2021 | Waxa ugu muhiimsan ee aad Samaynayso | Xaqiijinta insha alla is Badal |

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • 2021 : inta aanan galin mowduuceena 2020 wuxuu ahaa sanad aan lakulanay dhacdoyin wanaagsan iyo kuwo adag , mas’alada cayda samanka ma ahan xal waqtigu wax dambi ah malahan , waana caayida ilaahay يؤذيني ابن آدم يسب الدهر وأنا الدهر بيدي الأمر أقلب الليل والنهار
    dadku marka uu sanad u bilaabanaayo qorshayaal ayay dajiyaan ayagoo leh waa waqtiga ugu haboon ee go’aan la qaadan karo , sida in uu qofku is dhaho bisha 1aad ka bilow joojinta caado xun ama dhisida caado wanaagsan ama isbadal guud qaab nololeedkiisa oo dhan .
    maskaxda : Nimcooyinka rabanaiga ah waxaa kamid ah in aan caadooyinkeena xun aan badali karno , maskaxduna la qabnsanayso isbadalkaas caadooyinkaas wanaasan ee aan samaynay
    waxaad nagala soo xiriir kartaa
    oinshar@gmail.com : omar inshar
    kanaalka : / ogaansho

    twitter : OGANSHO_CHANNEL
    facebook : OGANSHO
    fadlan kanaalka sii faafi - isku day ugu yaraan in aad hal qof sii gaarsiiso linkiga kanaalka oo ah / ogaansho
    #kanaalka_ogaansho

ความคิดเห็น • 963

  • @nasra_abtidoon
    @nasra_abtidoon 3 ปีที่แล้ว +577

    Masha allaah Muqalkan Waxbadan ayaan Ka faa’iiday insha alllah Sanadkaan 2021 waxaan Ilaahey ka Rajeynaa Inan Rumeeyo Riyooyin Badan😇

  • @axmedcumar8907
    @axmedcumar8907 3 ปีที่แล้ว +295

    Caadooyin yar yar ee aad la'amakaagi doonto waxaa kamida
    1: sariirtaada markad kakacdo firaash
    2: salaada markaad kabaxdo aqri ayatul kursi' tasbiix ( istaqfurulah 33 ' subxanallah 33' ALLAHU akbar)
    3: in aad maalin walbo quraan aqriso ugu yaraan 4 baal
    Iska daa routine (joogto) ee dhajiso wax wanaagsan hadi aad sameyn weysana wax kale oo ka wanaagsan hakugu dhaafan
    5: isbarida inaadan doodin
    Walhi waxaad arki doontaa qiimaha naftaad
    6: _________ adiga kudarso

    • @loolan01
      @loolan01 3 ปีที่แล้ว +3

      7. Inaa aqriyo 5 book oo faaido ii leh

    • @hadrawih1232
      @hadrawih1232 3 ปีที่แล้ว

      Thanks pro

    • @axmedcumar8907
      @axmedcumar8907 3 ปีที่แล้ว +2

      @@loolan01 weliba kuwa taariiqda si aad ogaato waxaa tahay

    • @faynuuswaladuu5100
      @faynuuswaladuu5100 3 ปีที่แล้ว +2

      Cadceedkasta oo soo baxda wax uun baxso

    • @ahmedtaajir5829
      @ahmedtaajir5829 3 ปีที่แล้ว +1

      5 👌

  • @cadeyboolo1006
    @cadeyboolo1006 3 ปีที่แล้ว +103

    2021 intee qof ayaa jecel ❤️ inee jadwaalka noloshooda saxdo
    👇

    • @qisadeyda544
      @qisadeyda544 3 ปีที่แล้ว

      Wll booqo janaalkan wuxuu soo gudbiyaa waxyaabo wanaagsan

    • @hanaansho8164
      @hanaansho8164 3 ปีที่แล้ว

      Wl subscribe igu

  • @xogsiin
    @xogsiin 3 ปีที่แล้ว +146

    Aan Ku Salino Nabigeena Muxamad SCW❣❣

    • @abdinasirmohamed1647
      @abdinasirmohamed1647 3 ปีที่แล้ว

      Scw

    • @syedumar1574
      @syedumar1574 3 ปีที่แล้ว

      Scw

    • @sportscap24
      @sportscap24 3 ปีที่แล้ว

      💖scw💖

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 ปีที่แล้ว

      Muxammad Sallallaahu caleyhi wasallam

    • @mustafaabdullah5125
      @mustafaabdullah5125 3 ปีที่แล้ว

      اللهم صلي وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى آله وأصحابه أجمعين والحمد لله رب العالمين

  • @ayuub_Ka
    @ayuub_Ka 3 ปีที่แล้ว +96

    Awal vedio online maku daawan jirin (waan dagsan jire offline ku dawan jirey)
    Maanta sbbta online ugu dawanayo waa inaan wllkey veiws ka u badiyo ma aqaan in offline ka uu views ku helaayo

    • @hanaansho8164
      @hanaansho8164 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll subscribe

