WAATANAH HADIYADII MUNIIRO EE RAALI GALINTA AHEED.......

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ส.ค. 2024
  • Description (WELCOME TO TEAM RAJO HADII AAD NAGU CUSUB TAHAY SUBSCRIBE LIKE AND SHARE THANKS GUYS
    HALKAN KA DALBO HERBALIFE
    muniiroabshir....
    IMSTAGRAM KA MUNIRO WAYE
    / muniiroosman
    FECBOOK MUNIIRO WAYE
    www.fecbook.co...
    FACBOOK ABDIRIZAK WAYE
    www.fecbook.co...
    https:/ dhof24fit
    www.snabchat.c...
    • SHORT FILM OO PRANK IS... )

ความคิดเห็น • 122

  • @nimcosiyaad6203
    @nimcosiyaad6203 3 ปีที่แล้ว +8

    Asc dhaman umada somaliyed ciid wanagsan wxn wataa sual waxanan jawaabta ka raba wilasha somaliyed midki arko qoralkeyga ha iga jawabo plse gabdhaha fikirkoda haka dhibtan
    Wilow xas bad qabta ganacsi yar ba ledahy wxd u dhibatay qeybta xisabta si xolahadu aman kugu noqdan subxdi ayad isla baxdan habenkina wad isla imata adinkoo dalan ayado dumr ah cado ku dhaceyso mdx warer iyo hormonekedu is badalo mr walba ayey jikada horayka gashaa adna inta qubeysata mobilekada qabsata sidas ayey ku tahay markasta lcg kuma weydiso wxd u dhibato weyku dhaqaleysa wxa so gashay bishii ramadan wxaa ku yimid laba wiil oo kula dhalatay ayado sidii kula shaqeyneysa ayey 3qof iyo ayadi cunyadodi sxurtodi diyarisa 30ka bari ee sonka malinta u dambeysay ayey karisay saxuur adan jecleysan halka ay sanadkii iyo bishi ramadan ee la so dhafy cunto ad jeceshahy ku karineysa halka haben laga yabe in si wxka noqden mxd ku jwaab celin laheyd wxa dhihi laheyd walalahey baa igu cebeysa mise qalbiga u dajin laheyd ILLAAHEY wuxu kugu ogyhy iga jawaab walal wilow asc jwb wacan gabdhow idinkuna wa fikirkina balse wilsha ka raba qasatan kuwa reraha leh ama lahan jiray ama u diyara iney yeshan

    • @cadeybolo7383
      @cadeybolo7383 3 ปีที่แล้ว

      Abayo baniadam dhanaa sas ah badankood ee sabar ayan dhihi lahaa intaa awoodid tedakale hadaba jiko galeysid ma aha inaa shaqadisa uraacdid jikadada so tartib ah uga shaqey ayan dhihi lahaa so ay wax kaga halabin

    • @nimcosiyaad6203
      @nimcosiyaad6203 3 ปีที่แล้ว +2

      @@cadeybolo7383 xabibtii shaqada hadan u raco macnahedu ma ahan bilash wn shaqeysta alx mishar bab ka qata inan jikada boyaso ka noqdo iska cayilo ina shaqeysto ayaa niyda igu deganthy badalkaa guriga iska dhex fadhiyi laha ma shegin hdan awlad dhalo ina joga lkn ka hor ina shaqeysto waye wayo hoydey ba iguso tiir iyo tacab beshay

    • @cadeybolo7383
      @cadeybolo7383 3 ปีที่แล้ว +1

      @@nimcosiyaad6203 wa sax abaayo lkn howsha guriga cawimad ayad ubahantahy hadad shaqeyneysid wey kugu adkane lkn hadad sas kuqanacsanthy Allaha kula garab galo gurigaga boyaso Kama noqoneysid e wajibkaga gudaneysa

