Abdihani Xaashi Abdilahi | Heesta Samaha Waa lagu Hodmaa || Official Audio

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 27

  • @SuhaybMaxamuud-e1b
    @SuhaybMaxamuud-e1b 10 หลายเดือนก่อน

    Hestia abtigay maxamed xaaji mire❤❤❤

  • @NajahAden-n7u
    @NajahAden-n7u 16 วันที่ผ่านมา

    2024 10 20 samaha wa lgu hodmaa 😢

  • @Shiine.Hiiraan
    @Shiine.Hiiraan 3 ปีที่แล้ว +2

    Www m.a hestan caadi maaha

  • @yahyelive536
    @yahyelive536 4 ปีที่แล้ว +4

    Boqortooyo hore usoco

  • @mohaaadam9335
    @mohaaadam9335 2 ปีที่แล้ว +5

    Aduuunka xasuus badanaa anigoo jooga puntland gaarr ahaan bosaso
    Bilowgii jacaylkii igu dhacay ma ilaawi doono 😭😭😭 shamis magaceeda markaan waan iska ooya xanuunka jacaylka wuxuu igu kalifay inaan buug ka qoro nolosha naga dhaxaysa ani iyo shammis kuma ilaawi doono wnaagii aad ii samaysid iyo xushmadii aad ii haysay
    Xiligaas kharash aan ku guursado ma haysan balse markaan arkay sida aan u jecelhay muuqaalkeeda wxaa igu timi inaan degaanka bedesho anigoo jacayllku iga dhigay ma yeeraan markii danbena sambia inaan aado shaqo tag
    4bil ka dibna south afrika sanad ka dibna marroco 5bil kadbina swedan 7bil kadibna maxico inaan iska dhiibo hadana aan ku suganahay❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣
    Wxaan gaaray heer aan codkeeda markaan maqlo aan hadli waayo ama jawaab celin waayo inaan ku dhoho waan fcnahay daqiiqado ka dib aan iraahdo 😭😭😭
    Duruufta iyo calafku way wada jiraan qofkii isku haystana alx laaaakiiin dadaaal waad gaari qof walba
    ❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣❣
    Aniga oo ilaalinaya inuu waqtigu ka dhaco jacaylkana fiirinayaa
    Waxaan iri waqtigaa ina kala geeyay xxxbti markaana wxaan jooogay marrroco
    Intiii ka dambaysay way ila xiriirta ila hada waa marwo waana wlaal iggu qaali ah noolow inta noloshu jirto shamso❣❣❣❣❣❣❣❣❣
    Aniguna single baan ahay ugu dambayn noloshu kuma xumayso wlaashay qaaliyaa tahay ❣❣❣❣❣❣❣

  • @yartasamahajecelabid4921
    @yartasamahajecelabid4921 3 ปีที่แล้ว +2

    Hees xasuus igu leh
    Waqti hore xasuustay

  • @cabdirahmaanahmed591
    @cabdirahmaanahmed591 3 ปีที่แล้ว +2

    Keepi going

  • @amaalkaafi5412
    @amaalkaafi5412 3 ปีที่แล้ว +1

    Saadkaaguna waaa wax qoran

  • @muhanadahmed7341
    @muhanadahmed7341 ปีที่แล้ว

    Oslo Norway ba Heesta kuso xasuustay Waaqtigu wa hilaac oradayaa

  • @mohammedhaidar2161
    @mohammedhaidar2161 3 ปีที่แล้ว

    Raali noqo Magacaadi waa
    Abdulkadir ama Cabdulqadir .
    waa walaalkaa
    Mo-Haider💥

  • @sadioadankheyr3195
    @sadioadankheyr3195 2 ปีที่แล้ว +1

    Heestan xasus ayey igu yeelatey
    2022 / 8 / 30 malin talado ah wakhtiga 15:50 galabnimo
    Ax ax jecelka an u qadey iyo sida hada an dareemayo isma lahan rabiyow inta qalbi jabtey u qaboji qalbigoda 💔😢
    Sare io hoos wax u hago rabigaga talada saaro 🤲🏻
    Wa waxan isku sasabo Allow qalbigeyga ii dhowr 💔😭
    Ibliiz yuu ku sawirin waxanu jirin sal iyo raad waxaan laheeyn sare iyo hooz wax u hagoo rabina talada saaar 🤲🏻
    💔😢🤲🏻

  • @asmaccise5146
    @asmaccise5146 ปีที่แล้ว

    Woow

  • @suhaybindhoneel8197
    @suhaybindhoneel8197 4 ปีที่แล้ว

    🎖️🎖️🎖️🎖️🎖️🎖️🎖️🎖️

  • @mohammedhaidar2161
    @mohammedhaidar2161 3 ปีที่แล้ว

    Asc wwb walaal, habka aad Magaca aad u qortey ma saxsana, waayo Xarfaha Shibanaha Luqada Somaliya kuma jirto P Z labadaa xaraf midna ma laha. Fadlan u qor Magacaada sidaan :-
    Abdirisaaq, Abdullahi, Abdulrahman. Iwm iigama raali noqo haddii aan kaa Qaldanahay.
    Waa walaalkaa
    Mo-Haider👊

    • @hassanmohamedali3435
      @hassanmohamedali3435 3 ปีที่แล้ว

      Add plush toy story so far I have a great day and I will be in the future of

  • @nasteexobashiir-y3v
    @nasteexobashiir-y3v 5 หลายเดือนก่อน

    😢

  • @khadramahad2363
    @khadramahad2363 ปีที่แล้ว

    Iblis yuku sawirin sal iyo rad waxan lhyn

  • @marwaanteyga8374
    @marwaanteyga8374 ปีที่แล้ว

    Hhh