WAREYSI KULUL & QAADIID "Hiil Hawiye in la iibixiyo ayey aheed.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • WAREYSI KULUL & QAADIID "Hiil Hawiye in la iibixiyo ayey aheed,sababtoo ah ma dhihin wiilasha Majeerteen qaadka ha iska daayaan"Abukar Cawaale.

ความคิดเห็น • 95

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 23 วันที่ผ่านมา +3

    Qaadku waa musiibada kowaad ee hku habsatay immada soomaaliyeed cawaale horay u soco maasha allaah dadka inta badan hortooda qsbiil un baa yaal marka ha la yaabin kuwa qabiilka kugu riixaya maalin bey wax fahmi doonaane

    • @NurSalad-pc1xd
      @NurSalad-pc1xd 22 วันที่ผ่านมา

      Jaalle cawaale horay u soco,
      Wax fiican ayaad Heysaa.

  • @Ladanabdii
    @Ladanabdii 23 วันที่ผ่านมา +3

    Viva adeer Qaadiid🫡🫡🫡💯💯💯 reer muqdisho hada nahay garabkaga nahay wariye matahay nio mise qaadoole su'aalo xumaa🙃🙃

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 23 วันที่ผ่านมา +2

    Ha ogaadaan hooyoonkasi ilmaha ay qaadka ku korinayaan in ay imahaasi muskulada wadanka ka jirta ka mid yihiin maxaa yeelayqaadku waa xaaraan si xunlagu koriyey hooyooyinku ha qaataan go aan illaahey dartiina ha uga tagaan

  • @shaaficiali1056
    @shaaficiali1056 21 วันที่ผ่านมา +1

    nin kaan oo kale 100 kiisanaba hal. mar ayow kaso baxaa umada ee hala taageero insha allaaho

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 22 วันที่ผ่านมา +2

    Anagoo soomaaliland joogana ayaa u aqoonsan geesi ama heerow

  • @NounareDj-qo2sq
    @NounareDj-qo2sq 23 วันที่ผ่านมา +1

    LEGENDE WAAYE NINKAN OOKLE AYA LOO BAAHAN YAHAY QAADKA IYO WIXI LAMIDA OODHAN MANA FIICNO LKNSE DADKEBA WAX MAFAHMAYAN WAAYE INUU QAADKAN XUN YAHAY CUDURO BADAN LAKA HELAYO MARKA ALLAH NAGA QABTO QADKAN IYO WIXI LAMIDA OODHAN AAMIN AAMIN

  • @mohamednooraden9098
    @mohamednooraden9098 22 วันที่ผ่านมา

    Alle haku karaameeyo sxb go a head we are with you.

  • @XAWOAbdullahi-z1r
    @XAWOAbdullahi-z1r 22 วันที่ผ่านมา +1

    Manshaa alaaah ilaahy habarakeeyo abuukar cawaale

  • @jesssandulle8162
    @jesssandulle8162 23 วันที่ผ่านมา +1

    hope success for you and for the somali people my brother

  • @user-np9gl8ej8v
    @user-np9gl8ej8v 23 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah, kusoco wad gulleysan donta, qaadka wa sun ummada somaliyeed lagu ibtileeyay. Lacagta wadanka o dhan waxay ku baxda qaad kaas oo darogo ah. Fadalan halagu kaco hala joojiyo.

  • @Idaacada1
    @Idaacada1 23 วันที่ผ่านมา +2

    Waad guuleeysaneeysaa wad hadii Alle idmo qaadka inaad diido

  • @MakoAbdi-b9y
    @MakoAbdi-b9y 22 วันที่ผ่านมา

    Mashaalaah qaad wax fiican maha

  • @abdirashidahmed2725
    @abdirashidahmed2725 22 วันที่ผ่านมา

    Wariyuhu waa diyaarsan yahay. Abuubakarna( war ninku magacii waaba kaa saxaye !) waa nin doodda ku fiican oo Tv-yadii UK soo jabsaday. Waraysi heer sare ah !

