Subxanallah hooyadan oo xanuun badan soo martay silic ah shirqol kufsi lagu sameeyey family FARMAJO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ค. 2024
  • #italy
    #america
    #austria
    @Lii Caato Officiall ‎@Liibaan Jama ‎@Gulledsimba ‎@SUCESSADA ‎@SULDAAN OFFICIAL ‎@SADAAM OFFICIAL ‎@SOCDAAL CHANNEL ‎@Lamaane Official media @@KING YAKI BOY @lidle yare production @ahmed Amin-topic @sadaam official @astaan @Zaki Bin Xaaji @Azad Chaiwala @ASAD HAGIO 27 @LAAKAHA MEDIA PRO @Atarisho badiyo official @ArimaHeena @Baaba Jeey @Haykal Maxamed @Moohaan Official @Shiine Culay @xuud show @Adna Channel @Kamaal Abdul @Qurux Ku Dhiigle @HOOBAAN MEDIA @Marish Beauty channel @Dirisle Abdi @King Ck Films & Vlogs @NUURDIIN KL @SIR IYO CAAD @Xiisaha Wararka @Zaki honest Official @Faatax Faarax Shire @Faadil dumdum @Farxiya Fiska @Waqal WStudío @Shuushuu Official @Samiha khaliil @XOGTEENA @Dj Amiid Official
    @ASAD HAGIO 27 @Dahir Alasow @Shiine Culay @Ayub Kaarlo @Baaba Jeey @Dirisle Abdi @ArimaHeena @Waqal WStudío @Zaki honest Official @HAADI MEDIA @waridaad TV @HAMAR ADE TV @LAAKAHA MEDIA PRO @HAl-ABUUR CAWIL Bile @Mohamed Buskut Official @GEEDI SHOW @SIR IYO CAAD @SOBANDHIGE MEDIA @ISMADIIDO ENT. @GEEDI SHOW @XAQSOOR TV @Halhays Media @Adnan Model Official @Saxaaf Channel @Haykal Maxamed @Malyun Ali @Adna Channel @Boqorada Stylka Official @Marish Bauty channel @Samiha khaliil @Qays Qeyser @Ilkacase Qays @IFRAH QALIIF @Qurux Ku Dhiigle @Amin Tube @Hodan Abdirahman Official ♫ @HAWRAAR MUSIC PRODUCTION @Hodan Online @Guri Barwaaqo Tv @Zaki Bin Xaaji @Dhakhtar Channel @Hosow Pro @DHIIQADA TIK-TOK @Hor Usocod Media @naciimo jookar @Real Enjoa @King Ck Films & Vlogs @Faadil dumdum @Abeera Cade @King Ceyda @Astaan @Maslax Mideeye @Ayaaniita Official @Qurux Ku Dhiigle @HORUFADHI TV @MUNASAR MAXAMED @RAYAAN BAJAAJ OFFICIAL @XABWAAS ​⁠ @Abdifatah Boodhari @Ganga PUBG @Dahabka Channel @QISOOYIN & REACTION @Qisooyin Group @HALHAYS SHOW 24k#italy#america #austria #america #netherlands #qatar. #denmark #indonesia #newzealand #france #switzerland #swidden #saudiarabia #indonesia #europe #unitedstates #unitedstates #unitedemirates #uk #unitedkingdom #germany #finland #canada #malaysia #quruxkudhigle #war #wararka #warangal #asadhagio #austria #america #qisoxanuunbadan #asadhagio #asia #turkey #degdeg #dagaal #hees #heestii #holanda#uk #unitedemirates #unitedkingdom #finland #finland #swidden #saudiarabia #qisoxanuunbadan #quruxkudhigle #turkey #kuwait #hargeisa ##duet #dirisle #dagaal #daarood #hawiye #qosolka #kaftan #live #warangal #aroos #ruwaayad
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 115

