DEG DEG; Xildhibaanada Hawiye oo Muqdisho Ka Bilaabay Arin Cunsurinimo ah & Beesha Daarood oo Dagaal

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ก.ย. 2024
  • DEG DEG; Xildhibaanada Hawiye oo Muqdisho Ka Bilaabay Arin Cunsurinimo ah & Beesha Daarood oo Dagaal
    beesha daarood,afhayeenka beesha daarood,abwaanada beesha daarood,xildhibaanada beesha daarood,taariikhda beesha daarood,xasuuqii beesha daarood 1991,xasuuqii beesha daarood,beesha tanade daarood,beesha sade daarood,beesha warsangeli daarood,beesha harti daarood

ความคิดเห็น • 97

  • @Maria28832
    @Maria28832 22 วันที่ผ่านมา +5

    WALALAYAAL XAMAR WAA LOO SHAQO TAGAYE HAWIYEH CAQLI ISKU YEELO XILDHIBAAN KU SHEEGA DHULKOODA MA MATALAAN MANA TAGI KARAAN DHAQAALO KUGU DARSADEEN MA JIRAANEH KALA CEYRIYA TUUGADA

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 22 วันที่ผ่านมา +3

    Baarlamaanka dhiiqada ah baarlamaankii ugu xumaa abid, taariikh been baaba meesha lakeenay

  • @ShubShib-y2b
    @ShubShib-y2b 22 วันที่ผ่านมา +4

    ARYAA DAMEERAHAAN MAHA FADHIYAAN YAA SOO DOORTAY 😂

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 8 วันที่ผ่านมา

    Asc masha Allah Abaayo waa aruntaa cashurta muqdisho lee laga qadaa waxna loma ongola in ay maa mushaan Gabolka banaadir xaasidka gobolka banaadir cagta ka hoos Amiin yaa Rabi.xasbunAllah wanicmalwakiil

  • @khadija-zy3zc
    @khadija-zy3zc 22 วันที่ผ่านมา

    Wallaahi waxaa wax laga naxo ah, Aduunkan aynu kunool nahay. Carruurta, waxaa lagu baraa.magaca magaala madaxda somaaliya ee muqdisho, markaa ayaa dad wasiiro iyo xildhibaano somaali u ahi leeyihiin Xamar, Anagaa leh subxaanallaah, Ariyullaahu xoolo, cawaaniin ah ee aan xishoonayn!!

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he 21 วันที่ผ่านมา

    Ana iskaleh ana iskaleh ana iskaleh iyo barlaman sidaaaaan ah 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @MohamudAdan-d1i
    @MohamudAdan-d1i 22 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay kayaab ina jeyte xoolo mogadishu cid cuntay maleh.

  • @Shams-yb2ui
    @Shams-yb2ui 22 วันที่ผ่านมา +1

    Banadır cida leh in laga murmaba qalad ah, deganan lahaasho ma aha,

  • @toosin
    @toosin 22 วันที่ผ่านมา +3

    Baarlamaanka dad aan u qalmin aa ka buuxo, oo aan Aqoon laheyn. Qofka Aqoonta leh, markuu hadlayo, si aqoon iyo caqlii, ku dhisan uu hadlaa. Qof Aqoon leh ma xintamo.

    • @toosin
      @toosin 22 วันที่ผ่านมา

      Hadey yihiin dad aqoon iyo caqli leeyihiin. Ajendahooda wuxuu noqon lahaa, ( Dood) Sidee loo mideyaa canshuuraha wadanka, sidee loo qeybiyaa canshuuraha hay'adee maamuleyso. Canshuurta qeyb waxaa leh Gaashaandhiga mid cir iyo dhulka, hay'adaha wadooyinka, wasaarada caafimaadka iwm. Ma'aha iney canshuurta ku dhacdo shaqsi. Canshuurta waa iney maamulaan Xafiisyo gooni ah oo ay leedahay hay'ad kasto. Ma'aha iney ku dhacdo akoon ay madaxda ay leeyihiinWaa ka xumahay, iney u doodaan sida dadka

