MUUNIIRA IYO ANIGA ARINKENA MAXA KA RUNA. DHAQALAHA. IYO ARINKA RUNTISA 🥰

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 255

  • @bluerain3282
    @bluerain3282 หลายเดือนก่อน +31

    Hamda is a woman with confidence Masha Allah she’s not ashamed of what Allah gave her . She don’t follow trend iyo naag iska celi

  • @amiishaahmed9865
    @amiishaahmed9865 หลายเดือนก่อน +27

    Dadkani waa dad iska waalane ha maqlin.
    Gabadhaasi Muniiro waa gabadh masaakiin ah oo hawlaheeda wadatee.

  • @fadumoMuhudin
    @fadumoMuhudin หลายเดือนก่อน +11

    Muniiro waa Gabar af gaaban aad ayana u jclhy cida ka xun nolosheda maalinta qiyaamo aya xisaabtan jiraa ☝️

  • @ZahraHassan-xm2dh
    @ZahraHassan-xm2dh หลายเดือนก่อน +25

    Dhaldhalaaka suuqa yaalo ma dhamaado laakiin lacagta ayaa dhamaato waa in aad isreebi kartid❤

  • @nastehonaswad9899
    @nastehonaswad9899 หลายเดือนก่อน +20

    Asc hamdi abyoy wan ku salaaaamay wan ku daawada waligey comment kama bixin lkn manta wan jecleysty inan bixiyo qof ki so hadlaba waaa u jawaba hada dhahdo waaa ku qiiima beeeleysaa mida kle hada muniiiro magacaga maba so qaaadin kaligaaa Dhaqaaale kama hadashid farta laguguma fiiiqine adiga ha isku fiiiiqin iska dhaaaaf mid aaaanba ku tilmaaamin oo magacaga sheeegin ina u jwbteee kan toooos kuso abaaaaro ayaaa la rabaaa ina ka aaamusto oo iska indha tirto abyo plz tartiiib gabdhas wey sheeegty ineeesa qofna heysanin ee adiga meeel walba ina dhex taaagnato kuma qurxana waaa iga talo walalnimo

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 หลายเดือนก่อน +55

    Xamda cadeey yaanan leesku kiindirin Muniiro waa gabar afgaaban mana dulmiso dadka❤

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  หลายเดือนก่อน +16

      Abyo aniga cid Ima diri karto ruux kastana waa xor waxuw rabo ayuuw shegi karaa

    • @FathiAli-eb7it
      @FathiAli-eb7it หลายเดือนก่อน +1

      @@yuuuuga1karti bdn❤

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 หลายเดือนก่อน

      ​@@yuuuuga1🎉 Masha"Allah ❤❤❤

  • @ifrahaden3782
    @ifrahaden3782 หลายเดือนก่อน +4

    Qofkii meel wax dhigo kudhaha abaal buu kugalay oo isxaan bu kufalay dumarow wax dhigta idinkay idin anfic yee ❤

  • @kaeya_kun3368
    @kaeya_kun3368 หลายเดือนก่อน +3

    Ruufiyaaniinta joojiya dhuqul dhexyaal xamda iyo maniiro waa gabdhaho walaalo ah.Gabdhaha xoolo dhigta 💫

  • @Shadeahamod
    @Shadeahamod หลายเดือนก่อน +3

    Masha allah walaal hamday runtii qof dagan o hubsata wax ayanku arkaa baraka allah fiiki mida kale dadka waxqora walahy xadiis ban manta kadhagaysty iska jira qoraal lada xun ADUNKA lagu ciqaba iyo akhiro hadu qofkad muqalkisa dawaty dhaho xasbiya allah wanicmal wakiil waykudhamy wayo qofkad cayayso Xaq umalihid cardigiisa dad qisadoda Hamda’ya dhagaysy o dhibato sogadhye aynu iska jirno dulimka aqoon umalihi xamdi gara lkn somali unbanla ahay walhy ama wax fican qorno ama dayno dadka qalbigyadoda wa inakokale

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  หลายเดือนก่อน

      @@Shadeahamod Xaqiiq waaye

  • @abdijama1984
    @abdijama1984 หลายเดือนก่อน +3

    Hamdi viva guuleeso waa iskufillin ayaa tahay maashaa allaah allaah ha ku xifdiyo❤❤❤❤❤❤

  • @MsLajecel
    @MsLajecel หลายเดือนก่อน +2

    Waxaan kaaga hambalyeynayaa xisaabta sida wanaagsan ugu baastey. Hore u sii wad dadaalka, hadafyadaada waad gaari doontaa, in sha Alaah.