    • @nimcosiyaad6203
      @nimcosiyaad6203 3 ปีที่แล้ว

      @@cadeybolo7383 abayo wa runtaa qof jmcd ao dhameysay ban ahay intan ku ekan lahaa kaliya inan cunto u kariyo ninkryga iyo walalihis ano cuntada u karinaya ayan hadana shaqeysanaya awal mey howl guri dhamaneysay wad ogthy niyd ban leyhy lkn xoga wxd so brty hda la fadhiso wa niyd jab ninkeygana asagaba ii ogol e leh ilwxd so baraty ha qasarin kalay igu shaqey musharkuu qofkale qadan lahana qaado mrka ganacsiga an jogno boss iyo staffkisa nahay ana aqonti ban wata asna ganacsigi weye lkn guriga wa ninkeygii qofkastana cidlad bu leyhy mrka wxn oganaya intee wilal somaliyed ba fikirkan qabo

    • @cadeybolo7383
      @cadeybolo7383 3 ปีที่แล้ว

      @@nimcosiyaad6203 haa wan ku fahmay abayo

  • @reedofashion4010
    @reedofashion4010 3 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid abdirisaq koolkooli gabdhaaa afar ayay udhigmataa

  • @farxadbile5041
    @farxadbile5041 3 ปีที่แล้ว +9

    Muniiro walashe markaan cabdirisaaq sikalsoni kujirto ayukuqanciyay facil iyo hadalba naag adiga aheen umasocdo❤ lkn abyo wali adiga farxad zaaid kama muqato vedio kale muniiro waxaakarabnaa adigoo aad ufaraxsan cabdirisaaq erayadiisa ugu mahadnaqaaya adiga dhiirogalin u ah kole illahe waxiiqoro wagonigeed waidin jeclahy iskuwaare illahe niimakalageeyo insha allah

  • @iabyan7617
    @iabyan7617 3 ปีที่แล้ว +4

    My favourite family
    YaaRabbi ilaaheey haidin xifdiyo🤲❣

  • @caashocali7323
    @caashocali7323 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah masha allaah rabbi haidinjeclaado sidaad isku jeceshihiin kabadan Allaah haidin sharfo walaalahey Aamiin❤⚘❤

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 3 ปีที่แล้ว +3

    Amiin yaa rabilcalamin abdirizakh iyo muniro abshir cisman 😍❤🤏👍

  • @fadumoali9505
    @fadumoali9505 3 ปีที่แล้ว +3

    Manshallha Abdirasaq Thank you brother Thank you much

  • @aaminadhool9050
    @aaminadhool9050 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allaah ❤❤❤❤

  • @aayaabdirashid3560
    @aayaabdirashid3560 3 ปีที่แล้ว +13

    Horaa waxa loo yiri Qalbigu waa Murayad Murayada haday Dhawac soo Garo Way Adag tahay Sidu ku Kabmo Muniir Abyo Rali galinta qaado🥰 Eid Aniga Qardho ayaan ku ciidaya

  • @zuhuurademh1298
    @zuhuurademh1298 3 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah tabarakallah.
    Wan ku faraxsanahay farxadiina🌹🌹❤❤❤
    Ciidal caafiyah

  • @yullioadmin1188
    @yullioadmin1188 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Hambalyo hambalyo Àllah ku xafido family qurx badan inshallah 🤲🤲🤲🤲💗💗💗💓💓💓💓💓

  • @maryamamuqtaar7982
    @maryamamuqtaar7982 3 ปีที่แล้ว +6

    Hadaa faraxsanhy hadaaa nhy team mommy muniiro allaha isku kiin daayo qoys aan uga dayan doono diinta samirka iyo waliba isku dulqaadashada

  • @xafsaxafsa7154
    @xafsaxafsa7154 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allh farxada muniiro waa farxadenaa my family isku wara intee nolol jirto

  • @jawhara4154
    @jawhara4154 3 ปีที่แล้ว +4

    Mansha'allah waa hadiyad qaali ah waxan rajaynaynaa muniiro inay qadato Raali galintaas waxaaba aad ugu farxay inuu xajigaaga dadka hortooda kugu dhahay adiga kaligaa ayaa magaalo kaala sobaxay mansha'allah waa hadal qiimo badan keep going family qurux badan c/risaaq adigana aad ayaa umahadsantahay madaama aad noo samesay codsiga aan kaa codsanay oo ah Raali galinta muniiro waxan ku cidayaa insha'allah turki