  • @AbdiXafid-ur6he
    @AbdiXafid-ur6he 21 วันที่ผ่านมา

    Sidaaaaa sidaaaaaan iyo 2024

  • @user-fk2pz3sd5s
    @user-fk2pz3sd5s 22 วันที่ผ่านมา +4

    Caasimada halaga dhigo Galkacyo howsha wey degeysa

    • @wondroussoul5414
      @wondroussoul5414 22 วันที่ผ่านมา +1

      Ilahay ayan ka magan galay galkacyo xaafad xaafad aya loo kala dagan yahy qabyalad awgeed

  • @ahmedomar982
    @ahmedomar982 22 วันที่ผ่านมา +1

    Amiin Jeeeoow maanta runtoow sheegay

  • @salmaanahmed2328
    @salmaanahmed2328 22 วันที่ผ่านมา +2

    Yaa ku dha ah Moaqdisho Meela Badana Luqaado Somalian iyo Pulaan Ha Xorooyoyo

  • @qaansoroobeedmedia2549
    @qaansoroobeedmedia2549 22 วันที่ผ่านมา

    Walle xilbaanidiii waxey noqdeeeen sidiiii dhalli yaradda tiktok😢😢😢😢😢😂😂😂😂

  • @siraajdiin7185
    @siraajdiin7185 21 วันที่ผ่านมา

    Waa casimada somaliya qofna malahan muqdusho

  • @aminaahmed5903
    @aminaahmed5903 22 วันที่ผ่านมา

    Nagtu ben badanaa xildhibana kushega oo dhan waxaa lacagtoda bixiya dowladaha ay u shaqeyan ee shisheye

  • @Safethepeople
    @Safethepeople 22 วันที่ผ่านมา

    Asc Bismilaah, Aloow Ale Saanmaa noo danbeesay 😂😂, kuwaan sheeko fadhiku dirir meesha kuhaayaan

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 22 วันที่ผ่านมา

    Dadka Her Muqdisho walahay wa nasab Darod iyo dir iyo Raxanwayn inta laguma noladen wale wa dad nasab ah ana ah Darod waxan markhati ka ahay in ay nasab yihin

  • @makohassanyusuf840
    @makohassanyusuf840 22 วันที่ผ่านมา +1

    Nin walba gobolkiisa ha aado dulmiya idiinka bate hadii kale martiya tihiin ee martinimada edeb ku jooga

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 21 วันที่ผ่านมา

    Xamar Joogis bay kaa rabtaa, unukaa leh war lee maa la wadaa

  • @abdiwalimohamed2607
    @abdiwalimohamed2607 22 วันที่ผ่านมา

    Canshurta laqaado muqdisho lugamabixiyo mushaarka xildibaanada. Mushaarka xildibanada waxaa bixiya Norway

  • @XaawaXirsi
    @XaawaXirsi 22 วันที่ผ่านมา

    Waa cajaladii ugu dambeysey ee dalka lagu kala tuurayey waayo kuwan meesha ka qaylayey iyo kuwa maamulgoboleedada ee mideynta dhaqaalaha dalka hortaagan meelqudha ayaa laga soo direy.

  • @AbdikhadirAbdiBarre
    @AbdikhadirAbdiBarre 22 วันที่ผ่านมา +3

    Dadkii aan dirsanay waa kuwaa isku dagaalayo gobolkaan anigaa u badan iyo anigaa u badan

    • @KhadijaMuuse-g3m
      @KhadijaMuuse-g3m 22 วันที่ผ่านมา +1

      Aqoontooda ayaa gaaban😢

  • @munahussein9687
    @munahussein9687 22 วันที่ผ่านมา

    Gobalka waqoye iyo budlad iyo ita kale Oo Gobolada Oo dhan laga qada

  • @faatihfaatih3398
    @faatihfaatih3398 22 วันที่ผ่านมา +1

    Daayeerada. Xaruunta. Gsslnimada. Somaliya. Waad ka carRidontaam

  • @abdiomer9214
    @abdiomer9214 22 วันที่ผ่านมา

    mawaxanaa baarlamaana, maantana mawaxay gaadhay muqdisho lahaansheheeda in lagu murmo, halkii umada wax udana looga hadli lahaa taasi waxay cadaynaysaa waxa uu yahay hogaamiyaha wadanku iyo caqligiisa.