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  หลายเดือนก่อน

      @@MsLajecel Mahad sanid qalbi 🥰🥰🥰

  • @asiaabdul9880
    @asiaabdul9880 หลายเดือนก่อน +1

    Am rewatching again this imagine 😢I just love this lady’s channel so much ❤

  • @duniyakordahab
    @duniyakordahab หลายเดือนก่อน +13

    Kusali nabigena muxamed scw scw scw scw

  • @luulkuuriyow6836
    @luulkuuriyow6836 หลายเดือนก่อน +10

    Aawey nagihi gabdhaha isku balaminayey hamda keep up sis qac adinka yertey

  • @bluerain3282
    @bluerain3282 หลายเดือนก่อน +16

    The husband and kids of Hamda are lucky Masha Allah. Smart beautiful, wisdom and akhalaq. Love you inna adeertay qali

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  หลายเดือนก่อน +1

      Mahad sanid Ina Ader mcn ❤❤❤

  • @zamzamcabdiraxman5351
    @zamzamcabdiraxman5351 หลายเดือนก่อน +1

    Mashaa Allah xamda
    Si wanagsan ayaad u hadashay, ixtraam ayaan idiin hayaa adiga iyo munira, guuleysta, hore u socoda❤️👸

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 หลายเดือนก่อน +1

    مشاءالله تبارك الرحمن اختي ❤ الله يحفظ لسانك

  • @SalmoCimranmaxamed
    @SalmoCimranmaxamed หลายเดือนก่อน +15

    Controlka naftaada gacantaada yuusan ka bixin tnx apaayo

  • @munajamac1273
    @munajamac1273 หลายเดือนก่อน +2

    The way xamda behaves and represents herself is how many Somali wives and mothers are Masha Allah, not the ones we see these day in social media. Well done wll, we proud of you. ❤

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  หลายเดือนก่อน

      @@munajamac1273 Mahad sanid qalbi

  • @samaaraabdirahman9448
    @samaaraabdirahman9448 หลายเดือนก่อน +1

    Maasha allah xamdaay walahay run baad noo sheegtay go,aan adag inaad qaadato xataa dhaqaalaha ayaa sabab u ah
    Biniaadam inaad wax tartona weligaa dhergin maysid xataa familkaaga laakiin wuxii aad awoodo sii ilaahayna wixii aad awoodo hor dhigo

  • @maryanhaji3960
    @maryanhaji3960 หลายเดือนก่อน

    Maa shaa Allah runta rabi baa kuugu jecel , waa waxa soomaali badankood dib u dhigay heblaayo iyo hebel baa la isugu mashquulsan yahay wal ciyaadu bilaah ,hadaa maro qaali ah xirato iyo hadii kaleba taadii uun baa tahay mid kale ma noqonaysid wax qiimo leh ma aha qof waliba tiisa ha ku mashquulo , gabdhaha TH-cam ka ku jira ee soomaaliyeed gabadha ugu caqliga badan uguna da,yar danteeda taqaana oo aan dhaadhac aqoon baa tahay ilaahay ha ku xafido wabilahi tawfiiq.

  • @ayansm7785
    @ayansm7785 หลายเดือนก่อน +2

    Asc sister sax ayaa ka hadashay masha allaah wax badan ayaa ka faisday aadba maskaxdeda oga dhadhicisay fikradada

  • @NajmaAbdi-d4w
    @NajmaAbdi-d4w หลายเดือนก่อน

    Aniga xaga daqaalaha qofka an ka faiday faido an lasoo kobikarin wa xamdi warsame thank you abaayo😊

  • @naimajukulaatiina9349
    @naimajukulaatiina9349 หลายเดือนก่อน

    Absolutely 💯 agree inkastan xiligan soo bararagugay

  • @MariamAbdi-o7t
    @MariamAbdi-o7t หลายเดือนก่อน

    Mashaalllah Sister walahi Madada xisabta wey igu adaktahey wa waxa an dhaqale kasta oo Iso gala an meel u dhigan kareyn walahi wad i dhiiri galisey wa runtada mahadsanid

  • @SamiAbdale
    @SamiAbdale หลายเดือนก่อน +3

    Hamda mcneey wlshaa yaan lagugu dirin abayo munira fikirkeda lee ka hadashay cidna ma magacabine❤❤