    • @aarboy2305
      @aarboy2305 3 ปีที่แล้ว

      @@hanaansho8164 anaaa kuu camaamaday adigana ii camaamad ugaas

  • @khaalid1
    @khaalid1 3 ปีที่แล้ว +55

    2021 yaa hadaf leh🙋‍♂️

    • @dhambaalmedia1
      @dhambaalmedia1 3 ปีที่แล้ว +5

      Aniga kow ka ah 🙂

    • @najaxyousuf6813
      @najaxyousuf6813 3 ปีที่แล้ว +1

      Wn leeyahay wl lkn inshlh Waxan rajaynayaa Inanka rumeeyo

    • @hanaansho8164
      @hanaansho8164 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll subscribe i

    • @khadardayib2672
      @khadardayib2672 3 ปีที่แล้ว +1

      Wan leyahay allaha i rumeyo amiin 🤲

    • @aminzojr3878
      @aminzojr3878 2 ปีที่แล้ว

      Maa krtay

  • @busuri35
    @busuri35 3 ปีที่แล้ว +54

    Dhibaatoo dhan waxay ka taagantahy vedoegaaada markuu saan udhamaado ayaanu halkeeni ku noqonaa intuu socdo lakin weynu is canaaananaa
    Allaha ku barakeeyo ustaad Omar Inshar

  • @amiishahasan3936
    @amiishahasan3936 3 ปีที่แล้ว +33

    Qof walba o hadaf leh alle ha u rumeeY0😊

    • @qisadeyda544
      @qisadeyda544 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll qaaliya waxan soo dhigaa waxyaabo wngsn isoo booqo haday macquul tahay 1k waxyar iiga dhiman igu caawi wll

    • @dhambaalmedia1
      @dhambaalmedia1 3 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin wll mcn dhamantenba 🙂❤🙏

    • @nourabdallamo2160
      @nourabdallamo2160 3 ปีที่แล้ว

      Amin🤲

  • @samarsna6151
    @samarsna6151 3 ปีที่แล้ว +3

    Alxm 2020 Waxan bilabay Jamacada,Waxan katagay magaladan Dagnayn waxan bartay luqad cusup io Waxan Noqday qof wax akhrio io waxyaalo badan📚Insha Allah 2021 Waan sugayna Ilaahy kherkeda ha nasiiyo.

  • @mohamudmahad72
    @mohamudmahad72 3 ปีที่แล้ว +8

    3 wax
    kow inaan guursado
    Laba inaan wadankaan ka qaato waraqaha baabuur wadida
    Saddex inan hooyo hajka geeyo hadii karoone dhamaado sanadkan gudahiisa

  • @AidarosHassan
    @AidarosHassan 3 ปีที่แล้ว +71

    Bilowka muqalka Ninka Car Cararay Ayn ku Qoslay 😅
    Ha ka Cabsan inaad Guuldaraysato Balse Ka cabso inaad sanadka Dambe Joogto isla Halka aad maanta Joogto

  • @rikardostalin5708
    @rikardostalin5708 3 ปีที่แล้ว +1

    Ereyga ah nin karmeed iyo gabar karneed waan u bogey sababtoo ah somalida inta badan waxay erayada u icticmaalaan raga kaliya lakin adigu labada dhanba waad u adeegsatay waxaa kaloo jira erayo badan oo raga kaliya loo adeegsado sida nin iska dhig oo kale waa in sidoo kale ladhoho gabar iska dhig, 2021 waa sanadkii iigu qorshaha badnaa alle ha ii rumeeyo mahadsanid Omar inshaar ❤️

  • @mambuuqzoria29
    @mambuuqzoria29 3 ปีที่แล้ว +64

    28/12/2020
    21:34
    Insha allaah
    28/12/2021
    21:34
    allaah baa og sideey xlda noqon doonto

    • @hanaansho8164
      @hanaansho8164 3 ปีที่แล้ว

      Wll subscribe sar

    • @Life-quote24
      @Life-quote24 3 ปีที่แล้ว +1

      Insha allah guulayso hadaadan wax badan qaban hore usiiwad dadaalka
      Siduu wllken inoo sheegyna yar yarayso waxad doonayso kolba inyar qabso siaad riyada dhabta ugaadho wll

  • @anwarkagaming5979
    @anwarkagaming5979 3 ปีที่แล้ว +18

    Brother, you are the only person I understand love you Youber ogaansho

  • @عبدالغنىابتدون
    @عبدالغنىابتدون 3 ปีที่แล้ว +6

    Sanadan 2021 waxaan ku rajo waynahy ilaah hadduu yiraa inaa wax badan aan badali doono inshallah .

