Machallah Allah Tabarak Allah ALLAH bless you tres dedie CET CHANSON ALLAHA YARHAMO ABWAN SAID HAMAGOD ALLAHA ACCUEILLE SON PARADISE ETERNALLY IS THE BESTED LOVE ❤ 😍 💖 ❣ 💕 LIKELY LIKE 👍
Heestan dumarka an wali guursan ama single ka ah ayay si gaara ah ugu socotaa marka dumarow nin ka daacada idin jecel ha cid leynida kuwa an danta idin ka lahayna lugu hiina ha u kala furinida oo sharaftiina illashada gabdhow
Anigu inantan ma aqaan hortay waanay quruxa badan tahay ,lakiin waxad tidhi naagaa reer Somaliland waa naago buur buurab bawayne xidha adeer somalida buurnanta qurux baabay u yaqaanaan Soomaali oo dhan dumar koodu way buur buuran jihiin inta badan bacwaynana reer somaliland baa soo saaray laakiin lawada baray isna urux baa loo arkaa aarsarena uma wayna waa nagahay ku soo baxday qaardanbe iyo kun laba kun iyo waxay badhi wal waalaysiyo waxaan baahi qabo daya ay ragu ku odhanjireen intay qaar daba galaan ilkaacasna waxaan kaa idhi waa run reer Somaliland baa ilka casaa ilko qurux badan oo ilaahay u sameeyay oo la odhanjiray ilkacas oo nin waliba oo soomaali ahi ku taamijiray nin ka guursadaana ku faani iray naag isaaaan abaa walaahi naagaa soomali ugu qurux badan bay ahaayeen iminkana yihiin waa hablaha laga bixinjiray boqol geela iyo baarqab kood iyo qori imin kaha mishan oo ugu danbaysay ina buurmadaw ka bixiyay inan reer hargaysa ah 100 geela iyo baarab kood anigu habalaa kale ee Soomalida caayi maayo laakiin hablo qurux badan oo udgoon oo goba ugu kaalay Somaliland
Reer jabuuti waa organic hady cod tahay iyo haday qurux tahayba, salaama reer jabuuti.👏🏽♥️
Asturkii quruxeeeey hn kama tagin aduunku waaa maalmeee ilaahaygaa ka cabso
Naftii Qaaliga ahayd Sowtan Qiimahedi dhacay Wakhtigiina Kala QubaY 💔🥺 Adigana ma ku qabsaday Durba Qiiq maka baxaY Nabsi ka hadlaysa Heestan Walle💔🥺🥲
Gabartaa qurux badanaa mansha llh ❤❤
M dhiga rer Djibuuti wan idin salamaya From somaliland 💛💚❤💋👍
Gabadhan maan arkin intaan noolaa quruxdanoo kale cajiin nasiibbadanaa ninkay xaas utahy wax aan idhaah garan maaye ilahay hakuu siyaadiya wllshy❤❤
@@MATAANoffishical9791 waliga mad arag ma badiya ku noleyd
Magaalo ayaanad joogin pro
😂😂😂😂😂@@thekingpes10
Caasimada umada ayaan ka joogaa magaalo sxp waakusidee😂@@thekingpes10
😂😂@@thekingpes10
Kaliya Ha xijaabato quruxdeeda way soo baxaysaa laguna mashquuli maayo
Waxas qa gaba ayu ilahy weydin idacada ayu qa shageya
Laguna mashquulimaayo? Dumarkoo xijaaban baad Kufsataan Maalinwalba Iyo Caruurta. Addeer dhar waxba Haku Meereeysan.
