Xoogga Saar 2020 | 5 Qodob Oo Muhiim ah | inta aadan cirroobin

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ต.ค. 2024
  • Dhalin yaradii dhalatay 2000 maanta waa 20 jirro wiilal iyo gabdho , shalay qofkii 1990 dhashay waxaa loo arkay caruur yar yar lkn maanta waa 30 jirro , dadka kabaqo da’da kana xishoodo sheegideeda waxaa fiican in ay ogaadaan in arrinku yahay mid lagu faano in aad khibrad iyo maskax iyo waayo aragnimo korosato , ceebna ahayn in aad intaas jirto , 30 , 40 ama ka badan ,
    10 sano ayaa si deg deg ah nagu dhaaftay 2010-2020, dad ayaanba rumaysnayn in aan ku jirno 2020 , waqtigu wuu socdaa hadaanan caqli ahaan iyo fikir ahaan korin waxay ka dhigantahay in aan wali meeshanadii ku meeraysanayno
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho
    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 884

  • @kigutlvcazbio2372
    @kigutlvcazbio2372 4 ปีที่แล้ว +262

    Qofkasta oo somali ah oo muslim ah oo hadaf wanagsan leh ilaahay ha urumeeyo hadafkiisa aaamin

    • @hinduuqurux3339
      @hinduuqurux3339 4 ปีที่แล้ว +2

      amiin😢

    • @ygbrazzy09a51
      @ygbrazzy09a51 4 ปีที่แล้ว +4

      I Love All Somali People
      Aamin ya raxman noo fududee ragasoomalidana allow macnaha guurka iyo dumarka fahansii, dumarkana naxaroostooda badi

    • @SomaliBusiness
      @SomaliBusiness 4 ปีที่แล้ว +2

      اميييين

    • @iidtayomukhtaar3102
      @iidtayomukhtaar3102 4 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin Aamiin

    • @nicmadaislamka9462
      @nicmadaislamka9462 4 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin

  • @rikardostalin5708
    @rikardostalin5708 4 ปีที่แล้ว +234

    Waxan ahay 20 jir 2019 wax badan ayaa ii qabsoomay inshallah waxan rajaynaa hadii alle idmo 2025 inaa noqdo aqoonyahan dadkiisa iyo dalkiisaba ushaqeeya. U shaqayso akhiradada sidii inaa bari dhimanayso una nolow sidii inaa waligaa nolanayso

  • @alibarre7650
    @alibarre7650 4 ปีที่แล้ว +7

    QODOBADA oo kooban waa kuwaan hoose ku qoran. Mahadsanid ustaad omar🙏
    1. Is xisaabi. Dhamaan khaladaadkii
    Aad gashay sanadkii tegy 2019 dib usax
    2.waxyaabaha ubaahn inaad shaqsiyadaada ka bedesho ka bedel...
    Fikir ahaan iyo garaad ahaan kor.
    3.inaad filato wanaag, mar walba halkii aad hiigsanaysay inaad sii sawirato.
    4.raadi xidhiidh aad wax ka faaiideyso asxaabtaada sifiican udooro
    5. Akhri ugu yaraan hal kitaab
    Oo aadan horey u akhrin.

  • @Kiineyfarah114
    @Kiineyfarah114 4 ปีที่แล้ว +5

    Runtii Rag sida Cumar inta eey ina dhiiregelinayaan oo runta inoo sheegayaan, sanadkaan carqaladaha ina soo hor istaago waan ka gudbi karnaa Bi’idnilaaah ❤️

  • @cabdirashiidal-cabqari2752
    @cabdirashiidal-cabqari2752 4 ปีที่แล้ว +29

    جزاك الله خيرا أخي الغالي، أنا من مواليد آخر سنة ١٩٩٩ وأنا ٢٠ سنة وزيادة ، تحققت السنة الماضية ٢٠١٩ أهدافا كثيرة وهي سنة لا تمضي إلي بلا فائدة ، وإن شاء الله أرجو أن يكون هذا العام أن أحقق أهدافا أخرى ولا يمر مر السحاب وبلا جدوى.
    تحياتي أخي عمر إنشار❤👏

