Hooyo cadaalad ka wayday Somaliland oo soo gaadhay Somali American Tv

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 363

  • @MAGAALOYAR
    @MAGAALOYAR 4 ปีที่แล้ว +39

    *Des Moines iowa ilaa Minneapolis Minnesota waxay isu jiraan 6 saacadood baska marka laraacayo....gaariga yarna waa 3 saac iyo bar......islaantaan dhib keeda wax halaga qabto....walaahi baan qofka dulman ducadiisa iyo habaarkiisu aysan dhulka u dhicin*

  • @najibmohamed21
    @najibmohamed21 4 ปีที่แล้ว +21

    Subxanallah, Somali intey cadaalada darada iyo dulmiga isku sameynayaan meel gaari maayaan runtii.

  • @jammane3880
    @jammane3880 4 ปีที่แล้ว +20

    Subxaan Allah waa Aakhirul zamaan. Bal fiiri hooyadan sida loo dhibay.

  • @abusultan011
    @abusultan011 4 ปีที่แล้ว +20

    Allaw wixii dulmi ku haya Addoomadadaa uga hiili yaa Rabbi

  • @homeh3455
    @homeh3455 4 ปีที่แล้ว +13

    Arintaas oo kale anagay nagu dhacday oo 20 sanadood ayay nahaysatay markaa meesha dawlad iyo cadaaladi majirto walaahay hadaad u fiirsato waaxa meesha yaalaa aduunkama kama jirto

  • @AhmedCoomey
    @AhmedCoomey 3 หลายเดือนก่อน

    Dawlad day dayya waa run

  • @ahmedraygal8086
    @ahmedraygal8086 4 ปีที่แล้ว +22

    Dayday= Mooryaan

  • @bnabadoon7381
    @bnabadoon7381 4 ปีที่แล้ว +14

    SUBXAANA ALLAH ALLA DENBIGA UMADA LAGA GELAYAA WEYNAA

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 4 ปีที่แล้ว +12

    Subhana Allah. Ilaahoow, dadka ka qabo dulmiga iyo munaafiqiinta.

  • @ahmedqadar6227
    @ahmedqadar6227 4 ปีที่แล้ว +19

    Aaqiro & Aduun Haddaa-dan Aqoon,waxaad doonto ayaad samaynaysaa,Aawey Culumadii,Cadaaladii & Qadarintii Hooyadan.

    • @tazniimy9061
      @tazniimy9061 4 ปีที่แล้ว +3

      Boqolaal hooyadan ookale ah ayaa lagu dulmiyaa Soomaalia.

    • @isismadeinisrael.6929
      @isismadeinisrael.6929 4 ปีที่แล้ว +3

      MEEEL WALBA DULMIGUN WAA KA DHACAA!!.
      LKN,NASIIB BAY LEEDAHAY HADUUSAN MUUSE KU QABSAN

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 4 ปีที่แล้ว +20

    Asc; Soomaliyeey ogaada inaad gumeysi ku jirtaan; ee aan ka xoreyno hooyinka iyo shacabka sidaa loo gumeysanayo siiba kuwa mafiyada ah ee heysta dalkeena.wbt

    • @breckenkoa4427
      @breckenkoa4427 3 ปีที่แล้ว

      i know I am pretty off topic but do anybody know of a good website to stream new movies online ?

    • @juelzfinley7496
      @juelzfinley7496 3 ปีที่แล้ว

      @Brecken Koa I watch on flixzone. You can find it on google =)

    • @frankmordechai1728
      @frankmordechai1728 3 ปีที่แล้ว

      @Juelz Finley Yea, been watching on flixzone for months myself :)

    • @breckenkoa4427
      @breckenkoa4427 3 ปีที่แล้ว

      @Juelz Finley Thank you, I went there and it seems to work =) Appreciate it!

    • @juelzfinley7496
      @juelzfinley7496 3 ปีที่แล้ว

      @Brecken Koa No problem xD

  • @somalimedaipro
    @somalimedaipro 4 ปีที่แล้ว +15

    Ali xaraare wuxuu u doodaa dulmaneyasha 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 gobanimo

  • @mukhtarjibril4473
    @mukhtarjibril4473 4 ปีที่แล้ว +16

    Islantu waa fariid wllhi ♥️♥️ camerad ayayba haysataa si ay waxkasta cadayn uugu hesho

  • @samiyasalad2015
    @samiyasalad2015 4 ปีที่แล้ว +9

    Maamada xaqeeda allaha u soo cesho

  • @safiawarsame7120
    @safiawarsame7120 4 ปีที่แล้ว +2

    Subxaana Allaah subxaana Allaah Subxaana Allaah Subxaana Allaah xaqdarada intay gaynaysaa wsle intay Zardari u soo Shaqo tagayasn inayna FAA'ido hrlsyn kotobshinka Elkaha la daaro ok siiyo xukuimad Cadaaladdh Alliie keen Aamiin

  • @daryeelemedia9729
    @daryeelemedia9729 4 ปีที่แล้ว +6

    Aad baan uga tiiraan yooday hooyada la ixtiraami waaayey xaqeedana hala siiyo

  • @xirsiducaale4652
    @xirsiducaale4652 4 ปีที่แล้ว +3

    Hooyo aad baan uga xumahay wixii kugu dhacay! May Allah with you.