  • @SAHARAMOHAMED-pq9kf
    @SAHARAMOHAMED-pq9kf หลายเดือนก่อน +1

    Mansha alaah. Aqliga. Alahakuudaayo abaayo

  • @Nimcocismaan-kb7ll
    @Nimcocismaan-kb7ll หลายเดือนก่อน +8

    Wcs xamdi abaayo alle ha ku barakeeyo SI ficn baad uhadashy❤muriirana Sido kale xumaan Kuma aqaani lkn qof waliba fakarkiisa waa uxor manaba dhagaysan Ani vdo gaas lashegayo

  • @Bintucabdi-c1c
    @Bintucabdi-c1c หลายเดือนก่อน +23

    Gabadhaasi waa gabadh dagan umana malaynayo inay cid gaara kawaday laakiin. Gabadh halkanoo ku qafiiftay ayaa dambigaa dhigtay adna haku fogaan

    • @UmmzaynMoussa
      @UmmzaynMoussa หลายเดือนก่อน +1

      Warunta munira wagabadh afgaban fikerkeda wayku saxantay lakin hadalka bisnis lagasamaynaya

  • @sakariyehusein3629
    @sakariyehusein3629 หลายเดือนก่อน +9

    Waxan is dhahaa san maxa utahay ilay wafarac kan ka keenay cedeyda HG masha Allah

    • @naeemaabdi9476
      @naeemaabdi9476 หลายเดือนก่อน +2

      Same here wallahi anoo gabar ah ma caaytamo. Waa la yaaba dadka is caaya. Mararka qaar kaftanka iyo caaydaba sidaan ugu dulqaato ma doqon baa tahay baa is dhaha. Waligay hg meel ee dagaan maku soo korin hadana sinji waa ma guuran. Dhaliisha xitaa waa qaata anoo caaytamin waxban ka barta just like hamda said

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  หลายเดือนก่อน +2

      @@naeemaabdi9476dhigaa waa mashlaaah guleysta ilma Ader yaal ❤❤❤

  • @salmomaxamedsanaag6220
    @salmomaxamedsanaag6220 หลายเดือนก่อน

    Xamdaay waku wataa wlhi wax yalaha aan ka bartay ee wNagsana inta makusoo koobi kari karti badan❤

  • @barliin01
    @barliin01 หลายเดือนก่อน

    Good idea, qof waxay haysato muhiim kuma ahan keep going queen❤

  • @ubahahmed6927
    @ubahahmed6927 หลายเดือนก่อน

    Gaari dumar Xamda isleeg allaha ku barakeeyo wllo

  • @abdirahmansalan1583
    @abdirahmansalan1583 หลายเดือนก่อน +3

    Qayliyay aniga wan ku jeclahay alle haku dayo wlhi xamdi la'aan ta wa abar i nolow ❤😊

  • @luxside6438
    @luxside6438 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah fariid jawab wafiya guleyso

  • @Fad-p4i
    @Fad-p4i หลายเดือนก่อน +1

    Aad iyo aad qalbi goaan adeyga ayankugu jecelhy horay usoco mcnto 🎉❤

  • @Maria-wb7lj
    @Maria-wb7lj หลายเดือนก่อน

    MashAllah sifican ayaad uhadshay Xamdi

  • @aminamohamoud4776
    @aminamohamoud4776 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah tabrika lah qaali gabdh caqli leh baa tahay

  • @Bilan-cd2ow
    @Bilan-cd2ow หลายเดือนก่อน

    Salama calaykum, horta marka hore waxan kuleeyahay xamdiyeey ilahaay adiga iyo qoyskagaba haku xafido .waxan intaas Raacinlahaa walashay haka falcelin hana laqasanin qof raba inuu fikirkiisa qasab kugu liqsiiyo.waa iga talo uun

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 หลายเดือนก่อน

    Mashallah Hamda waa sax qayrka la tartan iyo isku dayasho faaido male

  • @aaliyaatisa7025
    @aaliyaatisa7025 หลายเดือนก่อน +1

    Madame aa ka so hadashey walaasheed Fartun ee ku so dawo dhigatay😂 maante ceeb aa leedahay maleh o laga sheego hore u soco sister❤

  • @khadraismail9117
    @khadraismail9117 หลายเดือนก่อน

    Wllo xamdi wan kugu faidnay sida wax lo dhigto manu aqon qof kuyidhi wax dhaqalayso wa qof ku naxay keep going sister adiyo ruumi habalaha dhaqalaha ka hadla wa no faidaysen❤❤❤❤