    • @SomaliBusiness
      @SomaliBusiness 4 ปีที่แล้ว

      😀اجمل كلام😀
      لو وجد فرصة ان شاء الله تفرج فيديوهاتي

    • @yusufmohamed3038
      @yusufmohamed3038 4 ปีที่แล้ว

      ماشالله انت عندك جهد كثير
      وانا كمان ولدت نفس السنــه قصتنا متساويه
      ربي يسعدك ويوفقك كل الخير👌👏👏👏👏

  • @zahraudug
    @zahraudug 4 ปีที่แล้ว +34

    Malin dhaw ayey ahayd malinti aad kahadlaysay sidaan oga faaidaysan lahayn 2019 bishi kobad ayad sodhigty wakhtigan o kale
    Imikana wa 2020 ilaahy hadana si lamida dhiirigalin wll cumar inshar aad ayad umahadsantahy wllhi
    Ma ogtahy cumar inaad dad badan o kugu xidhan dhiri galisay siday nolosha wax oga badali lahaayen 🌹🥰🥰🥰🥰🌹
    Horay usoco cumar mar walba we are with you 🌹

  • @amiinhaibe
    @amiinhaibe 4 ปีที่แล้ว +18

    Waxaan ahay kuwa aad muu qaalka ku bilowday figtiiba 20.jir sanadkan markuu curtay go'aankii u horeeyay ee nolosha qaatay☝
    Waan sugayay muuwaalkan wlhi omar inshaar full respect wll🙏

    • @bdiraxmansoshiyal1408
      @bdiraxmansoshiyal1408 4 ปีที่แล้ว

      waxan ahay 25 jir waxan kunola Ila 2012 nolol akhiyaliya lkin intii kasanbaysay wan xakameyay naftayda o waxan gadhay guulo badan masha alh hadana wan siiwadaya hadafkayga insha alh guulaysta dhalinyarada somaliyeed

  • @fekermedia
    @fekermedia 4 ปีที่แล้ว +31

    2019kii wuxu ii ahaa sanad wxbadani ii kordheen Omar inshaar na wuxu ka mid ahaa macalimiintayda waawayn 2020 waxan Allah waydiisanayaa khyr aad u badan

  • @cumarcabdirahman9096
    @cumarcabdirahman9096 4 ปีที่แล้ว +7

    Am 17yrs old this yr thank you our Somali brother keep going forward leader. 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💘💘💘💘💖💖💖💖

  • @bilanboqoro5620
    @bilanboqoro5620 4 ปีที่แล้ว +3

    Allaah ha iruumeeyo hadafkeyga hamigeygu waaa meel hadafkeygagu Waa guul riyadeydu Waa rumow
    Inzha allaah markazte waxanku hamiya inaan guul kagaadho nolazheyda inzha allaah 😇

  • @Quulle-ibnu-quulle
    @Quulle-ibnu-quulle 4 ปีที่แล้ว +195

    Anigu waan 21jirsaday ilahy hadafkayga iyo himiloyinkaga hay rumeeyo
    2019 halkii aan ku dhagaystay vidyowga
    2020waxa aan ku dhagysanyaaa magaalo aan ahyn magaaladii
    Duco badan ayaan ku soo maray macalin cumar inshaar

    • @fekermedia
      @fekermedia 4 ปีที่แล้ว +2

      Quule waan ku salaamay sxp waan ogaa inaad macalinka si wayn uga faaidaysato

    • @fatushbbe689
      @fatushbbe689 4 ปีที่แล้ว +1

      Bwe intee aadsatay meshan joogay ilaa 2018 baa fadhiyaaa 🙄🙄🙄🙄

    • @JessePinkemen
      @JessePinkemen 4 ปีที่แล้ว +2

      ilahaY rajaDaDa hakuu rumeeyo inaGana hanoo rumeeyo amiin

    • @Quulle-ibnu-quulle
      @Quulle-ibnu-quulle 4 ปีที่แล้ว +3

      @@fatushbbe689 walaal waxa aan ku leyahay ilahy ka kaasho ان الله لا يضيع أجر المحسنين
      Halka aad joogtii kaga faaiday waqtiga
      Khyr baan ku rajaynaa dhmn muslimiinta

