koolba aariyada , qaboowga feeraha gala iyo cirbada qabowga

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ต.ค. 2024
  • Koolba aryo Qabowga feeraha galaQabowga jirka gala cirbada qabowga

ความคิดเห็น • 20

  • @DRTIMAJILAC
    @DRTIMAJILAC  11 หลายเดือนก่อน +1

    La xiriir Whatsapp +254 799 914277 si laguu caawiyo..

  • @DeeqaCaliDiiriue-my5fh
    @DeeqaCaliDiiriue-my5fh 9 หลายเดือนก่อน

    M.a mahadsanid dre

  • @abdoulienyassi9752
    @abdoulienyassi9752 9 หลายเดือนก่อน +4

    Alla aniga la dhiman rabo walal Germany jogaa waxbo maqanto dhahayan 😢aniga naas hoostiso iga jiraa

    • @saalaxjeylaani6551
      @saalaxjeylaani6551 8 หลายเดือนก่อน

      Isku mid nahy naaska midig waliba dumar aya ahy😢😢

    • @UmoZaki
      @UmoZaki 3 หลายเดือนก่อน

      Wll nasaha ma ku xanuun marka ku kacdo

  • @abdi85237
    @abdi85237 4 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid dr

  • @farxaancabdi1632
    @farxaancabdi1632 10 หลายเดือนก่อน

    Dr wali laigama daweyn sen uhalikara irbada

  • @XamzaYuusuf
    @XamzaYuusuf 11 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤❤m.a thanks 🎉🎉

  • @Fadumoali-o3u
    @Fadumoali-o3u 11 หลายเดือนก่อน +1

    Dr gasta wadna xanuun maledahy dr kaso hadl bls dr😮

    • @DRTIMAJILAC
      @DRTIMAJILAC  11 หลายเดือนก่อน

      La xiriir Whatsapp +254 799 914277 si laguu caawiyo..

    • @sucaadali-g1i
      @sucaadali-g1i 4 หลายเดือนก่อน

      ​@@DRTIMAJILAChi

    • @sucaadali-g1i
      @sucaadali-g1i 4 หลายเดือนก่อน

      Dr telefku ima save garysmayo maxn smaya

  • @HibaaqArwa
    @HibaaqArwa 7 หลายเดือนก่อน +2

    Dr asc wadnaha aya ixanunayey iyo feedhaha dhinaca bidix kuwa dhabarka iyo kuwa xaga naaska bidix xiga marka wxn damcaya markay ixanunto inan jiifsado kadib sidi wn dhamaya dhakhtar aya tegay fedhaha lasawiray wadnaha camputer saaren kadib waxa lay yidhi qabow aya kaagalay marka dr wadnaha qabowgu ma kudhacaa iso jwb plz dhakhtarkese fadhisata

    • @Kawther-fx2xf
      @Kawther-fx2xf 6 หลายเดือนก่อน

      Wll hada ayaan jiifi la ahay ooydin labada gacmood dabadooda igag taagan see noqotay maxaadna isticmashay kinin mise cirbad

    • @NasteexoNuur-el2uu
      @NasteexoNuur-el2uu 3 หลายเดือนก่อน +1

      WALHI aniga xitaa wan la dhibanahay waxan sameyo ma aqan waxan raba ina rajo is so saro mesha ku xanuneyso ayaa ana la iga hayaa mudo 7bil eh😢😢

    • @AbdisamedShekh
      @AbdisamedShekh 3 หลายเดือนก่อน

      Hada see noqotay adiga aniga xataa saas aa ley haaya he​@@NasteexoNuur-el2uu

    • @MsssamiiroCadeey
      @MsssamiiroCadeey หลายเดือนก่อน

      Anba sido kale ban ahay naqasna wan dare😢maya cules xaga dhadaha

    • @HibaaqArwa
      @HibaaqArwa หลายเดือนก่อน

      @@MsssamiiroCadeey Alle hakucaafiyo ani maalinkan qaatey daawoyin qabowga wn ficnaday

  • @naimaabdulahi3447
    @naimaabdulahi3447 8 หลายเดือนก่อน +1

    Gabhayda ayu haya ila ogsijiin lagu xiray hads cirbada usocoto wana 6 jir