • @mucjisoxaaji2146
    @mucjisoxaaji2146 ปีที่แล้ว +8

    MAASHAA Allaaaaah Nasra Abti Doon ish Calaa Marwo❤😘💚😘❤💚😘❤😘😘💚

  • @OsmanAdem-hl5cf
    @OsmanAdem-hl5cf ปีที่แล้ว +8

    Mashllah maamo somaliyed nasra abtidoon iyo seygeeda barakooba walal🎉

  • @maalimmohamedahmed3051
    @maalimmohamedahmed3051 ปีที่แล้ว +12

    Wiil mareexan ah iyo xaaskisa HG ah . Barakooba ❤❤❤❤❤

  • @mustaqbalchannel7589
    @mustaqbalchannel7589 ปีที่แล้ว +9

    Masha allah ma jecleen iney sideeda u ahaato pravate ayaan jeclaa meshaan shar waaye ilahey isha haka ilaaliyo❤❤

  • @halimahassan657
    @halimahassan657 ปีที่แล้ว +14

    Asc maansha Allaah illaahey ha isku kiinsino kuwa noqday kuwa noolasha wada Qaata oo isku cimriyo oowladoodana illaahey ha idiin xafido maansh Allaah Aduuna qayr aqirana jannatul fardowso aclaa insha Allaahu habo.

  • @asmahousseindijma
    @asmahousseindijma ปีที่แล้ว +1

    Masha alhaa nasra qale🥰🥰🥰🥰

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 ปีที่แล้ว +4

    Maasha allah abaayo allaha kuu siyaadiyo waxba dheg ha u dhigin kuwa xanuunsan ❤❤

  • @fosiaadansheikh4484
    @fosiaadansheikh4484 ปีที่แล้ว +6

    ManshaAllah

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 ปีที่แล้ว +1

    Mashaa Allah tabaarakallah ❤❤❤❤❤

  • @maryanhassan6450
    @maryanhassan6450 11 หลายเดือนก่อน

    Maasha allah❤❤❤❤❤

  • @sahroa.bdiabdullah3603
    @sahroa.bdiabdullah3603 ปีที่แล้ว +4

    Maash ahAll. Wawa Qatar 😂❤❤❤

  • @user-ym4qw7rc5z
    @user-ym4qw7rc5z ปีที่แล้ว +4

    Maasha laah❤

  • @zaabirinaalpichannel166
    @zaabirinaalpichannel166 ปีที่แล้ว +11

    Msha allh nasro abti Don somalia sey ugu dheganed ninkedii banaanka keentay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @rahmaeise3617
      @rahmaeise3617 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂😂lkn weli wuu u qarsanyhy wajigiisa😅

  • @anisamohamed-2764
    @anisamohamed-2764 ปีที่แล้ว +4

    Maashaa Allaah tabaaraka Allaah illaahay Subxaana Watacaalaa ha’isku keen barakeeyo,ilxuna idinma tuso ✌️💕💕💕👍😇🇺🇸❤️

  • @sahranuur1432
    @sahranuur1432 ปีที่แล้ว +9

    Maasha allaah il iyo ilaacaba rabi kaadhowrye mcnto aamiin

  • @Hamdi_Sulub
    @Hamdi_Sulub 11 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah gabar Hg ninki hela nasiib leh🙌 my cousin and dumashiken Allah haidin dhoowro🤲

  • @maida9959
    @maida9959 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah ❤❤❤❤❤❤❤ dumaashi from MR.

  • @IbrahinCabdulahi-bn7iz
    @IbrahinCabdulahi-bn7iz ปีที่แล้ว

    Masha allah❤❤❤❤❤

  • @user-dn6tq3iz1q
    @user-dn6tq3iz1q ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah ❤️

  • @safiajamaa4054
    @safiajamaa4054 ปีที่แล้ว

    Masha Allah masha Allah ❤❤❤

  • @fayow2985
    @fayow2985 ปีที่แล้ว

    Mansha’Allaah May Allaah protect your family ❤️❤️

  • @rizamohamed7542
    @rizamohamed7542 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah tabaarakallah, what a beautiful family iskuwaara insha Allah 🤲🤲🤲✌️

  • @Raho339
    @Raho339 ปีที่แล้ว +2

    Maansha Allaah IL’oodhan IdinkadeyRan Aamiiiiiiiiiin Yaa Rabi

  • @xaawoluul8633
    @xaawoluul8633 ปีที่แล้ว +1

    ilove you nasro ❤❤❤❤❤🥀🥀🥀🌹🌹🌹👑🤴🤴🤴

  • @kawzarxaaji5391
    @kawzarxaaji5391 7 หลายเดือนก่อน

    masha allah❤❤

  • @abdiweliwaakusalaamsyibrah3713
    @abdiweliwaakusalaamsyibrah3713 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah nin degan ayu u egyahay nasrana waa laga dheryahay. Beautiful family.