    • @fatushbbe689
      @fatushbbe689 4 ปีที่แล้ว +1

      @@Quulle-ibnu-quulle txn bwe

  • @cabdiraxmaan_24
    @cabdiraxmaan_24 4 ปีที่แล้ว

    Eebe Khayr hakugu abaalmariyo Walaal Cumar Maxamed (Inshaar) Waxaan Kaafaa‘iidnay Culuum iyo Caqli Saliim ah Ajirkeedana Waxaan Rajaynayaa, in Rabbi kusiiyo 🖤👑

  • @hanadyuusuf9185
    @hanadyuusuf9185 4 ปีที่แล้ว +4

    2001 anaa dhashey mashallah ,sanadkaan waxbaa badali inshallah waana guuleysanaa✅

  • @sultanahmed703
    @sultanahmed703 4 ปีที่แล้ว +98

    2030 yaa doonaya inuu arko
    Insha allah ✋✋✋

    • @somever4959
      @somever4959 4 ปีที่แล้ว

      Insha allah waan arki donaa alle cafimaad iyo cibaado suban hanagu gaarsiyo

    • @munaaxmed9853
      @munaaxmed9853 4 ปีที่แล้ว

      Sultan Ahmed
      waara gaara waaga barigiisa

  • @ahmedabdullahi2428
    @ahmedabdullahi2428 4 ปีที่แล้ว +6

    Aniga waxan Jira 23 SANO / 2019 Waxa uu ahy Sandkii igu Xumay Inta an Adunka Jogay
    Alle Waxan ka barya inuu sandka 2020 iga dhigo mid Kheyr Iyo barwaaqo wato inuu alle iiga Dhigo Aniga iyo Muslimka Ah

  • @Barta_shacabka
    @Barta_shacabka 4 ปีที่แล้ว +20

    2000 anigaa dhashy mn sha alah

  • @deeqaluula9847
    @deeqaluula9847 4 ปีที่แล้ว +49

    Alx 2019 waxaanbarte macnaha sabarka hooyadey mcn waaqof sabar badan waxan idhihijirte dulqaado oo sabar sabarka ayaa meel lagugaaraa, lkn ani waxaan dhihijire illahay sabarkaaga ookale imasiiyo, lkn hada alx waxaa barte sabarka faa iidada uulaayahay Alx asiga ayaa meel wanaagsan lagugaaraa

    • @huseinbeyra3538
      @huseinbeyra3538 4 ปีที่แล้ว

      6 ayaa jiraa 2000 kun baanur ayaa waxay hada meeqaa joga karaa

    • @Maryan_idil
      @Maryan_idil 3 ปีที่แล้ว

      إنّ الله مع الصابرين💐

  • @qalanjoqiimabadan9219
    @qalanjoqiimabadan9219 4 ปีที่แล้ว

    Cumar inshaar cumar cumar cumaroow!! .mahadsani million goor ma aqaan eray kooban o an kugu mahadceliyo balse mahadsanid mar hore iyo mar dambaba

  • @binuahmed1292
    @binuahmed1292 4 ปีที่แล้ว +9

    Jazakallah omar inshaar

  • @abdijunior8945
    @abdijunior8945 4 ปีที่แล้ว +33

    Anigu 21 sano jir ban buuxiyey 25/december insha allah aniga iyo intii muslim ah ilaahay hadafkeena hanoo sahlo aamin yaa allaah 🙏🏿

