Gabadheyda Manaal ayaan maanta Marti ku ah chanelkeyga iyo sheeko na dhaxmartay || qosolka aduunka😂

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 1.2K

  • @user-ws9be1eu8c
    @user-ws9be1eu8c 6 หลายเดือนก่อน +190

    Mash allh manal magaceda intan jecladay ado umusheda ah video ka dhex maqlay kadib gabadhayda u bixiyay 😂magaceda manaal❤

    • @maryanrunmayo8784
      @maryanrunmayo8784 6 หลายเดือนก่อน

      P
      9
      L,,.p

    • @Hidanhuda
      @Hidanhuda 6 หลายเดือนก่อน +2

      Ani waxaa ladhaha gabadha habar yarta uahay

  • @KoKoBULLE-its
    @KoKoBULLE-its 6 หลายเดือนก่อน +62

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️🕋🫵

    • @naxariis_badan312
      @naxariis_badan312 5 หลายเดือนก่อน +1

      Sallaallaahu caleyhii wasalam ❤

    • @user-vn1xv9pi4v
      @user-vn1xv9pi4v 5 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw

    • @qadija
      @qadija หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @mustafeawil2217
      @mustafeawil2217 หลายเดือนก่อน +1

      Scw❤

    • @user-fm8ki8bs1c
      @user-fm8ki8bs1c หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw

  • @halimofarah9577
    @halimofarah9577 6 หลายเดือนก่อน +43

    Mashaa allaah tabaaraka laah ilaahay hakuu xafido. Walal maanta markii koowaad iyo markii udanbaysay halkaan soo fariisisid ha kuu ahaato inshaaalaah ilmaha waa hadyada ugu qaalisan oo ugu qiimaha badan. Aduunkaan waa aduunkii ilmaha laga xijaabi lahaa .

  • @zulluufahimagabu6050
    @zulluufahimagabu6050 6 หลายเดือนก่อน +35

    MashaAllah May Allah protect her from evil eyes...Amiin Allahumma Amiin

  • @ASRAAbdi-px4ni
    @ASRAAbdi-px4ni 6 หลายเดือนก่อน +59

    M.allah hoyadeed bay u egtahay quruxdii nasra manalba qadatay😂❤

  • @asiamusemohamud8948
    @asiamusemohamud8948 6 หลายเดือนก่อน +33

    See lagu garanayaah inay jiilka cusub tahay waa ku daaweeyay kulahaa😂mansha'allah yariitaydii❤

  • @saynabelmi7849
    @saynabelmi7849 6 หลายเดือนก่อน +14

    The way she say :" waan ku daaweeyay."
    Gorgeous ❤

  • @Starcabduu96Starcabduu96
    @Starcabduu96Starcabduu96 6 หลายเดือนก่อน +18

    ماشاء الله تبارك الله الله يحفظها ويحميها من كل شر ❤❤❤

  • @caishamaxamed9765
    @caishamaxamed9765 6 หลายเดือนก่อน +39

    Wan ku daweyay kulaaah 😂😂 mash allh manaal yaresey❤❤❤❤❤

  • @NasriinHassan-oh4nl
    @NasriinHassan-oh4nl 6 หลายเดือนก่อน +54

    ماشاء الله منال الله يحفظك من العين والحسد ❤

  • @daganjama8891
    @daganjama8891 6 หลายเดือนก่อน +8

    Mashaalah Tabarakalh Rabiy Hakuu xifdiyo Abayoh Nasra abtidon Alle Haka dhigoh Midi Labdeda Waalid Bariy U noqto manal yarisey

  • @fadumomohamed2113
    @fadumomohamed2113 6 หลายเดือนก่อน +12

    Masha allaah tabarakallaah. Habo ukhtii Nasro gabadha xijaab uxir i.n

  • @xawowadaadofficial2014
    @xawowadaadofficial2014 6 หลายเดือนก่อน +31

    Waaa kawaynaaday Mashalaah waxaan xasuusta markii inta hooyadu kadis ugutimid ayaatiri. Hoooyoooo❤❤❤❤barakalaah ayeeyo soobarbaar❤❤❤❤