  • @cashojimacle8713
    @cashojimacle8713 7 วันที่ผ่านมา +10

    maamadaan waa la dhibaateenyey ilaahey waxaan uga baryayaa kuwii sidaa ugaley iney aduunka ilaahey ku cadaabo aaqirana cadaabtii jaxiimo

  • @user-xe2tb1bq5g
    @user-xe2tb1bq5g 7 วันที่ผ่านมา +4

    Dahir ilahayeh haku xafido suldan sareh

  • @abdiquanif400
    @abdiquanif400 2 วันที่ผ่านมา

    Honorable Judge Dahir Alasow Gaadale. Soomaali people will recognize you as a chief justice of Somali Supreme Court… you have exceeded the expectations of many people…Kudos!!!

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 7 วันที่ผ่านมา +8

    Allaahu Akbar ❤❤ ❤dahir alasow awowe illahey cadowgaga hajebsho maxkamaddaduna allaha lajiro wa maxkamad dadka somalia 🇸🇴 ♥ dumarkoda dhiban iyo dadka dhibateysan xaqoda udhicisa allaahu akbar jir o jog❤❤

  • @user-ri1cs9nt1v
    @user-ri1cs9nt1v 3 วันที่ผ่านมา

    Masha Allah Dahir manta unban shaqafican Qabatay ee jojo yaad tahay Somali midee oo inta dulman uhiili

  • @abdirashiid7330
    @abdirashiid7330 วันที่ผ่านมา

    WAR CAAWIYA ALLAHA IDIN CAAWIYEE .
    WALAAL DAAHIR
    ADIGA IYO DADKA KULA SHAQEEYO ILAAHEY HA IDIIN
    SAHLO INAAD KIISASKA N KU GUULEYSATAAN

  • @user-gf5is9wu1k
    @user-gf5is9wu1k 7 วันที่ผ่านมา +3

    Xaqey ka galeen iyada dacad aheyd, ilmo ilaahey idinmasiyo gabar yar ayey shirqooleen ilma allah idinma siiyo mustaqbalkeeda ayey ku dheelen maskax wareer ayey ku rideen miskin

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 7 วันที่ผ่านมา +2

    Caruurta Allaah Ayaa Bexeyo Abaayo

    • @ayannur9480
      @ayannur9480 5 วันที่ผ่านมา

      Doco iyo inkar waa aqbal

  • @sabaax6272
    @sabaax6272 7 วันที่ผ่านมา +1

    Waa qofkii ugu horeeyey aan la ooyey 😢 saafi xaqeeda Alle hasoo bidhbidhiyo

  • @shukriaali8460
    @shukriaali8460 5 วันที่ผ่านมา

    Masha allah Dahir hor u soco waa Amin xaq ah in loo gargaaro dadka dhibaadeysan wxaana u badanahay dad isku farxo doqomo ah

  • @naimahassan9393
    @naimahassan9393 5 วันที่ผ่านมา

    Naagta mamadan la oged ina la shirqoolay wa iney hadasha guul daahir guul mama saafi ❤

  • @najma649
    @najma649 7 วันที่ผ่านมา +3

    gabadhana xaqeeda alle hasoo dada jiyo maskiinta ah

  • @maryami2299
    @maryami2299 6 วันที่ผ่านมา +2

    Mater aan iyo farmaajo baa soo sawir teen farmaajo xamar 5 sano kahor buu xamar ka tagay 18 asagoo jira

    • @ayannur9480
      @ayannur9480 6 วันที่ผ่านมา

      tii uu isku dhibay mise Tan sax da ah. kala sheek!