  • @fttytuthrutty1172
    @fttytuthrutty1172 ปีที่แล้ว

    Masha alaah alaha isku kin dhafo
    Amiin yarabi

  • @beautifulfamily6698
    @beautifulfamily6698 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha.allah

  • @mamayusra8202
    @mamayusra8202 ปีที่แล้ว

    Mashall Allah

  • @hibamohammedabdi
    @hibamohammedabdi 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah farxad kunolada in sha allaah Masha alaah

  • @Nasirproductio4k
    @Nasirproductio4k 3 ปีที่แล้ว +4

    Msha allh allh ni xfido 🥰

  • @munoyoonis1042
    @munoyoonis1042 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah hadiyad qurux bdan ❤ilhey ha Idin xifdiyo family qurux bdan

  • @bahjomahamud6523
    @bahjomahamud6523 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah wan niku farxsanahy familyka ku dayadsho mudantihiin ciid wanagsan muniira cabdirisaq iyo caruurta dhamaantiina

  • @leylaladanm2290
    @leylaladanm2290 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allh alle ha idin barakeyo my family 💞💟

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 3 ปีที่แล้ว +4

    Aniga markaa hal cunug dhalay layla guursaday hal ubax layma keenin balse waaba lagu jecelyahay aan amminsanaa in muda hada 17 sano aan xaajiga wada joognaa gabadhii barigaas mudo kabacdi waa kala tagen kow dhaha laakiin markii uuqabaa rooneed waayo hada niyada aaba kacsan guur lee uga dhagantahay yaab maruu toos iigu sheego iyo maruu ii sarbeebo sanadkaan uu rabaa inuu istuuro illahay hartiisa khayr hadhigo muniiro iyo xaajigeeda xumaan illahay idinma tuso😘

    • @deqomohamudahmed2418
      @deqomohamudahmed2418 3 ปีที่แล้ว

      Waana isla jogtaan miyaa naag kle uu guursan rbaa

    • @fadumodahir8667
      @fadumodahir8667 3 ปีที่แล้ว

      @@deqomohamudahmed2418 yes

    • @nimcosiyaad6203
      @nimcosiyaad6203 3 ปีที่แล้ว

      @@fadumodahir8667 masha ALLAH abayo ALLE haku barakeyo💋

    • @fadumodahir8667
      @fadumodahir8667 3 ปีที่แล้ว

      @@nimcosiyaad6203 aamiin abaayo sidoo kale

    • @ashaabdi1764
      @ashaabdi1764 3 ปีที่แล้ว

      Kkkkk dhibadanaa mansha. Allah ale haisuki barakeyo

  • @farxiyaabukar9784
    @farxiyaabukar9784 3 ปีที่แล้ว +2

    Mansh alaha good man

  • @nicimaibrahim5459
    @nicimaibrahim5459 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah
    ❣❣❣❣❣

  • @iidaadiofficialchannel5972
    @iidaadiofficialchannel5972 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaasheena muniira waxaa tahey boqorad c.rizaaq waa uu ku jcl yahey alle hakuu daayo marka farxad ha lagaa helo wallal ha dag dagin shukran

  • @ciiltirto9484
    @ciiltirto9484 3 ปีที่แล้ว +4

    M.a jaceyl idaresiseen wa inaa sxb wacaa madama oika maqanyahay hada allaah hais kukiin deesto aamiin

  • @iqlaasjamac3818
    @iqlaasjamac3818 3 ปีที่แล้ว +4

    Mansha alah ❤❤💋💋

  • @sahnuniyusuf913
    @sahnuniyusuf913 3 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah Abdirizaaq wll Muniiro waa qof aad u ficaan qalbiga😥markale haka jabiniin please waa xaskada kowaad wax walbo isla so marteen daruuf iyo nolasha markey ugu adkeed iyo barwaqo. Idinka yaryar isgursaten ila hada waad yartihin wlhi nolasha mesha ugu macaan joogtin waqti isla qata aduunka waa labo malmood😀
    Waad ka baxsataay wlhi xaskada aad sificaan uraligeeliso😍keep going wll👌👌

    • @shukrisharif2333
      @shukrisharif2333 3 ปีที่แล้ว +1

      @Sahnuni Yusuf Sheekadan Waa islaa Ogyihiin Wakhti Haku Lumin Waa Sheeku Lacg Laga Samaynayo La Soco .