    • @faaduma5762
      @faaduma5762 6 หลายเดือนก่อน

      M.a❤

  • @khadroabdi6526
    @khadroabdi6526 6 หลายเดือนก่อน +35

    M.a eedo manalay hooyo karti leh baa ku dhashay say m.a❤🎉

  • @umuh-qm1gu
    @umuh-qm1gu 6 หลายเดือนก่อน +6

    MashaAllah like mother like daughter ❤ aad ayaa isu ektihiin Allahuma bareek

  • @almass12
    @almass12 6 หลายเดือนก่อน +9

    Nasro abaa gabadhan somali maku dhaline sheeg mesha kudhashe say" wlh" cml uhadleso wlh mashallah😂😂

  • @saidalihussein3826
    @saidalihussein3826 6 หลายเดือนก่อน +26

    Asc walal nasro waa ku salaame salaan kadib alle ha idin xafido tan kale madama aad gabdha so galise social media xijaabka ku tarbiyeey meshi ugu haboned waye hade mahadsanid ❤🙏

  • @Nafteedauroon
    @Nafteedauroon 6 หลายเดือนก่อน +25

    Usoo fur hee youtube 😂😂😂 hanaga.qosliseee waba shactiro miiran ta yar masha alah

  • @icc.concepts
    @icc.concepts 6 หลายเดือนก่อน +17

    Inkasto weli yartahay lkn xijaabka ku ababi. Ma sha Allah tabarakallah

    • @kaahoxajiyusuf3611
      @kaahoxajiyusuf3611 6 หลายเดือนก่อน +1

      Hooyadeed baba cijaabki iska daysay !!!!!!!!!!???????

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 6 หลายเดือนก่อน

      @@kaahoxajiyusuf3611 Oo ma tinteeda ama cawradeeda ayad u jeeda???

    • @Msomale
      @Msomale 6 หลายเดือนก่อน

      She's a child let her be a child

  • @hassannoorali2586
    @hassannoorali2586 หลายเดือนก่อน +4

    Mashaalah barakallah martida aad aya loo jecel yahay manalay sodaw.
    ❤❤❤❤❤.
    Inshaalah wish you nasray 1million and above,
    And you deserve that.
    Hambalyo hambayo hambalyo.
    Daaddaalla wuu garaa.
    Intii manka gajeshanyahay guul wa wali walashay sidas ogow yaho🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉.

  • @Sumaya1771
    @Sumaya1771 6 หลายเดือนก่อน +23

    Nasro yar aan aragne mashallah alle haku barakeeyo ♥️

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 6 หลายเดือนก่อน +17

    Manshaallah manaal farid alah ku barakeyo xabibti 😊 soo barbar habo mcn xafidulaah

  • @simanmoha7366
    @simanmoha7366 6 หลายเดือนก่อน +7

    War muqaalka iga dhax bax ha iga soo galinee 😂maantane ayadii la soo qabtay❤masha allah manaal yariisey ayadaa ku nasan doontaa mase wey kaala wareygi doontaa❤❤❤

  • @user-iu8uh3hx7d
    @user-iu8uh3hx7d 6 หลายเดือนก่อน +2

    Manzhalaa alle hakuu daayo Tarbiyada quruxbadan ayaa ka muuqata gabadha yar alle ha xifdiyo❤

  • @ShuushuYusuf
    @ShuushuYusuf 6 หลายเดือนก่อน +52

    Team nasro abtidoon one like 👍

  • @QueenMuniiza
    @QueenMuniiza 6 หลายเดือนก่อน +40

    ماشاءالله تبارك الرحمن الله يحفظها❤

  • @SumayoAhmed-b9j
    @SumayoAhmed-b9j หลายเดือนก่อน +1

    Gabadhan wa iska jeclahay wlhi❤️🥰🥰

  • @ahlamabdiwahab
    @ahlamabdiwahab 6 หลายเดือนก่อน +4

    Tuyaroo wllky dhalay oo 2015 kii dhalatay baa Manaal Abdullahi ladhahaa mnshaa allah waa fariid ayadana hadal aan lagu gaarin ❤mnshaa allah alle hakuu daayo adna