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah isku waara aamiin yaarabi ❤❤❤🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @ubahindho3414
    @ubahindho3414 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allh 💑👍

  • @sacdiyomursal156
    @sacdiyomursal156 ปีที่แล้ว

    Masha Allah sister Allah ku barakeeyo ♥️🎉🎉

    • @shamsohussein4180
      @shamsohussein4180 ปีที่แล้ว

      Marixaanka waxa ka reer magalsan majeertanka daroodka reer magzalkoda mj

  • @Sumayasuusu7
    @Sumayasuusu7 หลายเดือนก่อน +1

    Been ma ahan wlhi ihey calafkeyga ha ka dhigo mr❤

  • @kadraarab1790
    @kadraarab1790 ปีที่แล้ว

    Mansha allah🎉

  • @nimcoaaadan3750
    @nimcoaaadan3750 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah❤❤❤❤❤

  • @qalanjaquruxu5966
    @qalanjaquruxu5966 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah tabarakallah xafidullah iskuwara

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 ปีที่แล้ว +1

    maasha allaha 👍👍❤️❤️❤️🤲🤲🤲

  • @user-yo6us8pe9b
    @user-yo6us8pe9b ปีที่แล้ว +1

    M.a Nasra Abti doon Marwo shrf leh allh idin dhowro adig io pweh dumashi nasro abti doon frxd igu nolado labdinub I.a ❤❤❤🎉 ish cala kulan io frxd m.a ❤❤❤🎉

  • @doofo1134
    @doofo1134 ปีที่แล้ว

    Masha alaah

  • @halimoomar1894
    @halimoomar1894 ปีที่แล้ว

    Masha allah

  • @dewinner3554
    @dewinner3554 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah

  • @rmohamedmattan1040
    @rmohamedmattan1040 ปีที่แล้ว

    Allahuma Bareek ameen

  • @amiirayuusuf5771
    @amiirayuusuf5771 ปีที่แล้ว

    Mash alh wlshy nasra sawjkedi❤

  • @ayaanibrahim8442
    @ayaanibrahim8442 ปีที่แล้ว +1

    Jah dumshi alle ha isu kiin daayo sanado kalo ka badan ku wad soo wada marteen❤🎉❤👏👏👏

  • @Pkiin77
    @Pkiin77 ปีที่แล้ว +15

    Xaqiiq nasiib weeye wiil MR inad marwadiisa noqoto🥰❤️

    • @ashaomar6719
      @ashaomar6719 ปีที่แล้ว +9

      Nin nasiib leh ayaa Xuralceentaas helo Maasha Allah our Queen Nasro Abtidoon soo gorgeous one in a million ❤❤❤❤🥰😍🤩💞⚘🌺🌻 Allah ha isku xifdiyo reerka. Ameen yaa Rabb 🤲🤲🤲

    • @SAli-db7dw
      @SAli-db7dw ปีที่แล้ว

      @@ashaomar6719❤👍👍👍👍👍👍

    • @idil_onlion
      @idil_onlion ปีที่แล้ว +2

      Asga na nasiib leh hadii ui gabar hbg sacad saciid hantiyay ❤❤❤❤❤

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 ปีที่แล้ว +2

      Al xaqiiqa wiilasha mareexan waa nasiib inla helo ❤❤❤❤❤

    • @sahramohamed3260
      @sahramohamed3260 ปีที่แล้ว +3

      Masha allh baqortoyadiiyh sade daaroood mr ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Wankooshow
    @Wankooshow ปีที่แล้ว

    Continue more...

  • @DuniyoDahir
    @DuniyoDahir ปีที่แล้ว +1

    masha Allah dad an jeclahay

  • @fcy-jo7pn
    @fcy-jo7pn ปีที่แล้ว +1

    Nin alla ku xiran waye tusbixiiso wataa mash Allah. Xaasid alla kama tuso 👍👍👍👍

  • @SumayoNuuurbaale
    @SumayoNuuurbaale หลายเดือนก่อน

    M.a❤

  • @anisoaliiza4645
    @anisoaliiza4645 ปีที่แล้ว

    Masha allah illahay haidin barakeyo

  • @hindaofficialchanel8893
    @hindaofficialchanel8893 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allaah

  • @bisharbeledi2986
    @bisharbeledi2986 ปีที่แล้ว

    Maanshas allaah. Macallinka iyo ardaykiisa.