  • @deeqbile572
    @deeqbile572 3 ปีที่แล้ว +1

    mahadsanid ustad omar inshaar waa muqaal aan in badan sugaaye runtii ilaahne waxaan ka baryaa in uu riyooyinkeeda iyo hadafyadeena inoo rumeeyo sanadkaane inoo ka dhigo snaad qurux badan bi’idnillaah 🤲🏽

  • @oronjogaroon3765
    @oronjogaroon3765 3 ปีที่แล้ว +4

    Barnaamijka Qaybta hore Ani ma iga diyarisay suu ii tabanayo ban La cajabay😢
    Ustaad cimrigaga Alle ha dhereyo waqtigna alle haku barakeeyo😍❣

  • @badrudinofficial1826
    @badrudinofficial1826 3 ปีที่แล้ว

    شكرا لك استاذ الكريم منذ ٢٠١٧ كنت اتبعك...واستفدت كثيرا ....شكرا الآف مرات.........وكثر الله امثالك..بدرالدين من التركي.........

  • @umufatuma7472
    @umufatuma7472 3 ปีที่แล้ว +5

    Cumarow maalin walbo juz baan aqrin jiray manta ka tag bari ku dar San u leeyahay baa dhowr bari idhaafi jirtay hadda laakin labo bog baan ka dhigtay hal maalin ima dhaafto Alxamdullilah waxaa ka fiican wax badan oodan joogtayn wax yar oo la joogteeyo

  • @Cilmidoon1
    @Cilmidoon1 3 ปีที่แล้ว +1

    Si' fiican ayaad wax usoo gudbisaa Masha'Allah.
    Sannadkan dhammadka ah ee 2020 bilawgiisi shalay buu ahaa, wakhtigu waa ordayaa. Si' aynu isbedelka u samayno bal qofwalba ha qiimeeyo sannadkaas wuxu qabtay.

  • @abdulweliahmed8832
    @abdulweliahmed8832 3 ปีที่แล้ว +9

    MashaAllah bro,
    Waanooyin iyo wacyi galin qiimo badan,
    Baraka Allahu fiyk,
    Ilaahay kuwii kafaideysto hanaga yeelo

  • @hodancabdirisaaq2052
    @hodancabdirisaaq2052 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah walal cumar kher badan allaha kusiiyo wlh si wacan aya uga hadashay wax yaabaha dhalinta dhibka ku hayo waxad uqalantaa inaa noqoto wasiirka warfaafinta iyo hanuuninta dad weynaha adun iyo aakhiro wanagsan allaha kusiiyo

  • @M_A_M407
    @M_A_M407 3 ปีที่แล้ว +6

    M.A macalin omar alle haku dhwro
    I'm 1st one🥰🥰🥰🇸🇴🇸🇴🥰

  • @shaakirabdi9422
    @shaakirabdi9422 3 ปีที่แล้ว +1

    2021 iskudaya inaad quraanka xafidaan haduu wakhtigu idiin saamaxo anigu sidaaz ayaan ku hami waynahay insha Allah isoo duceeya

  • @AlnasiixaDiinteena
    @AlnasiixaDiinteena 3 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah walaal omar inshar waad ku mahadsantahay sida qurux dabadan aad nooga soo diyarisay video ka mahadsanid

    • @hanaansho8164
      @hanaansho8164 3 ปีที่แล้ว

      Wll subscribe 8dhe

    • @xuseenxasan6001
      @xuseenxasan6001 3 ปีที่แล้ว

      Fiiri muqalka ha igina ee wax hala qabto

  • @abdirizakfooje760
    @abdirizakfooje760 3 ปีที่แล้ว

    Alxamdulillah aniga waxan isku dayey inan jogteyo quran akhris waxan la eegtay ramadanti dhaweyd malin kasta juz xaqiiqdi marki hore wey igu adkatay ama bishi hore balse wan ku adkaysty ano waliba arday jamacad o mashqulsan ila hadan wan wada bil kasta 30juz alx masha Allah wa mid ifudud hadeer macala 2juz

  • @maxamedcarab9204
    @maxamedcarab9204 3 ปีที่แล้ว +4

    Wllhy waxaan ogaaday in ragga maqaaxiyaha fadhiista aanay aheyn waxna waxaan ogaaday maalintaan galay maqaaxi rag badan fadhiyaan kadibna hablihii fadhiyay intay kaceen shalmada hagaajisteen is toostoosiyeen intaan xishooday ayaan falaasad sitay udhiibay si shaaha iigu shubto dibna uguma noqon (أعوذ باالله)

  • @xuseenxasan6001
    @xuseenxasan6001 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah waxan bilaba maanta wixii kadanbeeyo in goaan addag in aan bilaabo adooyin yar yar ..after to night..

  • @yusufmaxamedxersi6802
    @yusufmaxamedxersi6802 3 ปีที่แล้ว +11

    Wll. Please imaaw Somalia nasoo booqo please wanku soo dhaween doonaa fadlan nasoo booqo 🥺🥺🥺👏👏👏🙏🙏🙏🙏🙏🙏🙏

  • @enjoyyourtime8437
    @enjoyyourtime8437 3 ปีที่แล้ว +2

    Wax badaan waan dajiyey sanadkan sidhamanayo Alx waan kaa kaguleystaay
    Hadanaa sanadkan wanaa iqorsheysanyihin Insha Allah.
    Allaha noo fudeyo wax walbo wanagasn.