  • @khadrasiciid4044
    @khadrasiciid4044 6 หลายเดือนก่อน +21

    Horaa loo yidhi inani waa hooyadeed😂😂😂

  • @hudaahmed7523
    @hudaahmed7523 6 หลายเดือนก่อน +13

    Masha Allah tabarakallah may Allah protect you habo ❤❤

  • @faadumoahmeth7197
    @faadumoahmeth7197 6 หลายเดือนก่อน +5

    مشاءالله تبارك الرحمن الله يحفظها حبتي الصغيره ❤

  • @user-hi2rs5he4b
    @user-hi2rs5he4b 6 หลายเดือนก่อน +2

    Manaal waa hariid walahi waayo qof intaa leeg sida uma jawaabi karo masha allah abtiyo soo barbaar ❤

  • @hodanfaarax6217
    @hodanfaarax6217 6 หลายเดือนก่อน +7

    Mansha allah manaal habo qali sobar baar abaayo nasro gabar shaflaatahay gabadha yar xijaab uxidh ❤❤❤

  • @kingnasrudeen3245
    @kingnasrudeen3245 6 หลายเดือนก่อน +26

    manal never fails to make me laugh😂😂😂

  • @user-zx1gy9wg2l
    @user-zx1gy9wg2l 6 หลายเดือนก่อน +3

    ❤❤❤ masha Allah ilaahay haku barakeeyo manaal yariiseey habo soo bar baar kor ooo kaalin gal isha bini adaamka alle ha qabto jaceeyl iyo naceeyb ❤❤ riyaadaada alle haku rumeeyo

  • @Healthy2050
    @Healthy2050 6 หลายเดือนก่อน +3

    Mashaallah manual so cute 🥰

  • @raqiaomar4781
    @raqiaomar4781 6 หลายเดือนก่อน +8

    M.a allahum barik manal hbryr kor oo kalingal

  • @zahramohammed9371
    @zahramohammed9371 6 หลายเดือนก่อน +8

    MashaAllah Manaal..kor oo kalin gal habo Mcn ❤..from Kenya with love ❤️ 😍

  • @AfrikaOmar
    @AfrikaOmar 6 หลายเดือนก่อน +2

    Say mnshaallh tabaraka raxmaan habo manaley ilhy haku bar baariyo baari haka dhigo ❤❤

  • @Fathiya940
    @Fathiya940 6 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allha manaal qurux allha ku dayo nasro wax badan ka bartay walhi ❤❤❤❤❤

  • @sihaamita
    @sihaamita 6 หลายเดือนก่อน +6

    Masha Allah nasra iyo inanteedi waan idin salamay ❤🎉

  • @Hidanhuda
    @Hidanhuda 6 หลายเดือนก่อน +5

    Ano hore kugu aha asxaab hadana mudo kadib wan kuso laabtay nasrooy gabadhada masha allah ado meshan tagan waaye

  • @Maysaacooking
    @Maysaacooking 6 หลายเดือนก่อน +2

    Manshallah abaayo cunugta social media ha iska keenin ka qarso awlaada Uma fiicana waa talo walaalnimo

  • @rahmaruun8133
    @rahmaruun8133 6 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allh Tabaarakarraxman Habaryar soo dhawow waana madadaaliseen adi Iyo Hoyadaa❤😂 Ilaahey hanoo xafido

  • @-zahraabdalla969
    @-zahraabdalla969 6 หลายเดือนก่อน +24

    ما شاء الله تبارك الله منال صغيره ربي يحفظك يا رب❤❤❤

  • @xamdaxikma6999
    @xamdaxikma6999 6 หลายเดือนก่อน +6

    Mansha allah tabrka raxmaan nasra iyo inanteeda guulsysta❤

  • @gamilaomar8123
    @gamilaomar8123 6 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha allah maasha allah waa isku eg tihiin maasha allah Ilaahay ha kuu xafido Aamiin ❤

  • @faizacsalam1367
    @faizacsalam1367 6 หลายเดือนก่อน +1

    Manaal gabadheyda aya ladhaha waa 2sano iyo bar wana wareey war badan masha Allah

