DAAWO WAA BUSKUD KiI CIIDA

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024
  • Shukri masala

ความคิดเห็น • 180

  • @xamdamaxamedaxmed5874
    @xamdamaxamedaxmed5874 7 ปีที่แล้ว +15

    Maashaallah walashay macn soodaadi macmacaanka mahadsanid Shugri qof nool baa ku nooleeya 😍😍😍

  • @HodansuleemanDucale
    @HodansuleemanDucale 2 หลายเดือนก่อน

    Macalimad fiican an jecelnahay waye shukri mahad sanid❤

  • @kawsarsaciid4620
    @kawsarsaciid4620 7 ปีที่แล้ว +3

    shukri waaad mahad santhy mcnto Allaha ku barakeyo bulsha somaliyeed waad caawisar Allaha kuu gargaaro

  • @xafsowalashed7893
    @xafsowalashed7893 7 ปีที่แล้ว +4

    maasha Allah qeyr Allah kusiiya abaaya

  • @umumohamedamiinmohamed4115
    @umumohamedamiinmohamed4115 4 ปีที่แล้ว +1

    Abaayo makiinadaa buskutka aad ku sameeyneysid halkee kaheli karaa fadlan ii soo sheeg

  • @ملاكموسى-ب1ه
    @ملاكموسى-ب1ه 7 ปีที่แล้ว +2

    masha*alaah walashey si wacan ayaa laguu fahmay thanks

  • @naciimaahmed633
    @naciimaahmed633 7 ปีที่แล้ว +3

    Man, sha Allah sister shukri thanks

  • @nadiifabuu8178
    @nadiifabuu8178 5 ปีที่แล้ว +2

    Habaryar shukri walaahi waan kugu heesta waxaanjeclahay inaa adigacamalnoqdowaxaanjiraa11 waanjeclahayinaanfiidiyoowgaaadsoodhigtoinaanfiirsado mashaalaah gacantaada alaha kuudaayo ciabatta macaanto💕💕💕💕💋💋💋💗💗

  • @AbdulFatah-yf8jl
    @AbdulFatah-yf8jl 7 ปีที่แล้ว +1

    mashaa alaah ana alhay ha ii sahalo too adoo kale ah aabaayo cimrigaa alaha dheereeyo anaa samee sanaayo anaa dajinaayo buskutkaan hoyo ayaa sameen jirtay iidii xasuus

    • @ridwanabdikadir7060
      @ridwanabdikadir7060 7 ปีที่แล้ว +1

      Abdul Fatah hhhhh Allaha kuu sahlo mid wanagsan walal. wiil qaaliyaa tahay

  • @hodanmohamedahmed5719
    @hodanmohamedahmed5719 7 ปีที่แล้ว +1

    maashaa Allaah waa busku aaduqurubadan sidaan uga jeedo Allaha kuu barakeeyogacantaada

  • @MadiinoDhagta
    @MadiinoDhagta 7 ปีที่แล้ว +2

    masha alaah walaashey wan kahelaa cuna karintada wana sameya waxan kadawado on aqoon cizi iyo sharaf ku nolow xbbt

  • @rahimaismailali1176
    @rahimaismailali1176 7 ปีที่แล้ว +2

    maashaa allaah jazaakillaahu qeyr alaha nookaa daayo abaayo birta ma usoodirikartaa UK wan ubaahanahay hadaa awoodid 😙😙😙😙😙

  • @yaasiincabdule1714
    @yaasiincabdule1714 7 ปีที่แล้ว +1

    waxaad isoo xasuusisay waayo waayo walaal iyo gurigeeygii muqdisho merci shukri

  • @princessnasriina3883
    @princessnasriina3883 7 ปีที่แล้ว +1

    masha Allah uqti Allah gacmaha haku barakeyo buskutka Qatar

  • @fadnanoor5121
    @fadnanoor5121 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashacala

  • @adblluhi5860
    @adblluhi5860 7 ปีที่แล้ว +2

    masha Allah abaayo qaali waan kahelay jjazakalah

  • @fowziassecretrecipes
    @fowziassecretrecipes 7 ปีที่แล้ว

    Thanks Jassakalah khier

  • @ilhaankhaliifcumar2458
    @ilhaankhaliifcumar2458 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allah shukran zakllh khere 😍😍😍

  • @hodanhersidahir1221
    @hodanhersidahir1221 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid qaali markii iigu horeysay ion buskud sameeyo waa ii toosay qiyaastaada was ok Iidaan waa laguugu faktay jazaakallah kheyr☺😊

  • @fadumaugas8146
    @fadumaugas8146 5 ปีที่แล้ว

    Ina M.Aliyeey Maasha Allaah wax bdn ayaan ka faaiiday sis ilaahey haku barakeeyo qaali

  • @f.n.9630
    @f.n.9630 7 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah Jazakallah sister waa heer sare

  • @asiyacadey8174
    @asiyacadey8174 6 ปีที่แล้ว

    masha alah shukri masala wlhi cajiib aya thy wx adan garanen maba jirto shukran allah yaxfadka habo

  • @mulkiabdullahi6111
    @mulkiabdullahi6111 7 ปีที่แล้ว +1

    thnks abyo shukri cadde wxn rabna inad natusto macmnkaa kle

  • @lulibrahim8510
    @lulibrahim8510 7 ปีที่แล้ว +1

    maansha alah ciid mubarak xbti thanks

  • @khadraqali8296
    @khadraqali8296 7 ปีที่แล้ว +2

    masha allah gacanta illaah hakuu barakeeyo shugri sharaf

  • @aishamuhammadabubakar948
    @aishamuhammadabubakar948 6 ปีที่แล้ว +1

    can I recipe on English please.i don't know Somalia language

  • @nurtojimcale9958
    @nurtojimcale9958 2 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah qiyasta noshektay Ayan ku qancay qaali shukran

  • @rahmamohamed1157
    @rahmamohamed1157 6 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah tilmaamahaga raacay waana ii hagaagay jazaakalaah habo mcn

  • @faadumoali1861
    @faadumoali1861 ปีที่แล้ว

    M.a abyo lkn burka sidee ku cabiraa koob ahaan ayaan rabaa inaan kaga cabir qaato

  • @asmaabdi6257
    @asmaabdi6257 5 ปีที่แล้ว

    شكرا شكرا لقد تعلمت فيكي. كثير😊😊😊😊😊😄😄😄😄😐

  • @deeqaaden62
    @deeqaaden62 4 ปีที่แล้ว

    Jazaakallaahu khayr Abaayo shugri sharaf macalimadaydaa tahay illaahay ha ku Barakeeyo waan jeclahay sidaad wax u sharxayso abaayo waxaan ku waydiinaa Burka haduu xirnan sidee ugu qiyaasaa nuskiilada

  • @fowziaabdi6097
    @fowziaabdi6097 4 ปีที่แล้ว

    maashalah shukri macalimad aa thy

  • @khadarmohammedkhadar2050
    @khadarmohammedkhadar2050 7 ปีที่แล้ว +8

    mashaa Allah abaayo jazilah halke kahela biraha tan hilibka wan hestaa

  • @umuyahya9042
    @umuyahya9042 7 ปีที่แล้ว

    MashaAllah Ukhtii Qali Allaha ku barakeyo wan ka faiidnay macan Minneapolis ayan jogaa xagee ka helaa makiinadas ad isticmalaysay makiinad la aan ma la sameyn karaa? JazakaAllah kheyr

  • @umumaher6139
    @umumaher6139 7 ปีที่แล้ว

    mansha Allah walashay shukri ilahay ha nokadayo wad nofaidaysay runtiiiiiiiiiii shukran walashay mcn