  • @naimahassan9393
    @naimahassan9393 5 วันที่ผ่านมา

    Daahir ilahey haku xafido

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 5 วันที่ผ่านมา

    Maamo alle ha ku caawiyo

  • @maryami2299
    @maryami2299 6 วันที่ผ่านมา +1

    Tosh tv ruufyaan qabiila ninka ay sheegtay oo murursade maa sheegto maxaa farmaajo ugu ordayay

  • @AhmedMohamed-rk4qz
    @AhmedMohamed-rk4qz 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waan ka xumahay waxa dhacay

  • @ilyaasmaal742
    @ilyaasmaal742 5 วันที่ผ่านมา

    GABADHAN DUNIYO HADAY WAX KA OGAYAD HA U MARKHAATI FURTO HADII KALE AAKHIRO CADAABTA HA U BADHEEDHO

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 5 วันที่ผ่านมา

    Maamadan buig dahab ah ayey kagalidoonta waayo sida saxda iyo sida ilaahey u ogyahay ayey ugahadleysaa walaahi maxkamada casdalada inay ka shaqeyso aad uwanaagsan tahay waaba dadka Naadir ku ah umada somaliyeed ubaahan

  • @xaajiibraahim7170
    @xaajiibraahim7170 2 วันที่ผ่านมา

    #MAAMADA XAQEEDA ALLAHA KASHIFO.!?

  • @SophiaWarsame
    @SophiaWarsame 7 วันที่ผ่านมา

    Daahir iyo inta Kala shaqeysey kiiskii mam saafi ,waa idiin duceeyey ilaahey waxaan idinka barley in janatu fardowse idinka jisa yeelo aamiin u haha somaliyey pls😢😢😢😢😂😂😂😂 waraabi

  • @carafatabdiwahib315
    @carafatabdiwahib315 7 วันที่ผ่านมา +1

    Dahir maxkamada maxkamad caalimi waaye hore ha usocoto

  • @fadumocabdiraxman9813
    @fadumocabdiraxman9813 7 วันที่ผ่านมา +1

    Dhaqanka somalida waa mid gabdha ku dulman yihiin

  • @sahroxassan6814
    @sahroxassan6814 7 วันที่ผ่านมา +1

    Walee dahir waa nin raged soo sar tuugada alaha kula garab galo shaqadas culus oo aad u barertay

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 7 วันที่ผ่านมา +1

    Ina cali bare ma bah weyn baa

  • @user-ow3fz5hh7p
    @user-ow3fz5hh7p 6 วันที่ผ่านมา

    Duniya casho keef gabadhan iika dalka kasaare ku dhago hadle

  • @cumarhusen4214
    @cumarhusen4214 7 วันที่ผ่านมา +1

    Xamar.waay.habartAy.miskintani.wakadhay..allah.ha.uhelo.dahir.guuuuul.

    • @Xuseenaadan-nl7im
      @Xuseenaadan-nl7im 7 วันที่ผ่านมา

      farmaajo iyo kooxdii kacaanka ayaa kufsiga lagu yaqaanaa xiligii farmaajo afar dhalinyaro ineey gabar kufsadeen dabaqna kasoo tuureen kadibna CID lasii daayey farmaajo reerkiisa ayeey ahaayeen

  • @user-ph1vi8ti1o
    @user-ph1vi8ti1o 6 วันที่ผ่านมา

    Haa waa run

  • @ilyaasmaal742
    @ilyaasmaal742 5 วันที่ผ่านมา

    FANAANKA C/ LAAI GOOF WA AYO QABIILKIISA

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 5 วันที่ผ่านมา

    Queen beenleey kulahaa xamar laguma dilayo eeddo mooryaan baa weli joogra

  • @rukioadow6509
    @rukioadow6509 7 วันที่ผ่านมา

    Dulmi qof falo adduun iyo aakhiraba ma liibaano, geberteyda waa daacad dhiwrsan mana hungoobeyso inshaaAllah

  • @sacidaadan4079
    @sacidaadan4079 7 วันที่ผ่านมา

    Allahu akbar allahu akbar allahu akbar wllhi somalia hadeysan dulmi jojin waxaa dacwysa carada illah mamadan illah weyn waxan ka barye in xaqeyda illahey uso dadajiyo inshaallah

