Burukiitada waxa Sababo iyo talooyin muhiim ah....

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • maxaa sababo Burukiitada...
    Burukiitada caruurta
    Burukiitada maxaa lagu gartaa
    Burukiitada sidee loo sameeyaa
    Burukiitada maxaa keena
    Burukiitada sidee loo sameeyo
    Feeraha xanuunka
    Qufaca maxaa daawo u ah
    Qufaca ilmaha yar
    Qufaca badan maxaa keena
    Neefta maxaa keena

ความคิดเห็น • 32

  • @CabdiBadal-u3b
    @CabdiBadal-u3b 4 หลายเดือนก่อน +2

    Intaba wan dareema wlhi😢😢 mxa xal u ah

  • @Faadumo-r4d
    @Faadumo-r4d หลายเดือนก่อน

    Ditr maxaa sababa xuuqda saabka ama feeraha

  • @qubca7073
    @qubca7073 6 หลายเดือนก่อน

    Dr waxan isku arkay marku hargab igu dhaco qufac badan oo wata xaaqo dhiig markan soo kaco kadibna wuu iga istaaga dhiigu laakin qufaca wuu igu jira hargabku wato maxay noqon karta

  • @rihaambile7477
    @rihaambile7477 ปีที่แล้ว +6

    Asc Dr waxa ahhy hooyo da,yar waxa igu dhacay cudurka qaaxada anigoo jira 6 year sidey hoyo iishegtay kadib anigoo 2 caruura haysta ayeey igu dhacday uur àyan yeshay da.dii sadaxaad ah walaciiba wuxuu noqday qufac qandho iyo matag joogto ah mudo 7 bilood uurkeyga yahay isbital walbo ley geyana wey ficn thy ley dhahayo aya hoyo itiri tiibisho kasoo baara isbital banadir ley geyay wa leygaso helay 6bil malmod rifetar qaatay sideedi ayan uqatay dawada anoo afarbil iiga harsan thy ayan dhalay kadib wan dhamestay hada cunugii wagii aan dhalay tariikhda dhalay /29 oktoobar 2021 hada uur kle ayaan qaaday waxa kujiraa bishii labaad ugu dambeyn waxa kujiraa xaaladi uurki hore sanad kahor wanqufaca qandho iheyso joogto ah waan daalaa hbnkii wan dhididaa xaaqo jaale tufaa mudo 8maalmod ah qufac hbnkii mahurdo anigana ma ihi dadka cuntada kuwanagsan maalmaha qaar 2da duhurnimo gaara anigoo quraacan mamada wxy iledahay TB kuheso aan kuso baaro ana wan cabsanaa F.G cunugii hore cudurka igula dhcy iyo kan caosha kujira wa isku aabe kuwa kle anoo caafimad qabo ayan dhalay alx marka Dr maxa keenay iisheeg mana soo noq noqdaa cudurkaan 🙏 iga raali noqo waan kudheraday qoralka plz iso jwb

    • @abdallaatoosh3024
      @abdallaatoosh3024 ปีที่แล้ว

      Sister iska baar hadii lagaa helana iska daaweey markale , dhaqtarkana usheeg in uu cudurkaan kugu soo laab laabto asaga xal kuu keenaayo
      Mida kale iska ilaali dadka cudurkan qaba ama aad uga shakisay oo kale because waa lakala qaada waliba si fudud.
      Caafimaadkaga haka xishoon abayo mcnto ❤

  • @XasanFaarax-sq7tm
    @XasanFaarax-sq7tm 6 หลายเดือนก่อน

    Wad mahadsantahay nuune yar ayeey iga baratat burukeetadu hal asbuuc markaan cerbadeyo hadane waxa kudhacaya haegabkii aad ayow uqufacaa maxan kusameynkaraa wll adoo mahadsan jwb

  • @mahamedahmedhassen274
    @mahamedahmedhassen274 ปีที่แล้ว +3

    Dr xanuunkaasi anigu i hayaa mudo 3 sano ah ilaa hadana dawo waxba wey iga tari laadahay

    • @abdihaji6339
      @abdihaji6339 ปีที่แล้ว +1

      Hilib idaad isticmaal iyo badhi diisa ayadaa kaa guuriye

    • @Aaamina12
      @Aaamina12 ปีที่แล้ว +1

      Wll waxa isticmasha qusul hindiga inta cagad miya ku qasto habenki cab

    • @anaspepka1241
      @anaspepka1241 7 หลายเดือนก่อน

      Wax ku bogsaday miyaad aragtayna walal

  • @saynabaxmed6407
    @saynabaxmed6407 ปีที่แล้ว

    Wcs dr aad ayad umahad santahay jazakallahu khyr tanxigta wxn ku waydiina su aal oo ah xiiqdharta iyo burkiitada ma isku mid baa ilmo ayay iga heysaa hada oo ay ku cusubtahay dhaqtarna wan geyey lkin wali qunfaca wuu jiraa jwb plz🙏

  • @BintuDuale
    @BintuDuale 4 หลายเดือนก่อน

    Maxa lagu daaweeya dr markaa😢

  • @DRTIMAJILAC
    @DRTIMAJILAC  ปีที่แล้ว +4

    La xiriir Whatsapp +254 799 914277 si laguu caawiyo..