  • @ahmedomar982
    @ahmedomar982 22 วันที่ผ่านมา

    Somaliland Raxan weeyn Qarax ayeey dadkii ku laayeen Hawiye misana dowladeey ku jiraan

  • @libanmuude6273
    @libanmuude6273 17 วันที่ผ่านมา

    baarlabaanka hala soo wada xero unukaa lee iyo sheeko mee keee neen😂😂😂😂😂

  • @abdikarimmohamed6400
    @abdikarimmohamed6400 22 วันที่ผ่านมา

    500 qarni muqdishow maba jiirin duur bey eheday

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 22 วันที่ผ่านมา

    Cawdubila xasan dhiqo dhaley wa dhashisi 😂

  • @YaaHoo-f3d
    @YaaHoo-f3d 22 วันที่ผ่านมา

    Maxaa cunsiri nimaa waa rutood

  • @honestyfirst2165
    @honestyfirst2165 22 วันที่ผ่านมา

    Adoo hargeisa aadhin karin, muqdisho haka hadhlin

  • @user-zj6xu3cy4x
    @user-zj6xu3cy4x 21 วันที่ผ่านมา

    badnaan xey taree sab maa la cunaa eelaay wiiq

  • @adenhusseinmohamed2980
    @adenhusseinmohamed2980 22 วันที่ผ่านมา

    Waxaan ma baarlaanbaa mise waa fadhikudirir???

  • @ibrahimmahmoud8860
    @ibrahimmahmoud8860 22 วันที่ผ่านมา

    Koonfur galbeed weey ka tuugsadan mida kale konfur galbeed ma qabiilba soomali ayay ka kooban yahiin

  • @user-wk8lz2cy1c
    @user-wk8lz2cy1c 22 วันที่ผ่านมา

    Her Mudisho wa nasab inta ay dadka so dhaweyen qabil kale ama magalo kale maysan yeshen o laguma noladen runti ben yan laysu shegin

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 22 วันที่ผ่านมา

    Waxaanaa xildhibaan koofur galbeed kasocda wasaq been badan

  • @franklingohe6681
    @franklingohe6681 22 วันที่ผ่านมา

    Warya kubaan ba muqdisho qabsatay dad isku dhiig joogaan

  • @AbdullahiSheba
    @AbdullahiSheba 22 วันที่ผ่านมา

    Kuligood waa tuugo aan ilaahey ka cabsanin

  • @jamayasin2155
    @jamayasin2155 21 วันที่ผ่านมา

    Iska soo cayriya Martida

  • @ayaanlecabdiraxman3568
    @ayaanlecabdiraxman3568 22 วันที่ผ่านมา

    War dawladnimo inooma dhawee kala taga xamar anukaa leh waa masiibooyinkeenii hore xamar asal ahaan waxaa lahaa gibil cad sida baraawe berbera saylac iwm dadkii lahaa carab iyo yahuud ganacssato ah ayaa dhistay soomaalidu ugaadhsato ayay ahayd

  • @cimraanbanibraahim9413
    @cimraanbanibraahim9413 22 วันที่ผ่านมา

    sax

  • @abshir2010
    @abshir2010 22 วันที่ผ่านมา

    Waa yaab parlamankeena haduu saan yahay sidii maqaayad fadhi ku dirir ah dalkeena yaa u maqan.

  • @Khadija-zx2fz
    @Khadija-zx2fz 22 วันที่ผ่านมา

    Waaarun

  • @CaliAxmad-c2q
    @CaliAxmad-c2q 22 วันที่ผ่านมา

    Waxaan leyahay xil dhibanada somala dalkan wakilal itobiya ah ee ays daali nina samir iyo ii maan dalkan wa ini daayay