  • @Rimj-ur4be
    @Rimj-ur4be 5 วันที่ผ่านมา

    Reerka kadhalayey ee walaalkeed ka kowyahay waa xoolo tawriijhda baal xun kagaleen😂

  • @AbdiSheik-rl8sj
    @AbdiSheik-rl8sj 7 วันที่ผ่านมา

    Daahirow aniga cayaalka xaafada ayaan ahaa gabadhaas waa la kufsaday oo waliba mareexaan baa ugu daraa iyo murusadaha

  • @AffectionateCaptainHat-of6hw
    @AffectionateCaptainHat-of6hw 7 วันที่ผ่านมา

    walahi waa arin lagu lilmi qaadankaro mamo safiyo ilaahay haku caawiyo

  • @safiyo4178
    @safiyo4178 7 วันที่ผ่านมา +1

    Thank you dahir please help her

  • @mahamedwacays9087
    @mahamedwacays9087 7 วันที่ผ่านมา +1

    Ilaahaw u hiili

  • @sabriincadey2522
    @sabriincadey2522 6 วันที่ผ่านมา

    Yaahuu ceebtaada haduuba ilaahey asturay maxaad isu ceebeyni ileen somali waxba kuuma qabaneyso oo waa lawada ogyahaye

  • @haninuur7159
    @haninuur7159 6 วันที่ผ่านมา

    Maamadan WAA la dhibey wlhi

  • @hawoali120
    @hawoali120 7 วันที่ผ่านมา

    Mashaa Allah guulesta guulesta guulesta inshaa Allah walahi makamadu waa watar ❤❤❤

  • @abbasxagar3033
    @abbasxagar3033 7 วันที่ผ่านมา +1

    Daahir calsow allah haku sharfo fadlan qoftan caawi waa miskiin ladulmay oo walaasheen oo kale iyo hooyadeen oo kale walahay waan ka oo yey gabadhaas dulmiga loo geystey iyada iyo kuwa kale sidaasoo kale loo galay meelsha ay gashaba arintaa haka hadhin😢😢😢😢😢😢

  • @sahanbihi2611
    @sahanbihi2611 7 วันที่ผ่านมา

    Wan ka xumahay walashey dhibka ku so garey ilahay ha ku siiyo xaqada

  • @najma649
    @najma649 7 วันที่ผ่านมา +1

    nimankana masiibo allaha kurido aduunka allaha kudhibo

    • @fooscali5130
      @fooscali5130 4 วันที่ผ่านมา

      Subxaanallaah nimanka kuwa ficanba ku jiree hawada habarin.

  • @fadumohussein3035
    @fadumohussein3035 7 วันที่ผ่านมา +2

    ilaahey haa kucaawiyo dahir ajar iyo xasanaad allaah kasiiyo Gabadha case keda amiin good job dahir thank you for every thing ❤❤❤

  • @ummuisra6721
    @ummuisra6721 5 วันที่ผ่านมา

    Sawirka farmaajo maxaa kuu saaray mooryaan calasow

  • @Deqa-xc8bb
    @Deqa-xc8bb 7 วันที่ผ่านมา +1

    MaxKamada Dahir Calasow caadi maahan

  • @haweyamohammed4124
    @haweyamohammed4124 7 วันที่ผ่านมา +3

    Candhooy farmaajo sawirkiisa u Soo khaadatay nacalad ha kugu dhacdee family bilikho

    • @malaboa591
      @malaboa591 7 วันที่ผ่านมา

      Farmaajo xataa gabar ayuu kufsaday oo kufsi ayuu ku eedeeysan yahay oo mediyaha ayaa laga daawaday

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 7 วันที่ผ่านมา

      Mooryaan cuqdad farmaajo hayso ayaa sawirka farmaajo views ku raadsanaayo.