  • @mahra_zain
    @mahra_zain 4 ปีที่แล้ว +7

    20jir nasiibka iyo duco waalidintisa ku socda 🙏
    2019 wax walipa aa qorsheyy wey ii hergalen , alxamdulilah😊
    Lknse wax badn aa ku wayay
    Taazne dhip uma arko inleen nolosha aaba sidaaz ah 😊
    Adeer ku qanac noloshada👈👌

  • @jamaalgoh8308
    @jamaalgoh8308 4 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah ustaad Omar inshaar guulayso labada daaroodba

  • @a.samedhaddi7114
    @a.samedhaddi7114 4 ปีที่แล้ว +8

    جزاك الله خير اخي

  • @yuukeaxmad8349
    @yuukeaxmad8349 4 ปีที่แล้ว +5

    Yaa 20 sano jirzaday like me oona rajeeNa inoo meel zare ka gaaaaaro nolozha aduun iyo mida aakhiro♥️

  • @nabiil7
    @nabiil7 4 ปีที่แล้ว +2

    Omar inshar macalin,, dhiragaliye nolashayda wax badan u iftiinshay❤🙏
    جزاك الله 🙏✅

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 4 ปีที่แล้ว +7

    2019 wax badan baan ka barteey runtii
    Tanks prO omer inshaar

  • @rithwaanabdirahmanofficial8144
    @rithwaanabdirahmanofficial8144 4 ปีที่แล้ว +8

    Masha AllaH Waa Barnaamij Aan SugaaYaY in padan Mahadsanid WLaL OMAr InshaaR♥️🙏

  • @ibraahimmursal3133
    @ibraahimmursal3133 4 ปีที่แล้ว +11

    Hada waxaan jiraa 18 sano
    2019 waxuu ii a haa sanad muruga leh
    Alxamdulilaah! waxaan rajeenayaa sanaadaan 2020 inaa ka faa ideesto* in shaa alaah........

  • @fatimadagan8541
    @fatimadagan8541 4 ปีที่แล้ว +6

    Shukran ustaadow😍❤

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 4 ปีที่แล้ว +7

    Huuuuuuunahay omar in shaar man sha allah wlaahi run ahaantii ani ma garanyo 2010 waxaan garanayaa bes 2014

  • @gamaadiidmedia9553
    @gamaadiidmedia9553 4 ปีที่แล้ว

    saaxiib cumar iishaar waad ka gudubtay waqtigii qoraal lagugu dhiiri-galin lahaa waxaan ka fekerayaa sidii aan kuugu samayn lahaa dhiiri-gelin aan awoodayda kawaynayn oo uqalanta sanadka 2020 ga

  • @ahmedabdilahi3978
    @ahmedabdilahi3978 4 ปีที่แล้ว

    dawashadi koobad waan saan ugu xidhanahay
    tnx cumar from jigjiga

  • @kingmolid9582
    @kingmolid9582 4 ปีที่แล้ว +2

    Aaad iyo aaad ayaad umahadsantahay waayo dhirigilin fiican isiisay ugu yaraaaan qorshoyikeyga waxaan rajeynaa inaaa guul kagaarayaa insha allah tnx tnx

  • @abuuabdirahman7708
    @abuuabdirahman7708 4 ปีที่แล้ว +3

    Sanad kayga aniga waan Ku nafana da'deeda 1990 Ayaan dhashay
    Aabe 30jir ah Ayaan ahay
    Alxamdu LILAH

  • @msomahy9087
    @msomahy9087 4 ปีที่แล้ว +1

    Aniga sanadkii tagay 2019 waxba kaba faidin hurdo music dhageysi iyo meel iska fadhi ayuu iigu dhamaday
    Lkn insha allh sanadkaan waxan goan saday In aan joojiyo dhageysiga muciga iyo hurdada badan iyo meel iska fadhiga iso duceeya In nafteyda ilahey badalo