  • @Khadija-zx2fz
    @Khadija-zx2fz 22 วันที่ผ่านมา

    Waaallgaqaada

  • @MedIbrahimidrissIbrahim
    @MedIbrahimidrissIbrahim 22 วันที่ผ่านมา

    Wala arka somalida inay duntay

  • @Abdullahi-k4x
    @Abdullahi-k4x 22 วันที่ผ่านมา

    Buuq bulaan dowladnimo daciif ah yaahuu

  • @alisaidmohamed6413
    @alisaidmohamed6413 22 วันที่ผ่านมา

    D amin jeesow miyir waxaa ugu danbaysay waagii f iyo farmaajo ee wuu khafiifay

  • @alijama6723
    @alijama6723 22 วันที่ผ่านมา

    KUWANI HADA MA BARLAMAAN KII SOMALIDAA MISE WAA DHALIN YARADA BARAHA BUL SHADA NAGU MAAWEELISA HADAY BAAR LAMAAN YIHIIN UDUCEEYA HADAY DHALIN YARADA BARAHA BULSHADA YIHIINA MAAWEELADA NOOSOO BADIYA

  • @user-ow5gq8si9u
    @user-ow5gq8si9u 22 วันที่ผ่านมา

    Hawiye gargoote midgan fota madobe

  • @mowlidadarre2878
    @mowlidadarre2878 22 วันที่ผ่านมา

    Mugadhisho caasimada dalka hala keeno qorshihii looga bedeli lahaa si meel kale oo dalka ka mid ah looga dhigo caasimad dadka

  • @suweysgas
    @suweysgas 22 วันที่ผ่านมา

    Norway aa bixiso mushaarka xilmadhibaanada cashuur xamar laga qaado lama siiyo been baad sheegaysaan inkaar niigu dhacadaye adinka dalka duminaayo

  • @BAYUTADOW
    @BAYUTADOW 22 วันที่ผ่านมา

    Hawiye waa tuugo

  • @khaalidqeys1653
    @khaalidqeys1653 17 วันที่ผ่านมา

    Max lodhibin budaalan iyo jubalan max lobixin wayo wax badaan baya buudalan baixisaya haad no isku tashada ❤❤😂😂 by by by sheko ba haasan

  • @abdimuse6945
    @abdimuse6945 22 วันที่ผ่านมา

    Shaqadii loodirsaday
    Garan maayaan waxa
    Laysku haystaa waxan
    Loodirsan hadaba sharciga
    Wadanka iyoumada somaliyeed baad meteshaan
    Fadhi kudirir baa loibedelay
    Waa dad jaahiliina wax ala
    Wixii wadanka oo dhaqaala ah
    Ee soogala yaa xamar
    Laqaata dawlad maad
    Socod siisan si gobalada
    Cashuur laaga keeno

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 22 วันที่ผ่านมา

    waxaba xamar baa dib loogu cunaa yaay wax uqabtaan xildhibaanadu bal hal heshiis oo aay saxeexeen nookeena kii turkiga oo iyagoon akhrin baay ansixiyeen bal hada wuxuu ahaa noosheega heshiiskaa aad saxeexdeen mooryaan abaga nama matashaay iska shaqaaysta

  • @yahyeomer6595
    @yahyeomer6595 22 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂 Wlhi Baarlamaankii Soomaaliya wuxuu isoo Xasuusuyay Maqaayad Faeji ku dirir La dhaho Benadir Coffee oo Helsinki Ku Taala qaabka Loo doodaayo iyo walba qofkii Helsinki degan kolay waa yaqaanaa 😂😂😂😂 Viva somalia Hanoolaato😂

  • @Xuseenaadan-nl7im
    @Xuseenaadan-nl7im 22 วันที่ผ่านมา

    Sar ayaa xamar iigu taalo ayaan lacag ka baxshaa islaanta ma sarta ayaa laga soo doortay ee gobol ma metesho sidaas ayaan u fahmay😂😂😂😂

  • @aminahussein-hassan522
    @aminahussein-hassan522 22 วันที่ผ่านมา

    Nacalaakugu talo she been badanaa 😂😂

  • @AbucarNoor
    @AbucarNoor 22 วันที่ผ่านมา

    Marti edeb leh noqda

  • @sihamxusen4809
    @sihamxusen4809 22 วันที่ผ่านมา

    Alla maxaa been leysku sheegay xamar waa caasimad lkn lahaanshaheeda hdl kama taagna adeer ee gobolki lagaa soo doortay ka soo qaad canshuurta kadib ayaan bixineynaa tanakle caasimada faa iido kuma qabno dhib maahe wlhi nagaba rara