  • @nimcoahmed3363
    @nimcoahmed3363 หลายเดือนก่อน

    Thanks abayo barnamij dhaqalaha aad kahadashay noo soo badi aniga ahaan aad ayan uga helay ❤

  • @fadumoashur8770
    @fadumoashur8770 หลายเดือนก่อน

    Maashaa Allaah tabaarakalaah waa run xamdiyeey walaal ilaahay caqligaa hakuu daayo ❤❤❤❤❤❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 หลายเดือนก่อน +1

    Masha"Allah 🎉 Hamdi ❤Right👍I Agree With You❤😘🌹😘

  • @SacdiyaYasin-n9u
    @SacdiyaYasin-n9u หลายเดือนก่อน

    Masha allah boqorad ayaa thy allah ha ku xifdiyo abyo ❤❤❤tussle wanagsan ayaa thy ku tayasho ayaa mudanthy ❤❤❤

  • @Lamahuraan.
    @Lamahuraan. หลายเดือนก่อน

    I like hab ufikirkaaga mashaAllah abayo guuleyso ❤️❤️❤️

  • @KhadraQaali-p3p
    @KhadraQaali-p3p หลายเดือนก่อน

    Masha allah xamda, you got the point respect others .munira is the best of somali youtuber women ❤

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 หลายเดือนก่อน

    Asc wr wbt dhamantin
    Dumashidey qali
    Well Said thnk U ❤keep Goin,🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @amalomar380
    @amalomar380 หลายเดือนก่อน +1

    When I did watched one of your videos then stared saving something.

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey หลายเดือนก่อน

    Ku jecliya walshey xamdi masha allhhhh allxmduliilh allxmduliilh sharf dadkan waay washennwarlodka bax

  • @meymuunahmed2870
    @meymuunahmed2870 หลายเดือนก่อน

    Masha allah hambalyo abaayo wixii lagu dadaalo waa laga mira dhalinkara kan kugu adag adaa ka adag

  • @muniiraabuukar6781
    @muniiraabuukar6781 หลายเดือนก่อน

    Masha allh waa kugu racsanahey xabibti

  • @somali_shorts-m
    @somali_shorts-m หลายเดือนก่อน +1

    Mansha allah abaayo mcn allaha idin xiftiyo walashay qali

  • @Bee-bh8nk
    @Bee-bh8nk หลายเดือนก่อน +2

    Hamda Masha’allah sis, keep winning and succeeding.

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey หลายเดือนก่อน +4

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw

    • @naimahussein3911
      @naimahussein3911 หลายเดือนก่อน

      Scw Scw Scw ❤❤❤🎉🎉🎉

  • @NimoKhalif-g5w
    @NimoKhalif-g5w หลายเดือนก่อน

    Mashaalah aqlibadan yan munira lagugudirin

  • @UmuSucaad-z7h
    @UmuSucaad-z7h หลายเดือนก่อน +1

    Gabdhaha yaa isku diray muniira waa maskiin

  • @Fooseey96
    @Fooseey96 หลายเดือนก่อน

    Masha allah xamdi aqyaar aqli badan fataxada tahlisha subaxdi badi insha allah Guuleyso abaayo illahay haku xifdiyo adiga iyo owladada ❤

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  หลายเดือนก่อน

      @@Fooseey96 aamin abyo mcn Mahad sanid

  • @NasNasra-vo4ye
    @NasNasra-vo4ye หลายเดือนก่อน

    Nin ba si u qaaday aniga dadka ajinabigaa oo motivational speakers kaa baan u qaatay

  • @munabihe4463
    @munabihe4463 หลายเดือนก่อน

    Bismillahi masha Allah tabarakallahu ilahay hano badiyoaxigo kale Wll muniro wa gabadh af gaban edeb baden yan laysku kiin diriiin inkaston sii fican uga jawaabtay

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 หลายเดือนก่อน +3

    Manshaallah hamdi dhaqalo ma sameya qofla djarka magac leh guri quruxiso perfume qaali 😂

  • @HindaIsmaaciil-wj2nn
    @HindaIsmaaciil-wj2nn หลายเดือนก่อน

    Asc qli xmdiyey alle hakubarakeeyo. Talo ayankaarabaye xagee kaalasoo xiriiraa

  • @malyonsaeed3809
    @malyonsaeed3809 หลายเดือนก่อน

    Mashallah whallah I listen to u like ur talking to me 😊 I enjoy watching because u give good advice thank u a lot ur such sweet person