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 22 วันที่ผ่านมา +1

    Maasha alaah guulayso

  • @TechSiyaad
    @TechSiyaad 22 วันที่ผ่านมา

    Geesi Soomaaliyeed weeye Abuukar Cawaale, Alle ha ku barakeeyo oo haku xafido sxb. Aamiin.

  • @yasiralio3891
    @yasiralio3891 23 วันที่ผ่านมา +1

    Mashallah Allah hakuugu guleeyo

  • @qalinlecilmi947
    @qalinlecilmi947 21 วันที่ผ่านมา

    Soomaali ayaan ahay laakiin cilmi baa iga maqan hadii laigu cadaadshay oo dhamaan bankiyada Soomaalind laiga xabisay Soomaali kuma fiicno baryada go.aanbaan qaatay markii cilmi la.aantayda ashcaartii la iisoo deray shirkatu tawsiid dawladayda ay soo galeen dib udamceen dawlad iihadasha waayey xuquuq raadin iyo cidii hawlaha ila ogaydbaan ku boqday xuquuq raadis baan ahay wax xalin ah oo maaliyad ah Soomaali ila ogtahay majirto waan ugaajooday waan udhintay marka aan helo maal ee aan diido markaa ayuunbaan dambi galay waxba mahayo maxaan ku aamusaa

  • @axmedcabdi-e8q
    @axmedcabdi-e8q 22 วันที่ผ่านมา +1

    qaadiid waan kuwadanaa zxp

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 22 วันที่ผ่านมา

    Maanshallaah, wiilkani waa wiil somaliyeed oo Arkaya in jaadkku yahay Daroogo curyaamisay malaayiin Rag, somaaliyeed ee ha lacaawiyo! Kuwa leh hawiyuu lid kuyahay?waxaanu leenahay Ariyullaahu xoolo, ama. Baraar

  • @cadodoualeh9170
    @cadodoualeh9170 20 วันที่ผ่านมา +1

    Allah ku laqbko

  • @user-hj3fj4ts3j
    @user-hj3fj4ts3j 23 วันที่ผ่านมา

    Qadka waa musiibo lkn waxaa kasii daran darogada sida tabular iyo xashishka oo magalada kusoo batay allaha naga qabto kuwa kenayo iyo kuwa cunaba allaha dhuunta ka qabto🤲🤲🤲

  • @mahadmahamoud5261
    @mahadmahamoud5261 19 วันที่ผ่านมา

    Qaadka waxaa nagu saliday Itoobiya iyo Kenya.
    Amaanka dhulka hooyo yaa sugikara oo aan Soomaali ahayn?
    Cadowga Itoobiya iyo Kenya in dhulka hooyo dhex fadhiyo waa qaa’inimo Qaran.
    Waa in shir guud wax garatada Soomaaliyeed oo dhan ku midaysan yihiin laga qabto Canada.

  • @abudarda00
    @abudarda00 22 วันที่ผ่านมา

    MaashaAllah! Khayr by wadaa ilaahay ha ugargaaro

  • @Unknown-Jdjd
    @Unknown-Jdjd 22 วันที่ผ่านมา

    Qaadiid guuleyso!

  • @kismachannel
    @kismachannel 22 วันที่ผ่านมา

    Maamulka Somali Cuble please please wariyahaan training haloodiro istupit questions ayuu qofwalba uu wareysa anaayo weeydiyaa

  • @husseinismail3525
    @husseinismail3525 22 วันที่ผ่านมา

    Mahdsanid! Hore u soco wll

  • @moiroble92
    @moiroble92 22 วันที่ผ่านมา

    Libaax ayaa tahay sxb waana kugu raacsanahy WLAHI bilaahi...❤❤❤❤

  • @macalimDhahar
    @macalimDhahar 21 วันที่ผ่านมา

    Waa ku taageersanahay Guuleyso

  • @mathszone8025
    @mathszone8025 22 วันที่ผ่านมา

    brilliant

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 22 วันที่ผ่านมา

    Waxaa wax lala yaabo ah in gaaladii iyo mulxidiintii ee jaadka naga joojiyeen si loo badbaadiyo qooysaska Somaalidda. Bal aqristow, is weeydii, maxee Somalidda dowlad ama shacbi uu joojin la’yihiin suuntaas lacagteena dhameeysay

