Mnsha Allah tabaraka Allah xamda dumashi wan ku salamay waxana ka so salamaya jigjiga wan ku tagera kugu daydaa maxa yelay wax iga dhaxguxaya ayan ka dhex arkaa allahuma barik wllshay wxan ahay hoyo labo ilmod haysata iyadoo da yar gursatay rerki hore kaburburay hadana rerkale dhisatay waligayna moral jab iguma dhicin ee waxan ka bartaa khibrad wana kasi gudbaa waxna wan bartay waxna wan bartaa hamiyo badana wan leyhy markan rumeyana waxan rajaynayaaa in aan kuso gudbiyo
Waxa iga dhax guuxayo inaan nidam wax barasho u sameyo gabdha somliyed oo xirfadaha iyo aqoontoda kor logu qadayo si ay u garaan isku filaansho nafeed. IA alha ii suurta galiyo waxaa rabi lhaa gbdha iny lawaregan qebta waxbarashada iyo hospitalada somliya iA
Mhdsanid abyo xamda quruxey Halka mid an mnta wx ka badali hala hdn wadanki ku laabto oon awoodo wa inan dadka hdlka wngsn qiimahisa bara iyo ajarka uu leeyahay ceebta iyo danbina ay tahay iinta alle keenay in qof lagu caayo ama ninas loga dhigo
Riyadayda alle hay rumeye waxa weyan marka laga tago naftayda iyo carurtayda ehelka aan u qabanayo 1 inan dhiso meel agomaha lagu cawiyo sida wax barasho iyo skills lagu baro 2 iyo inan dhiso dhakhtar Allow ii rumee
Ani waxan ku fikiraa in an geedo badan abuuro, in an ceelal qodo oo isku dayo qabiilada isku dilayo dhulqalal bal in an u sheego in ay san isdilin oo aysan narta gelin. Dhulkune wa ka badanyehee in ay isku cadaalad sameyan
m a tabarakalah alah ku xifdiyo abayo quruxey alxm hooyo ubadkedi hooyo iyo abe u ha una si ahan karto insha alah ayan ahay si an hadafkayga ugadho ayanan sacudi carabiya guri biliadan uga shaqeya kuna xisabtamaya 5 sane so socoto inan aniga la i shaqeyo ale inu rajadayda i rumeyo igu duceya 3 gur aya iga so burburay umana arko malin inan so kufay alxm ale aya mahad le ❤❤❤❤❤
Sburkaa said igu badan qof walba wan la nolaan karaa . Wax saburkayga oo kale leh ma arag . Subxdii dadban la shqeyaa Galbtina dad kale hbenkina dadka leh midwalbana dabecad gara leyahy kulina wan xamilaa dabecdahoda
War horta qashinku hanoodanbeeye dakiinaan social media kujira ma aragtiin miyaa naagta salma ladhahaayo oo qolkeeda ilaahey iyo nabiga caaynaya ma aragtiin miyaa waadnaan kala jecleeyn.