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  หลายเดือนก่อน

      @@malyonsaeed3809 🥰🥰🖐🏽

  • @muharoble1234
    @muharoble1234 หลายเดือนก่อน

    lamakala lacag badne wa laka aqli badn yahay xppt hory usoco

  • @Sugarplumfair12
    @Sugarplumfair12 หลายเดือนก่อน +3

    Hamdi abayo I learnt a lot from you I used to watch you before I was married. You give the best advises

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240 หลายเดือนก่อน

    Masha allah xabeet 💞
    Waxan loo dhib toonin lagu madhef sado akiit waye hadal kas 😊 allah kuxafido insha allah

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤

    • @hawaabdi8917
      @hawaabdi8917 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw scw

  • @SaynabAxmed-je1zi
    @SaynabAxmed-je1zi หลายเดือนก่อน

    Masha Allah alle caqliga ha kuu barakeeyo

  • @asmaabuukar1705
    @asmaabuukar1705 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah Caqligaas inaa qayb naga siiso baaba mahadcelin Noogu mudantahay Mahadsanid abaayo qaali

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  หลายเดือนก่อน +1

      @@asmaabuukar1705 adiga mudan qalbi 🥰🥰🖐🏽🖐🏽

  • @HamdiWarsame-e7y
    @HamdiWarsame-e7y หลายเดือนก่อน

    Yaa las ku kiindiren muniir saj u hadasha waxaay ilataha aniga waa fikradeeda🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤

  • @HafsaJama-m3i
    @HafsaJama-m3i หลายเดือนก่อน

    Manshallah wallo sifcn bad ugu falcelisay wayo qofka inu qanaaco leyahay ba fcn waxan xasuusta barigan guurka ku cusba baa naago intay ikexeyan suuqa Melaha alaabta lagu gado I geyan waxn cusub anaga wan soo gadane so gado yaab ani wan yaabi jiray mxa aniga iyo adiga isku keen xiray

  • @udgoonwehliye5811
    @udgoonwehliye5811 หลายเดือนก่อน +1

    Muniiro video soo duubtay inaad aragtana wan rajeynaa waxee tiri gabadhaas maheesto afka ha ii galinina inaad ka soo hdsho maba qurxaneen

    • @sumayaahmed5264
      @sumayaahmed5264 หลายเดือนก่อน

      Views abaya xalasha Allah na jeclesiiyo

  • @hamdimohamed2433
    @hamdimohamed2433 หลายเดือนก่อน +2

    Sax waye habo keep going always people like to switch words 👍

  • @Kadramuktar-tw3xx
    @Kadramuktar-tw3xx หลายเดือนก่อน

    Mnsha Allah tabaraka Allah xamda aqliga ale haku barakeyo wlle sad ugarnaqsaty ban ka helay

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  หลายเดือนก่อน

      @@Kadramuktar-tw3xx Mahad sanid qalbi 🥰🥰🥰

  • @Bilan-cd2ow
    @Bilan-cd2ow หลายเดือนก่อน

    Hambalyo guushad gaadhay iyo kaalinta aad gashay🎉
    Ilahayna midkasaraysa haku gaadhsiiyo

  • @nadiiracumar2639
    @nadiiracumar2639 หลายเดือนก่อน

    Imisa hablood oo dhaqaalaha ka hadla jira mida kale waxay ka hadashay waaa sax adiga iyo inta dhaqaalaha ka hadashaana way saxan yihiin

  • @KhadaryasinYasin
    @KhadaryasinYasin หลายเดือนก่อน

    Wll xamdi inaaad ujwbto my ahy n earmarks qaar inaad wax inaad aragtood dhaafto waaa heer aqligaagu gaadho so go on Dib j
    Ha eegin