  • @kaaafisokaaafiso1438
    @kaaafisokaaafiso1438 7 ปีที่แล้ว +1

    maasha allah Abaayo waan kaaga mahad celinaayaa dadaal kaaga 143

  • @sadiyadad6714
    @sadiyadad6714 7 ปีที่แล้ว +1

    thank you waad mahad santahay abaayo ajar iyo axsanad

  • @samirayusuf3940
    @samirayusuf3940 7 ปีที่แล้ว +121

    Shugri thanks sxbyal ciida darted like igusaara mahadsanidin

    • @smohamed8326
      @smohamed8326 7 ปีที่แล้ว +5

      Samira Yusuf like maxay tartaa ma wax lacunaa wll horta maxaa lobayaa like kkk cafis hbbti

    • @isxaaqiskafarax4299
      @isxaaqiskafarax4299 4 ปีที่แล้ว +1

      Shugri

    • @ruqiasalah5744
      @ruqiasalah5744 3 ปีที่แล้ว

      Haa

  • @ruqiyaruqiya7157
    @ruqiyaruqiya7157 2 ปีที่แล้ว

    Shukri Cali allaha kuxifdiyo aad ayaan kaaga helaa Masha Allah ❤️

  • @hodahoda6610
    @hodahoda6610 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allh gacantaada alaha kuubarakeeyo

  • @anzalmohamedbiglovemugdhis1197
    @anzalmohamedbiglovemugdhis1197 7 ปีที่แล้ว

    woow masha Allah quruxeey alaha ku xafido wan ka helay wana samena shukran

  • @xubi123
    @xubi123 7 ปีที่แล้ว +3

    Ma sha Allah kadisooy Ma ku darin miyaa abayo

  • @fadumoibrahim1679
    @fadumoibrahim1679 7 ปีที่แล้ว

    Masha allaah abayo mcnto waxaan sameye cawa buskudka masha allaah waa itose qufkii cunaa kashekendona waxaan ilaah ka baryaa janatul fardowsa aclaa adi iyo walidgaa &muslim ah jizaaka alaahu khary abayo waxaan ka cudsanaa shushumoow so gali insha allah abayo

  • @maqsuud1265
    @maqsuud1265 7 ปีที่แล้ว +1

    masha allaah wanjeclahy bikidkan

  • @ordaayejama8072
    @ordaayejama8072 6 ปีที่แล้ว +1

    Maaashaa allaaaaah wllshay qaaliya allaaaaaah Ku daayo shukri cali masala mahadsaind wllshay qaaliya thanks love you

  • @faizoisse7278
    @faizoisse7278 7 ปีที่แล้ว +1

    Allaah hauxifdiyo xabiibtii

  • @maryanmacalin238
    @maryanmacalin238 3 ปีที่แล้ว

    masha Allah

  • @amaalliibaan640
    @amaalliibaan640 7 ปีที่แล้ว +1

    abayo makinada ani mahysto iyo fornada dabkena cadiga ma kusamaysan karaa

  • @aishamhm1488
    @aishamhm1488 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah islii hale kadagantahay

  • @fatumaduwane143
    @fatumaduwane143 7 ปีที่แล้ว +1

    asc abayo USA. makinada malaga hela magacedna intee laga hele qaali mahadsanid plz iso jawaab

  • @amalali1917
    @amalali1917 7 ปีที่แล้ว +5

    lkn inbadan wan isku dayay san cml ima noqonayo 😭

  • @naciimaqaalidaahir1279
    @naciimaqaalidaahir1279 7 ปีที่แล้ว

    mansha Allah Shugri maSale alle hakulagarabga
    o

  • @martinkenyi4350
    @martinkenyi4350 4 ปีที่แล้ว

    Please can someone explain to me in English or kiswahili

  • @shamiscadey
    @shamiscadey ปีที่แล้ว

    Masha allaah abaayo ❤❤❤❤

  • @mohammedali-wy5ml
    @mohammedali-wy5ml 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah wan ka heley aad iyo aad ayaan kaaga mahad ceelinaya