  • @aminakhadar581
    @aminakhadar581 6 หลายเดือนก่อน +12

    MashaAllah tabarakaAllah ❤️❤️❤️

  • @aanabibrahim5753
    @aanabibrahim5753 6 หลายเดือนก่อน +6

    Masha Allaha walahi waana ga qoslisay😂😂❤❤❤🎉

  • @user-hn1yo9lk9r
    @user-hn1yo9lk9r หลายเดือนก่อน

    Mashallah Manal yarisey Jah Nasroyy Manal igu Salam 😅Wa gabar o Caqli badn Mashalah ❤

  • @ramlaabdiaziz2706
    @ramlaabdiaziz2706 6 หลายเดือนก่อน +2

    Maa shaa Allah tabarakallah Allah ku barakeeyo Manal cadey 🥰🥰

  • @najmanuraciid1045
    @najmanuraciid1045 6 หลายเดือนก่อน +4

    Mnsha allh manal yar habo mcn alle haku dayo weynow o wanaksanow xbb❤❤

  • @fooziyafawaza4526
    @fooziyafawaza4526 6 หลายเดือนก่อน +24

    ماشاء الله تبارك الله أختي الله يبارك فيك ❤❤❤❤❤

  • @hamzeahmetahmet622
    @hamzeahmetahmet622 หลายเดือนก่อน +2

    Ma u jeediin asxaabeyy😂😂

  • @sahroabdullahi9935
    @sahroabdullahi9935 6 หลายเดือนก่อน +2

    ❤ mashallh tabarkalha hbo mcn ❤🎉 allow kudhir❤❤❤

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 6 หลายเดือนก่อน +4

    😂😂😂😂😂 manaal funny waaye Masha Allah ❤❤❤❤❤❤so barbaar habo Insha Allah weenaw oo wanaagsanaw Allah ku xifdyo

  • @iqramahamed2608
    @iqramahamed2608 6 หลายเดือนก่อน +4

    Mash Allah tabarakallah ilahay hadin xifidiyo abayo mcn iyo gabadhayda soo dhawawo habo mcn 😘😘😘😘😘😘😘💋💋💋💋

  • @Nimaraaz
    @Nimaraaz 6 หลายเดือนก่อน +2

    So baar baar edo❤❤

  • @user-sy9jx2mk1c
    @user-sy9jx2mk1c 6 หลายเดือนก่อน +7

    ماشاء الله تبارك الرحمن ❤

  • @Bishaaroabdirisaaq-us3nt
    @Bishaaroabdirisaaq-us3nt 6 หลายเดือนก่อน +6

    M.a M.a M.a manal qurux hbo mcn alle haku xafido

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 6 หลายเดือนก่อน +12

    Masha Allah keep going ❤❤❤

  • @user-fp2gc6ud6n
    @user-fp2gc6ud6n หลายเดือนก่อน +1

    Aayo Macaanto waakusalaamey waagabadhaada❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @isramowliid4231
    @isramowliid4231 6 หลายเดือนก่อน +2

    Mashallha tabaarakalllh illhay ha kudaayo habo macn manaaly ❤ nasra abtidoon walal illhy dar tii ba ku jecelhy ❤

  • @sacdiyosimansiman942
    @sacdiyosimansiman942 6 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allaha abaayo allaha hakuu dhaafo familkaga❤❤❤❤

  • @nazrahusein4596
    @nazrahusein4596 6 หลายเดือนก่อน +4

    Mashallh manaal yariiseey soo barbaar❤😍

  • @umyassir3022
    @umyassir3022 6 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allha ❤❤hooyo yad marki kuso biray xamila Eexed Masha Allha ❤

  • @apdirashiidkamali7756
    @apdirashiidkamali7756 6 หลายเดือนก่อน +1

    Caqliga waa u gabar mareeexan masha allh adeer koroo waynoow oo kaalin gal❤❤❤❤

  • @user-df5tv9of1g
    @user-df5tv9of1g 6 หลายเดือนก่อน +20

    جميلة وذكية جدا ماشاءالله تبارك الله

  • @abdufatahabakaromar4396
    @abdufatahabakaromar4396 6 หลายเดือนก่อน +107

    Nasra mahasheejti

    • @cabdiqanijamac1456
      @cabdiqanijamac1456 6 หลายเดือนก่อน +2

      Mansha alah ilaahay haku xifdiyo habo

    • @iloveallah3519
      @iloveallah3519 6 หลายเดือนก่อน +2

      Ilmaha kadeyso social media Abayo

    • @safiyowarsame50
      @safiyowarsame50 6 หลายเดือนก่อน

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇺🇳🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹👍🇺🇳👍👍🇺🇳🇺🇳🏆🏆❤️🇫🇲❤️❤️❤️🏆❤️❤️