    • @qisadeyda544
      @qisadeyda544 3 ปีที่แล้ว

      Wll waxan soo gudbiyaa waxyaabo wngsn haday macquul tahay channelkega soo booqo

  • @muraadsoomaal6221
    @muraadsoomaal6221 3 ปีที่แล้ว +5

    Sigaarka waa dabarka ogu wayn ee noloshayda Dib udhigay kan labad waa mobilekayga
    Hamayn kaste go,aan ayan qaata subaxdina meshaydiiban ka wada balse go,aan kama danbays ayan caawo qatay allah inuu ila garab galo ISO duceeya asxabey 🥰❤️ mahadsanid wll Omar inshaar ❤️🥰

    • @cabdiyow8285
      @cabdiyow8285 2 ปีที่แล้ว

      Abooowe ma is badashay🥰

  • @drsriyanabdullahi8293
    @drsriyanabdullahi8293 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ilhy haka abaal mariyo dhirigalimada wanagsan ee noso gudbiso manta waxa laga Yaba hal video ooso galisoh inuu qof nolozhisa dhan badasho ani ahaan wax bdn ayaan kaa faaidey ilhy ayaa mhd iska leh adiganeh wakaga mhd celinyaa alxm thanks all the time🌼♥

  • @jaabirabdirxaman
    @jaabirabdirxaman 3 ปีที่แล้ว +4

    Wxaan la yaabaa waraaq aan diyaarinay 2019 habeenkii uu so galayay 2020. Maanan fulin caawana calool xanuunka waxaa soo galaya 2021😥😓

  • @mohamedguhaad3949
    @mohamedguhaad3949 3 ปีที่แล้ว +1

    Thanks cumar inshaar runtii waxad kahadasha arimo 90% dhalin yarada haysata

  • @ogaalkadadweynah2330
    @ogaalkadadweynah2330 3 ปีที่แล้ว +17

    KU SALIYA NaBIGEENA MUXAMED SCW SCW

    • @hanaansho8164
      @hanaansho8164 3 ปีที่แล้ว

      Wll subscribe i

    • @ogaalkadadweynah2330
      @ogaalkadadweynah2330 3 ปีที่แล้ว

      @@hanaansho8164 Wan Ku saare walaalo fadlan waxadalod igu saarta channeka Somali Islamic channel oo comments ka ka biri wu Ku saareyaaye

  • @abukerjowhari642
    @abukerjowhari642 3 ปีที่แล้ว +1

    Ani shiqsi ahaan waxa aan sanadkan ku guulaysay guulo yar yar ah sida joojinta hadal badnaantii iyo bariidinta qaraabo aanan salaanta ka qaadi jirin awalkii hore iyo wax yaabo kale
    Lkn sanadkan waxa aan qor shaynayaa in aan wax yaabo dhexe aan kuul ka keeno hadii ale mawd iga badbaadiyo caafimaadkana ale ii siyaadiyo in shaalaaah

  • @richhome3678
    @richhome3678 3 ปีที่แล้ว +5

    Barnaamijkan waxan daawanayaa #29.12.2020 4:00 habeenimo waxan malmo ka hor dejistay
    Qorsheyaal waaweyn,balse bilaabistooda aan ka dhigay sanadka cusub. insha Allah Qoraalkan sanadka xiga ayaan sooo raadin doona hadii aan noolahay si aan u ogaaday inaam balantii oofiyey yaa ila mida oo isbadel u Diyaar ah? Ilaahoow ii rumee riyadayda🤲

    • @raqiyaabshir3393
      @raqiyaabshir3393 2 ปีที่แล้ว +1

      Ma is badashay sanadki Wu dhaman rabaye😁

    • @richhome3678
      @richhome3678 2 ปีที่แล้ว

      @@raqiyaabshir3393 mahadsanid waaba isoo xasuusisay haaa inaadeer laakiin kuma wada guulaysan ee soo ducee 😁

  • @mohammedmanann9977
    @mohammedmanann9977 3 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad waxaa isu diyarinayey sidii aan 2021 wax badan nolosheeda ugu soo kordhin lahaa adaaba ii soo hirmariyey wax badan aan ku fikiraayey 👍👍👌 الله يعزك

  • @MrYoung-vm8ye
    @MrYoung-vm8ye 3 ปีที่แล้ว +17

    3 minutes 889 views another level 💯💯

  • @kinghindiholish1016
    @kinghindiholish1016 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid huuuuno omar in shar ilaa Maanta ilaa 2017 kii dhammadkii waan kula socday ee horay u soco wax yaabo badan ayaan kaa faaiday ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @cabdisalaanadan4061
    @cabdisalaanadan4061 3 ปีที่แล้ว +17

    Mht zxph qlli hore usoco zxph 😍

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 ปีที่แล้ว +1

      Mahadsanid ✅
      Saaxiib ✅
      Qaali ✅

    • @hanaansho8164
      @hanaansho8164 3 ปีที่แล้ว

      Wl subscribe isr

  • @abdalleali354
    @abdalleali354 3 ปีที่แล้ว

    Insha'allaah sanadka sanad khayr allaah hanooga dhigo iyo mid wax badan oo khayr ah inoo hagaagaan, mahadsanid ustaad cumar inshaar.