  • @fardosodiriye7544
    @fardosodiriye7544 ปีที่แล้ว

    MashaAllah mr wa reer abtigay somali o dhana wan jeclahay

  • @deqoahmed5640
    @deqoahmed5640 ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @ayanyousef5175
    @ayanyousef5175 ปีที่แล้ว

    Manchallh allahuma barek

  • @sowdaahmed6917
    @sowdaahmed6917 ปีที่แล้ว

    ManshaAllah barakoba idin Alle

  • @sudiyusuf5269
    @sudiyusuf5269 ปีที่แล้ว +2

    Alaha idin barakeeyo reer lindhuhu kufarxaan,haye hee camerada gadaasheedana sidaan isugu wanaagsanaada ,insha alh

  • @hodanhodan8863
    @hodanhodan8863 ปีที่แล้ว

    Mash alaha wallshey waad uu qalaata noloshaa ❤❤❤❤

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 ปีที่แล้ว +3

    ❤m❤sh❤allaah❤allaha❤ubad❤qerqaba❤heydankalsiyo❤wllo❤hmblyo❤

  • @xafsacabdi2056
    @xafsacabdi2056 ปีที่แล้ว +9

    wa edeb darantahy qabiilba ku madax maray wiil iyo gabadha somaliyed oo ilahay naxaris iyo galgacal dhex dhigay qabiil inad kula so orodid jahilnimay ka turjumaysa

    • @amira1438
      @amira1438 ปีที่แล้ว +3

      😂😂😂😂iyada tiktok kuso qorotay abayo video mesha laga soqatay 😂

    • @amiishaaragsan242
      @amiishaaragsan242 ปีที่แล้ว +2

      Iyadabo saas ku qoratey ani xita wa yabey

  • @xaawaluulaa4299
    @xaawaluulaa4299 ปีที่แล้ว

    Masha allaha allaha isku kiin barkeeyo

  • @FoosSharaf-sz6qn
    @FoosSharaf-sz6qn ปีที่แล้ว

    masha allah abayo mcn

  • @KiinCaaqil
    @KiinCaaqil ปีที่แล้ว

    ❤ ilahay ishoodaa ha ka hayo wllo inta ugu cunayaanbaa waaa intaas. Farxad ah. Balse allah kaga filan

  • @kaltuunmohamed9226
    @kaltuunmohamed9226 ปีที่แล้ว

    Masha allaah allaah ha isubarakeeyo

  • @abdalemohamed7342
    @abdalemohamed7342 ปีที่แล้ว

    Masha allh abaayo ninka wa qurux

  • @amxaar
    @amxaar ปีที่แล้ว

    Masha alah dumaashi. Hortaada gadashaada qeyr

  • @user-tf7pf6ue3f
    @user-tf7pf6ue3f ปีที่แล้ว

    Mnshallha

  • @SamiiraMahdi
    @SamiiraMahdi หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @miriamfarah2665
    @miriamfarah2665 ปีที่แล้ว

    Mashaallah illahay ha idin barakeeyo aakhiro iyo aduunba

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 ปีที่แล้ว +1

    Baarakallahu fiikum Ilaahay wax xun idinma tuso

  • @user-lw4uu7zd9e
    @user-lw4uu7zd9e 4 หลายเดือนก่อน

    ❤Mareexaan Sade❤

  • @deeqocaabi4257
    @deeqocaabi4257 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah abayo Hampalyo

  • @user-mo6fj4mr9n
    @user-mo6fj4mr9n ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤

  • @hubaalyare2010
    @hubaalyare2010 ปีที่แล้ว

    Siyaad bare iyo caydiid oo laabta isku furay markaas cml dareema dadka in aay walaalo yihiin ❤❤ adi lee i fahmi karo qofka niyada wanagsan