    • @Mustafdaahir-tf8mq
      @Mustafdaahir-tf8mq 5 หลายเดือนก่อน

      ​@cabdiqanijamac1yu4576qUI6669a9456

    • @KawsaMaxamed
      @KawsaMaxamed หลายเดือนก่อน

      8P ggbñ ​@ilom0
      😅jir😂veallah3519

  • @Fawziamuuse
    @Fawziamuuse 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah tabarakallah habo mcnto manaal qurux Illahey haku xifdiyo il insi iyo mid jini hakaa haaayo maaama mcnto ❤
    Manaal Nasro biyo is marin waye masha allah tabarakallah

  • @user-ng7ct8hn7o
    @user-ng7ct8hn7o 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah wallo quruxey gabadha yar social media ka dayso illahay ha xifdiyo

  • @xamdawardhere3922
    @xamdawardhere3922 6 หลายเดือนก่อน +4

    Masha allha manaal habo mcn allha ku xafido ❤❤❤❤

  • @cazmiahmed8
    @cazmiahmed8 6 หลายเดือนก่อน +5

    Markii dhalatay ilaa hada funs ka aahy waxa xasuusta marka samsug sawir ku galeysay oo ayada uurkeda laheyda m.a 😂 soo bar bar habo manal❤

    • @Kajol833
      @Kajol833 6 หลายเดือนก่อน

      Inte ka arka abayo swiradas😂

  • @shukrijama5399
    @shukrijama5399 5 หลายเดือนก่อน +1

    Mansha Allah waa fariid eedo soo bar baar ❤🎉❤❤🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @FatuuhaHassan
    @FatuuhaHassan 6 หลายเดือนก่อน +2

    Masha alaah habo ilhy Haku xifdiyo 2018 e dhalatay wilkeygaa isku facyahin❤❤

  • @HamdaJamac-xu6nl
    @HamdaJamac-xu6nl 6 หลายเดือนก่อน +17

    So barbaar edo ❤❤

    • @nimca5728
      @nimca5728 6 หลายเดือนก่อน

      Hani miyaa

  • @aliaothman5564
    @aliaothman5564 6 หลายเดือนก่อน +30

    Gabadhii hooyadeed haruurka tuntaa ayaduna kala haadinteey taqaan😂
    Manaal yariiseey soo barbaar habo mcn gabadheydi❤ waa nasra oo 5 jir ah😅❤ fariid yar❤

  • @naagnool8113
    @naagnool8113 6 หลายเดือนก่อน +2

    Manaal shactarooley❤ masha'allaah alle riyadaada hakuu rumeyo habaryar mcnto
    Nasra alle ajar haku siiyo waxa tahay hooyo beesaaniyad ah o ilmaheda waqti siiso cunug faraxsan hada aragto waalid fahamsan o u qaboojiya ayuu heystaa halka carurtena qaar waqti iyo in lala shekeysto iska daaye aanan waalidintod xata uga jwbin hadii ay su'aal weydiyan waalidinta qaar waalidnimada waxa ay u yaqaanaan ilmaha in lagu cadaadiyo o logu awod shegto soomaaliyey waalidnimada waxa ay tahay aan barano kahor inta aan walidin noqon waalidnimada wa naxaris iyo naftaadii o alle ku badiyay o kaliya qoysaskena hadey hagaagaan wadankena ayaa macalaa hagaagayo😢

  • @user-qq8ny6hw3t
    @user-qq8ny6hw3t 6 หลายเดือนก่อน +2

    Mansha Allah alle ha xifdiyo 🥰

  • @aslihassan1053
    @aslihassan1053 6 หลายเดือนก่อน +4

    wax dhandhanan aa jeclahay kulaha 😅😂 Wax dhandhanan aa raba ina kariyo

  • @user-vr5uo7ku9o
    @user-vr5uo7ku9o 6 หลายเดือนก่อน +3

    Asc abayo nasro allah idiin wada xafido dhamaantiin insha allah gabdheen xijaabo u soo xiri markasto insha allah