Isla xisho o gabrigaga u shegeyso naar ba ku dambeysa
@@Cici_mimiis isdaji walaaal qof kuu naxaayo lee intaas ka heliyee! 😂😂😂
@@Ehel_Caashaq1 Ma Runtaa diideeysaa? Maxeeytahay isdeji
Inaaderkay Jago noolow inaadeer cadowgaagu cagta hoosteeda viva reer djabouti
Ciise miya isla tihiin😂
@@Jamiilo21 waa nin isaaqa ,ciise laftoodu waa dadka somaali u fiican viva djoubtiens😅😅
Maa❤❤❤❤❤sha alaah waa inan dagan marwo reer jabuuti ilaahay Haku xafido fanaan qaliya jeego ku soco hees cajiiba
Waaw tan intee Ku noshahay qurux rabi udhameyeeee
Djibouti
Mashaallah .. such a beautiful song 🎵❤️💚❤️ and beautiful angel next to him .. ❤️
Machallah Allah Tabarak Allah ALLAH bless you tres dedie CET CHANSON ALLAHA YARHAMO ABWAN SAID HAMAGOD ALLAHA ACCUEILLE SON PARADISE ETERNALLY IS THE BESTED LOVE ❤ 😍 💖 ❣ 💕 LIKELY LIKE 👍
laakiin walaalo waxaan kaa codsanyaa inaad xijaabto fadlan
Heestan dumarka an wali guursan ama single ka ah ayay si gaara ah ugu socotaa marka dumarow nin ka daacada idin jecel ha cid leynida kuwa an danta idin ka lahayna lugu hiina ha u kala furinida oo sharaftiina illashada gabdhow
Si wacan ba u la hadashay Gabdhahaa wali Guursan
Abdikarim iyo codkiisii macaan ❤
Quruxdaad wax dheertahay adeer qaab tv waad dhaaftay aduu barakaw sxbkay Jago jago salamulah
Macha Allah voix d'or Abdikarim moussa jago nolow couz 🎉
Inantu qurux badanaa inankuna cod macaanaa
Masha alaah inanta quruxbadanaa
Lkn waxa kasii qurxonayd
Inay xijaabato
Inaaa usheega walasheen
Dadka lajoga d jabuuti.
Jah wax baa daremoya caku jacela
Amiira qurux my sister aad Ayan kuu salamaa❤❤❤
Gabadhaa ree Jabuuti waan salaamayaa🎉😂
Quruxdaa Jago eeg horta ha heesine
Inader amira wan ku salamay sidokaleh cabdikarim wan ku salamay
Runtii waa hees qiimaheeda iyo Dareenkeeda wadata
Mid an kala tagnay baa ilaahey kabaryaa inu uqabadayda ilaahey kasoo saaro ana mida kudago isiiyo
😂😂acuudu war wll iska cafi bisinke
@@iqramohamed1607 maxa u cafinaa asikaba ima naxariisan faqri alle kamasaaro
Qurux iyo bilaa stress ayey isku darsatey quruleydan mansha allah ❤
Abooy gabadhani waa gariir Masha allaah allaha usiyaadiyo
Mashalah-Cute Lady -Quruhley -❤❤
Abdoulkarim, l'homme au voix d'or .bravo abtiyo......
Masha allah gabadha quruxdeeda ayaan daawnayey anigu
Heesta ciyaal ma fahmi kari shaqadad wado
MashaAllah jago 🎉🎉🎉
Waaww Machallah t'es sublime hno qaali Amira
Xasuusti aux anciens...Djib-live du respect svp
Machall 🎉🎉🎉🎉🎉🎉
Hestaan asalkeda hori yalahy intaas yaikucaawikaro
Wow masha allah gabadha qurux lay ❤❤❤❤
Heestan ya tiktok ka so arkay oo dawany amazing feeling 😢
Kula mid 😂
Dadka Leh Gabadhaan Waa Quruxbadantahay Anniga Qurux Maba Iiga Muuqato. Naagaha Reer Waqooyiga Waa Naago Buurbuuran Bacweenayaal Xirta Oo Ilko Cascas. Qaarka Sarre na Uwadda weeyn. Xagga Gabdhaha Puntland, Ogaadeeniya Iyo Koonfurta Gabdho dhaadher, dhexyar dhuudhuuban Oo Da'yar Laga Helo.