  • @hamzaabdinasir4842
    @hamzaabdinasir4842 3 ปีที่แล้ว +3

    Joojinta caado xun insh Allah 😔👋

  • @zameerzamiir6048
    @zameerzamiir6048 3 ปีที่แล้ว +1

    MasHa Allah Walaal Alle Haku Barakeeyo, Aad Ayan U Jeclahy Dhiiri Galintaada, Qorshahayga 2021 Waa Mid Cad insHa Allah Guul Iyo Goba Nimo, Dhamaanteenba Alle Hayna Amaan Sado 🙏

  • @hadafiyohayaan5179
    @hadafiyohayaan5179 3 ปีที่แล้ว +4

    Waan dajistay vediogan anigonan
    Daawan wax ku dhiba alle kuma
    Tuso walaal cumar inzhaar ☑

    • @muqaalmedia54
      @muqaalmedia54 3 ปีที่แล้ว

      Mdxdiii xgana maad joogtaa xaaji

    • @channel-bo7wq
      @channel-bo7wq 3 ปีที่แล้ว

      Wll please iga caawi sida aad udagsatay

  • @shalaychannel2201
    @shalaychannel2201 3 ปีที่แล้ว

    Wallahi billahi tallahi 2019 habeenkii ugu dambeysay ayaa iigu dambaysay samaynta caadada xun waligay go aankaygii ugu waynaa oo aan gaaro ayayna noqotay wan farxaa markaan xasuusto mana jiro wax iiga farxad badan dhamayntayrii quranka kadib aniga oo 9 jir aha 2012

  • @queensadi8787
    @queensadi8787 3 ปีที่แล้ว +21

    Absolutely 👏

  • @abdullahiaweys3197
    @abdullahiaweys3197 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu khayran wajazak waalidak yaa shaikh cumar

  • @kifaaxmohamed6899
    @kifaaxmohamed6899 3 ปีที่แล้ว +3

    asc😍💟sanadka cusub 2021allha nabad nagu gaarsiiyo❤️wlhi siduu waqtiga sanadka usocdo ayaan waqti walpa aakhirada ugu sii dhawaaneyna😢allaha noo naxariisto waxana rajeyna 2021 inaan nolosheyda wax badan kabadalo i.a dhamanteenana inaan wax kabadalno nolosheena ayaa lobahanyhy sbbtoo ah sida 2020 udhamaday lee udhamaana wax na anfacayo inaan waqtigeena kuluminaa waa muhiim allaha noo naxariisto dhamaantena💯💟❤️🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲❤️🤲💟

    • @qisadeyda544
      @qisadeyda544 3 ปีที่แล้ว

      Wll waxan soo gudbiyaa waxyaabo wngsn haday macquul tahay channelkega soo booqo

  • @cabdallasamow6587
    @cabdallasamow6587 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah
    Shukran walal Cumar
    Waad ku mahadsantahay baraarujinta aad ina baraarujisay
    Allah ajar iyo xasanaad hakaa siiyo.

  • @Farhansomalili
    @Farhansomalili 3 ปีที่แล้ว +5

    Caadada Laga Dharto lana SameYo Wa siiGo😁
    Adiga aQrinaYo Wad ogTaHaY like👍

    • @Ahmedali-gw7xm
      @Ahmedali-gw7xm 3 ปีที่แล้ว

      Meeqa mar aan ka dhaartay taas ha i soo xasuusin sxb.

  • @mohamedgorgor7465
    @mohamedgorgor7465 3 ปีที่แล้ว

    Macalin Cajiiba aad baad u Mahadsantahay Nuxurka faaidada waan kala Baxay Muuqaalkan Gacantu waa Qalfoofe Qalbigaa ku Salaamey🙋‍♂️👩‍💻

  • @colaadmessi2917
    @colaadmessi2917 3 ปีที่แล้ว +3

    Waxad modaa inuu aniga ila hadlaayo ama nolashayda cumar dhiiri galiyo wangsan ayad ii tahay runtii geesi ilhy ha nagu anfaco wacyi galintaa

  • @abdirahmanarab7010
    @abdirahmanarab7010 3 ปีที่แล้ว

    Shukran wll qli waa na anfacay runtii muqaal xigmadi kabuuxdo ayuu ahaa nolashaydana shaqsiyan saamayn igu yeeshay .
    Waan kaga mahcelinayna wl Omar muuqaalada tayaysan oo caqliga iyo fikiradaha wanagsan ku dhisan .👏👏👏

  • @bilan24media68
    @bilan24media68 3 ปีที่แล้ว +32

    Somali Mohammed waxan joge dalka Kenyan gaar ahan qaxotiga dadaab TH-cam Ayan furtey subscribe ii saar Somali