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 7 วันที่ผ่านมา

      ​@@malaboa591naagta media taal ee Dahir calasow soo dhigijiray xiligii farmaajo madaxwaynaha ahaa, waa tii markii dambe tiri been baan sheegay daahir calasow baa filmkaan iisoo dhiibay, farmaajana ma aqaan imana kufsan , lacag tii la ii balanqaadayna mahelin soowtii tiri ee beenowday.

    • @anonymouslyhidden95
      @anonymouslyhidden95 7 วันที่ผ่านมา

      @@malaboa591 waalahi wax aqli ka wasan baad tihiin family futo madoobe
      Cuqdadan marexan alle haidinka saaro aucudu

    • @axmedyusuf8192
      @axmedyusuf8192 7 วันที่ผ่านมา

      Farmaajo wuxuu ka mid ahaa shanta nin ee kufsaday

  • @maryami2299
    @maryami2299 6 วันที่ผ่านมา

    Ninka gabadha qaatay Waa murursade adios maxaa mareexaan ku waalatay

  • @fatumaahmed4566
    @fatumaahmed4566 6 วันที่ผ่านมา

    Qofka iska leh channelkan Afsomaliga ma taqanid fahamka aya kaa yar familka farmajo mx keenay meesha gabadhi dhibatada ku dhacday aya dadka Kala sheegeyso,nacaybkada miya intas gaadhy subxanalaah

  • @hodanelmi6876
    @hodanelmi6876 6 วันที่ผ่านมา

    Naagtaan war badanaa

  • @user-ow3fz5hh7p
    @user-ow3fz5hh7p 6 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢😢

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 7 วันที่ผ่านมา

    Raga Soomaaliyeed Caquubo weyen
    Baye galeen waa waxaye isu Gumaadayan

  • @TheSomaliPride
    @TheSomaliPride 7 วันที่ผ่านมา

    Ilaahay haku cawiyo 😢 habo

  • @fardosaahmedahmed7232
    @fardosaahmedahmed7232 7 วันที่ผ่านมา

    Wlh,wan,ilmeyay,manta,,,dahirow,ader,usoo,qabo,walal

  • @haninuur7159
    @haninuur7159 6 วันที่ผ่านมา

    Subxaanalaah 😢😢😢😢

  • @kadroismail5891
    @kadroismail5891 7 วันที่ผ่านมา

    Canyon calaseey ayaa ka aqli badiya maxuu maxkamad saari karaa maad la sugtid maxkamada ilahay calyaa sanuud ku gurta kuwaana caqli malaha

  • @najma649
    @najma649 7 วันที่ผ่านมา

    qashin waxa ah duleystaha ku dulmiyey naagtana in kaar alaha ku rido haday ku dulmisay

  • @ahmedwarsame6347
    @ahmedwarsame6347 7 วันที่ผ่านมา

    U.S.C oo dhan baaa Dadka wada
    Xooogeyn.

  • @fadumosaid114
    @fadumosaid114 7 วันที่ผ่านมา

    Waa yaabka yaabkiis UNC ayaaba dadku caayaya kufsi

  • @hooyosom8904
    @hooyosom8904 7 วันที่ผ่านมา

    Subxannallaah

  • @user-vl6qv9nt2c
    @user-vl6qv9nt2c 7 วันที่ผ่านมา

    KIIS WAQTIGAAS DHACAY SIDEE LOOHELAY

  • @hanafmohammed709
    @hanafmohammed709 7 วันที่ผ่านมา

    Asc abaayo ha cafin duliga duliga ah waa ku xoogey wuuna ka mid ahaa sidaa buu ugu ogolaado in lagu xoogo ee qofna ha cafin oo la xiro gabdhaha xamar waa. Lagu xoogi jirey haddii gabdha aan dad xoog leh ka dabeeyaan laguma saaqaami jirin cabdinaasir muxuu meesha ka sameeneyey wuxu jecel yahay inuu daawadoo ee ha cafnin marnaba

  • @saidali7233
    @saidali7233 7 วันที่ผ่านมา

    asc saafi my sister cay ma lihid somali ayaa ku garab

  • @fadumodahir9753
    @fadumodahir9753 7 วันที่ผ่านมา

    Maxaalosodhiga farmaajo.meshan.maxaasogalay.