Cawridu reeban inantana maasha Allah udhe
😂😂is daldal cuqdadba ku hayse gabdhaha somaliyed way wada qurux badan yihiin lkn wlhi gabdhaha woqooyiga qurux laguma gaadho diid ama yeel qabyalad baa ku hayse somali gabdhaha woqooyi iyo kuwa konfur galbeed uugu qurxan 😊
Anigu inantan ma aqaan hortay waanay quruxa badan tahay ,lakiin waxad tidhi naagaa reer Somaliland waa naago buur buurab bawayne xidha adeer somalida buurnanta qurux baabay u yaqaanaan Soomaali oo dhan dumar koodu way buur buuran jihiin inta badan bacwaynana reer somaliland baa soo saaray laakiin lawada baray isna urux baa loo arkaa aarsarena uma wayna waa nagahay ku soo baxday qaardanbe iyo kun laba kun iyo waxay badhi wal waalaysiyo waxaan baahi qabo daya ay ragu ku odhanjireen intay qaar daba galaan ilkaacasna waxaan kaa idhi waa run reer Somaliland baa ilka casaa ilko qurux badan oo ilaahay u sameeyay oo la odhanjiray ilkacas oo nin waliba oo soomaali ahi ku taamijiray nin ka guursadaana ku faani iray naag isaaaan abaa walaahi naagaa soomali ugu qurux badan bay ahaayeen iminkana yihiin waa hablaha laga bixinjiray boqol geela iyo baarqab kood iyo qori imin kaha mishan oo ugu danbaysay ina buurmadaw ka bixiyay inan reer hargaysa ah 100 geela iyo baarab kood anigu habalaa kale ee Soomalida caayi maayo laakiin hablo qurux badan oo udgoon oo goba ugu kaalay Somaliland
😂😂😂😂 waa runtaaa😂
Cici-mimi Wallaahi beentaa maahan. Idoorka naagahoodda, gudibiirsiga ilaa iyo jabuuti waa wadda habro waaweeyninkii kabaddan oo qaarka sarre uweeyn majo dhuudhuuban. Xagga deegaanadda Soomaalida kale gabdho dhaadheer, oo dhexddu taako le'egtahay oo da'yar laga helo. Idoorku naagahoodda 40 or 45 beey gu guursaddaan waana naago aan qurxooneeyn oo buurbuuuran. Yaahuu dheh.
Amira Ahmed Ali iyo Abdikarim jago❤❤
war gabadhan quruxda badan ini dhulbahante ah siiya 100 geel ah iyo faras naga qaata fromBoston from ssc
😂😂😂😂😂
Ma waxaad Aragtay Ina buurmadaw baa inan reer hargaysa ah 100 geela iyo baar qabkii ka bixiyay
dhulbahante aaa😂😂😂😂😂😂 sanad kadib aaa ka dhergay ha idhaahdee geenyadaa
@@shushuuu-x5n walay igatahay dhulba hante ahay daana inaana aqoon ciday tahay
@@shushuuu-x5n hargaysa ama jabuuti weeye meeshu
From tik tok
Quruxdeeda+ Qosolkeeda🥰🤗
❤quelle voix d'or va de l'avant bro
Cabdi karin jago wan ku salamya ❤❤❤
Aduunka Inte uku jaceshahye aya so xasuustay Canada 🇨🇦 🤣🤣🤣🤣
Amina qurux ❤❤❤
The best song cabdikariin jago😭🥹♥️
Masha allllah cabdi kariin nolow❤
Walhi sacado dhanba Ayan heestan dhagaystay anigu Ku sugan xalad Dagan blse waxaan galay xassuso wacan oo iso martay ❤😢 qofkan jecelaa aya IGA foogtay
Sorry wll
❤❤❤
Gabadhaas aad ayaan u jecelay
Yartan waa waaleen waataa maryii tuurtay siday u lahaayeen waad qurux badan tahay
2025🎉❤
salutation mon amie Jago de longue date
From only heesta😢
Qoftan da’ada mooye sida kale waa OK
Ce mon ami a l'epoque en 1996 au cite Stade a Djibouti
Voix ď or gd merci
Bisinka waxan hadlaya ma Bombale mise wa prank cod xuma ma Oroma
waxa hadlayaa waa siilkii hooyadaa oo sacfaraan lagu daray isba waa afe siilku
Idoorka niman iyo naaguba waa ninkaan iyo qadan qaran. Waa wadda qarankiii badhida weeynaa reerku lool
Ya halkan qashinka in uu ka buran yahay ayan moday oo nika murti baa ka Buran ya ebow salam ayan ku saray 🫡
2024 ❤❤❤
Mnsha alh qalanjadan dumar
Goormay quruxi qawanaan noqotay waa duni akhir saman.
Qawanaan lagama hadlayee quruxdeedaa laga hadlayaa
Mulki i love uuuuuu❤
Amira quruxley
Was. Ninja keliyer meeshuu ka kaajo San weligii arag
Abdikariin legendary ❤
2023 bishii. 6aad 😢💔
Bal yadoo Qurxdaas Xijaab lagu daro sida hablaha Burco miyaaney Yaab noqon lahyn🎉
Reer jibouti waxaasi waa ucaadi waa dad reer magaala
Mashallah amira aad ku tagerraa 😂😂😂😂
❤Mashlh 🎉
Is Asturias gabadh xishoon weydey waa cunto aan milx la hayn
Adigu Haddaa Cunto Tahay Lacuno Dumarka Maaha Wax Saaas Raqiiis U Ah Ee Lacuno.
1984❤❤❤❤
Xasuusti cabdo xarmqod alla yarhamo
Siciid Xamar qoodh ayaa ku heesay
Masha Allah
La camera nous montre plus la dame que le chanteur même alors que la vidéo dédiée a lui 😂😂😂
Sa voix ❤
Abdikarim jagoo tu as violée la chanson de notre icônes abdo hamargodh Allahuu yaarxamu 😢
Non c pas abdo hamargodh c'est la chanson de said harmargodh
I am love man
Labada qof waa doqmo ee maxaa isla doontay
Macha allah tres belle chanson
Ma gabadhu ila jeeda heesta quruxey waxaba ha tarin 😂
2024
Wale nabsigan Mid igu dhici dono bu u ogyhy ninka ijecel Marabo mel an ubaxsada la ahy 😢
Gurux bilash iney gurux badan tahy ismodeysa dambi aya kusocda
waad ka masayrtay soo aqri qoraalada dadka siday dadku uga heleen quruxda inanta ismay moodin quruxe way urux badan tahay
Maku qabsaday durba qiq ma ka baxay
Axxxxxdumarku wa wasakh
Xagay nooshahey gabadhani way quruxbadan taheye
Djibouti
Kan wanka u eg muxuu ahaa
War heedhaha anigu gabadhaan ka helaye xagee ka helaaa
GABADHANI WAA SUBEER AWAL WAXAADKAHELEYSAA JABUUTI
@@fatimahashim5596Gabadhan waa ciise 😅
😀😀😀😀😀
Bal Hada waxaan ma Heesbaa mise wuu iska Hadlaayaa Ninkaan wayn wax Aan ka Fahmay Lama Arko koley Anigu
Hablo badan baa daawanayaaee kugu dayanaya hn
Adiga maxaa kaagalay waxa iskudayanaya? Idinkoo isqarxiyoo alshabaab ahba afaarahiina masoogalnee oo waliba caruuraha fara xumeeya.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Très bonne chanson
waar jeegoow heesta jooji nabarka maanad arkaynin nabarka mar la araga ah
Tcolow goormaa ugu danbaysay inuu arko jago ..
Nolow jago
Alfanan jeego
gabadhu aad ayey u quruxoon tahay wa magaceed🥰🥰🥰
Amira
❤❤❤
💔💔💔💔💔💔💔💔🥀
Who is watching 2027