  • @sacdiyohassan232
    @sacdiyohassan232 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Allaha idin barakeyo

  • @amirajibril2087
    @amirajibril2087 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @fatumaahmed8127
    @fatumaahmed8127 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashaalaaha habalyo wanagsan

  • @umumunasar2772
    @umumunasar2772 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha alah

  • @cabdiraxmaanNajax
    @cabdiraxmaanNajax 3 ปีที่แล้ว +2

    Mash allah wllo

  • @markisshamsudiin9127
    @markisshamsudiin9127 3 ปีที่แล้ว +4

    Asc Team Rajo ABAAYO macaan

  • @umalkheyrahmed2778
    @umalkheyrahmed2778 3 ปีที่แล้ว +1

    Isku wara idim Allah Alhuma amiin yarabi

  • @xiisinahasan3337
    @xiisinahasan3337 3 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah wa kucafinay hada nahnay teem my rajo

  • @faatushabdulaahi630
    @faatushabdulaahi630 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah lamaanah ugu jecalahy TH-cam ka nolosh idina ma xumeyso wllyaal

  • @umumunasar2772
    @umumunasar2772 3 ปีที่แล้ว +2

    Alle haydin xifdiyo

  • @adenamiiroali303
    @adenamiiroali303 3 ปีที่แล้ว

    Maasha-Allaah tabaaraka-Allaah

  • @kaltunahmed1506
    @kaltunahmed1506 3 ปีที่แล้ว +2

    masha alah isku waara

  • @ifkamedia8334
    @ifkamedia8334 3 ปีที่แล้ว +2

    Maya Abdirizack set dahab aya lagarabaa

  • @maryamacadey1486
    @maryamacadey1486 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allh Alla haisku. Kiin daayo

  • @ashaweheliye1319
    @ashaweheliye1319 3 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah good gift

  • @xiisinahasan3337
    @xiisinahasan3337 3 ปีที่แล้ว +4

    Madamo muniiro kafarxisay teem rajo warali galisay

  • @deeqocabdi5836
    @deeqocabdi5836 3 ปีที่แล้ว +2

    Mash aallh iskuwara abid

  • @maymunali8408
    @maymunali8408 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah you have good husband 🤲🏽❤️❤️❤️🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @faacilkheyrchannel.5707
    @faacilkheyrchannel.5707 3 ปีที่แล้ว

    Masha,Allah guuleesta

  • @qaaliali9852
    @qaaliali9852 3 ปีที่แล้ว

    Mash allah hormar wacan guuleysta

  • @Hassanmohamed-uv3in
    @Hassanmohamed-uv3in 3 ปีที่แล้ว +1

    muniirro ma icajabin runtii gabdhaha somalida all iyga in lajeclado klia jeclyihin

  • @munojowharofficial2483
    @munojowharofficial2483 3 ปีที่แล้ว +2

    Noloshu hani macato intii igu racsan 👍 like 👍 igu darensiya

  • @muniirocabdirasaq9496
    @muniirocabdirasaq9496 3 ปีที่แล้ว +6

    Dadkan wa ka yaabay horteen isku shukaansadan hhhh

  • @mariamabdy4219
    @mariamabdy4219 3 ปีที่แล้ว +3

    M.a beatiful family we love u 💋❤

  • @kaliahmed6097
    @kaliahmed6097 3 ปีที่แล้ว

    Asc Team Rajo Wll A/risaaq dhibaka Dhaaf muniiro Waakaxumahay Waxa Aad Dareentay 👍👍

  • @qamarissack3845
    @qamarissack3845 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah congratulations 🎈 best couples

