Inanka organka tumaya ama piano sida dadka qaar u yaqaanaan, waa ka yara badbadinayaa, iska dhaaf bood boodka badan, you are not the picture of the screen, fannaanka ayaa iska leh hab-dhaqankaa, waad ka xumaysay, masraxiyadda iska fuul maaha,
kadaa digaalow waad ka badbadisay ee inkasta oo ay playbaack tahay hadana anagu live baanu niyaysanaynaye dee soo diga adna caadi noogu sheegay in playbaack tahay
Legend Digaale yare waxaa isoo xasuusisay C/salaan JIMMY
Heesta inaad dhamayastirtaan baay ahayd inta uu qadayo AUN M.Nuur giriig
Great song 🙏🙏
Legend digaale war ninyahow waana waaleysaahe horey u soco
Waaaah waaah halkeeeduuuu dhigy digaaalana gacantaaa ufadhida
Woow ku soco maheer Khadra fabuleux 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
Rooxantii fankaa ayaa is heley
Ustaad qurbaani
Ustaad digaale yare
Lengend alfanan nuur cade
Cimri dheer iyo cibaado suban
2:32 ilaa 2:36 jawabaha musiciga iyo codka fananku waa isleeyihiin musicianka waa professional ✅✅
Khadra is a lovely name is your sweetheart called by that name great voice ❤️🙂❤️ Nuur Cadde
Fannan codkiisa aan jeclaa ilaa 2008 well done Nuur cade fankii Oo lugo leh
Runtii fanaaniinta hore ILLAHEY hauwada naxariisto intooda badan dib baa loo xasuusta
Ay love myname Khadra fantastic❤❤❤❤❤❤❤
Digaale Yare another level
___ My Big legend 💙 ❤️ 🙌
Waan waah waaaj❤❤❤❤❤❤❤
Gacanta alle kuu barakee digaala yare wuu kaga hadlinayaa markanoo kale maxay odhan jireen another level hore usoco bro
Digaale rooxaan buu qabaa
Wow manshalah digaale
An qur baani
Laga yaab
Digaale yare awoow pes naga dheh 😅😅
Masha allh Qurux
Digaale yare walee ninkii wax kusobaray wuxu ahaa macalin fican cadowgaga u nolow
A beautiful favourite song 😹🤣😂 by a legend Nuur Caade wonderful
Woow yaa salaam
Waayo waayo maslaxa yadi hore
Whenever I listen to this song I jump for joy very pleasing indeed ❤❤❤❤❤❤❤❤❤😅😅😅😅😅😅🎉🎉🎉
Goobtu waa cafe lalays
Digaala yare wuu ku raaxaystay heestan iyo music ga uu garaacayo
Soo degyeeeyey Hayeeey Dooliga Roooxaantii music ga
Play back
Alfanaan Maxamad nuur giriig Alle haunaxariisto 😭
Axya fanan nuur cadi waa fanan aad u cod macn waxaan xasuusta albankisii nabad ee soo baxay 2004kii
Mahadsanid Digaale Yare🙏
Heestaan Waan Raadinaayay
Legenka nuur cade markaan waxa uu heley musik qabyaladeysan yaaaah 😂😂😂😂😂😂
Product of soomaliland
Legend maxamed xusen digaale yare
Intiii sahro ahmed
Meeday heesta
Heestu hadey sida la inagoo sheegayo tahay ka wax tumaya ee kolba shaadhka iska bixinayaaa.
Waf waf qofkii kuraxaysanayay 1august like iisaar
Digaale bood boodka iska dhaaf heestu rap maaha nin fudud oo madhan baad u eekaanaysaa
Haaaa
Inanka organka tumaya ama piano sida dadka qaar u yaqaanaan, waa ka yara badbadinayaa, iska dhaaf bood boodka badan, you are not the picture of the screen, fannaanka ayaa iska leh hab-dhaqankaa, waad ka xumaysay, masraxiyadda iska fuul maaha,
Absolutely spot on,maskaxdayda ba iskalaha hadalkaas fanaan iskale masrixayada talo ficana siis say organist taha.
Lagend nuur cade
😍😍😍
kadaa digaalow waad ka badbadisay ee inkasta oo ay playbaack tahay hadana anagu live baanu niyaysanaynaye dee soo diga adna caadi noogu sheegay in playbaack tahay
Zxb soobadiya
I have noticed that, This is not a live Music they just pretending that they are playing live music specially so called keyboard player
Absolutely you are right ✅
No? But why! Now that you said it that’s all I am seeing 😮😢
Hater Alert 🚨
Meeday heesti kale miyaan xalayto jiifsady