Xukuumadda Somaliland Oo U Jawaabtay Xukuumadda Soomaaliya

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 พ.ย. 2024
  • #HORNSAT #HCTV
    KALA SOCO HCTV
    KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
    WWW.HCTV.TV

ความคิดเห็น • 249

  • @kl8650
    @kl8650 2 หลายเดือนก่อน +20

    Kulmiye and ucid are real Somalilanders. Wadani iyo islaan ciiro wa khayiin wadan. Thanks Mr Buuni.

  • @bashe3051
    @bashe3051 2 หลายเดือนก่อน +1

    Thanks wasir Buni!

  • @mohamedyussuf9079
    @mohamedyussuf9079 2 หลายเดือนก่อน +19

    Wasir buuni , masha allah, nin ay qaran nimadu ku weyn tahay . Guul somaliland guul .

  • @slanddifac5460
    @slanddifac5460 2 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah buuni waa runti dorashu waxay u dhaxeesa somaliland iyo somaliweyn waa afti dad weyne soo wada baxa reer somaliland inta qaran ka jecel

  • @gulaidismail4584
    @gulaidismail4584 2 หลายเดือนก่อน +5

    Guul Somaliland, Kulmiye 5 more years 💪💪💪

    • @a.bismail6492
      @a.bismail6492 2 หลายเดือนก่อน +1

      YES!

    • @a.bismail6492
      @a.bismail6492 2 หลายเดือนก่อน

      doorashadani waxay ku saabsan tahay mustaqbalka Somaliland! Hadii aad u codayso Hisbiga Wadaani waxaad doortay Somalia!!! hadii aan u codayso Kulmiye waaxan u doortay Somaliland!!! GUUL KULMIYE! GUUL MUSI BIXI! GUUL SOMALILAND!

  • @Aw88-c1r
    @Aw88-c1r 2 หลายเดือนก่อน +9

    Cirro waa doqon! Fursad uu isku caddeeyo ayay arrintani ahayd xataa isagoo sida la wada ogyahay qalbiga midowga Somalia ku haysta. Inuu is qariyo maahayn, laakiin kuma dhaco inuu arrintan ka hadlo oo ka horyimaad madaxdiisa (madaxda Somalia).

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 2 หลายเดือนก่อน +1

      Shaqadiisa maaha, anaga wadani hadii doorasho la qaban waayo buurtii gacanlibaax waad xasuusan tihiin, xabad baanu ridaynaa, markaa ninkii oromo sheeganaya yeelkii laakiin habaryoonis waa dalkeedii ama midow ama futo land

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@hassanhussein272
      Oo yaa kaaga futo xun adiga uun ba ah ka qaxaya ee dhibaatoonaya ee darxumoonaya ee la odhan doono mucaawino lasoo gaadha,adiga uun ba ah ka kabna lulaya kabna laaladinaya sxb hadaad u haysto dagaalku inu yahay wax macaan oo asal ah😂

    • @doubledeqabus6815
      @doubledeqabus6815 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@hassanhussein272 BUURTII GACAN LIBAAX WAA LA MIINEEYAY MAR HORE MISKIIN 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

    • @truthinyourface7345
      @truthinyourface7345 2 หลายเดือนก่อน

      @@hassanhussein272 Hooyada Habaryoonis wastay
      Huwan xun baad tahee magaca noo dhig
      Somaliland waa muqadas imna xaaraanoow

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 2 หลายเดือนก่อน

      @@truthinyourface7345 nacalaa hooyadaa iyo jeegaantaad tahay iyo abaarso schoolkii futada lagaaga wasayba was

  • @Ahmed-yf9xi
    @Ahmed-yf9xi 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliland is Somalia 🇸🇴 ☝🏽 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @ahmedyaasiin3957
    @ahmedyaasiin3957 2 หลายเดือนก่อน +3

    Waxan haynaa qoraal iyo af- hayeenka wadani oo cadeynaya in wadani xidhiidh la leeyahay Somaliya