  • @لولواالعلي
    @لولواالعلي 3 ปีที่แล้ว

    Maatay iga qabsatay inaasameeyo qurux bus kudkaaaba abaayo😍😍😍😍👍🏼

  • @safiyojamac8444
    @safiyojamac8444 3 ปีที่แล้ว

    Wlhi m.a wn kafaidisany

  • @ugbaadsaid5156
    @ugbaadsaid5156 5 ปีที่แล้ว

    Manshallah macalimad batahay aan walaleheda somaliyed kadalin alle haku barakeeyo anu waxan iska dhaadhiciyey inaan waxba samayn karin

  • @amiiirah8767
    @amiiirah8767 7 ปีที่แล้ว +2

    anoo dhameysan ayaan ku weydiye kadibaa arkay inaa shegtay illahey jazahaga janno haka dhigo

  • @ifrahadiid3215
    @ifrahadiid3215 5 ปีที่แล้ว

    Abayo shukran wan samiyay wali siqatar eh mahadsanid

  • @faysaney1434
    @faysaney1434 7 ปีที่แล้ว +1

    masha aallha wayo abayo aniga midka oo da ku hesta abayo seusameya

  • @naimadilahow5307
    @naimadilahow5307 6 ปีที่แล้ว

    Asc. maashaalaah Abaayo. intee kahelika raa makinada iyo sakinteeda meesha Ankaheliko aanrabaa abaayo.kher alaha kusiiyo

  • @بنتالصومالفتوش
    @بنتالصومالفتوش 5 ปีที่แล้ว

    Shukri berta inte ka so gaday sxb thanks

  • @aishamhm1488
    @aishamhm1488 7 ปีที่แล้ว

    Shukran habibti.

  • @cashamuse4037
    @cashamuse4037 7 ปีที่แล้ว

    masha allaah tnx sis

  • @wardasheekh4657
    @wardasheekh4657 7 ปีที่แล้ว

    Mash allah walashay waad mahdsantahay buskitkan waan jeclahay awal waan soo iibsan jiray lkn hada waan tijabinayaa in aan samaysto

  • @umumaaidajj7498
    @umumaaidajj7498 7 ปีที่แล้ว

    maaasha allaaaah xabbtii jzka allaaahu qer

  • @leylaali6496
    @leylaali6496 7 ปีที่แล้ว +1

    masha alah cagimad ku cun abaayo

  • @xafsowalashed7893
    @xafsowalashed7893 7 ปีที่แล้ว +1

    abaya sida guryaha loo quruxsada ciida nala wadaag

  • @cadeeycabdi1256
    @cadeeycabdi1256 7 ปีที่แล้ว +1

    abaayo makiinada waa miri iska ilaali ma fcno alaabta haddey mirirto waa in la tuuraa

  • @catiyaadxaaji1316
    @catiyaadxaaji1316 4 ปีที่แล้ว

    Maashaa aallaah

  • @ismahanabdi5190
    @ismahanabdi5190 5 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah hada ayaan helay qiyastii aan radinayey shukri qaaliyey I love you abayo wlhi ajar Allaha ka siiyo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @sagalhussein3348
    @sagalhussein3348 7 ปีที่แล้ว +2

    Thanks walaashay

  • @fadumosalahabdullahi8171
    @fadumosalahabdullahi8171 7 ปีที่แล้ว +2

    Mashallah

  • @princessfazgwal5796
    @princessfazgwal5796 5 ปีที่แล้ว

    Mshlx abyo mcn wad mahdsant .. abyo makinda xge kahelaa wan u baxanhy

    • @missjama2943
      @missjama2943 5 ปีที่แล้ว

      Makinada waa mida hilibka lagushido walalo hadad qurbaha jogto waxaad helesa ayadoo caag ah anigaa isticmalo

  • @user-ht4pv6bq2v
    @user-ht4pv6bq2v 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @fadumofarah6963
    @fadumofarah6963 7 ปีที่แล้ว

    shugran abaayo Qaaliyey ilahaye ha ku xifdiyo

  • @miniitacadey4722
    @miniitacadey4722 7 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh

  • @aishoabdullhi4469
    @aishoabdullhi4469 4 ปีที่แล้ว

    M.a abaayo👌👌👌

  • @amiiirah8767
    @amiiirah8767 7 ปีที่แล้ว

    abaayo afafkaan xagee laga helee aniga mela kula jogaye xbbti illahey kheyr haku siyee wan kaa faidaye