  • @abdiaziizkomandos4483
    @abdiaziizkomandos4483 4 ปีที่แล้ว +5

    Wll omar inshaar allah dartii baan kuu jeclahy wll allh ku barakeyo 💖💖💖

  • @firdowsayar.2515
    @firdowsayar.2515 4 ปีที่แล้ว +1

    Ani laftirkygu waan 20 jirsaday ustaad ardayadna waan ahay,waxn rajeynA inan guulo bdn xaqiijiyo,ilhey subxanuhu watacala ha I waafajiyo towfiiqda aduun iyo mid akhiraba.
    Mahdsanid ustaad cumar inshar noloshu kuma xumeyso

  • @aasiyaailwaadqurux1220
    @aasiyaailwaadqurux1220 4 ปีที่แล้ว +1

    Allh haku sharfo wll saad noogu soo gudbisiin barnaamijyadaan qiimaha badan❤❤❤❤❤ilove you ogaansho chanel

  • @mohmethlover.smedia825
    @mohmethlover.smedia825 4 ปีที่แล้ว +7

    WxaN noqdaY 18 jir😭😭
    الوقت كا السيف فالم تقطع يقطعك 🌏🌏
    THANK YOU OMER EISHAR..

  • @hafso3058
    @hafso3058 4 ปีที่แล้ว +26

    2020 inta rajada leh like zaar

  • @mustaqbalmedia2413
    @mustaqbalmedia2413 4 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid cumar inshaad

  • @nestea949
    @nestea949 4 ปีที่แล้ว

    Tusaalaha saxaabada nabiga aad buu u wanaagsanyahay

  • @mohamudyaasintigey8751
    @mohamudyaasintigey8751 4 ปีที่แล้ว +6

    Manshaa alah alle hanagu anfaco
    Mahadsanid omar

  • @hibabintusiciidhibatullh5637
    @hibabintusiciidhibatullh5637 4 ปีที่แล้ว +7

    2020❤ mahdsanid wa qodobo muhiim ah

  • @saamiyamohamett9858
    @saamiyamohamett9858 4 ปีที่แล้ว +7

    iisoo duceeya in illahay wax barasha iifufudeeyo👏

  • @abdiaziizeditphoto3723
    @abdiaziizeditphoto3723 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid wll cumar

  • @mohamedHassan-lz4uw
    @mohamedHassan-lz4uw 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin omar inshar, sida aad mar walba ugu heelan tahay inaan na guubaabiso. runtii anigu waxan ka mid ahay asxaabta sida dhow ugu xiran chanelkan mudo 2sano ah, wax badan baana iiga kordhay mudadii aan ku xirnaa. Waxan jeclaan lahaa inaan mar wada xiriirno hadey macquul tahay. Mahadsanid 100%❤

  • @aasiyaccasiis4492
    @aasiyaccasiis4492 4 ปีที่แล้ว

    Mashalaah wll cumaar ilahay haka ajaar siiyo anagana xaaqa iyo hormarka hanawaafajiyo shukran cumar inshaar

  • @dumarkaabachannel161
    @dumarkaabachannel161 4 ปีที่แล้ว +11

    aniga muqal anan waxba ka faidayn ma dawado wlhi 99% waxan dawada video aan wax ka faidayo

  • @alcadaadichannel2583
    @alcadaadichannel2583 4 ปีที่แล้ว +6

    Allah haku ilaaliyo ustaad runti waxad iga mudanthy qadarin

  • @mahamedshalif3006
    @mahamedshalif3006 4 ปีที่แล้ว +4

    Jazakalaah kheeyr

  • @salmaancabdi642
    @salmaancabdi642 4 ปีที่แล้ว +4

    Maashaa allaah walle cumar Mahadsanid

  • @ahmadooahmadoo2727
    @ahmadooahmadoo2727 4 ปีที่แล้ว

    Mashallah Mashallah Mashallah
    Inshallah Inshallah Inshallah
    Aad iyo aad baad umahadsantahyyy
    Wallal qaaaliyaaa