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guuuuuul wasiir buuni geesi qaran❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @warss11
    @warss11 2 หลายเดือนก่อน +2

    Somaliland ❤❤❤❤

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 2 หลายเดือนก่อน +7

    Wadani huwanta la shaqeya reer konfurka idah wadni marku imado somaliland lagu daraya somalia

    • @AxmedAadan-rb2jy
      @AxmedAadan-rb2jy 2 หลายเดือนก่อน

      Benalle añ xalaal lagu dhalin😂😂😂

  • @yasminabdi342
    @yasminabdi342 2 หลายเดือนก่อน +1

    Manshallah waa ku sugtay nolow wixii urka ku jira ayauu afku kaa xadaa dhageey waa far iska jiira wadani u codeeya muse ama faysal sababtu tahay waa muwaadiyee aan cadow la socon kulmiye waa dhal mujaahid u xodeeya kulmiye ka codeeya kuwa la shaqaynaya cadowgaisku soo bahaystay somaliland waa ninkii yidhi ciiro SNM Ma jirto noo wadani viva ucid and kulmiye

  • @ismDirir
    @ismDirir 2 หลายเดือนก่อน

    Waxa layidhaahdo somaaliland waa qaniil waxa layidhaahda somaalia aanu nahay waxa layidhaado somalia ما شاء االله نحنو من صومالى🎉🎉🎉

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 หลายเดือนก่อน

    Qaranimada sland waxaa aaminsan shacabka iyo xisbiyada qaranka ee kulmiye iyo ucid ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 2 หลายเดือนก่อน +5

    Guul Soomalilnd 💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️

  • @safiakhalinle204
    @safiakhalinle204 2 หลายเดือนก่อน +5

    Allow Nagaqabo Cirro iyo xisbigisa somaliland guul hajirto somaliland

    • @HasanhuseinAhmed-xp8if
      @HasanhuseinAhmed-xp8if 2 หลายเดือนก่อน

      Hadii Alle wadani kaa qabto maxaad ka helaysaa kuwii sool kaa qaadaa hargeisana kuugu imane

  • @DhooboJamac
    @DhooboJamac 2 หลายเดือนก่อน +1

    Somaliland. guuuuul. guuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mahamedclaahi5982
    @mahamedclaahi5982 2 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaaliya waxa aaminsan wadani dooraasho aan dooranaynaa ma jirto waxaan dooranaynaa kulmiye tacab u Soo Mary halgankii dhiigu ku daatay❤❤❤

  • @gamadiid1989
    @gamadiid1989 2 หลายเดือนก่อน

    Halganka ma aheeyn in dhulka xabashi iyo oromo lagu wareejiyo muuse iyo kooxdiisa heego waxeey halis galiyeen jiritaanka soomaali oo dhan iska dhaaf somaliland oo kaliya

  • @Waayoarag98
    @Waayoarag98 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allah allahayaw Buuni caafimaadka u adkee. The future Somaliland president.

    • @fatumaahmed4718
      @fatumaahmed4718 2 หลายเดือนก่อน

      No future for issaqland😂

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f 2 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤masha alaah wasiir buuni geesi runtu wataa buufi huwanta cadawga ah

  • @saamiaden7451
    @saamiaden7451 2 หลายเดือนก่อน +6

    Wasiir buuni run ahaantiii waaa wasiir qaranimada somaliland ay ku wayn tahay shacabka somaliland way ogyihin xisbiga wadani iyo cirro inaanu meel u wadin qarankana u meel dheer ka tuuri doono

  • @Fuadismaeil
    @Fuadismaeil 2 หลายเดือนก่อน +3

    Xuska iminkadan ee dhawaa 26 jun sawkii safaarada turkiga la shirayey ee aan Iman xuskii laga Soo wada qayb galax Ciro markaa 18may Soo dhawdahayba uu dhooofaa khaayin shisheeye kalkaal WEEYE loo codayn maayo tuug guul guul soomaalilan 💚🤍❤️💪 💪💪💪💪 ciidanka qaranka guul guul 💚🤍❤️💪💪💪💪