Hamdi wan ku salaamey walhi taladaadi wan ku faidey xafadune wan kaguurey
manaha allah mara waxo markaan arko waan soo cararaa yaa ilamida❤❤❤❤😊😊😊kkkkk
Inshallah anigu rajadeyda ugu ween waa in aan isbitaaal iyo guri quruxbadan ka dhista guricel somali oo dhana usoo cafimad dontan ❤
Mnsha Allah tabaraka Allah xamda dumashi wan ku salamay waxana ka so salamaya jigjiga wan ku tagera kugu daydaa maxa yelay wax iga dhaxguxaya ayan ka dhex arkaa allahuma barik wllshay wxan ahay hoyo labo ilmod haysata iyadoo da yar gursatay rerki hore kaburburay hadana rerkale dhisatay waligayna moral jab iguma dhicin ee waxan ka bartaa khibrad wana kasi gudbaa waxna wan bartay waxna wan bartaa hamiyo badana wan leyhy markan rumeyana waxan rajaynayaaa in aan kuso gudbiyo
Guleyso Dumashi ❤❤❤❤
Qabyalada ayaa kabedelilahaa dhaman dadka walalo ayaa kadhigilahaa❤❤❤
❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤
Jah ❤xamdaay marka dhehesid yabar qurux badan ooo indha kulkulan waxanba moda ina aniga iga hadlesid wlhi wakujeclhy alle hano kaadaayo ❤
Anigu waxan jeclaan lahaa ciyaalka rajooyinka inaan ufuro xarumo lagu daryeelo maskax ahaan iyo jidh ahaanba insha allah hadii aan sii nolodo wanka dhabayn doonaa insha allah tuuladaydii baan kabilaabi wana badlaadhin doonaa insha allah riyo wacan😂
@@samiiragurey6812 mashlaaaaah waa waxan jeclhy inan naiga xataa sameyo guleyo qalbi
Maanta qofka ugu horeyo aa ahay moowduuc muhiim ii ahna Waa soo deysay shukran
Ilahyow wad awodaye wax walba adunkayga iyo akhiradayda i anfacaya oon niyada ku hayo ii rumee 😢😢 plz iso duceya asxbta
@@dumarkaabachannel161 aamin yaaa rabi
Mnasha allaah gabadh sharable badan waxan ahy hooyo somaliyeed
Ilaahay haku barakeeyo hamdi yeey walaal ❤
Asc sister thanks to you tell me , to your advice. . I took advice about Qisad youtubarsdi ninka gursatay meel xun ayey mare wan....❤❤❤❤ thank you .
@@Sara7-d1z soo ma dhaman qisadas abyo
❤xamdi wad nacawisaa eealahaku xafido wad sabisodir❤
Wax badanbaa inoo tahay guulayso apayo mcn maalinteyda qayb katahay❤
❤️بسم الله الرحمن الرحيم❤️اَلَمۡ نَشۡرَحۡ لَـكَ صَدۡرَكَۙ🤲وَوَضَعۡنَاعَنۡكَ وِزۡرَكَۙ🤲الَّذِىۡۤ اَنۡقَضَ ظَهۡرَكَۙ🤲وَرَفَعۡنَا لَـكَ ذِكۡرَكَؕ🤲فَاِنَّ مَعَ الۡعُسۡرِ يُسۡرً🤲اِنَّ مَعَ الۡعُسۡرِ يُسۡرًا ؕ🤲فَاِذَا فَرَغۡتَ فَانۡصَبۡۙ🤲وَاِلٰى رَبِّكَ فَارْغَبْ🤲صدق الله العظيم🤲🤲🤲🤲🤲
Hamdi byo waxaan ahaye hoyo sadex ciyaalka haysta waxaan faa iidaye wax badan maalinkaa kudaawado wax badan baa kaa faa iidaye waagii hore waxaan is dhihijiraye waxb maxb ma baran karkidid hadaan sidaa waxaan bila abate jaamaacad waxaan bartaa midwifery waxaan jecelahaye inaan hooyad iyo ilamaha daryeel oo ushaqeeyo Sid daacadah
Waxa iga dhax guuxayo inaan nidam wax barasho u sameyo gabdha somliyed oo xirfadaha iyo aqoontoda kor logu qadayo si ay u garaan isku filaansho nafeed. IA alha ii suurta galiyo waxaa rabi lhaa gbdha iny lawaregan qebta waxbarashada iyo hospitalada somliya iA