  • @husseinmohammad5075
    @husseinmohammad5075 4 ปีที่แล้ว

    Jazakallah kheer yaa Akhii

  • @hamseabdi2184
    @hamseabdi2184 4 ปีที่แล้ว +8

    Mashaallah video wanagsan...🔥

  • @yacquubaadan443
    @yacquubaadan443 4 ปีที่แล้ว

    Anigu waxan jirsaday 25 الحمد لله waxan rajeynaya inu rabi iwaafajiyo & dhaman musliminta camal wnagsan & ikhlaas

  • @apdalemohmed4522
    @apdalemohmed4522 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah 😘😘

  • @badacs1272
    @badacs1272 4 ปีที่แล้ว +1

    2020 sanad cusub kali iima ahan ee 10sano cusub ayey ii tahay.....

  • @amatallahbintuosman1092
    @amatallahbintuosman1092 4 ปีที่แล้ว

    Waa ku mahadsantahay mowduucaan na dareensiiyay xaqiiqda waqtiga waan rajeyneenaa inaan wax badan ka dhaqan gelino

  • @Daysaneshow
    @Daysaneshow 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxaan dhashay 2000 hadana waxan jiraa 20 sano waaxaana rajeynaa in hamigeyga ii rumoobo alle igu irsaaqo guur xalaal oo wangsan iso duceya wallheyga in illaahey sanadkan mid wngsn IGA dhigo ❤❤❤😍😍😍😘😘😘

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wllo omer
    Fursado wali may furan tahay
    Allow nagu hadee kheyrka 🙏❤

  • @maxamedibraahimyuusufshida2970
    @maxamedibraahimyuusufshida2970 2 ปีที่แล้ว +3

    Alxm maaanta 26sano ayaan jiraa walina single ah 19sano anoo jiro ayaan waxbarasho iskaga tagey hammi weyn oo lacag tabco ah ayaa igu jiray 19sano shaqadii aan bilaabey ayaan wali wadaa maantana dhaqaale aysan sameenin asaageey ayaan sameeyey alxm millions jeer maanta oo 24/5/2022 la maraayo wxn rijeenayaaa 2027 in aan gaaro guulo aan qalbiga Ku haaayo insha'Allah

  • @qalanjoqiimabadan9219
    @qalanjoqiimabadan9219 4 ปีที่แล้ว +2

    From 1995 /5/15 hooyo leh 2 caruur ah alx. Gabar guusha jecel lkn aan dadaal badneyn insha Allah waa inan fadhiga ka kacaa mahdsanid cumar inshaar bal ducada igu kaba inan ku guuleysto nolosha if iyo aaqiraba anigana wan idinso duceyn insha Allah

  • @wafdi_alqa6986
    @wafdi_alqa6986 4 ปีที่แล้ว

    Waxan Ii Galay 20 jir Balse wuxu iigu dhashay Xanun lkn alxmdulllilah waxan jjeclahay 2020
    Inaan Kororsado waxbadan Oo ugu horeso inaan Noqdo qof quraanka Xifdiyo oo waqtikyga inta badan Aan Galiyo insha alalh illahow Rabiyow iirume oo Heesaha iga madowe yaarabi 🤲🤲🤲🤲

  • @abdulrahmanhasan1025
    @abdulrahmanhasan1025 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid Omar , dadaalkaaga iyo juhdigaaga waan kaaga mahadcelinaaya ,. Jazaka Alah

  • @bilalkhaliifnour6379
    @bilalkhaliifnour6379 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah macalin omar inshaar runtii wax badan baan kaa fahmey 20 jir ayaan ahey

  • @osamabihi2061
    @osamabihi2061 4 ปีที่แล้ว +7

    MASHA ALLAH

  • @munamohamed6215
    @munamohamed6215 4 ปีที่แล้ว

    👍👍👍 waad mahadsantahy jazakalaahu qeyr

  • @pahjiinalifestyle473
    @pahjiinalifestyle473 4 ปีที่แล้ว +2

    Waxan jiraa ani 19sano sanadkii 2019 waxa iso maray malmo murugo bdna io nolal adaga i.a waxbarsho io nolasha caadiga ba 2020 waxa raba ina waxbda badalo iguso duceya wall inu alle iifududeyo