    • @luulahmed1869
      @luulahmed1869 6 วันที่ผ่านมา

      ayadaa tiri labada lugood ow i qabtay

  • @user-sb5ou5qk2q
    @user-sb5ou5qk2q 7 วันที่ผ่านมา

    Mareexan iyo hawiye waxay rabaan ha ahadan shaqsiyo waaye qabiil ma madalan hala keeno

  • @Barlin-qd5wd
    @Barlin-qd5wd 7 วันที่ผ่านมา

    Halo madaxweynuhu xiligas jogeyba mad habarine maxad Ka rabtay kuwa hada jog o ayagaba alshababolahey Ku saladay

  • @xadiyoxadiyo4644
    @xadiyoxadiyo4644 7 วันที่ผ่านมา

    Soomaali waligeed meel magaareeyso inteey saan isku dhibaateynaayaan sorry sister illaahey hakuu booga dhayo

  • @mariamusse6061
    @mariamusse6061 5 วันที่ผ่านมา

    Abaayo safe sorry

  • @maryandiriye7544
    @maryandiriye7544 7 วันที่ผ่านมา

    Farmaajo haddu abti u yahay ma dhiigiisu leeyaha mise waxaa weeye si magac loogu help .Ha ku Dheel Ina gabadhaan dhiban

    • @Xuseenaadan-nl7im
      @Xuseenaadan-nl7im 7 วันที่ผ่านมา

      farmaajo ciyaal fay Cali inuu Ka mid ahaa ma og tahay iyo rag badan oo aabayaalkood madax ahaayeen

  • @farahshuriye8443
    @farahshuriye8443 7 วันที่ผ่านมา

    Walaahi waa naag ragga,xaqaaga randsonen.

  • @sucdimuse3584
    @sucdimuse3584 7 วันที่ผ่านมา

    Alahu agbar ilaa how u gargaar

  • @RahmaBanooda
    @RahmaBanooda 7 วันที่ผ่านมา

    Title maxaa farmaajo keenay wuu qaldan yahay

  • @AadanAxmed-p7l
    @AadanAxmed-p7l 7 วันที่ผ่านมา

    Hada fidiyoowaa leetska duubaa rakaaro

  • @KawsarAhmeth
    @KawsarAhmeth 7 วันที่ผ่านมา

    Sorry ax.ax Somali raga dawdali siyaad berre.wax kufsaday xagee aadi

  • @hamdiindhayareali2606
    @hamdiindhayareali2606 7 วันที่ผ่านมา

    Gabadhan reer iimaan waaye cayaar ha moodina reer imaan ducadoda waa la aqbalaa habaarkodana waa la aqbalaa iskaa jira somaliyeey

    • @sabriincadey2522
      @sabriincadey2522 6 วันที่ผ่านมา

      Ma qabiil somaliya oo reer imaan ladhaho ayaa jira abaayo

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 7 วันที่ผ่านมา

    Farmajo awey gabadhu xogey mey dacweyso oo darted siyad barre farmajo u dhofiyey

    • @anonymouslyhidden95
      @anonymouslyhidden95 7 วันที่ผ่านมา

      Aqliga kawasantihiin cuqdad farmaajo iyo mareexan bu alle idinku riday
      Ninka geestay ma farmaaja malin alla keeno waceysle mid ah aya fal xun geesta ma layiraahdo hassan sheekh nacalaa futo madoobe aad tihin wasaz