  • @awalenuro4947
    @awalenuro4947 7 ปีที่แล้ว +1

    asc abaayo nuskiiladu mekha koob weyeh

  • @xaqdarowaran8822
    @xaqdarowaran8822 7 ปีที่แล้ว +1

    nice food

  • @الوفاء-ع9ض
    @الوفاء-ع9ض 6 ปีที่แล้ว

    Masha Allah waka faidey

  • @NoName-uj2jj
    @NoName-uj2jj 5 ปีที่แล้ว

    Hello hooyo you are good cooking

  • @hanaadheemanhanaadheeman2234
    @hanaadheemanhanaadheeman2234 7 ปีที่แล้ว +1

    masha alaah

  • @zeinabadan5116
    @zeinabadan5116 5 ปีที่แล้ว

    Shukran shukriyey

  • @abukarbariire2875
    @abukarbariire2875 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah quruxey

  • @munashqalanjo9474
    @munashqalanjo9474 7 ปีที่แล้ว +1

    Walaley birta mad post ISO saartid shukri

  • @XYoungKillerX
    @XYoungKillerX 7 ปีที่แล้ว +2

    wll biyo miya lagu darayaa asxbtay isheega plzz like saara si ay u aragto plzz

  • @aishabashirmahabub8814
    @aishabashirmahabub8814 4 ปีที่แล้ว

    Masha Allah habo horay usoco

  • @aishaladan137
    @aishaladan137 7 ปีที่แล้ว

    Mashallah xabiibti shukran

  • @faizoisse7278
    @faizoisse7278 7 ปีที่แล้ว +1

    xabibti ukun Alarji Ankuahy

    • @malyuunali5322
      @malyuunali5322 5 ปีที่แล้ว

      Q6 atdosfvnvmb9898456654/145.6.549680 7hghggghhfg ACcfgfffcc bknxvvcfQqdffcfew8vvreward gggghhjhhhhhhhhhhmmwQDzxcfghhhhbhbbnmdrrfc .junqkmlkoouyqqqqwrrffgbb ggggggg vggggfffffrrhrdrrgghhuikllllkhgvb vvhnjhhhhhkhgfsswyr
      Hyxffhdaaadgvvcb. B vvvv
      B.bvghccxm.bdnn,, , ,,xxbtwvbhgggggggftre gb c xqwertyuuiopasbttyiiopsasssdfg684kl12cvbsdfffffdfgh caqsxcvvbhhjhjjhbbn.bvvdfd xXxX cccz)rrffgjmmhwffx298 .bftve

  • @kidstoytoychannel3289
    @kidstoytoychannel3289 7 ปีที่แล้ว +2

    xalwo so gali xabiibtii

  • @mariahussien2187
    @mariahussien2187 7 ปีที่แล้ว +1

    shukran abaayo

  • @naciimaqaalidaahir1279
    @naciimaqaalidaahir1279 7 ปีที่แล้ว

    Shugri waxan codsanaynaa cashofudud iyo quraac fudud mahadsanid

  • @عفيفةمحبةالقران-ظ8س
    @عفيفةمحبةالقران-ظ8س 6 ปีที่แล้ว

    abaaayo shugri waxaan kaaa codasanayaa birahaa buskudkaa rabaa in aaa so samaysto iyagoo sawir ah ma iso diri kartaa dhina wahspka lanbarkaaga hayaaa makala so hadli karaaaa

  • @aslihassan1053
    @aslihassan1053 4 ปีที่แล้ว

    makiinada xage ka heli kara? UK aan deganahay

  • @naanybangali7170
    @naanybangali7170 7 ปีที่แล้ว +1

    hadan haysan makiinada maxan isticmaalaa

  • @aniilahassa2538
    @aniilahassa2538 7 ปีที่แล้ว

    masha allah sister caadi ma ahan

  • @youngck6547
    @youngck6547 6 ปีที่แล้ว

    Thanks cadey