  • @khadijoquruf
    @khadijoquruf 4 ปีที่แล้ว +1

    1 :Naftaaada maxkamdee
    2: waxayabaha ubahan Inaad naftada ka badsho
    3 :inaad Filato wax wangsan
    4: raadi xariir aad wax ka faaidyso
    5: isku day ugu yaraan inaad akhriso kitaab aada wali akhrin

  • @mohamedwardi9032
    @mohamedwardi9032 4 ปีที่แล้ว +17

    Axldulilah 19 years jiraa
    .5.10.2020 ☺

  • @hawraarsanmedia1979
    @hawraarsanmedia1979 4 ปีที่แล้ว

    Alx sanadkaan ayan 20 jirsaday
    "ALLH WAXAN KABARYAA INUUW IWAAFAJIYO SANADKAAN QEERKIISA'
    Intii Muslim ah allh hawaa fajiyo QEERKIISA
    اللهم وفقنا خير هذالعام ونعوذ به من شره هذ العام
    (شكرا❤أخي العزيز زادك الله جهدك واجرك)

  • @maxamuudyare703
    @maxamuudyare703 4 ปีที่แล้ว

    maa shaa allaah jazaakallaahu khayraa

  • @ahmedabdikani2844
    @ahmedabdikani2844 4 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad. Waad ku mahadsantahay dhiirigalinta iyo muuqaallada cilmiga ah ee aad la dhallinyaro ahaa noo soo jeediso.

  • @nasiihahassan9978
    @nasiihahassan9978 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid walal cumar qayr badan allaha ku siiyo

  • @abdiwasaabdi3531
    @abdiwasaabdi3531 4 ปีที่แล้ว +7

    Himilooyin badan waan xaqiijiyay Alxm
    10 ka sano ee soo socdana insha allah waxan rajaynayaa inaan xaqiijiyo himilooyin badan
    Alxm

  • @xusnimubaarak4206
    @xusnimubaarak4206 4 ปีที่แล้ว +3

    Aniga waxaan jitaa 16 sano 2019 aad wuxuu ahaa sanadka igu xumaa nolasheyda waxaan rejeynaa 2020 sanad kheer qapo insha allah
    INSHA ALLAH

  • @omarabdo6643
    @omarabdo6643 4 ปีที่แล้ว +5

    Dhacdooyinkii ugu waynaa 2019 kasugayna omar❤

  • @siraajmoha5214
    @siraajmoha5214 4 ปีที่แล้ว +10

    MaSha Allah wllkY Omar Hore usocod wnGsn ... Juma Wngsn broh ....✍

  • @abdisamedfarah6893
    @abdisamedfarah6893 4 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا يا دكتور عمر إنشار

  • @cuntomacaanchannel3606
    @cuntomacaanchannel3606 4 ปีที่แล้ว +3

    Iso duceeya wallayal waxan raba 2020 dhexdisa in an quranka dhameyo alle haifududeyo insha allh

    • @kanikelwi8431
      @kanikelwi8431 4 ปีที่แล้ว +1

      Binti xalane amin prother

    • @nasroluckyofficial1929
      @nasroluckyofficial1929 4 ปีที่แล้ว +1

      alle haku sahlo sidad rabto sido kle diinto dhana baro wlshy ana iso duce wn ku hami weynahy inshallh diinto dhan inan barto inshallh

    • @cuntomacaanchannel3606
      @cuntomacaanchannel3606 4 ปีที่แล้ว

      @@nasroluckyofficial1929 insha allah xbbti alle hano wada fududeyo diinta dhan ina barano

    • @nasroluckyofficial1929
      @nasroluckyofficial1929 4 ปีที่แล้ว

      Amiin abyo qli inshallh

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha alllah

  • @donciiltrehjr1488
    @donciiltrehjr1488 4 ปีที่แล้ว +1

    12 3 2000 and dhashay weligeyn lama baqin dadaydan wan ku fana ❤🙏 omar bro macalin buuxa tahay