  • @maxamedtaashteofficial290
    @maxamedtaashteofficial290 3 ปีที่แล้ว

    Msha Allah Runti markan dhagesto muqaladada ad so dhigo waxanka faida dheragalin iyo horusocod add baad ugu mahad San tahay sidaa wngsan add markas noguso gudbiso muqalada wngsan ee dhiragalinta leeh markasta wnku xirnahay barnamijkada ..Sanadk 2021waxan ilahay kaa.Rajenaya inuu Riyadeyda ii Rumeeyo .inshaa Allaaah ..Guuul 🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @khadarhusseinhasan5950
    @khadarhusseinhasan5950 3 ปีที่แล้ว +11

    Pro hambalyo 1 mal yan waat uqalantaa zxp

  • @kafiyahsadiiq2474
    @kafiyahsadiiq2474 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah Jazakallah kheyr walaalkey qalig ah maanta ayaan fiirsaday waxaa rajeynaa Inshaa Allah in aan ka faa'idaysto sanadka nagu soo foodhayo 2022 oo ah bishan soo socota
    Inshaa Allah ⚘💙🇸🇴

  • @fuadfarahh
    @fuadfarahh 3 ปีที่แล้ว +3

    If you do What allah Iikes nothing bother you
    The life will be fully beautiful🤩👋
    Do the good deeds And allah will reward you as long as you do 😊

  • @hassanhari1081
    @hassanhari1081 3 ปีที่แล้ว

    Waad mahad Santahay sanadkasta oo bilamaaya talo wanaagsan baad keentaa , ilahay hanaga yeelo kuwii ka faaiidaysta aamiin aamiin

  • @aadanyare4799
    @aadanyare4799 3 ปีที่แล้ว +8

    War illaahey ka baqa oo like usaara wllken cumar 4k views iyo 726 like isma lahan ee like saara

  • @umaamina1885
    @umaamina1885 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah macalinkeena iyo dhiiri galiyaheena allaha ku barakeeyo wax badan oo wanaagsan ayad bulshadada u heysaa jazakallahu qeyral jazaa

  • @dekali3699
    @dekali3699 3 ปีที่แล้ว +5

    I really proud of everything it helps a lot !!!!!!!!!!❤️
    Appreciate it

  • @abdulkadiromar800
    @abdulkadiromar800 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallah cumar wa barnaamij aad u fican qof walba caqil ehna ka faidaysan doono mahadsanid

  • @Xasan826
    @Xasan826 3 ปีที่แล้ว +14

    Asc sxb waxan usosoda Qadr ee warbixin igasi sxb?????

  • @cabaasmaxamuudcabdi256
    @cabaasmaxamuudcabdi256 3 ปีที่แล้ว

    Alaha ku barakeeyo walal cumar mar walba waxbaan ka faaidnaa

  • @keiyzain9094
    @keiyzain9094 3 ปีที่แล้ว +9

    السلام عليكم ورحمة الله وبركاته الأستاذ عمر

  • @mjwsjamac8618
    @mjwsjamac8618 3 ปีที่แล้ว

    ASC wllkay cumar aad ayan kaaga mahad celinayaa sida wanagsan aad wax noogu soo gudbiso ilahayna hanaga wada dhigo kuwii mustaqbal wanagsan samaysta guul walalahay somaliyed

  • @sakisaed4636
    @sakisaed4636 3 ปีที่แล้ว +3

    Inan iz padalo waxa ka qurxoon dalkeygah o iz badala dhanka hormarka zababto ah dunidu ima yaqanane dalkeygh la yaqanan💔🚶‍♂️ from ❤️🤍💚

    • @muxaadaromediapro7570
      @muxaadaromediapro7570 3 ปีที่แล้ว +4

      qof ilahay bani adanimo siyay aya tahay oo ilahay ayaba kuu aqoonsan inad tahay adonkiisii marka hore adigu is bbadal kadibna wadankaga wax ka badal wll mahadsanid

    • @istahiali2789
      @istahiali2789 3 ปีที่แล้ว

      @Saki Saed wll markan aan angu isbadalno ayaa dalkenana isbadli karaa lkn hadii dadkii dalka laha ay wax isbadal sameyn dabcan dalkenan meshisa ayuu tagnan Thnnks👏💥

  • @mokifayn1964
    @mokifayn1964 3 ปีที่แล้ว

    Allah khayr haka siiyo wanaaga dhiiri galinta baraarujinta iyo hogaanka wanaagsan eed u hayso bulshada soomaliyeed guulayso labada daaroodba

  • @maaidomuxudiin3928
    @maaidomuxudiin3928 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah muqalkan waxan ka faaiday wax badan mahadsanid wl cumar inshar👏 ❤

  • @cabdulahiibrahim8835
    @cabdulahiibrahim8835 3 ปีที่แล้ว +3

    "Adigo si fudud kushaqeynkartid 1$ bad toboneeyo doolar baryeesa
    Shaqadu wexey ku bareysa qiimaha lacagta iyo waqtida taa waxa siidheer wexey kaa mashquulineysa kutumashada inta yar ee aad haysatid calashan janis uma heleysid inad fadiisatid goobaha lacata kulunto"
    Fariintan wexey kusocota dhalinta xamar ee fadhi kudirirka iyo goobaha lagu qayilo waqtiga kulumiya hadhowna lasobooda dalki shaqo malahan