    • @Munii45
      @Munii45 ปีที่แล้ว

      Fiiri Dr number kada whatappka woso qaban wYe ee suaala ku weydina Ani 18 jira ahy yarantey ila hda wa qaba burkitada qabob io qubes wo idhiba hdana wadno xanun maleyhy taasa fhmi wye 😢😭😭🥲🤲allha iga facivo

    • @HamdoApdi
      @HamdoApdi 9 หลายเดือนก่อน

      Asc

    • @ayaanaxmad7526
      @ayaanaxmad7526 4 หลายเดือนก่อน

      5 jirbaa iga qufacaya

  • @qadroabdiali8891
    @qadroabdiali8891 ปีที่แล้ว

    Dr soomalia maa jogtaa

  • @abdikadirmoha8882
    @abdikadirmoha8882 ปีที่แล้ว

    Dr please ka soo hadal cuncunka iyo urta xubinta taranka labadiisa dhinac ee xaglaaha raga ee labada lugood

  • @sacdiyoabukar9968
    @sacdiyoabukar9968 ปีที่แล้ว

    Asc dr waxaan qabaa burukiito daba dheraatay waxaa ila jiro xasaasiya sidriga qufac joogto ah oo dhamaad leheen daawo hadaa qaato ma tagto AMA mudo yar kadib waa solabataa maxaa sameyaa

    • @nimcoaxmed3783
      @nimcoaxmed3783 8 หลายเดือนก่อน

      Aniga kulamid ah abyo xal ms u heshay jwb

  • @ahmedali-oo9nh
    @ahmedali-oo9nh ปีที่แล้ว

    Dr dadka qaab qoraal ah igu jawaab waa maxay quursiga

    • @nimoqueen5617
      @nimoqueen5617 4 หลายเดือนก่อน

      Horta ayaan yaabay dadka uma jawaabo talefana meeshu ku qoraa mana ka jwaabo

  • @caskaboy8286
    @caskaboy8286 ปีที่แล้ว

    War adi nosheek meel lagaa he mar walbo kusooqornaa whats app ka nosooqor ama kasooqorte no dhmeestir 🤕🤕🤕🤧🤧

  • @ayanabdille3990
    @ayanabdille3990 ปีที่แล้ว +1

    Dr WAXAA igu dhacdey TP LUNGS DHINACA BIDIX AYEY IGA BAA BI,SAY WELI WAA QUFACAA MAR MAR CANDHUUF GREEN AH DR WAXAY LEEYEHII SANBABKAAGAA WAA ISKU DUMEY HALAGAA GOOYO WELIGAANA BALQAN AYAAD TUFAYSAA AAD AYAAN UGA XUMAADAY WAAYO DAAWO FIICAN MA HELIN MARKII HORE

  • @dr.yusufelmi8786
    @dr.yusufelmi8786 4 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂🎉🎉🎉111111111

  • @abdinaasir9315
    @abdinaasir9315 ปีที่แล้ว +1

    Pneumonia

  • @abdihaji6339
    @abdihaji6339 ปีที่แล้ว +1

    Dhabarka danbe iyo garabka bidix maqabataa dr

    • @mohadaahir8559
      @mohadaahir8559 11 หลายเดือนก่อน +4

      Waa gaas taas hadii dhabarka istaakeynayo iyo garbaha inoo kaaas yahay waa ku ogaane waa cuntaa kaniiniga gaska midka foortada ah oo 1 xàbo iyo 2 xabo oo baristamool ah isku darso dhabarka iyo karbaha hadaa saacda kadib ka weeyso waa gaas iska daawey waxaa kaloo lagu yaqaanaa adoo baahan hadii lugeeyso dhabarka maka socon kartid wooba istakeynaa iyo subixii markaa quracato xubnaha dhan ayaa ku suuxayo jiif ayaa rabtaa anaa saas ahaan jiray lkn hadaa waan fahmay wali gaaaskas waxa waaye midka xinjirta dadka waxoo ugu so fuqaa ee ku tufaan xinjirtaas dada 28 29 30 40 50 60

    • @Najmohassan-sj1jp
      @Najmohassan-sj1jp 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@mohadaahir8559 wllkey Aniga ma i caawin kartaa

    • @rahmiizhofficial8645
      @rahmiizhofficial8645 7 หลายเดือนก่อน

      Abowe kaniinku see u egyhy

    • @Kawther-fx2xf
      @Kawther-fx2xf 6 หลายเดือนก่อน

      @@mohadaahir8559Wllky oydin aa igu taagan garabka dabadiisa waa gaas ayaa laygu dhahay kinin pantaparasol aan qaatay igama fuqin hadana irbad gaas aan isku soo muday haben iyo maalin wali igama fuqin maxa waye tolow