  • @Aqsaa7
    @Aqsaa7 หลายเดือนก่อน

    mashaallah kalimada wanagsan waa sadaqo keep gonig hamda degan

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 หลายเดือนก่อน

    Absolutely 💯 xamdi cadeey run badnidaa 🥰🥰

  • @hibamsalaad9842
    @hibamsalaad9842 หลายเดือนก่อน

    Hamdi you love Somali women so keep going 😂❤

  • @AxlaamAxmed-s7n
    @AxlaamAxmed-s7n หลายเดือนก่อน +4

    gabadh qaaliytahay masha allha

  • @NajmoHussein-d4c
    @NajmoHussein-d4c หลายเดือนก่อน

    Masha Allah tanks abyo mcn ❤❤

  • @RahmoAbdi-tj9wo
    @RahmoAbdi-tj9wo หลายเดือนก่อน

    Muniiro waa maskiin danaheeda raacato cidna kuma mashquusho

  • @abdifitaahqooje8369
    @abdifitaahqooje8369 หลายเดือนก่อน +2

    abayo muniiri Waa Gabar Dagan hadana afgaaban yaan lagugu dirin waayo fikirkeeda ayey ka hadashay Ku ixtiram luuqana kawac oo is fahmo Janis hasiinin diradiraalaha xamday quruxeylabadina wey idin jecelyihin dumarka somaaliyeed

    • @muunarashiid2317
      @muunarashiid2317 หลายเดือนก่อน

      Haa wlhi munira wa gabadhan ugu jeclhy inta media ka dawado waa gabadh qalbi wcn oo danahedun ku mashqusha

  • @NimoMohammed-e2l
    @NimoMohammed-e2l หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah dumaashi ilahay hakudhowro waa runtaa dumarkii maanta waxaa baabiyay kudabadayasho

  • @halimaali9473
    @halimaali9473 หลายเดือนก่อน

    Your very interlegent and understand woman bbgal

  • @shamsomohamud3749
    @shamsomohamud3749 หลายเดือนก่อน

    Alla habaryaasheey waa isku wada mid like my hooyo mcn Habaraji gang ilaahbaa hadalka u fududeeyey 😂😂

    • @yuuuuga1
      @yuuuuga1  หลายเดือนก่อน

      @@shamsomohamud3749 habo mcn 🥰🥰🥰

  • @MaryanCabdiraxman-d7v
    @MaryanCabdiraxman-d7v หลายเดือนก่อน +3

    Abayo xamdi dadkan ad wax ushegeyso kuma fahmayan Gabdhow wax dhaqalesta hadi nila dhahay micna heda maha waxba hagadadin idinko waxa rabtiin gadanayo aya hadana wax dhaqalesankarta

  • @ilhanmohammed9569
    @ilhanmohammed9569 หลายเดือนก่อน

    Mashallah my beautiful sister may Allah bless you and your family. You said very well and I’m so proud of you that you decide to study and give your time and your energy for your education rather than competition with other people. The only competition you have is with yourself not with other person, well done well said💖💖💖🫶🫶🫶🌷🌷🌷

  • @asmaabuukar1705
    @asmaabuukar1705 หลายเดือนก่อน

    Saasbaan Xisaabta ugu dhibanahay Mahadsanid qaali

  • @khadramohamed1818
    @khadramohamed1818 หลายเดือนก่อน

    hooyaad ayaakamuhimsan garabad❤❤

  • @munamohammed579
    @munamohammed579 หลายเดือนก่อน +1

    🎉🎉😊

  • @salmasacad1976
    @salmasacad1976 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah wall

  • @mona19328
    @mona19328 หลายเดือนก่อน

    wax kadtoo haysta waa muhiim in wax ladhigto wana kugu racsanahay waxanrabana wan samaysta wana baxsada meelna washigtaa

  • @foos4126
    @foos4126 หลายเดือนก่อน

    muniiro waku saxan tahay dad noloshooda toosistey in lagu deysan ilmaha baahi lagu dilin dumaraah bur ilmihii ku diley wax dhaqaaleys lama diidana

  • @marwoabdirahman2826
    @marwoabdirahman2826 หลายเดือนก่อน

    Muniira wa gbr aqlaq leh dulmina ma jecla magaceda u dhiga adi iyo habarta waalan e isku kina direyso😊

  • @Fartun-j7p
    @Fartun-j7p หลายเดือนก่อน

    Waa ruun saa ayey i dhibtaa

  • @XafsoMaxamed-o3r
    @XafsoMaxamed-o3r หลายเดือนก่อน

    xamday abayo hoyaday aya dhihi jirtay qofkii wuxuu haysto dhaqalaysta ayaa wax kale helo lkn dumarkeena amin san inay heblo la mid noqdaan

  • @saynabdaauud679
    @saynabdaauud679 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaahay hakabaqaan kuwa dadka isku diraya rasuulku wuxuu soomaray laba qabri oolacadaabayo waxaa kamid ahaa kadadka iskudira. انمام لايدخل الجنة