  • @demsashtemesgen4439
    @demsashtemesgen4439 หลายเดือนก่อน

    A New Dawn on the Red Sea
    Through handshake firm, the deal is made,
    Ethiopia sails where horizons fade.
    Somaliland, proud and free at last,
    A bond of future, forget the past.
    No voices stop this steady stride,
    Economies bloom, with wealth as guide.
    East Africa rises, hand in hand,
    A shining beacon for every land.
    From coast to heart, we break the mold,
    For landlocked nations, a path unfolds.
    Let those who oppose, now quiet be,
    For we thrive through peace and unity.
    Together we prosper, we rise, we win,
    Ethiopia, Somaliland-our journey begins.

  • @HawrarLyrics
    @HawrarLyrics 2 หลายเดือนก่อน +4

    Buuni laba bilood baa u hadhee haloo dulqaato wuu rafanayaaye.

    • @truthinyourface7345
      @truthinyourface7345 2 หลายเดือนก่อน

      @@HawrarLyrics walaahi waxaa u sheegaya Waa run
      Koonfurta Somalia
      Ciraa laga taageera shacab iyo xukuumad ba

  • @Noobify101
    @Noobify101 2 หลายเดือนก่อน +4

    Buuni wasiirada ina biixi ninka ugu firfircoon

  • @AxmadGeedi-on3sl
    @AxmadGeedi-on3sl 2 หลายเดือนก่อน +2

    Ninkani waa nin buka; in la waraysto ma haboona; waayo waan ninka waalan.

    • @Booowe
      @Booowe 2 หลายเดือนก่อน

      Saxeex run baad sheegtay

    • @AxmedYaasiin-s9g
      @AxmedYaasiin-s9g 2 หลายเดือนก่อน

      Waa legend runtu waa xanuun

  • @suleimanshibiin4980
    @suleimanshibiin4980 2 หลายเดือนก่อน

    In politics the goal is not the truth,it's the votes

  • @robleahmed2558
    @robleahmed2558 2 หลายเดือนก่อน +4

    Nacdal ha ku dhacdo Huwan iyo ayda Faqash.

    • @Umm_HN
      @Umm_HN 2 หลายเดือนก่อน

      Walee jaahil ayaad tahay miyaadan o gey nacdashu intey kortagto Adiga yodhi in ay dib kuugu soo laabaneyso oy adiga kugu dhacayso aakhiradaada ubaq oo is ilaali. godkaa modow ayaa lagaaga tagi Wabilaahi towfiiq

  • @maxamedabdirahman2581
    @maxamedabdirahman2581 2 หลายเดือนก่อน +4

    Xirsibaa ka qadiyad xun oo somali wayn si balaadhan u aaminsan

  • @user-sr86ui3xsuexi
    @user-sr86ui3xsuexi 2 หลายเดือนก่อน +1

    Shirkadaha DIYAARADAHA ee shacabka ushaqeynaya yaan la siyaasadeyn...hadii kale wax la raaco lama helayo

  • @mustafexuseen-uu5xi
    @mustafexuseen-uu5xi 2 หลายเดือนก่อน +3

    dadka somaliland waxaan faraya in xumada hada joogta in codka la siiyo sii somaliland lo badbaadiyo taasa ino balana wadani maanta ayaan ka baxay

  • @AxmedYaasiin-s9g
    @AxmedYaasiin-s9g 2 หลายเดือนก่อน

    Insha allah marwalba guushu wadankeena somaliland bayraaci cadawga kaxun horumarka iyo jiritanka somaliland ilaahay ha jabiyo gude iyo dabadba guul wadankeena somaliland

  • @mahamedclaahi5982
    @mahamedclaahi5982 2 หลายเดือนก่อน +1

    Wariye ha ka meeryan inuu wadani soomaaliya uu yahay xirsi London markuu ku xidhnaa yaa Soo daayey xamse ku biyo cab wariyow❤❤❤

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 2 หลายเดือนก่อน +7

    Wasiirku xaqiiq buu ka hadlay

    • @AxmedYaasiin-s9g
      @AxmedYaasiin-s9g 2 หลายเดือนก่อน

      Yes

    • @abdirashidhassan5027
      @abdirashidhassan5027 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂 ninkan sifican halo hubiyo inuu somalia xidhiidh laleeyahay

  • @rawdahahmed8102
    @rawdahahmed8102 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa run hadalkaasu waana la wada ogyay in ay Xamar u diyaar yihiin Wadani .