  • @eithercole9971
    @eithercole9971 4 ปีที่แล้ว +6

    22 years alx lkn walala da' waxba ma sheegto maalin qofka wa sii waynanaya lkn caafimad iyo qof waxqabadkise ayaa waxtaro

  • @Anuamiir
    @Anuamiir 3 ปีที่แล้ว +3

    2021 ayan dawanayaa video gaan😥😥😥

  • @libanalijamamohamed266
    @libanalijamamohamed266 4 ปีที่แล้ว +2

    Alxamdulilaah Ilaahey ayaa mahadleh da'da ceeb ma ahan aniga waxaan jirsadey 24 sano lkn inta sanadkaan waxaa ii qabsoomey inaan Bachelor iidhamaadey iyo inaan nafteeda kuladagaalamo daacada ilaahey.Lkn alxamdulilaah maanta waxaa dhamaa dadbadan iga weeyn wax kasta heesto Alle ayaa isiiyey wixii iga maqan waan helayaaa.

  • @faaymohamed5174
    @faaymohamed5174 4 ปีที่แล้ว

    Janaatul firdows ayan kugu duceyey , wax badan ayaan kaa faaidnay ustadkeena

  • @saciidogumbe8068
    @saciidogumbe8068 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaha kuxifdiyo macalin

  • @mahadalle9762
    @mahadalle9762 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha allaah

  • @omarahmedibrahim7172
    @omarahmedibrahim7172 4 ปีที่แล้ว +1

    Insha allah wax badan ayan ka bedeli doonaa noloshena qofwaliba somali ah waaa in uu sameyo isbadal

  • @qurbaawiofficial3032
    @qurbaawiofficial3032 4 ปีที่แล้ว +1

    Aniga 2019
    waxa uu ii ahaa sanad murugo dad padan oo iigu qaaliya ayaa iga dhintay Allow khayr nooga dhi g 2020

  • @nasteexman3353
    @nasteexman3353 3 ปีที่แล้ว

    Thank you so much my brother Omar inshaar alle haku dhowro aduun iyo Aa khiraba sida wanagsan ee aad noo barara junesid ❤❤❤

  • @farduuscilmi7723
    @farduuscilmi7723 4 ปีที่แล้ว

    maasha allah mawduuc muhiim ah ayad ka hadashay mahadsanid wllky ilaahey hamiyadeena hanoo wada rumeeyo iyo himilooyinkeena aamin

  • @Khulasatul-alkulaasah
    @Khulasatul-alkulaasah 4 ปีที่แล้ว +8

    Waad mahdsantahay Omar👏

  • @hafsahafoosa5463
    @hafsahafoosa5463 4 ปีที่แล้ว

    جزاك الله خيرا

  • @zeydronaldo5419
    @zeydronaldo5419 4 ปีที่แล้ว +1

    17 jir aa noqday alxamdullilah cimri dheer na Allaha isiiyo

  • @khabarovskabdulaahi6477
    @khabarovskabdulaahi6477 4 ปีที่แล้ว

    aad iyo aad ustaad insh allah isbadal mustaqbaleed ayaan rajeynaa oo go,aan ku dhisan 2020💪💪✌

  • @ayaanlemuuse3486
    @ayaanlemuuse3486 4 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macallin dhabti wa muqal xilligi lobahna sobaxay

  • @ajahmes8241
    @ajahmes8241 4 ปีที่แล้ว +1

    Cumar inshaar waxa tahay qof muhiim u ah bulshada soomaliyeed

  • @axlamaxlam3232
    @axlamaxlam3232 4 ปีที่แล้ว

    2019 alhamdulilah sanadki an nolosha dhalinyarada ka bxy Ilahay iyo dintisa Sxb ka dhigty ya Allah jidkaga ngu Sug