  • @siraajdiin7185
    @siraajdiin7185 22 วันที่ผ่านมา

    Qaadka waa xaaraaam.xasan lacag karaadinayaa markaasta qashin iibiyaaa

  • @wabaxa
    @wabaxa 22 วันที่ผ่านมา +1

    HAWIYOOW WIGIIN HA DHAGEESAN NIN DAAROOD AH WARKIISA
    ABUKAR HAWIYE TURUB BARAY EE NIN YOAJOOW LASOO DIRSAY ISKA LAABO
    WHY AAD YU IMAAN WEYSAY WAQTIGII DUKI FARMAAJO OO UGU OLOLEEN WAYSAY
    NINYAHOOW INTA AAN LAGU WASIN ISKA LAABAY BEENTADA

    • @SomaliaYoutube
      @SomaliaYoutube 20 วันที่ผ่านมา

      Horta hawiyenimada iskadaa anagaa hawiye kulaha ah
      Qaadka iskadaa hadii lagu dhahay
      War kale may leedahay ?
      Teeda kale maanta haduu xatta
      Farmaajo taageersan yahay
      Marwalbe wuu saxan yhay
      Ee qaadka iskadaa

  • @siciidmaxamuud8500
    @siciidmaxamuud8500 23 วันที่ผ่านมา +1

    Mòoryaan guguurte dhuunta kaliyùu waxka maqlaa ilaahey hana dhaafiyo walaahi hadii layiraahdo somaali wey dhamaanasaaye ee lacagqaadoo isaga aamus wuusaxixaa isagaba daa inuu joojiyee marka damiir aan lacag laheyn malahan imaankaa ale kaqaadey marka baraka malahan

    • @sahruja5777
      @sahruja5777 23 วันที่ผ่านมา +1

      Dhaadhaanow Xasan qaad macuno maxaad mooday madaxda balwadalehaa

    • @User-T-c2v
      @User-T-c2v 22 วันที่ผ่านมา

      ​@@sahruja5777 hadun cunin maxu u fasaxay mu adkeysto sida Mudane Farmaajo

  • @user-kc2vw2pi7h
    @user-kc2vw2pi7h 22 วันที่ผ่านมา

    Waxaan joogaa awdal boorama qaadiid garabkiisa ayaantaaganahay

  • @ShukriHaashi-cn5yf
    @ShukriHaashi-cn5yf 22 วันที่ผ่านมา

    Madaxweyne xasan muhiim maahan in uu cuno ixo inhalé laakiin in uu wadanka qaad lakeeno isagaa mas uul ka ah in wadanka inta uu ka cukumo laga vuno jaadka dafku waxey sheegaany waxbaa ka jira in uu macaash ka qaato

  • @abudarda00
    @abudarda00 22 วันที่ผ่านมา

    Kani waeiyahan isaagaba qayilaa baan umaleyn war ninka suaalaha fooxsha xun ka daa

  • @user-zj6xu3cy4x
    @user-zj6xu3cy4x 21 วันที่ผ่านมา

    hiil kaama rabo hawiye jaad haduu ku dhibay adiga iska dhaaf dadka shaqo kuma lihide

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 22 วันที่ผ่านมา

    Jaadka in la joojiyo waa dadaashay laakiin xukun doon ha noqonin

  • @nnpcat625
    @nnpcat625 23 วันที่ผ่านมา

    Wariyaha waxuu U,dhawyahay Wariye Top Ah Maxaad Ka Rabtiin Su,aalahiissa Waa Ok.. lkn Mitka La Wareesanasyo Usheega Inay Jirto Wax Jaatka Ka Daran Oo Ayaa Mahaan Dalka Kusii Badanayaa Mogadisho Khaas Ahaan