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 22 วันที่ผ่านมา

    Jaahiliintii soomaali u weyned ayaa xildhiban laga wada dhigay hal iyo laba maahane dadka ka hor leexda waxba Uma haysan shacabka fowdo

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 22 วันที่ผ่านมา

    xamar unukaaleh waxaay maraaysaa in hawiye siikala sheegtay waataa qabyaaladii halkaa maraaysa hawiye caqlimalaha ee waa inlaga raraa caasimada xalkale majiro

  • @ahmedjama8879
    @ahmedjama8879 22 วันที่ผ่านมา

    Madaxooda dadkaan xaar baa ka buuxa 😂

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 21 วันที่ผ่านมา

    Unukaa leh

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 22 วันที่ผ่านมา

    Geedkaas Ikahadheer Ajuuraan kulahaa😂!
    Magaca Muqdisho waxa uu kuyimid “muqadis” waa kalmo carabi ah. It was city of the “mosques”
    Read the book written by Ibnu Batuuta😊
    Waa dhul Soomaaliyeed! Hadaa isbaarooyinka iskuhaysataan hada, taas waa shawadiina😊
    Danyarta dhibka halaga dhaafo lacanad baadtihiin😊

  • @Maria28832
    @Maria28832 22 วันที่ผ่านมา

    WARYAYA MOQDISHO USC HAWIYEH LEH EE BEENTA KALA TAGA BADANE HAWIYEH LEHE RAG MUJAAHIUDIINTA USC EE XOREYSTA LEHE HABARTA FOOS CAASIMADA LABAAD SOMALIA HARGEYSA ISAAQ SNM BAA LEH MANA TAGI KARTID CALANKAAS BULUUG LAGAMA OGOLA 34 SANO KA DIB BEEN BAA HEYSANEH XILDHIBANO TUUGO TIHIIN DEEGANKINA KALE AADA TUUGO

  • @TmmmChcc
    @TmmmChcc 22 วันที่ผ่านมา

    Baarlamaanaw shacab baad matalaysaane wadaniyadu ha,idin ku waynaato qabyaaladuna hadhacdo shacabka soomaaliyeed qabyaalad way kadaaleen kor bay uga bexeen wadaniyad baa la,idinka rabaa iyo inaad lashaqaysaan wadaniga daacada ah dalka iyo dadka ushaqaynayah Una cadaalad soorayah maya qabyaalad hadhacdo qabyaaladu

  • @alijama6723
    @alijama6723 22 วันที่ผ่านมา

    TIKTOK GII BAA SOO GUUREY OO KURAASTII MASH QUUL KA DHIGAY

  • @user-fr8kw7vy9m
    @user-fr8kw7vy9m 22 วันที่ผ่านมา

    mushaharka ma xamar baa laga bixiyaa beenta joojoya adeer mushaharka aduunkaa bixiyee mooryaantaay

    • @Maria28832
      @Maria28832 22 วันที่ผ่านมา

      Mooryaan adaa ah tuugo maxa igu darsatey

  • @user-nj1dy1kl8t
    @user-nj1dy1kl8t 22 วันที่ผ่านมา

    Shacabka la isku heysto oo qabiilka loo Kala jiidanaayo Waa in ay dantooda gartaan oo aysan Ku raacin ninxun oon Alle idinkaga baqaneynin aadnan dooran aabahaba ha dhalee xisbu sheydaan Nin ka tirsan oo adiga iyo ilmahaaga mustaqbal la'aan idin dhigaya haso doranina oo odayaasha lacagta lasiinayo ha laga fijignaado Waad u jeediin in gaari iyo guri la canshuro iyo cuntadoda oo dakadda lagu Soo canshuro oo awalba sicir barar Ku riday , haddana intii u hartay oon ciddiisa Ku filleen larabo in la canshuro hadda Waa hanoolaan waxa qarkeed intaad isdishaan hakorin Nin kibray dantiina garta shacabow waxba yaan qabiil la idinku beer laxawsan .siiba dadka banaadir Ku nool Isma hurtoy heys haleyn .