  • @halimamumin3643
    @halimamumin3643 2 หลายเดือนก่อน

    Cirro ayeey reer Somalia hubeeyneyaan oo lacag iyo talooyin lagu khalkhaliyo Somaliland. Reer Somalilandoow Cirro iyo xisbigiisa ka foojignaada.

  • @truthinyourface7345
    @truthinyourface7345 2 หลายเดือนก่อน +6

    Cabdi raxmaan ciro ma aaminsana Somaliland
    Maamul gobaleed ayuu Somaliland la raba

    • @hassanhussein272
      @hassanhussein272 2 หลายเดือนก่อน

      Orod soo xidh dee waayahee hooyadaa siilkeedii wase nacas yahaw futada laga maraa

    • @abdirahman6263
      @abdirahman6263 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@hassanhussein272
      Adigu intaad joojiso cayda iyo afxumada qofka fikir buu aaminsan yahay soomaha dee adna aragtidaada iskaga qabo waxay caydu,mida kale waxay cuqdada ku haysaaa.

    • @kl8650
      @kl8650 2 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@hassanhussein272 garac foq garac shut up. Kalab Huwanyo

    • @AxmedYaasiin-s9g
      @AxmedYaasiin-s9g 2 หลายเดือนก่อน +1

      Yes

    • @abdirashidhassan5027
      @abdirashidhassan5027 2 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂 waxasi wa filimkini wali uu sisocda

  • @keysesaleebaan5875
    @keysesaleebaan5875 2 หลายเดือนก่อน

    guul qaranka somaaliland

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 2 หลายเดือนก่อน

    GUULWADE guulwade guulwade.......... dibiray

  • @abdirashiddirie3522
    @abdirashiddirie3522 2 หลายเดือนก่อน

    Maanta waxaa ceeb noqotay ka shaqeynta midnimo, waa aakhiro samaan, wixii xumaa baa maanta wanaag ah, wixii wanaag ahna waa xumaan, dadka Somaliland xoolo miyuu mooday.

  • @SportsWithZiZI
    @SportsWithZiZI 2 หลายเดือนก่อน +3

    Wadani yaa dooranaya horta😂😂

  • @SuratMaidah
    @SuratMaidah 2 หลายเดือนก่อน +3

    Cadawga Gudaha (Waddani)

  • @YaasiinYska
    @YaasiinYska 2 หลายเดือนก่อน

    Munaafaq buuni fif wadani 🧡

  • @Zara1168
    @Zara1168 2 หลายเดือนก่อน

    Guul somaliland in shaa Allah 💚🤍❤️

  • @mufasaleebah3156
    @mufasaleebah3156 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ciro wa faqash. Huwaan qudaah.

  • @ismailmohamed3613
    @ismailmohamed3613 2 หลายเดือนก่อน +1

    muuse biixi imisa jeer buu xasan sheekh hor fadhiistay wariye su,aashaa inaad buuni weydiisaa fiicneyd cirro weligii wasiir iyo madaxweyne somaaliyed sawir lamasoo gelin markaa caqliga dadka ha caayin buuniyow

    • @yaasir1936
      @yaasir1936 2 หลายเดือนก่อน +1

      Muuse sida ciro lama soo dhex maro dantiisu kala hadlayay

    • @AxmedYaasiin-s9g
      @AxmedYaasiin-s9g 2 หลายเดือนก่อน +1

      Muuse danta somaliland ayuu kala hadlay ee laguma so dhuunto

    • @truthinyourface7345
      @truthinyourface7345 2 หลายเดือนก่อน

      @@ismailmohamed3613 waar Muuse Somaliland kama kaftamo waad ogtahee ciyaarta inaga daa

    • @MABDI-nj4pz
      @MABDI-nj4pz 2 หลายเดือนก่อน

      ​@@truthinyourface7345 sawkii Farmaajo inoogu keeni gaadhay Hargeysa ilayn Golayaasha diidaye
      Miyaad yarad markaa.