    • @dailycontent3955
      @dailycontent3955 3 ปีที่แล้ว +1

      Sax waa wll nin qibrad leh tahay aan is laxariirno si islaanimo walaalnimo ilaah dartiis aan isku barano dadka waxgaradka ah in lasaaxibo aan jeclahay lambarkayga waakaas 0616206856 whats up ila soo xariir

    • @cabdulahiibrahim8835
      @cabdulahiibrahim8835 3 ปีที่แล้ว +1

      @@dailycontent3955 mahadsanid wll
      Kula sooxiriiri doona

  • @abdulabdullahi7204
    @abdulabdullahi7204 ปีที่แล้ว

    Viva 🇸🇴 Somalia From Jigjiga, Somalia

  • @fahankamustaqbalka8595
    @fahankamustaqbalka8595 3 ปีที่แล้ว +7

    M
    AllH Hore usoco wall

  • @foosiomer3998
    @foosiomer3998 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah wllkan ogaansho arin aad iyo aad umihima ino sogudbisay illhy janada kaju jeclaysiyo
    amin iyo intena wanaagsan intena kalana ilahy haso hadeyo amiin

  • @shaakirabdi9422
    @shaakirabdi9422 3 ปีที่แล้ว +4

    Aniga maalinkasta waxaan aqriyaa one juz hadana waan ufadhiisanaya juskaygii maanta video gan markuu dhamaado aduunyadaa intixaankeeda ku dhac lkn aaqiro iskuday inaad ku baazto wakhti kooban ayaad aduunyada joogtaaye aqiro ooo waligeed ah miyaad ku badalanaysaa? Macquul maahan salada xafid iyo quraanka ilahay ayaa ku xafidi doone aakhiro iyo aduunba

  • @ahmednadiif473
    @ahmednadiif473 2 ปีที่แล้ว +1

    15.11.2021 Sanadkan waxaan xaqiiijiyey wax yaabo badan oo nolosha ah waxna way dhiman yihiin insha allllah waxaan rajaynayaaa 22kan waxaan rajayanayaa in ay wax badani I rumoobi doonan insha alllah

  • @samsunsam1338
    @samsunsam1338 3 ปีที่แล้ว +5

    Ogaansho keep going pro 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @takareeychanel5788
    @takareeychanel5788 3 ปีที่แล้ว +2

    Soomaali oo dhan toowfiiqda Allaha waafajiyo insha Allah

  • @abdallaabdikarin4558
    @abdallaabdikarin4558 3 ปีที่แล้ว +11

    First Person❤

    • @mohamedaden5308
      @mohamedaden5308 3 ปีที่แล้ว +1

      First one waxba sokordhin meyse waxaan inti qalbi iyo caqli leh sameyey xagey kageli wayeen wax kadhuux oo sanadkan cusub wax sokordhi first one hala so yuubnanine

    • @c.m.a.1937
      @c.m.a.1937 3 ปีที่แล้ว

      1. Bilaamacnahaan jooji .
      2. Afsoomaali soo qor.

    • @hanaansho8164
      @hanaansho8164 3 ปีที่แล้ว +1

      Wll subsc idhe

  • @abdifatahwebdeveloper117
    @abdifatahwebdeveloper117 3 ปีที่แล้ว

    Aniga waxa jiray qorshayaal hore u dhigay qaarkood dhicisoobeen qaarna gaabis noqdeen
    Sidaa daraaded waa inaan dib u soo nooleeyaaa inshalllah
    Allah ayaa Mahad leh

  • @abdulfatahmohamed7939
    @abdulfatahmohamed7939 3 ปีที่แล้ว +4

    Azxpy 3 beri kahor sigaar ka Iska dhaafe isoo duceeya inuu alle iga madoobeyo insha allah

  • @maxamedcabdisiciid6377
    @maxamedcabdisiciid6377 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah waxan rajaynayaa in wax iga badallo isla markaana aan maalin uun haddii aan sii noolaano cumaraw aan ka sheekeeyo barnaamij ninkaasi soo diyaariyay ayaa wax iga badalay aan dhaho waqtigay doontoba ha igu qaadato.

  • @abdulahiabdulkariim6576
    @abdulahiabdulkariim6576 3 ปีที่แล้ว +3

    Omar inshaar waxaan kamid ahay dadka ku xidhan channelka markastana La socda Hada waa 3:52 Aroornimo yacnii salaadi subax ayaan sugaya waxaa hurdo igu danbaysay shalay subax 9:00 Waxaan dareemaya wal-wal caajis Iwm Markaa wll waxaad Noo soo gudbisaa barnaamij ka hadlaya Faa,ido darada dhafarka iyo Xiliga ugu wanaagsan ee La seexdo habeenki dhalinyaro badan ayaa ila qabta hawshan markaa Wll adigoo Mahadsan Halkaas NAGA SOO DHIS WAXAAN KUU RAJAYNAYA AAKHIRANA LIIBAN ADUUNA LIB I.A
    HADHAYALSAN HADALKAN WLL
    MAGACAYGU WAA ABDULAHI GOOBE ❣🙌

  • @suhaybamohamed4397
    @suhaybamohamed4397 3 ปีที่แล้ว

    Maasha alaah CUMAR mahadsanid dhamaan tood waa dhaxalgal alle hakaa abaal mariyo anagana kuwii ay anfacdo hanaga dhigo insha alaah.

  • @abdinasirnasri6957
    @abdinasirnasri6957 3 ปีที่แล้ว +3

    Keep going lagend

  • @alfaanchefmmj8684
    @alfaanchefmmj8684 3 ปีที่แล้ว

    ManshaAllah walal qali warunta walahi wa ina lagu daqaqo cadoyinka xuun adiga kamid eh ilahow waxan xuun oo dhalinyara nima iyo naf iyo sheydan wagu wada nabadbadi yarabi walahi alabahan yar yar naga gooy shukran walalo

  • @shaakirabdi9422
    @shaakirabdi9422 3 ปีที่แล้ว +7

    DADWAYNAHA
    OGAANSHO
    waxaa ka dhexeeya tartar culuz way isku dhawyihiin subscribers

  • @XOGMALGROUP
    @XOGMALGROUP 3 ปีที่แล้ว +1

    Mudane,macalim waad ku mahadsantahay sida weeyn inoogu sheegtay waxyaabo muhiim ah❤inkastoo bini aadan nahay balse i.a wax badan oo hore wax cusub inaa ku badalno oo wngsn rajeynaa LIVE WITH WORK bros,siss👑

  • @daacadstudio8438
    @daacadstudio8438 3 ปีที่แล้ว +6

    Wll ilah Dartiis Subscribe igu Saar

  • @edebsansidihoyaded8398
    @edebsansidihoyaded8398 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allah wax Badan ban Ka faiiday ano iska fadhiya Oo fekeraya ayuu Iso Dhacay Videogan aad ban Ufarxay☺
    Jazakallah Walal Omar

  • @abdirhmandollarvlogs
    @abdirhmandollarvlogs 3 ปีที่แล้ว

    Ninkan mazkax ayaa ku jirta runti ka midHo dhali jiritankaga nolsha. Waxa u Hadlaya cilmiga ku jira runti jambalayo
    Waxa ugu mihiim san Quran an ka 🥰

  • @abdullahiabdi4873
    @abdullahiabdi4873 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh suldan omer si wanaagsan baad noogu faaiidaysay AllE Ha ka ajarsiiyo Ameen

  • @MohamedSaid-ej5le
    @MohamedSaid-ej5le 3 ปีที่แล้ว +1

    Omar inshar mahadsanid wxd tahy dhiirigaliyaha kaliya ee somaliyed inta ogahy🙌🔥

  • @abdiwelipatriotboy6334
    @abdiwelipatriotboy6334 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb cumar inshaar waxbadan baan kaa faa'iiday miisaanka xasanaadka alle hakuugu daro inshaa Allah

  • @fivemin555
    @fivemin555 3 ปีที่แล้ว +2

    Xaqiijiha Nolosha Dhalinyarda Ogaansho Cumer inshaar.
    Ilaahay Dhamaanteen Hainoo Taxaabo Jannul Firdowsa.☝☝☝

  • @ayaanbadan8782
    @ayaanbadan8782 3 ปีที่แล้ว

    Aniga book 📖 dhan oo 208 page waxan ka faaiday hal eray alxamdulilah
    Wuxuu ahaa ⭐️si aad u guulaysto hagaaji wax maanta ku hor yaala si aad u gaadho bari qurux badan ♥️♥️♥️♥️♥️

  • @mohameddeeqabdullahi4863
    @mohameddeeqabdullahi4863 3 ปีที่แล้ว

    Qofkzto oo muslim muumin ah hamiga uu leeyhy illhy ha u sahlo murugkzta oo heysatna illhy hga daweeyo Allow Xumnten kzta ada kaa mgn glneey Amiin ya rbi

  • @rashiit2
    @rashiit2 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah, waad mahadsan tahay Cumar Inshaar, muddo dheer kadib maanta ayaan kaa helay mid kamid ah muuqaalladii aan ubaahnaa, waayo waxaad ku mashquushay Siyaasad,
    Sii wad muuqaladii 2019kii aad soo gudbin jirtay,

  • @zakizain1400
    @zakizain1400 3 ปีที่แล้ว +1

    29/12/2020
    Sacada 2:08 habeenimo
    29/12/2021
    Insha Allah waxa rajeynaa inaa nolosheyda wax badan Ka badali doono hadu alla idmo
    Aad iyo aad u mahadsan thy ustaad mar walba wax faido no leh no so gudbisaa Allah adduun iyo aakhiro haku wanaajiyo ♥️

    • @sakulicabdi4918
      @sakulicabdi4918 2 ปีที่แล้ว

      14/6/2022
      Sacada 11:39
      14/6/2023
      insha allah waxan rajaynayaa inaan noloshayda wax badalo