@@myfowsy8079 mashlaaaaah 🥰🥰🥰🥰🖐🏽🥰
True 7:29
Masha alah tabaraka raxman mawduuc muhiima ayadka hadashay mnta shugran 🎉❤
Mhdsanid abyo xamda quruxey
Halka mid an mnta wx ka badali hala hdn wadanki ku laabto oon awoodo wa inan dadka hdlka wngsn qiimahisa bara iyo ajarka uu leeyahay ceebta iyo danbina ay tahay iinta alle keenay in qof lagu caayo ama ninas loga dhigo
@@bilanaxmed5794 Xaqiiq waax fcn waaye walhi mashlaaah
Riyadayda alle hay rumeye waxa weyan marka laga tago naftayda iyo carurtayda ehelka aan u qabanayo
1 inan dhiso meel agomaha lagu cawiyo sida wax barasho iyo skills lagu baro
2 iyo inan dhiso dhakhtar
Allow ii rumee
@@dumarkaabachannel161 ilhaow ku rumey wax fcn waaye
@@yuuuuga1 amiiin qaliyey 🤲
Hamda dhiirigilisada hablaha somaliyeed❤❤❤❤❤
Masha allah allahuma baarik wll hamda qaaliyeey adiyo reerkagaba alle hakuu barakeeyo mhdsanid marwalba sidaa noo dhiiriso eed wnga io wxatarkaba noogu dhiiri galiso jazakalaa khyr qurtii mom aad u qaaliyaad tahy adiyo caruurta walahy ahba alle haykiin xiftiyo adun io akhiraba hn🤲❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ dar ilahy bn kuu jeclhy wxaad tahy wll qalbigayga io naftaydaba ku wayn oo aad qaali igu ah hn alle haykaa daayo saaa id bn kuu jeclhy wlhi l love you dhayahygiiyeey❤❤❤❤❤❤❤
Inaa ummada soomaliyeed inaa telia isticmaalkiisa ka yareeyo waxa dhibka keenay waa telia isticmaalkiisa dadkii dhan ayaa ku mashquly wlle hormarkooda , maskaxiyan, jirriyan، caasi waalideenimo ah ayey isku badaleen dadkoo dhan anigaba igu daree isticmaalka telka wllhi abyo inaa ka taqaluso midaas ayaan dhihilaaha abyo mcn .
@@deeqadagan2113 Xaqiiq wax fcn waaye mcnto taas waxa kene waa hormar la aanta kaa jirta dalka abyø mcn. Hadey shaqo iyo wax barsho heli lahayeen dadka somaliyed wax badan is badali lahay
@yuuuuga1 Haa wllhi been ma ahn ummadda wy niyad jabeen marky arkeen wadankooda faquuq kajira dad tahriiba , dadxumaan xasameeya, dad isdila, iyo dad caasi waalideen ah wllhi markaan arko caloosha ka ooyaa wllhi Allah soohanuuniyo wlle abyo .ummada ☪️ ah .
Ani waxan ku fikiraa in an geedo badan abuuro, in an ceelal qodo oo isku dayo qabiilada isku dilayo dhulqalal bal in an u sheego in ay san isdilin oo aysan narta gelin. Dhulkune wa ka badanyehee in ay isku cadaalad sameyan
Asc hamdi ma Socall worker. Miyada Barta❤ hamdi anigu waxan jjecelaha dadka cudurka dhiimirka qaba inan caawiyo inshaa Allah iyo illahay otismakaqa
@@safyiaabdille4810 wcwrwb haa qaali. Kaas ayaan bartaa wax badan ayaaana ku jiraa xataa caruurta sida loo cawiyo jiraan ayaa ku jiraa wana waxan jeclaan lahay inan somali Meel kaa furo carurtaas logo cawiyo
Oh mashllh hoyo fican ayaathy❤