  • @hamdibulhan8009
    @hamdibulhan8009 23 วันที่ผ่านมา

    Waa in iskuulada dugsiyada iyo meel kasta looga hadlo dadkana looga digo maxaa yeelay waxa dhumay waa caruurteenii maskaxdoodii qof aan caafimaad qabina waxba ma ahan ama ma tari karo

  • @MohamudAdan-d1i
    @MohamudAdan-d1i 21 วันที่ผ่านมา

    libaax libaax dhaley ina cawaale

  • @yasiralio3891
    @yasiralio3891 23 วันที่ผ่านมา

    Wax walba madaxa ayaa laga so bilawaa xamarna waa madaxa

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz 22 วันที่ผ่านมา

    Hiil hawiye I'm sorry

  • @Abdiyusuf490
    @Abdiyusuf490 22 วันที่ผ่านมา

    KAN ma ladhageystaa wali .
    Tankale wariye xageed ku hasaysaa MW khaad iibiya

    • @Ahmedadow09
      @Ahmedadow09 21 วันที่ผ่านมา

      Mw xasan sh maxamud
      In uu qaadka canshuur ka qaato ma inkirsan tahay
      4.5$ halkii kiilo in uu ka qaato
      Aduunka meel ay ka jirto majirto madaxweyne daroogo ka kanacsado

  • @ArrtanHass
    @ArrtanHass 22 วันที่ผ่านมา

    Kuwan madam mahanadi, anaga hawjya ah wa qolo yar oo tuuga deug dealers ah dowladn8mana was a kama yaaaqaban, kuwan shartooda ilahay hanaga badbaďiýo, haha ugafin hawiye mat danbeb bullshit yad granada yanan wad cuni jirnay ont he yk

  • @solokilimber3818
    @solokilimber3818 22 วันที่ผ่านมา

    Xassan gurgurteh wlah wa criminal wa morryan wlah😂😂 president who do dirty business drugs business 😂😂😂wlah xassan gurgurteh wa morryan morryan dhalah 😂😂😂

  • @yasiralio3891
    @yasiralio3891 23 วันที่ผ่านมา

    Dhalinyarta aan qaadka cunin wey kutageersantahay

  • @ed-kd8ht
    @ed-kd8ht 22 วันที่ผ่านมา

    Xajkaba firash uyaalaa guri guri suuq madoow gabar kushaqeyso guryahoda cadan madoow gaal muslim dalabaad badow masafurin iskulada doowlada dhigta kuwa dhiga ciyalkoda barefad hosyimada dowlada dhigtan kuqusla ardayga isago birima saa aqrinta uukusobartay darbiga guryaha farta eey qoran dheraad ciyalada kale warqado iskulada hortoda lagu qeybina bahluul yaa aqrin karaa ani kadib kuquslaa isdhalilid maxa uaqrisay warqada aqri maxa kaistafiday caay dagal iskuhilis badawgaga badawgeyga gabay xasan ganeey shiil madoow waxbarasho qasab ookale iskubadasho wajiga waji walid keen marqati ximar waa inoo bugra alyom saqiir wixi warqadaha bahlulka soqoray arday kuleyihin magac kartoon darsi cashir yawaxash ah garashadi kaluntaa ana igarar joogta basaborkaan yaaiskaleh ila hada hadi udhofeysid sida qadar inaa tagto gabale hoyo madow lacag siso yaa bahaleyay hadana isla magici hoyada shegeysa lasoxiftinaa hadhow carurtada intixracan dhaqankaga qaain inaa aheed lacag bixiye wadankale tagay lagumeste