  • @fadumoabdow3978
    @fadumoabdow3978 7 วันที่ผ่านมา

    Sick family Hawiye iswasay maxaa kagalay Mohamed Farmaajo

  • @fuadomar7831
    @fuadomar7831 7 วันที่ผ่านมา

    38 sano ka hor tidhi wiilleykeda wa 30 jir tidhi ma 8 jir baa lagu guursadey hhhhh

    • @abbasxagar3033
      @abbasxagar3033 7 วันที่ผ่านมา +1

      38 sano kahor waalakufsaday iyadoo 16 sano jirta sxb siwacan u dhegeyso hadalkeeda

  • @farahshuriye8443
    @farahshuriye8443 7 วันที่ผ่านมา

    Cabdinaasir ayaad heshay ee maxaad rabtaa

  • @intisaarstarchannel2831
    @intisaarstarchannel2831 7 วันที่ผ่านมา

    Adaadamreeroowgaalshirelagugukufsadey

  • @yasminabdinoor943
    @yasminabdinoor943 7 วันที่ผ่านมา

    Sorry 😭😭

  • @munaroobleh5426
    @munaroobleh5426 7 วันที่ผ่านมา

    😢😢😢

  • @dhurwaalechannel6137
    @dhurwaalechannel6137 7 วันที่ผ่านมา

    Madaxweyne faramaajo sawirkiisa maxaa idiin geeyey daahir calasow

    • @AhmedMohamed-uf9bx
      @AhmedMohamed-uf9bx 7 วันที่ผ่านมา

      Dad kale ayaa saaray daahir calasoow tick tok live ayuu kujiray vidiogan qolo kale ayaa edit ku sameeysay

    • @user-vl6qv9nt2c
      @user-vl6qv9nt2c 7 วันที่ผ่านมา

      WALALA WAA QALAD LKIN DADKA ISKA LEH YUUTBKAAN AAD FIRSANEYSID AYAA SAARTAY EE DAHIR CALASOW MASAARIN QALAD AYIINA KU TAHY WAA VIEWS RAADIS

    • @luulahmed1869
      @luulahmed1869 6 วันที่ผ่านมา

      ayadaa tiri lagaha ow i qabtay

    • @dhurwaalechannel6137
      @dhurwaalechannel6137 4 วันที่ผ่านมา

      @@user-vl6qv9nt2c irsaaqada ayaa meel khaldan ka gashay waxaase Ilaahey lagu mahdiyey in ruux walba malaa’igi wax ka qoreyso godkii labad mitir ahaana sugayo

  • @kadroismail5891
    @kadroismail5891 7 วันที่ผ่านมา

    Dhilo mareexaan ka fuq mr naagaha ma kufsadaan meelaha kale la aad tuugsiga

  • @fxcooking9677
    @fxcooking9677 7 วันที่ผ่านมา

    Arinta waa dhacday masoo noqonayso hoos haloo xaliyo magteeda hala bixiyo 50 halaad halabixiyo cafisna halawaydiisto sidaas halgu dhameeyo qalbigana alaah ha uqboojiyo waana uducaynaynaa haday diidaan maxkamad

  • @mohamednuradin7250
    @mohamednuradin7250 7 วันที่ผ่านมา

    Habaarka joojiya, sababtoo ah wiilal yar yar ayey ahaayeen, lkn cuquubad ayey muteesteen,,

  • @Nuurah951
    @Nuurah951 7 วันที่ผ่านมา +1

    Horta Dameer calaseey warkeedu waa been inta badan oo waa attention raadis beentana waa caadadiis.
    Hadey jirto arinta maamada oo ay xaqiiq tahay Allaha xaqeeda siiyo.