  • @shugrimohammed9499
    @shugrimohammed9499 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha Allah illahay ha ku barakeeyo family qurux badan amina yarabi abayo

  • @Maxamedabdirixman-1234
    @Maxamedabdirixman-1234 6 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah manaal yariisay

  • @HamdiAdam-hh7qp
    @HamdiAdam-hh7qp 6 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah ❤😘

  • @user-fi9po4vw4p
    @user-fi9po4vw4p 6 หลายเดือนก่อน +3

    Masha Allah manaal soo barbaar habo mcn❤

  • @user-pd5jd3hn9r
    @user-pd5jd3hn9r 5 หลายเดือนก่อน +1

    Wan ku daweeyay kulaha afka Ali miyey ka so koopisay 😂😂😂😂😂😂😂

  • @user-kf7my4qs7m
    @user-kf7my4qs7m 6 หลายเดือนก่อน +2

    Masha Allah gabadhan Eedada oo ahay ❤

  • @anzalabdullahi8382
    @anzalabdullahi8382 6 หลายเดือนก่อน +9

    M.a my role model iyo gabadheeda Allah idin xifdiyo❤

  • @user-em4eq9nh2j
    @user-em4eq9nh2j 6 หลายเดือนก่อน +12

    Ma sha Allah hooyo sidaan ayaa lagaa dhahaa

  • @xamdicabdi7230
    @xamdicabdi7230 6 หลายเดือนก่อน +1

    M.a Allh haku dayo abyoo 😊🎉

  • @juweeriyasuleman
    @juweeriyasuleman 6 หลายเดือนก่อน +1

    Masha allah 🎉🎉🎉❤❤❤❤❤habo so waynoow 🎉🎉 nasra keep going huuno aniga manta kusobiray Connel kaga love you qaali ❤❤

  • @drmaandeeqadanxasan285
    @drmaandeeqadanxasan285 6 หลายเดือนก่อน +5

    We kuso qarxisay manaal😂😂😂😂 muuqalka iiga dhex baxa iyo ma I jedin asxabey😅😅😅😅asxabey kana masanoyaa😂😂😂😂

  • @nasteexonalka662
    @nasteexonalka662 6 หลายเดือนก่อน +10

    Waan ku daweyay kulahaa 😂😂😂masha allah manal fani waa walahi ❤

    • @zaki.zk-
      @zaki.zk- 6 หลายเดือนก่อน

      Waa adigoo yar😂😂❤

  • @Laaki-ny4xh
    @Laaki-ny4xh 6 หลายเดือนก่อน +2

    ماشاءالله تبارك الله. الله يحفظكم من كل سوء❤❤❤❤❤

  • @maryamabdallah3904
    @maryamabdallah3904 6 หลายเดือนก่อน +2

    Maasha alaah nasro abtidoon caruurta hasoo gelin midio oo yaaynaan ilmaha aqlaada ka lumin ❤❤❤❤ waa ayeeyo qafka kula heyleeyso kasaar manaal yutubka ascww

  • @ShamisDaqarre
    @ShamisDaqarre 6 หลายเดือนก่อน +4

    Allahuma barik habo mcn 😂

  • @canabbintualbakrimayo4054
    @canabbintualbakrimayo4054 6 หลายเดือนก่อน +4

    ماشاءالله حبوبة ربي يحفظها لك يا رب ❤❤

  • @ladanmohamed4515
    @ladanmohamed4515 6 หลายเดือนก่อน +1

    masha allaah abaayo nasro Ilahey ha kuudeysto❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sahradaahir5204
    @sahradaahir5204 6 หลายเดือนก่อน

    Mashallah Mashallah Manaal Habo Macn quruxdii Nasra Mashalllah Nasra Ilahy Dartii Ayaaan Ku Jeclahy Walhi Waxadtahy Gabdha Quruxbadan Oo Qalbi Wanaagsan Huno Macaan Ale Ha Ku Xiftiyo Adiga Iyo Ubadkaaga iyo Sawjkaga Ilahy maalin ha iila kaaa kulmiyo huno macaaan