  • @xaawocabdisalaan481
    @xaawocabdisalaan481 ปีที่แล้ว

    Masha Allah farxadiina ha waarto❤🎉

  • @tokiyomedia4020
    @tokiyomedia4020 24 วันที่ผ่านมา

    Wwwwww

  • @amishpatel7545
    @amishpatel7545 ปีที่แล้ว

    M.a tabarakallah jclkina hawaro

  • @Ridwanmahamud-gm9hy
    @Ridwanmahamud-gm9hy ปีที่แล้ว

    Mashallh lamana qarnigga

  • @SumayoNuuurbaale
    @SumayoNuuurbaale หลายเดือนก่อน

    M.a❤🎉

  • @aishdaud-xm8xo
    @aishdaud-xm8xo ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah farxada hanisiyadiyo

  • @miriamfarah2665
    @miriamfarah2665 ปีที่แล้ว

    Mashaallah MR I fahansiiya

    • @mariza101_
      @mariza101_ ปีที่แล้ว

      😂 ceydid iyo siyaad bare

    • @miriamfarah2665
      @miriamfarah2665 ปีที่แล้ว

      @@mariza101_ ma fahmin maxaa u jeeda siyad bare iyo caydiid walal

  • @ayaanmuuse-mm8eo
    @ayaanmuuse-mm8eo ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤

  • @abdimalikyare7940
    @abdimalikyare7940 ปีที่แล้ว +1

    Maanshaallah ilaahay haisku kiin daayo isku cirooba cimriga isla dhamaysta

  • @user-fo6it1tt1k
    @user-fo6it1tt1k ปีที่แล้ว

    Alaha idinka qabto cadawga raadt naa xumanta nasro waa gabadha ugu asturan gabdhaha isticmala baraha bulshada guulayso walashayey

  • @user-lw5mn6gw1m
    @user-lw5mn6gw1m 5 หลายเดือนก่อน

    M,a🥰🥰

  • @raxmaalixasan4097
    @raxmaalixasan4097 ปีที่แล้ว

    Xamdiyey abaayo waxaan ka mid ahay gabdhaha korimada dhibatada kasoo gaartay lkn hadda kalsooni ayaan abuurtay sidaa kuu bartay wax badan ayaan iska badalay haba ugu badnaato barnamijka kalsonida abaayo waxaa kula talinaayaa tasbiixda badi illahay isku xir

  • @hasnanoordeman5828
    @hasnanoordeman5828 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah Mashallah mar daw wajigisa aya nala tusi dona san filayo marb hadi video gan nalatusay allah isku kin barakeeyo❤❤❤

  • @nimohassan5877
    @nimohassan5877 ปีที่แล้ว

    ❤🎉🎉

  • @mohamedbarre4332
    @mohamedbarre4332 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkk say u weedinaayeen ninkada aaway manta way kuqasbanaantay

  • @user-gr7cd8eg2t
    @user-gr7cd8eg2t ปีที่แล้ว

    M.a xbbti ale haisku kiin daayo ❤❤❤🥰🥰

  • @cabdiqaniahmed6024
    @cabdiqaniahmed6024 ปีที่แล้ว

    m..n😍😍

  • @blueblue5427
    @blueblue5427 ปีที่แล้ว

    Passportka inkaar ayuu qaba

  • @Am-pk3zh
    @Am-pk3zh ปีที่แล้ว

    duqaan gabar yar buu hela 😻

    • @khadraali8373
      @khadraali8373 11 หลายเดือนก่อน

      Xasid ilusubag madhuuqdo

  • @xamdabarkhad8785
    @xamdabarkhad8785 ปีที่แล้ว

    M.a wligay man islahayn nasro ninbay leday alle hysku kiin barkeyo qli

  • @aliyahashkir453
    @aliyahashkir453 ปีที่แล้ว

    Masha’Allah
    Lkn waxeey aheed inuu asagu usoo socdo. Oo meesheeda Joogto.

  • @farhadanolasha9761
    @farhadanolasha9761 4 หลายเดือนก่อน

    👌👌👌👌💖💖💖💖👌👌👌👌👑💫💫❤

  • @drsfarhiahassanmohamud6757
    @drsfarhiahassanmohamud6757 ปีที่แล้ว +1

    Wa iska sidan markey gabar sacada xaaskaga tahy ❤@nasroabtidon

  • @mhassan4506
    @mhassan4506 ปีที่แล้ว

    MR ma fahmin yacni mareexaan miyaa yaab

  • @SamiraXussen-lb5ln
    @SamiraXussen-lb5ln ปีที่แล้ว +1

    Sodhawoow dumaashi bilaneey. Frm. Mj

  • @user-pn6vk1pg8c
    @user-pn6vk1pg8c ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤ko