Hanoolaato you found the main Man who is behind the connection of two Brprhers. Ninkan He deserves to be President of Somalia 🇸🇴 Pls Brother don’t be shy anymore run for this post you are deserving of it. I don’t l know your tribe I don’t care to know what I know is you are a good Man who went and up and for His People and Nation. May Allah protect you from all ills Amiin. #PresidentRaage #2022 let’s go!
Bro knowing someone's tribe dont make them deserve to be president of Somalia plus u need campaign fund and not many people have it and if country fund it they want something in return keep that in mind nothing is free
ماشاء الله تبارك الرحمن الله أكبر و صل وسلم على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعي بارك الله فيك يا آح محمد الله يفحطك جزاك الله خير الجزاء آمين يارب العالمين 🤲🙏
Asc soomaalyeey horta ninkaan aan u duceyno aad iyo aad ayuu u mahadsan yahay aaxaan aniga jeclaan lahaa in in soomaaliya looga dhigo madaxweyne ama raisal wasaare abaalkiisa alaa gudkaro
Masha alla wiilal sidaan u qaali ah oo waxtar leh inay Somali wali ka danbeeyaan waan ku faraxsanahay. Allah waxaan ka baryaa in wiilal sidaan ah oo soomali nimada ku danbeyso in alla noogu dhiibo madaxtinimada soomalia.
Mudane mahamed allah yaxfidag miisaanka xasanaadka allahaa kuu saaro waxa tahay halyeey dadkiisa badbaadiyay allah ha ka jazaa.siiyo janadii udgooneeyd allaha ku geeyo aamiin
Xag ilahay bad ka helaysan Arintah sih loguh gurmadoh umadah Abaruhu ku habsaden kuwan wixii umadah lo so Arurisen bay hoteloh ku dhisten hadan tusaleh ka siyoh sodon jir hsystah
Ficlan wa geesiga an la shacinin ilaahay qofna wanagiisa kama dayacayo allah janadiisa guri ha kaga dhiso wax weyn oo adan ku faanin ayad qabatay hay adas wey jirtaa ilaa hada dad yar ayaa wax ka qaata soomaali doolar la ordaysana wey arken hada oo markay wax iibsanayan dhahaya doolar ku sheeg wa meeqa marka hada waxa lo arkaa somaalida in ay ayagu sameyan dolarka
Maasha allah ilaahow kuu abaal gud aaqiro iyo aduunba qof aan wax qaban karin ma jirto laakiin dhalinyarad waxaa ay mashquul ku yihiin TH-cam iyo tik tok maasha allah ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Wiilkan wax aan ku macneeyo walaahi maa aqaan.laakiin waxan ku rajeynaa aduunka aad ku libanto aaqirona janada insha Allaah
أللهم امين يارب العالمين 😭😭
Well Done Mr Raage.Dadaal intaas ka badana Insha Allaah mustaqbalka waa lagaaga baahan yahay.
Good job!.
Xiriirka cusub dheh ayaan le
Turkida iyo Somalida waa qoto dheera ilaa dowladii cusmaaniyiinta ayuu gaarayaa,
Alla haka ajarsiiyo Mr.raage
Shaqo qaran ayuu qabtay.
Tariqda kuxusidonta Mr raage
Wa wajibad kasaaran dadkaga iyo dalkaga Mahadsanid
Masha Allah walaaal Rage uma baahnid sheeg sheegida dadka. Lkn Allah swt ayaan kaaga baryayaa inuu kuugu arsaaqo Jannatul firdowsa Aclaaa Amiin
Hanoolaato waad ku mahadsan tahay sida qiimaha leh ee aad umadada ugu soo gudbisid warar xaqiiq ah
somalida wax isuma ogala oo waa shisheeye kalkaal waa uu mahadsanyahay maasha allaah dad badan ayaa badbaadisay illaahay hakaa ajarsiiyo waxaa jira kuwo hadii xornimolagasheekeyo qaylinaya guulayso
Raage taariikh the somaliyeed ayaa kuxusi doonto e hore usoco adoo kale waloo bahanyahye waligaa haka daalin wax qabadka ummada somaliyeed🇸🇴🇸🇴😊😊😊
📌In badan baan so sabray maanta i gaarsiiya *1K* imika waxan maraya *980* .Allah idin barakeyo 👍🕋🔝
Umuruweyda 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴😭😭😭😭😭😭😭😭😭tnkz walaalkey ajar alaha kaa siiyo amiin 🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Khayr Allaah ha siiyo wll kaan qaaliga ah adigan sidookale thank you brothers my Allan reward you fi dunyaa wal aakhira
Hanoolaato you found the main Man who is behind the connection of two Brprhers. Ninkan He deserves to be President of Somalia 🇸🇴 Pls Brother don’t be shy anymore run for this post you are deserving of it. I don’t l know your tribe I don’t care to know what I know is you are a good Man who went and up and for His People and Nation. May Allah protect you from all ills Amiin. #PresidentRaage #2022 let’s go!
Bro knowing someone's tribe dont make them deserve to be president of Somalia plus u need campaign fund and not many people have it and if country fund it they want something in return keep that in mind nothing is free
ماشاء الله تبارك الرحمن الله أكبر و صل وسلم على سيدنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه أجمعي بارك الله فيك يا آح محمد الله يفحطك جزاك الله خير الجزاء آمين يارب العالمين 🤲🙏
Asc soomaalyeey horta ninkaan aan u duceyno aad iyo aad ayuu u mahadsan yahay aaxaan aniga jeclaan lahaa in in soomaaliya looga dhigo madaxweyne ama raisal wasaare abaalkiisa alaa gudkaro
Jazaakallaah kheyr hor illaah baad kahelee aqii
Mashallaha waa halyaygii soomaliyeed allah ugu gargaaray somaliyeed inay maanta Ay gaarto Soomaliya meel sareysa oo sabab allah ugaga dhigay in ayna heshay walaalo garab taagan ka damqaday dhibtooda iyo baahidooda jecel maanta Soomaliya in ay ahaato wadan iskufilan, Mohamed aad ayaan ugu farxay maanta inaan ogaano shaqsiga Qarsoon oo maanta aan kaa baranay Inaad wadan kaaga wax weyn maanta ay ku faaideen in allah sabab kaaga dhigay aad ayaan kaaga mahad celinaynaa ugu horeyn allah ayay u sugnaatay mahadaas kadib mahada kale waxay usugnaaty adiga oo mohamed Ah iyo waliba wadan ka Turkiga 🇸🇴🇹🇷👏👏
Muxamed walaal waa dadaashay rabbi baan kuu weydiiyay inuu ku xafido madax wanaagsana rabbi baan weydiisanay mahadsanid Aamiin yaa Allah
Alx mashaa allah waa howl wanaagsan
Jazakallahu qeyr wll
Alle Ajir iyo xasanaad haka siiyo🥰
Abdiwali cali gaas ayaa garsiyeey illahay kabaq
@@hawoxassan8343 meeshaha iigaga bax🤢
@@hawoxassan8343 walaaley noo sharax sidee buu u gaarsiiyey?!!!
@@akh8501 hanoolaato ma qabiilkiisa taariikhd ee yaan laheyn u radiiyanayaa
@@akh8501 Abdiwali cali gaas ayaa raysulwasaare ah ahaa dowlad magaced ayuu handla ayeey sidee shaqayi dowlad ula hadlay Abdiwali cali gaas taariikhdisa u daaya.
Xaaladda soomaaliya ayaan gaarsiiyey dheh, ha dhihin xiriirka turkiga taariikh fog ayey soomaaliya ku lahaayeen dhimayaashii saylac taleex, xeebaha xamar ilaa baraawe, kismaayo ayagaa dhimayaal badan ka sameeyey 100 sano ka hor.
Waad saxantahay wll waxay hadalhays ulahaayeen CUZMANIYINTI DAWLADA CISMANIGU WAXAY ISKU JOOGTAA
BERBERA ILAA MARMARA
hhh taas lagama hadlayo barnamijka dhagasya masibad tihin wxaa laga hadlaya 2011 iyo qaxotiga iyo xirirka cusub somalia turkiga cawan somali maryooleey
Masha alla wiilal sidaan u qaali ah oo waxtar leh inay Somali wali ka danbeeyaan waan ku faraxsanahay. Allah waxaan ka baryaa in wiilal sidaan ah oo soomali nimada ku danbeyso in alla noogu dhiibo madaxtinimada soomalia.
Allah cimriga iyo caqliga haku siyaadiyo
Masha Allah Ayaanle. habo shaqo wacan yaad soo gudbisy. Waad ku masantahay in aad geesigaan nabarto. Habo waanka faloon barnaamijkaaga insha Allah
جزاكم الله خيرا يا أخي
Mudane mahamed allah yaxfidag miisaanka xasanaadka allahaa kuu saaro waxa tahay halyeey dadkiisa badbaadiyay allah ha ka jazaa.siiyo janadii udgooneeyd allaha ku geeyo aamiin
Nin yahoow alaha ku barakeeyo
M.a Allah ha kaa amaalmayo wll
M.A..proud of u babaa❤❤❤
masha Allah waa daljirka dahsoon aad iyo aad ayaan ugu hambalyaynayaa.geesi is xilqaamay allahna ku guuleeyay. waxaan kaloo u mahad celinayaa barnaamijka ha noolaato oo raadiya dadka dalka waxtarka u hel jira oo jooga dhamaantiin halkarnimadana sii wanda
Masha Allah Allah ku barakeyo....
Maasha ALLAH ayaan leeyahay Mohamed Abdi Raage iyo Ayaanlaba
Masha Allah maxamed jizadaada Jano Allah kaga dhigo sido kale ayaanle
maasha allaah max,ed c raage ayaanle x c waadku mahadsantahay inaad nabarto halyeygaan daljirka dahsoon ah rabi ha,idin barakeeyo allaah miisaanka hakugu daro maalinta aaqiro wanaagaad dadkaada ufashey. mahadsanidiin
ما شاء الله فيكم الخير والبركة.من لا يشكر الله لا يشكر الناس. أردوغان حفظه الله هم الأتراك وكل المسلمين هم اخواننا.واقول لاخونا اجركم وثوابكم عند الله
Barnaamij wacan maantuunbaad diyaarisay ayaanlow sxb.
Kuwii hore dib usocod bay ahaayeen.
Waa halyeey soomaaliyeed thanks brother
Waa runtaa waxaad tahay halyey soomaaliyeed in lagu xuso ayaad medan tahay hadaad nooshahay iyo markii ale ku oofsado alaha raalikaa.noqdo hadaan soomaali nahay meeshaan tango waan ku xaarnaa suuriya ayaan ku aragnay sida loosoo dhaweeyey iyo sida loonacay
Ajar iyo xasanad aan dhamaan Alle haka siiyo
Family = ( dhawaqqa) faamili= qooys /reer / cid .
Soomaaliyeey Yaan la duugin areygaan.
Mahadsanidiin
Maansha Allah walaal waxaa tahay wadani.waad mahsdsantahay walaal.
Maashaa allaah ilaahey haku barakeeyo wll
Masha allah ♥ 🙏 mahadsanid wll
Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah Maashallah. Kheyr Allaha ku siiyo.
Aduun iyo Aaqiraba
Maansha Allah Illahay Ajir Iyo Xasanaad Illahay ha kaa siiyo😍❤
Mahadsanid walaal!
Masha alh wll ale hakubarakeyo waxad u dirnaxday dadkagi somaliyed guul guul bad sohoysay
Mashaa alaah. Ale haku barakeeyo. Raage cimrigaagu. Ha raago جزااك الله خيرا
ManshAllah. Reer Gaarisa original Raage Allaha kubarakeyo.
Guul wariye Ayaanle guul walal Maxamed Cabdi Raage
Good job....
Masha alah
Kheyr allah haku siiyo
Jazaakalahu kheyr walaal
Masha allah baraka allah fika illah hakaa awaal mariyo 😇😇🙏
Manshalah
Jazakallahu Qeeyr
Maasha Allah mahadsanid walaalkes
1000 thanks Bro Mr. Raage
Maasha'allah Maasha'allah Maasha'allah jazaakallahu khayran.
جزاك الله الف خير وجزاك في الجنة
Masha alah hanoolato wan salamay iyo daadihiya oo yaanle waa mahadasan tahay waxan aad iyo aad ugu mahad celinayaa ilahay baa.mahadleh.walalka maxamed abdi raage oo Manta no sheegay. Dadalka.dheer oo ugu galay walalsha somaliyeed oo qarootiga ahaa oo dhibaatadu haysay iyo kuwii markaas kudaha wadanka joogay ba sida u ugu danqaday.dowlada turkiga ugu bandhigay ayna.uga aqbalay iyo sida.loga faaiday iyo waliga sida.lama filanka ah oo.ay turkigu nogabar is tageen.walale mahad waxan ku leyahay mahadi ha kaa gaarto waxana ku leyahay aduunyo wanaag aakhiro jano
Alle ajar iyo xasanaad ha kaa siiyo
Masha allah tabarakallah inaader allah hakugargaro
Subxaana laahi alaha ku nooleeyo maxamed raage umadii baa nooleeysay jasadada jano fardowso alaha ugu bishaareeyo shugran weriye ayaanle xuseen cabdi umadda u shaqeeya intaan awoodi hadalka weroyahaa u ah iftiimiye hadaalin insha alaahu qeyr watoowfiiq ascww
MAANSHALLAH, WAX WEYN BAAD QABATAY, ILAAHAY HA KAA AJAR SIIYO, ADIGA ,SAADA CALI ILAAHAY HA U NAXARIISTO IYO INTII KAALA SHAQAYSAYBA.
Jazkallah kheyr wax aad u weyn aya sabab u aheed o dad badan o somali EH ka faidaan
Mashallaah tabarakallaah Allaah Allaah haku barakeeyo geesi halyeye wadani Allaah hakugu xiftiyo adookalana habadiyo
masha allah hanoolaato mistee ayaanle
Dabcan Noloshaadana waa isbadeshey xagga dhaqaalaha iyo sumcadaada. Aad baad u Mahadsan tahay fursadaan qaaliga ah oo taarikhiga aad u soo hooysey Soomalia.
Mashaalaah ajir alaah kaa siiyo
Mohamed Raage deserves to become the Somali Ambassador to Turkey.
Xag ilahay bad ka helaysan Arintah sih loguh gurmadoh umadah Abaruhu ku habsaden kuwan wixii umadah lo so Arurisen bay hoteloh ku dhisten hadan tusaleh ka siyoh sodon jir hsystah
@@abobasement346 saxiix Waa runtaa dawad caadil ah alaha u dhalsho wadankaan waxaa ku hobsaday musiibo ooy cagmahooda ku kasbadeen soomali mawada xumo laakiin hal malaay baa dadda qurmiyo aan u duceeyo umadaan musiibado ku dhacday soomaali gacmaha isqabsadoo israac insha alaahu qeyr watoowfiiq habbo ascww
Nin kii ugu horeeyay oow lå kul mo hanoo radiyo plz iyo gabadhaas
Ficlan wa geesiga an la shacinin ilaahay qofna wanagiisa kama dayacayo allah janadiisa guri ha kaga dhiso wax weyn oo adan ku faanin ayad qabatay hay adas wey jirtaa ilaa hada dad yar ayaa wax ka qaata soomaali doolar la ordaysana wey arken hada oo markay wax iibsanayan dhahaya doolar ku sheeg wa meeqa marka hada waxa lo arkaa somaalida in ay ayagu sameyan dolarka
Taariiqda ayaa ku xusidoonto masha allaah
Maa shaa Allah, illaxey xaa kubarakeyo.
Waa warbixin qiimabadan oo taariikh ah.
Amaani afkaaga kaagama horayso
Somaliya Hanoolaato
maasha allaah
Ajiiraka.ka.fiican.guul
I'm proud of my beloved brother ❤
Afkaag Hooyo ayaa kaqurux badan luuqad qalaad kufaan kaaga. wllkey Deekhoow.
Asckm masha allaah
Jakulahu khayr
Maasha.allaha
Mohamed Raage ajar Allaha ka siiyo wanaaggii aad bilaawday.
Dadkan Umada wax uqabtay wareesiyadooda noosoo badi Ayanlow Siyaasi beenti waan kadaalnaye
Way mahadsantahay ha noolaato.
Waaa raggeeedi ninkaan. Saas kuwada Allah. Yarxamo. Sado cali🇸🇴💪❤
Maasha allah ilaahow kuu abaal gud aaqiro iyo aduunba qof aan wax qaban karin ma jirto laakiin dhalinyarad waxaa ay mashquul ku yihiin TH-cam iyo tik tok maasha allah ❤️❤️❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
walal raage xilligaas doomaalids dhibaa heystay kheyr allaha kugu bedelo
Ciladu waa soomaalida anigaa joogay istabuul 2007 iyo 2008 iyo 2009 iyo 20012 ok waxay caawiyeen 20 wiil oo kubada ciyaara waxey sameeyeen bas iyo tareeren kadib markey koobkii qaadeen subaxdii waa lawaayey giriigay qabteen ssc buuhoodle
Soomaalidu waaa reer guuraa ma xasili karaan hadaanay socon waa dad funny ah
You are hero to millions
ILAAHAY HA BARAKEYO SOMALI DHAB AH
Mansha allah hambalyo halyeey qarsoona allayaa barikfi
🥰🥰🥰🥰🥰
Good vedio
Waa runtiisa ninkan
Masha allah walal qali wax yar. Aad. Niyad salim ah aadku qabato ilaah baa buur kadhigayo
Ilaa iyo intee naf ayad badbaadisay oo ilaahey ku waafajiyey maasha allah ilaahow ajar idinka sii dhamaan intii caawisay dadkaas oo dhan❤️☝🏻🤲☝🏻🤲♥️🇸🇴
Mashalaha ilahey ha ku barakeyo walal waxa tahay geesi lagu faano wayo adiga dadka ma diilin wat nolesay ilahey ku so diray adiga is xiil qamay
Waa sida qof walbe lagarabo inuu wadankiisa umaqnaado isna xilsaaro