Markan jamacada kalkalisada bilabayey wuxu aha baahida dalkena kajirta inan malin un wax ugu qabto Waxyabo badano iga dhex guxaya wa jiran waxan said ujeclahay inan wadankeygi dhanka cafimadka hooyada iyo dhalanka dhinaca cafimad ku dhibateysan aqonteyda kubcawiyo o xarun cafimad daryel ka furo waxan arkay baahida lo qabo dhanka cafimad waliba hooyinka o dhanka markay umulayan u dayacan badankod dhig bax u dhintan sababtaso ah umuliso her jamacad ma haystan ilahay haugargaro hooyinkena iyo dalkena
@@najmaabdullahi6878 Amiin yaa rabi waa dayac jiraa abyo mcn ilaah hakugo guleyo hamigada
Hada bah tahay Hamdiyey horumiodka gabdha somaliyeed oo gabdho badan aad seesa awood iyo dadnimo ay wax ku qabsato
Thanks abyo xamdi😊
Asc abyadhin wax ay fileynin kudeceen ayan ahay e siniyad ah igusooducoya plz waligeey meel kumasooqorin isooducoya plzzz❤
@@faizaruun5670 wcwrwb abyo ilaah haku saqiro wax kasta
@@yuuuuga1 amiin dirigilasadheyda maalinka guul gara kulasoohadla inshllh qaali ♥️
m a tabarakalah alah ku xifdiyo abayo quruxey alxm hooyo ubadkedi hooyo iyo abe u ha una si ahan karto insha alah ayan ahay si an hadafkayga ugadho ayanan sacudi carabiya guri biliadan uga shaqeya kuna xisabtamaya 5 sane so socoto inan aniga la i shaqeyo ale inu rajadayda i rumeyo igu duceya 3 gur aya iga so burburay umana arko malin inan so kufay alxm ale aya mahad le ❤❤❤❤❤
Masha"Allah Xamdi ❤You Are Beautiful👍❤️ Love❤😘😘😘😘😘😘😘😘😘😘🌹Keep Up The Effort❤
@@lavieestbelle-neutre3431 Mahad sanid qalbi
m.a
Sburkaa said igu badan qof walba wan la nolaan karaa .
Wax saburkayga oo kale leh ma arag .
Subxdii dadban la shqeyaa
Galbtina dad kale hbenkina dadka leh midwalbana dabecad gara leyahy kulina wan xamilaa dabecdahoda
@@AsiaGeedi mashlaaah.
waxaan ogaaday gabdha soomalida waxa dhulga lajara oo hormarga isgu ogoleen oo niyada gajabiya waa dumarga afgaaraha qaldan aamisan beead qaldan gu dhool nahnay hada hormargaartid waxa gu niyad jabinaya waa dumar
❤
Dumarkasoomaaliyed waxan kamamnuucilahaa is a dental daawada kiimakada
XAMDAY wan shakiyee ma Singelmother baa noqotay😅 i cafi sister haddii uu Hadalkeyga ku dhibay😊
Hbo hddii xitaa ayguursadaan gbdhaheena ninka weeyba isasiiyn mna ku xisbtamaan inuu ninka thi kro ku furikro dhimnkro nftaada io tn ciylkaagabana eey meel cidlo kusoo dhcyn hddii aadan isku sii tshn
Lkn nolosha guurka sidii lsheegyba waa is dhameestiree hormr smee nftaada ood meel grsiisaa waa tn ubdkaaga ood meel grsiisaa
@@sagalmohamuud1584 xaqiq waa dhibka heysta dumarka somaliyed Habo mcn
Wax badan oo naftayda iyo ilmahaygaba anfici laha ayaa jira abyo abyo lkn xalada aan hada ku jiro ayan iisamaheyn inan sameyo
❤❤❤
War horta qashinku hanoodanbeeye dakiinaan social media kujira ma aragtiin miyaa naagta salma ladhahaayo oo qolkeeda ilaahey iyo nabiga caaynaya ma aragtiin miyaa waadnaan kala jecleeyn.
Salmo waa tee
Salalaahu Caleyhi Wasalam Habib Mustafa 🤲😰❤️❤️❤️❤️
@@ashaoali8020 maya abyo aniga mashqol iga batay baryahan wax maba arko maxaa waaye Salmo waa teee
Waa dhocisha ninka Swedish ka ah u fuusha ama u saaran ileen waa isqabaan madhihi karee waxaa og wiilka majerteen oo gabadha cadqaba