  • @user-ys6bp7ob1n
    @user-ys6bp7ob1n 23 วันที่ผ่านมา

    Markii aad xeyneysay raxanweyn karaman

  • @yasiralio3891
    @yasiralio3891 23 วันที่ผ่านมา

    Hadii muqdisho qaadka laga joojiyo gobalada kale wey so racayaan

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 23 วันที่ผ่านมา +1

    Weriyahaan Waa In La Taba-baraa Madaxweynaha Uu Been Ka Sheegay

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii 23 วันที่ผ่านมา

      Hadu kulug laheen muujojiyo

    • @ZakariyeMohamed-i8z
      @ZakariyeMohamed-i8z 22 วันที่ผ่านมา

      Madaxweynaha runta lagasheege wax uusan asi ogeyn wadanka maso galaan kenya qaad keeda waa la joojiye asaga marku imaade fasaxe lugta ugu ween Asa kuleh madaxweynaha

    • @User-T-c2v
      @User-T-c2v 22 วันที่ผ่านมา

      @user Madaxweeyne yaa ka been badan ka tuug badan

    • @handsomeboy8096
      @handsomeboy8096 22 วันที่ผ่านมา

      Madxwayne ayu cayey kulaha. Munan cayne. Hadu caayo xata maxa ayad bu beeniyey wtf. Aderka miya mxdwaynaha

  • @MohamedAli-xy1sx
    @MohamedAli-xy1sx 23 วันที่ผ่านมา

    😁😁😁😁😁😁

  • @Hadiyadaalle
    @Hadiyadaalle 22 วันที่ผ่านมา

    Qabyaliste farmajo marku joge jad kama hadlen hada ka hadle miyaa

  • @user-ys6bp7ob1n
    @user-ys6bp7ob1n 23 วันที่ผ่านมา

    Kaabo ciyaarta qabiilka naga daa

    • @ZakariyeMohamed-i8z
      @ZakariyeMohamed-i8z 22 วันที่ผ่านมา

      Qabiil muusan ka hadlin Ada qabiiliista ah

    • @User-T-c2v
      @User-T-c2v 22 วันที่ผ่านมา

      @user qaadka cuna iska dheh wana legu koriyay iska dheh

  • @ijaaboosoble1320
    @ijaaboosoble1320 23 วันที่ผ่านมา +1

    Hawiye kaliya maa qaadka cuna abuukaroow

    • @User-T-c2v
      @User-T-c2v 22 วันที่ผ่านมา

      Ma dhahin lakin sa rabto u qado

  • @user-ys6bp7ob1n
    @user-ys6bp7ob1n 23 วันที่ผ่านมา

    Qaadka maxaa uga waanin weysay Farmajo in uu iska daayo jaad cunista, Maxaase Farmajo ugu sheegi weysay markuu uxiray walaalkiis in uu xamar kaligii qandaraaska jaad keenosta.

    • @axmadxassan3239
      @axmadxassan3239 22 วันที่ผ่านมา

      Yaa ku dhahay Farmaajo ayaa jaad cuna?

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 22 วันที่ผ่านมา

    stop drama man 😂😂😂😂😂😂stop

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 23 วันที่ผ่านมา +2

    Faqash Been Badan Aa Tahay Farmaajo Wuuba Cunaaye Walaalkiisna, Qaadka Ethiopia Aa Loo Xiray Asagaana Qaadka Keeni Jiray Adoo Ka Hadlaayana Lama Arag

    • @user-dp1fw6qe2i
      @user-dp1fw6qe2i 23 วันที่ผ่านมา

      Kaligiin Caqli leh ayaan u aqaanaa dadka ayuu juholo moodaa maba oga dadku ineey update yihiin

    • @bashkanuurka
      @bashkanuurka 23 วันที่ผ่านมา

      qof xanuunsan aythy nacalaa kudhalaye

    • @user-dp1fw6qe2i
      @user-dp1fw6qe2i 23 วันที่ผ่านมา

      @@bashkanuurka malaha adigaa fiyoow qabyaaladii ku qaado kuma dhigto

    • @saja9892
      @saja9892 22 วันที่ผ่านมา

      @@user-dp1fw6qe2i dalkaan gangigu xukumi.
      Hogaamiye garaabo gada.
      Miyaad u garaabaysaan.
      Dadyohow garaca ku sugan.
      Garaadkiinaa dhamayne.
      Godoon baad ku sugan tihiin