  • @MuxuyidiinJamac
    @MuxuyidiinJamac 7 วันที่ผ่านมา

    Daahir jariir waa lawasaa

  • @MaryanHussein-nu9yd
    @MaryanHussein-nu9yd 7 วันที่ผ่านมา

    Ala maad iska amustid ceeb waaye

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 7 วันที่ผ่านมา

    Gabadha been yan lo shegin somaliya oo dhan waxa ka jiro in qof lacag la siiyo hebel so dil aya ka jirto marexanka waxa ka buuxo qawariij

    • @Nuurah951
      @Nuurah951 7 วันที่ผ่านมา +1

      Naayaa edebyeelo, qawaarijta waxaa dhostay waa mooryaanta Hiraab, Isaaq iyo Hiraab umbaa qawaarij ah naayaa, muqdishaa lagu aas aasaye xaguu mareexaan kunoqday qawaarij. Adinkey guryihiina joogaan, adinkaa xil kuraadsada.

    • @anonymouslyhidden95
      @anonymouslyhidden95 7 วันที่ผ่านมา

      Wale waa yaab war macala gaalka cad aya og in family futo madoobe ay yihiin shabaab mooryan aqli lahayn
      Marexan waa dad aqli iyo maskaxdoodu shaqeyso arki meysis iyago ku biiraya waxad hogaamisan

    • @Xuseenaadan-nl7im
      @Xuseenaadan-nl7im 7 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@anonymouslyhidden95daarood futadiisa ma cadahay 😂😂😂

  • @ayannur9480
    @ayannur9480 5 วันที่ผ่านมา

    Gang rape waxaa la yaabay sidee ku hashiiyeen in hal qof xoogan ! waa dad jiran. Waa in dil lagu xukumaa !

  • @user-cm1ms8nf9n
    @user-cm1ms8nf9n 6 วันที่ผ่านมา

    Waxaa.jirtay..gabar.gobolad.dhexe.deganeed..oogabaryar.aheed.ayaa.waxaa.jiray.wiil.ay.sheekeysan.jireen.ayaa.habeen.yari.waa..jiranahay.ee.isoo.booqo.walaaley.markaasay..aaday.habeen.kadib.waxuu.u.balamiyay..6wiil.kadib.ne.kufsadeen.markaas.gabdhii.aad.iyo.aad.ayay.u.qeylisay.waxaa.maqashay.naag..jidka.guriga.ak.mareysay.kadib.ayay..aroortii.hore.ayay.islaantii..raadkii.gabadha.ayay.subaxii.soo.raadisay.markaasay..gurigii.gabdhii.timid..hooyadeed.ayay.usheegtay.in.xalay.gabdhaan.ooyeeysay..gabdha.waxay..hooyadeed.ku.tiri.hooyo.aad.iyo.aad.ayaan.u.xanuunsanahay..iskool.ma.aadi.karo.dugsi.sare.ayay.dhiganeysay.hooyaded.islaantii.u.sheegtay.ayay.tiri.isug..gabdheedii.waa.baartay.waxay.ogaatay.in.si.xun.loo.kufsaday.markaas..boliiskii.ayay.usheegtay.dowladii.horaa.jirtay.wiilashii.waa.lasoo.qab.qabtay.maxkamdii.gobolkaa.la.soo.taagay.hal.wiil.oo.aan.kufsiga.ku.jirin.laakiin.joogay.oo.gabdha.sheegtay.waxaa.lagu.xukumay.2sano.kuwii.kufsiga.gaystay.sanado..badan.waana.la.ciqaabi.jiray..dad.xabsiga.ugu.tagay.ayaa.sheegi.jiray.macalin.dugsiga.sare.dhigi.jiray.waxaa.la.yiri.waligaa..macalin.danbe..soomaaliya.ka.noqonmeysid.hadii.xabsiga.dheer.ka.soo.baxdid.lacag.badane.familkoodii.yaa.laga.qaaday.oogabdhii.la.siiyay.wiilashii..gabdhii.la.dhashay.ayaa.dhihi.jiray.hadaad.soo..baxdaan.noolaan.meysiin.ayagoo.xiraanaa.iigu.danbeysay.kadib.dagaalkii.yaa.dhacay.laakiin.wiilkii.2sano.waa.dhameystay.oowaa.soo.baxay