  • @osmandaad8275
    @osmandaad8275 3 ปีที่แล้ว

    mashaalaah 🌺🌹🌹😍

  • @amranyasin6840
    @amranyasin6840 3 ปีที่แล้ว +1

    waa nagavbadbadevcabdirizaq

  • @Leyla.abdirahman114
    @Leyla.abdirahman114 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah ❤️🌹🥰 my family

  • @maryamaruun9686
    @maryamaruun9686 3 ปีที่แล้ว +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🙏🙏

  • @ayaankoosmedia450
    @ayaankoosmedia450 3 ปีที่แล้ว +1

    Shiirshiir

  • @dekaahmed6764
    @dekaahmed6764 3 ปีที่แล้ว +2

    Mya wali

  • @Leyla.abdirahman114
    @Leyla.abdirahman114 3 ปีที่แล้ว

    Ay yes 👍🥰👍

  • @mariaofficialchannel3599
    @mariaofficialchannel3599 3 ปีที่แล้ว

    Kkk shukansi gabagaby camerada gorteda. Wad iga qislisen wlh abayo Muniro alow idin xifdi. Blue aad ayad ugu quruxbdntahy

  • @naimastar9366
    @naimastar9366 3 ปีที่แล้ว +3

    Horta dumarka somalida way degdeg badanyihiin marks hore sifiican u fiiriya hadiyada

  • @nasraabdullahi231
    @nasraabdullahi231 3 ปีที่แล้ว +1

    Farxad kuwaara

  • @Umayma12
    @Umayma12 3 ปีที่แล้ว

    Asc abayo muniiro iga raali noqo lkn waxan ku dhihi rawe ilkaha xero adiga iyo abdirisaaq insha allah waa iga talo iga raali noqo mar labad

  • @fardowsaabdi5444
    @fardowsaabdi5444 3 ปีที่แล้ว +1

    Muniiro fuuny waye

  • @faaisocabdlaahixasan7851
    @faaisocabdlaahixasan7851 3 ปีที่แล้ว

    Ace
    Masaha M

  • @ridwaanmohamedridwaan2340
    @ridwaanmohamedridwaan2340 3 ปีที่แล้ว +1

    Gbdhan wanjclhy hoyo mcn nolow

  • @nasraabdullahi231
    @nasraabdullahi231 3 ปีที่แล้ว +2

    😂😂😂😂😂

  • @FatimaFatima-ny8ju
    @FatimaFatima-ny8ju 3 ปีที่แล้ว +2

    🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @fadumomashaallaah5192
    @fadumomashaallaah5192 3 ปีที่แล้ว

    Masha allaah ❤️❤️😍😍

  • @qamarabshirxuseen758
    @qamarabshirxuseen758 3 ปีที่แล้ว +3

    Hhhh wlh kal iyo laaba u qosly eri carbeed ma ahay

  • @fadimokitchen5682
    @fadimokitchen5682 3 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkkkkkk wa qososhey muniiro melkale ma aadayi markii la dhaxey hadal kas sa u jecelnahay lee

  • @saaam6896
    @saaam6896 3 ปีที่แล้ว +1

    😄😄😄😄😄😄

  • @iqrahassan8010
    @iqrahassan8010 3 ปีที่แล้ว +2

    Waxaaas waaa been Nina balan mayaqaan waaa daneeyste waliga gabareey harumeeysan

  • @najahalielmi
    @najahalielmi 3 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh wan suqaxay

  • @biibaayeofficiall2109
    @biibaayeofficiall2109 3 ปีที่แล้ว +2

    Asxaapey waxaa ley haya janaal waxaa rabaa inad sartin subscribes wad mahad santihin

  • @habonibrahim1450
    @habonibrahim1450 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @AhmedHussein-vp2hy
    @AhmedHussein-vp2hy 3 ปีที่แล้ว

    Masha alah

  • @mohammedaqadir821
    @mohammedaqadir821 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah

  • @bintisuleiman1678
    @bintisuleiman1678 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah♥️♥️♥️♥️♥️♥️

  • @faadumoaadanumumustaf2849
    @faadumoaadanumumustaf2849 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah

  • @ikranabdikadir1017
    @ikranabdikadir1017 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah