Hargeisa to Jaleelo

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 36

  • @sadiiqcaydruz7874
    @sadiiqcaydruz7874 ปีที่แล้ว +3

    Thank you 🙏 ahmed rashid❤ku mahadsanid vlog iyo yonis gabi dadkeena Somaliland vlog ka sameeyan miyi❤country side geeljire dhulka❤xalada❤dawano wa jecelnay iyo siday uu noolyin❤

  • @Maxamed-sm6cf
    @Maxamed-sm6cf ปีที่แล้ว +2

    Say mcha allaha tuuladiiydii jaleelo ad ayaan ugu xiisay from Europe mudo 8 snow ah ma arg isha allah wan rajynaa inan markle ku laabmo xusuus iyaan galy mahsanid saxiib soo gudbintaada❤

  • @RitaMia000
    @RitaMia000 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah 😍😍 Ahmed Rashid

  • @Mireaadan76
    @Mireaadan76 ปีที่แล้ว +2

    ALLE hayow Dhulkayga Barake iyo dadkayga alle Maxan Dad xadariyena Kadhashey Oo aqan Sida Lohormariyo Naf Iyo degan allow ugu wad dhamatod una barake

  • @cismanabdi2416
    @cismanabdi2416 ปีที่แล้ว +1

    Maansha Allah tabarakallah
    Guulayso Wll Ahmed Rashiid ❤🎉

  • @salibanabdullahi6151
    @salibanabdullahi6151 ปีที่แล้ว +3

    Ma Sha allah xunba weeyne yo jaleelo labaduba
    Wxay ahyeen meelihii Aanu ku qxnay 88kii
    Wa meel igu dheer xusuus qaaliya ileh

  • @DayiboQalib
    @DayiboQalib ปีที่แล้ว +1

    Keep going brother

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv ปีที่แล้ว +2

    Masha alllllah reeer somalilan nooooooolaaaada abid insha alllllah❤

  • @maxamedxuseen4516
    @maxamedxuseen4516 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa allaah wll guulayso

  • @abdinasirabdullahi1037
    @abdinasirabdullahi1037 ปีที่แล้ว

    Axmed Rashid 🎉🎉🎉 Dalxiis baad i galisay hh

  • @sabirabdi2913
    @sabirabdi2913 ปีที่แล้ว +1

    jalleelo❤

  • @halimahilowle9987
    @halimahilowle9987 10 หลายเดือนก่อน

    😂🎉qosol waa 🥰 caadi jojoijay Casho iyo bacadah🎉

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 9 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaha tabaarakalaah

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 ปีที่แล้ว

    Hadaad jeceshahay beero ma beeratay wali

  • @kawsarcabdiraxaman7495
    @kawsarcabdiraxaman7495 ปีที่แล้ว

    Wax ka macan cuntada lagu kariyo xabada

  • @mohamedyusuf4477
    @mohamedyusuf4477 ปีที่แล้ว

    Qolada beerta Lambar maka haysaa?

    • @mohamedyusuf4477
      @mohamedyusuf4477 ปีที่แล้ว

      Sxb lambar ka soo qor Qoladaa beerta Muuqal dambe ma ka soo diyaarinaysaa Aagaas?

    • @RaayyaaGoobelee
      @RaayyaaGoobelee ปีที่แล้ว +1

      Waa lagu shegaya waana lagu gaynayaa bro hadad ubahaantay

    • @mohamedyusuf4477
      @mohamedyusuf4477 10 หลายเดือนก่อน

      ​@@RaayyaaGoobelee Sax si fiican Mahadsanid

  • @goodluck4021
    @goodluck4021 ปีที่แล้ว +1

    M.a waar nio xageed iga dhasftay si wcanba laguso dhawayn lahaaye any way welcm inder dhulkaaga hooyo

  • @amyabdi8145
    @amyabdi8145 ปีที่แล้ว

    dadka ixtiram walal weelka lagu dhiibay waxba haka sheegin iyo baaburtoota inshlllah sidad wax usoo gudbinyso wad is arkaysaaye

  • @RitaMia000
    @RitaMia000 ปีที่แล้ว +1

    Liin qarbooj maaha liin balbeelmo, balbeelmo weey ka waaweenthy qarbooshta qarbooshta weey yar yar thy.

  • @abdullahinur5327
    @abdullahinur5327 ปีที่แล้ว

    Sidan bay u qorrantaa JALLEELO

  • @RitaMia000
    @RitaMia000 ปีที่แล้ว +2

    Jaleelo xagee beey ku taalaa

  • @AhmedRashidvlogs1
    @AhmedRashidvlogs1  9 หลายเดือนก่อน

    Instagram
    instagram.com/ahmed.rashid.s/

  • @MahamedsAhamed
    @MahamedsAhamed ปีที่แล้ว

    Beertani ma beertii shirkada cadceed ba mise watii geela arab
    Mida kale nio jalelo aadbey uqurux badnaan lahyde mobile ayaad ku duubtey Volguna wa beerta iyo meesha biyaha laga dhaansado oo kaliya e waxa ku hadhanaya meelo badan o aad u qurxoon sida buurta jaleelo oo ah view aad uqurxoon ood meelo badan ka arki karto
    biyaha jaleelo o iyana biyo dur duraya leh
    Sidoo kale warshadii SPI iyana inaad tagto ahyd
    Xata inaad xoolaha soo duubto ahyd sida geela iyo adhiga lagu dhaqdo tuulada
    Mahadsanid hadad magaldeydi so duubtey maant❤

  • @Qadafi-
    @Qadafi- ปีที่แล้ว +1

    Jajeelo dheh 😂 halkaas ban dagayaaa

  • @aliawad9607
    @aliawad9607 ปีที่แล้ว

    Qaranka qarankaa ma saan baa looga.nool yahay😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

    • @Mireaadan76
      @Mireaadan76 ปีที่แล้ว +4

      Niyow mel walba Makhruuqnimo Iyo Catow la Jogtan Dadkan inta Kumashqul santin Iyaguna Way Hormarayan Dhulkodana way dhisten M.A udheh

    • @NimcoFf
      @NimcoFf ปีที่แล้ว +1

      Faqash biyo cad baad la dahay see ku hadli meelkaste wabaaaaa faqash

  • @mohamedyusuf4477
    @mohamedyusuf4477 10 หลายเดือนก่อน

    Cambe lafku wuxuu ku midheeyn karaa ama uu ku dhali karaa oo midho la cuno ku yeelan karaa 6 bilood ugu badnaan sanad 12 bilood.

  • @AbdullahAdam-eu3hx
    @AbdullahAdam-eu3hx ปีที่แล้ว

    Wariye waad ku mahadsantahey muqaLkan. Have ahaate waxa quma n in aad shraxto Jaleelo halka ay Taylor.Dad badan garaneyn halka ay Taalo ma Bariga.Galbeedka.waqooyiga .koonfurta Hargeisa.Tirada dadka ku nool iyo dhulka ay ku fadhido.

  • @abdullahinur5327
    @abdullahinur5327 ปีที่แล้ว

    Even if you don't know how to write your language what about other languages

  • @AhmedIsmail-w3h
    @AhmedIsmail-w3h 10 หลายเดือนก่อน

    waar kuwani way qabowsadeen. shidaanaaba shidan. in la guro khudrada iyo in kale. niman shaqaysanaya uma eeka, sidii dad faaciray ayey wax waliba ku dul bislaadeen. danba kama laha ...