Mahadsanid ustaad 40kan daqiiqo 4 daqiiqo ayee ila ekaatay cilmiga meesha ku jirana aad ayu u baaxad weyn yahay Wana kaga mahadcelinaynaa wakhtiga aad galisay muuqalka si aan wax uga faaidno
Follina Zero Day Vulnerability kwrn ustaad bishii hore 27 soo shaac baxay waxaa dadka loogaga faaideestaa dadka aan updateka marinin Microsoft office gaara ahaan wordka
Download the Lecture Slides: hurbad-files.b-cdn.net/General%20Lecture%20Slides/WannaCry.pdf
expect an attack from me👈
Mahadsanid Engineer Abdirisakh
wllhi muuqaalkaagu aad buu u xiiso badan yahay
Talo, taariikh iyo sheeko funny ah buu iskugu jiraa
Hurbad waa madal aan wax badan ka faaiiday Alle haydin barakeeyo
M.a Ustaad ciiwaa-nada nuucaan ah noo soo badi Waa Faa'ido weyn
MaHaD saniD UstaaDiii
Mahadsanid ustaad 40kan daqiiqo 4 daqiiqo ayee ila ekaatay cilmiga meesha ku jirana aad ayu u baaxad weyn yahay
Wana kaga mahadcelinaynaa wakhtiga aad galisay muuqalka si aan wax uga faaidno
Inta halmar muuqaalka dhamaysatay ☝
Ustaad thmks
Ustaad linux ayan ku so dejistay windows 10 virtual machine ahan marka maxa la iga bahanyahay ugu horayn pls video kaso samee
Aad baad umahadsan tahay
Ilaahay haku sharfo ENG.
24:13 dhaqan celis iga dheh 👋🏽🤣
asc macalin aad aya u mahadsantahay cilmiga aad noo soo gudbisay aad ayuu u qiimo badan yahay macalin wax badan oo ana ogayn ayaa ii faaidaysay
Thanks Sir actually wax badan aya no fa,idaysay allha kusharfo
Mahadsanid ustad
Jizaka Allah Alkhair. Thank you.
Mahadsanidiin Mudane 🥰😁
Mahadsanid Teacher
Qisadu waa wa ay dhered inad jarjato bay ahyd✍✍
Aad iyo aad
Mahadsanid ustaad
ka waran tinny windows an kala dagay hurbad ustaad noce noqon
Jesaaka laahu qeeyran wajasaa
aadbaad u mahadsantahy macalin macluumaad aad u badan ayaad nala wadaagtay alle ha kaa ja saai siiyo
USTAAD SOO BADI CASHARADA CEH V11 KA INCHA ALLAH WAAN IIBSANAYAAYE CILMIGAA AAD U JECELAHAY
Asc
Zhp what'sapp number kaaga iiso0dir
Thankz ustaad mahadsanid
Thanks ustad ✔✔✔
Thanks Pro
Mahad sanid ustaad lakin haday macqul tahay malware development course noso samay thanks
🥰
Ustaad Pegasus spayware isna kasoo hadal saamayntiisa
Coming soon
sir .mudo intee kubarankaraa web development full ah ?
Hurbad halkee ku taalaaaa
Online, booqo hurbad.com
Follina Zero Day Vulnerability kwrn ustaad bishii hore 27 soo shaac baxay waxaa dadka loogaga faaideestaa dadka aan updateka marinin Microsoft office gaara ahaan wordka
Waan kasoo hadli doonaa insha alah, run kusug
Insha Allah ustaad CEH v11 lasoo dhaqsada mahadsanid ustaad
zakariye zhp what'app number kaaga iisoodir
Ustaad Pegasus kasoo hadal fadlan sidoo kale Pegasus maku jiraa courseda Ethical hacking version 11? Mahadsanid
Kuma jiro koorsada balse usbuuca soo socda ayuu soo baxayaa Insha'Allah.
@@Hurbad wll mxa qaldan course an horay u gaty date ki waka dhcaya arke
Horayna wxd u dhahden hal mar gado weligana isticmal say wx ujiran uztad
😂😂
Hhhh