  • @abdurahmanyusuf7704
    @abdurahmanyusuf7704 2 หลายเดือนก่อน

    Waaba dad laga mashquuliyey diintoodii
    اللهم اكفنا بمآ شئت

  • @Canabjaamac-s4f
    @Canabjaamac-s4f 2 หลายเดือนก่อน

    🎉🎉🎉guul somaalilnd hajabo cadawgu amiin

  • @doubledeqabus6815
    @doubledeqabus6815 2 หลายเดือนก่อน +1

    MUJAAHID BUUNI HALYAY QARAN

  • @AtazowDalkero
    @AtazowDalkero 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliland is stable county. ..only thing Egypt is there to distablis the region....

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 2 หลายเดือนก่อน +3

    In kulmiye wakhtigiisi dhamaaday wajiga Buuni bay ka muuqata cajalad qudha oo aan dhinaca kale loo rogeyn ( wadani waa Somali weyn dee haduu Cirro somali weyn yahay soo xidha ama samaxaad haloo waydiiyo muuse biixi)

    • @allahbawayn
      @allahbawayn 2 หลายเดือนก่อน

      Shaqsikaliya makaxaynkaro umad dhan lakin nimqnka wadani waa kulmiyihii hore

    • @dalaisacgibril5899
      @dalaisacgibril5899 2 หลายเดือนก่อน

      @@allahbawayn shalay markay kulmiye ahaayeen SNM bay ahaayeen haday maanta Wadani ku biireen waa cadowga gudaha taasi waa sheeko caruur wayna u socon wayday kulmiye, oo waaka ina Kaahin iyo ina biixi ay caytamayaan sidii mucaaridka, xirsi gaab iyo ina Xaashi baa albaabada u xidhay

  • @farahsaid6913
    @farahsaid6913 2 หลายเดือนก่อน

    Xumaantaa garleh wanaagaa gardaran waa dhaqanka soomaalida ee 30 kii sano ee ugu dambaysay lagu dhaqmayey

  • @dr.cabdirisaaq6433
    @dr.cabdirisaaq6433 2 หลายเดือนก่อน

    buuniga la sheegaa ma af ligislahaasaa saaxiib filinkaa waannu daawannay

  • @YAASIINBALBALAADHSHE2022
    @YAASIINBALBALAADHSHE2022 2 หลายเดือนก่อน

    KKKKKKKJ HA KU WASO MUUSE BIIXI

  • @abdiyusuf9419
    @abdiyusuf9419 2 หลายเดือนก่อน +5

    Runtii Xisbigaa Wadani waa ka niyad Jabay wixii Lagu Xaman Jirayna waa Soo baxeen. Cabdi raxmaan Ciro Siyaasadaa qaribana Xirsi Gaab Baa Geliyay Markaa waxan Lee yahay Reer Muqdisho Cod Haydin Siiyaan Anagu Dhagartaa u Badheedhi mayno ee.

  • @Diidii22665
    @Diidii22665 2 หลายเดือนก่อน

    Sacad muuse uun baa somaliand ah inta kale waa Somali

  • @mohamedameen4439
    @mohamedameen4439 2 หลายเดือนก่อน

    Wasiirku caqli xumaa OO Cirro iyo wadani masiirka umada ma iyagaa haya Shacabku somaliland midnimo ma rabee

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 2 หลายเดือนก่อน +1

    No vote for wadani , ciro caano fadhi

  • @ShucaybMaxamed-lz2wd
    @ShucaybMaxamed-lz2wd 2 หลายเดือนก่อน

    Xirsi si fiican ayuu ugu jawaabay xamse cabdi bare

  • @kaafihealthprodcast
    @kaafihealthprodcast 2 หลายเดือนก่อน

    Shaqsi cayga ma jecli balse kani iyo xukuumada uu ka midka yahayna waa fadhiidh, dal dhan oo codgoodu dhinac walba ka soo xishay oo ay ka jawaabi ka rilaayihiin ayey ciro iyo wadani iyo kala qaybinta umadan ka shaqaynayaan.
    Waar wadankan dad xanuunsanaya ayaa u taliya

  • @mustafexuseen-uu5xi
    @mustafexuseen-uu5xi 2 หลายเดือนก่อน +1

    somaliya ayaa tidhi rajada somaliya waxay ku xidhantahay xisbiga wadani oo soo baxa kuwaas ayaa so celinaya midowga somaliya marka doorashada somaliland ayanu sugayna

  • @CaliDawlad
    @CaliDawlad 2 หลายเดือนก่อน

    Cinwaanka iska sax waa xukumadii oo weerartay mucaaradkii somaliland

  • @BatutaMedia
    @BatutaMedia 2 หลายเดือนก่อน +1

    Car wakaase hal saxafi oo ku abtirsada SOMALILAND ha way diiyo nimankaa ee daysan ee cadawgii SOMALILAND ku ducaysanayo inay yimaadaan, walaahi wax kasta oo wadankeena ka khaldan kow waxa ka ah Saxaafad ku sheegteenan

    • @truthinyourface7345
      @truthinyourface7345 2 หลายเดือนก่อน

      @@BatutaMedia waar Waa qashin TH-camrs ah saxafiyiin maaha

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 2 หลายเดือนก่อน

    Ka la saara Somaliland iyo uqdadda Habar Awal.
    Somaliland waa wadan ay degasn Beelo badan oo Somaliyeed.
    Waxan masnta ka jira Somaliland maaha maaamul e waa uqdaddadii Habar Awal oo wax lagu masmulo.
    Uqdad iyo calaacal joogto ah.

  • @Kedismedia
    @Kedismedia 2 หลายเดือนก่อน

    Warkaan ciwankisa wow qaldan yahay ee hala soxo isaaaq bisaaa somaliland ka lasheegaaa
    Waaleydinku fahmay isaaqow 😅😅 somali🇸🇴💙mid ah baan rejeynaa mardhow iyo calamankan tirada badan inla tir tiro ee qabil

  • @safiaibrahim8513
    @safiaibrahim8513 2 หลายเดือนก่อน

    CIIRO ISAGA LAA SOO BALAMYE FAAQASHA KUULE WAXAY SUUGYN WADANI IYO MIDNIMO FAAQASHA MAA DHACYSO NO WAY

  • @hiboahmed4819
    @hiboahmed4819 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runtaa afkaaga caano lagu qabay reer somaliland doorta muuse ama faysal ha dooranin cirro waa cadowga somaliland

  • @a.bismail6492
    @a.bismail6492 2 หลายเดือนก่อน

    Cadawgayaga ayaa taageersan xisbiga Wadaani. Si cad ayaay u sheegayan... GUUL KULMIYE!! GUUL CIDANKA QARANKA!

  • @abdifitaheosman5486
    @abdifitaheosman5486 2 หลายเดือนก่อน

    Kuwan Qaran bay ku washeen war isaaqow dawlada federal ka Somalia 🇸🇴 iskaga biira

  • @warss11
    @warss11 2 หลายเดือนก่อน

    Yes

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 2 หลายเดือนก่อน

    qabiil xukumad ma noqdaa qarankaan la sheegaayo intow ka shaqeeyaa aduun kale miyaa jiro ilahow umadaan waa wareereene u kaalmee

  • @abdirazakmahamoud2829
    @abdirazakmahamoud2829 2 หลายเดือนก่อน

    Buuri wuxu ka galgalanaya Magaca Somaliland ee Ethiopian Airline iyo Flydubai ay ku Badaleen Somalia, oo hortiina lugu tirtiray indhahiina oo 5 ah aartaa wax ka qabta ceebaad dhex fadhidaa buuraiyaw iyo adiga iyo xukuumadaadube.

  • @maryamheris4396
    @maryamheris4396 2 หลายเดือนก่อน

    Adigu yaad tahy marka hargayso ma tihiin ehelkeedi u ba e ciro

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 2 หลายเดือนก่อน

    Xisbiga wadani wixii uu sameeyay ayaa inagu filan ee lagaranaayo

  • @ahmeddaud5075
    @ahmeddaud5075 2 หลายเดือนก่อน

    hogaanka xisbiga wadani iyo Shicibka taageeri jiray may wada socon oo dadka reer somaliland waxa ay ka simanyihiin qaranimada iyo Dawladnimada somaliland oo ay naf iyo maalba u hurayaan ,siyaasiyiinta waxa ku jira kuwo Hagardoomo iyo kala dhantaal kula dhex jiray oo ay wada socdeen dawlado isu bahaystay in ay mijo xaabiyaan qarannimada somaliland ,
    waxa inagu socday intii uu madaxweyne muuse ku tagay USA ,in dagaal siyaasiya iyo mid toosaba laynagu soo qaaday ,iyo kala qaybin dadka walaalaha ah,is nacsiin xukuumada iyo shacabka ah ,waxa la dhex galay ,dhaqanka ,saxaafada ,culumo ku sheeg, dhalinyarada ,golaha baarlamanka ,oo ay Dawlado ay iska kaashadeen Aduun badana lagu bixiyay , ,Waxaana aynu kaga badbaadnay dawlada oo talaabo kasta la socotay,iyo shacabka xariirta ah oo la mari waayay ,
    waxa soo bixi doona wax badan oo laynala rabay oo shacabka reer somaliland oo dhan ,sida Reer Awdal,reer hargaysa,reer burco ,ceeri gaabo ay NO yidhaahdeen laguna hungoobay ,

  • @Samaaan-u6g
    @Samaaan-u6g 2 หลายเดือนก่อน

    Dadka ha ku khasabin somaliya

  • @HamseMahamuudAhmed-f4b
    @HamseMahamuudAhmed-f4b 2 หลายเดือนก่อน

    Guul guul kulmiye ❤🎉

  • @suleimanshibiin4980
    @suleimanshibiin4980 2 หลายเดือนก่อน

    Waa nasiibdaro inaad Kala garan waydo dadka reer soo somaliland iyo labada nin ee ethobiyanka xamze iyo Sola ee su'aalaha iska waydiinaya xamar ee xamar shaqada siisay ee aan xaqa u lahayn ee somaliland ka hadlaan, wax Akhri oo baro sida somaliland loo difaco

  • @rashaabdallah7400
    @rashaabdallah7400 2 หลายเดือนก่อน

    Wwadani faqdha fawsha ciidan laaye oofareen

  • @maryamheris4396
    @maryamheris4396 2 หลายเดือนก่อน

    Saxib baneey meeshan maxkamad aya ku sugaysa

  • @RaageAhmed-l2m
    @RaageAhmed-l2m 2 หลายเดือนก่อน

    Snm wey udhamatay walaso afjaray sargeysa iyo burco wey ku qasbantihin intey kamidnoqdan maamulada dowlada fadaralka

  • @LibaaxaAfrica5484
    @LibaaxaAfrica5484 2 หลายเดือนก่อน

    Yaad QALDEEYSAAN ?
    Yaad CAWIREEYSAAN ?
    Itoobiya waxeey kagala soo degtaa shixnadaha iyo allaabta Dekedda Berbera FREE, mana bixiso wax lacag ah.
    mana HADLI kartiin.

  • @guutoguuto2254
    @guutoguuto2254 2 หลายเดือนก่อน

    Somaliland waa laf dhuunta inoo dhaafiwaydaye qarankiibaa la dhisayaa heegoooy

  • @mohamedabdifarah373
    @mohamedabdifarah373 2 หลายเดือนก่อน

    Xaqiiq wale alle ciro ha inaga qabto

  • @sadamyusuf8676
    @sadamyusuf8676 2 หลายเดือนก่อน

    HORTA MA DOQON BAA NINKANI CAQLI YARAA ....RAKAABKA MUUSE WAA NOOCAN

  • @Jiilkeena-e3r
    @Jiilkeena-e3r 2 หลายเดือนก่อน +3

    Caqligina burco iyo Hargaysa miyaa dal noqonkara nio runta isusheega

    • @AxmedYaasiin-s9g
      @AxmedYaasiin-s9g 2 หลายเดือนก่อน

      Waad hurudaaye tòs taa miskiin somaliland ma cidkala ka maqan oon lascanod ahayn?!

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 2 หลายเดือนก่อน

      Runba ma ayagaa raba. Khayaali ayay iska jecelyihiin iyo gaal kalkaal abidkoodba

  • @CabdaleSiciid-q6l
    @CabdaleSiciid-q6l 2 หลายเดือนก่อน

    Kulmiye guul

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 2 หลายเดือนก่อน

    Umadaad wasiirka u tahay baa jabtay

  • @libanalifarah7246
    @libanalifarah7246 2 หลายเดือนก่อน +1

    wasiirkaaan shaadhka maba iska badalle koleey lacag ma wayne ma mid le eg buu waayey

  • @turkiosman9684
    @turkiosman9684 2 หลายเดือนก่อน

    Kulmiye wuu waashay, janbalkii loo soo tuuray6si loogu kali qaybiyo ayey sii faafiyeen,
    Biixi cadowga somaliland oo dhan baa jecel waayo kala qaybiyaha Somaliland

  • @maxamednadiir753
    @maxamednadiir753 2 หลายเดือนก่อน

    oo hin badanaa umadan wadani waa mucaarad inigaa xukuntan mise waad kabaqaysaan 😂😂😂

  • @qassima317
    @qassima317 2 หลายเดือนก่อน

    Maxa ku jaban in diib loo midoowo Somalia 🇸🇴 mise Ethopia inoo wadaan 36 sano oo been qaran ah

  • @1962yusuf
    @1962yusuf 2 หลายเดือนก่อน

    Kulmiye waxa rajadii ka dilaya waa buuni

  • @nuurajama-jm7gy
    @nuurajama-jm7gy 2 หลายเดือนก่อน

    Ka jawaaba diyaaradahii

  • @MABDI-nj4pz
    @MABDI-nj4pz 2 หลายเดือนก่อน

    Waar waxan BADHAACINAAYA
    Waar nin keliyahi ummada ma geyn karo Xamar caqliga dadka ha caayin. Cirro isagaa kaa jecel qaranimada jooji Badhaaciska.

  • @XasanMaxamed-j5y
    @XasanMaxamed-j5y 2 หลายเดือนก่อน

    Ciro haduu ku guulaysto jagada madaxwaynaha masiir ma badali karo

  • @farahmacalinadan6688
    @farahmacalinadan6688 2 หลายเดือนก่อน

    Ciro wa nin wadani ah midnimadana jecel

  • @qodaal5098
    @qodaal5098 2 หลายเดือนก่อน

    Waxaan ka baqayaa in reer wadani ay dilaan buuni naf dhuun gashay buu ku noqday

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 2 หลายเดือนก่อน +1

    Midnimo miyaa ceeb ah buunina reerkiisa midnimadaa u roon laakiin buuni waa horgal qudhmey

    • @truthinyourface7345
      @truthinyourface7345 2 หลายเดือนก่อน

      @@cabdinuuromar5088 midnimadii somalia awdal maxay utartay xataa hal laami ah uma aysan dhisin eh

    • @halimadirie5301
      @halimadirie5301 2 หลายเดือนก่อน

      Midnimadu ceeb maaha lakiin halkay taalaa ma midnimo kii dumiyey iyo mid meel ciidamo ajinebiyihi ku illaalinayaan ku heesayaan baa?