  • @HamzaRashadMussa
    @HamzaRashadMussa 22 วันที่ผ่านมา

    Hooyadood bay casimad u tahay mesha qaraxa. Badan reer telegram siilka hooydiin wasa lahaanshaheeda yaa raba Ciyaal Amisom

    • @Maria28832
      @Maria28832 22 วันที่ผ่านมา

      Waryaa ada u baaham moqdisho ee reer tuulo edab ku jooga

  • @AbdiEgueh-td5by
    @AbdiEgueh-td5by 22 วันที่ผ่านมา

    Dameerkii isgaadho xamar matalo isgoolada waa bilaalacag ninkii sidaa lahaa waa dameer uqdadeysan oo aan aqoon waxa lagahadlaayo iyo shaqadiisu waxaatahay mayaqaano

  • @subraarm4381
    @subraarm4381 22 วันที่ผ่านมา

    Alla Yaa yaqaan waxay ka yihiin Reer Awdal Magacan Isaaqland Naagtaad Indhaha rogrogaysa ee Fariida isku haysta Caasha iyo Koos midka tahay lama yaqaan.
    Xamar waxaad u joogtaan Alshabaab inaad ku quudisaan si hay u layso dadka Reer Muqdisho.

  • @Abdulahi22222
    @Abdulahi22222 22 วันที่ผ่านมา

    wasiir isports ayaa hadlaya yaab war waxaan yeey matalaan yaab

  • @user-on4vp8yn7w
    @user-on4vp8yn7w 22 วันที่ผ่านมา

    Ader kuwan waxba lagama sugaayo waa been naale iyo kal kaa kiisa

  • @NoOne-x9e
    @NoOne-x9e 22 วันที่ผ่านมา

    Cashuurta dibaad u cuntaane meeshani iskaga taga idinkaba ku moole xamar xaarkiina idima rabto waad wada ogtihiin been been baad isugu sheekaysaan.

  • @salebanomar76
    @salebanomar76 22 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂XAMAR HAWIYE WAA LOO SOO SHAQA TAGAY QARAX DIL BIREYN SHIRQOL QABRI BOOB LACAG BOOB DHUL BOOB VILA FAMILY CALI GAAF VILA ALSHABAB ROOBOW CALI DHEERE KARATAY TIKTOK IMARAD XASAN SHEIKH 1991DII AYAA LOO NOQONAA DAGAL SOKEYE GAALO IYO YAHUUD ETHOPIA KENYA 🇰🇪 JAAD SUN AH 😂😂😂

  • @AbdullahApshir-gb1wi
    @AbdullahApshir-gb1wi 22 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @qasimsharif24
    @qasimsharif24 21 วันที่ผ่านมา

    adeer muqdisho waasax haawiyahaa iska leh inta kale marti edeb leh ha ahaato from.puntland

  • @maanshaallah8752
    @maanshaallah8752 22 วันที่ผ่านมา

    Xamar unuka leh goormaan kabaxayna ila xasan dal xaraashe iyo kooxdiisa dalka halaga badbaadiyo

    • @Xuseenaadan-nl7im
      @Xuseenaadan-nl7im 22 วันที่ผ่านมา

      Kuwaan halkeey joogeen markii hogaamiye kooxeedka xamar Ka talinaayeen naxariista hawiye ayaa heerkaas gaarsiiyey ineey hawiye dhulkikiisa Ku qabsadaan😂😂😂

  • @user-zj6xu3cy4x
    @user-zj6xu3cy4x 21 วันที่ผ่านมา

    xamar unukaa leh

  • @bby6
    @bby6 22 วันที่ผ่านมา

    Beenaale yaal munaafaqiin jahilin badawin you are primativ people they are uneducated people amusa xayawan yahow isu tagay

  • @user-fk2pz3sd5s
    @user-fk2pz3sd5s 22 วันที่ผ่านมา

    Ca

  • @geenyodila9095
    @geenyodila9095 22 วันที่ผ่านมา

    Jaahiliintii soomaali u weyned ayaa xildhiban laga wada dhigay hal iyo laba maahane dadka ka hor leexda waxba Uma haysan shacabka fowdo