    • @saja9892
      @saja9892 22 วันที่ผ่านมา +1

      Dawlad nimada iyo mooryaanimada isaga kiin qaldane wax barta

  • @abdullabdul8785
    @abdullabdul8785 23 วันที่ผ่านมา

    Qof qaluubta ka xanuusan isma qari karo hadii somalinimada dhab kaa tahay qusuliyada ethopia ee garawe adiga iyo reer toolka xero hadii kale bar madooow ayaa idiinku taaal ugu yaraan damiiir muuujiyo

    • @bashkanuurka
      @bashkanuurka 23 วันที่ผ่านมา

      sidii qof caadiya uhadal isagu maamulka buntland miyuu ushaqeeyaa meesha maamul ayaa kataliyee

  • @hajii2033
    @hajii2033 22 วันที่ผ่านมา

    beenale beenta jooji

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 23 วันที่ผ่านมา +1

    Faqash Kaan Bastar Ka Ah Waa Kii Farmaajo Walalakiis Qaadka Ethiopia U Xalaaleeye Oo Dhahay Qaadka Kenya Inuu Cudur Yahay Qaadka Ethiopia Uu Daaqo Yahay, Nin Kaan Reer Muqdisho Iska Soo Buriya Waa Bastar Cuqdadeysan Oo Qabiiliiste Ah.

    • @ZakariyeMohamed-i8z
      @ZakariyeMohamed-i8z 22 วันที่ผ่านมา +1

      Damerahaga raaco nio qabiil iyo qurun ku wade

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 23 วันที่ผ่านมา +1

    Faqash Kaan Cuqdadeysan Markii Farmaajo Joogay Qaad Ka Wuu Amaa Naaye Markoo Madaxweyne Hassan Yimid Sheekadii QQaadka Uu Bilaabay.

  • @cumarxuseenchannel4732
    @cumarxuseenchannel4732 23 วันที่ผ่านมา +1

    Abuukar ku bartay somalina ku baratay why qaadka uga hadasha xiliga xasan shiiq xilka haayo oo Dan uga hadal xiliga farmaajo? Xiyaali baad ku noshahay dib isugu noqo

    • @saja9892
      @saja9892 22 วันที่ผ่านมา +1

      Xasan dawladnimo kama shaqeeyo waa maafiyo dhac iyo dil waxaan ahayn oo uu keeno ama dalka u qabto noo sheeg soomaaliya kagees kagees buu dab ka shidaa waxaasna waa shuqul gangi isaga iyo xulufada la shaqaysata

  • @user-ys6bp7ob1n
    @user-ys6bp7ob1n 23 วันที่ผ่านมา

    Farmaajo oo qaadka keeni jiray waligaa kama hadlin. Markii madaxweyne Hawiye ah yimaado ayaad buuq bilaabeysaa

  • @wiilohassan3646
    @wiilohassan3646 22 วันที่ผ่านมา

    Tuug beenlow ah jaanka midna waa xaran midna waa xalaal tuug Qabiilayte ah

  • @user-de6lm4wn9c
    @user-de6lm4wn9c 23 วันที่ผ่านมา

    Faqash Bastar Ah Nin Kaan Muqdisho Inuu Sii Joogo Maba Aha

    • @Ladanabdii
      @Ladanabdii 23 วันที่ผ่านมา +1

      Anago reer muqdisho ah tageersan

    • @bashkanuurka
      @bashkanuurka 23 วันที่ผ่านมา

      yuukuwasin adoontii kudhashay wase

  • @HassanAliHassan1960
    @HassanAliHassan1960 22 วันที่ผ่านมา

    Waxaa wax lala yaabo ah in gaaladii iyo mulxidiintii ee jaadka naga joojiyeen si loo badbaadiyo qooysaska Somaalidda. Bal aqristow, is weeydii, maxee Somalidda dowlad ama shacbi uu joojin la’yihiin suuntaas lacagteena dhameeysay