  • @ahmedraygal8086
    @ahmedraygal8086 4 ปีที่แล้ว +23

    Dayday waxa looga yaqaan Somaliland Mooryaanta.

  • @xogdoonfarah2196
    @xogdoonfarah2196 4 ปีที่แล้ว +2

    Subxaanalaah meeshaa hargeysa waxaan ognahay dadbadan oo dhulkoodii iyo guryohoodii qabiil ahaan looga qaaday laakiin maalin aan fogayn waalaga xisaabtami doonaa subxaanalaah maxafiisbaa jira

  • @aichahawa4375
    @aichahawa4375 4 ปีที่แล้ว +3

    Soubhanallah Soubhanallah somaliland mecheen reer majiroo mya Allah akbar

  • @abdiwahab-sheikh
    @abdiwahab-sheikh 4 ปีที่แล้ว +6

    Soomaali iyo dulmi maxaa kala haysta goormay iska daynayaan walaahy waad nacaysaa soomaalida markaad arimahaa aragtid😭

  • @kaltunfarax9764
    @kaltunfarax9764 4 ปีที่แล้ว

    Ilahay how gargaaro inti islamee dulman yarabi

  • @cabdalaquube1182
    @cabdalaquube1182 4 ปีที่แล้ว +9

    😢😢😢 reer hargeyso hada nasab tihiin mamadan somaliyed cawiya

  • @hersimadobe1439
    @hersimadobe1439 4 ปีที่แล้ว +4

    Walahi ana imika hargeisa joogaa waxaa alah waxa ey hoyoda shegtay waa runteed. MESHU waa wada DAYDAY! Dadku CABSI bay kuu nol yihiin.

  • @marainid7626
    @marainid7626 4 ปีที่แล้ว +5

    Hooyo ilaah waxaan kaagabaryayaa inuu qarashkii kaagabaxay kaagasahlo meel adigii saa la guula dhaqmay wiilkaaga iyo caruurtiisana tagimaayaan.

  • @safamarwa3597
    @safamarwa3597 4 ปีที่แล้ว

    Dawlado majiraane mooryaan muqdisho dayday hargaysa magacyo kale oofarabadan illaahay inta dulman xaqooda hasiiyo

  • @saamiyasahal9745
    @saamiyasahal9745 4 ปีที่แล้ว +19

    Wale waqooyi waa lagudulmanyahay

    • @kaylakayla505
      @kaylakayla505 4 ปีที่แล้ว

      Wax ay ka hadlaan ayey waayeen

  • @bnabadoon7381
    @bnabadoon7381 4 ปีที่แล้ว +4

    DENBIGAAS IYO DULMIGAASI MEEL LA,AAN DHICINAAYO ADDUUNYADA INYAR UUN BAA LA JOOGAYAA WAAYO SAFAR AAN SOO NOQOSHO LAHAYN AYAA LOO SOCDAA EE DADYOHOW AAKHIRADIINA U BAQA☝️

  • @hamdrecipes1150
    @hamdrecipes1150 4 ปีที่แล้ว

    Allow caawi hooyo Somaliyeed

  • @ummaarije2973
    @ummaarije2973 4 ปีที่แล้ว +2

    SubhanAllah

    • @rahmasead8161
      @rahmasead8161 4 ปีที่แล้ว

      😪😪😪😪😪😪😪😪

  • @faaraxladane946
    @faaraxladane946 4 ปีที่แล้ว +9

    facebook iyo socual media ma maxkamada somalida dadka hooyada dulmiga ku haya ilahay CORONA VIRES haku rido

    • @mohameddeeq7977
      @mohameddeeq7977 4 ปีที่แล้ว

      Balo 😂

    • @isismadeinisrael.6929
      @isismadeinisrael.6929 4 ปีที่แล้ว +1

      MAYA HABARTU WAY GARAN WAYDEE WAXAA HELEY DAYDAY MAQLAY MARAYKAN BAY KA TIMI OO RABAY INAY WAXOOGAA U DHIIBTO

    • @aminaismail1980
      @aminaismail1980 4 ปีที่แล้ว

      Habaar waa gondahaa iska hubi waxaad ka hadleyso in ay la dhacey iyo in ay iyadu tuug wax.ka iibsatey markii horeba reerka ay ceebeyneyso isagu dhacey sidaas baa loo xayirey iyadaa lahaa dhulka oo beer bey ahay

    • @munaofficial1689
      @munaofficial1689 4 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin Aaaaaamiin haday jirto ilaahay haku salido cuduro xun xun

  • @aminahussein6921
    @aminahussein6921 4 ปีที่แล้ว +4

    SUBXAALAAH SOMALILAND DIINTEEDII AAWAY WAR MIYEY QABRI U SOCON DADKA WAX AN KU KACAAYA.!!!!

  • @mohamudaligarad1769
    @mohamudaligarad1769 4 ปีที่แล้ว +4

    Maamada haloo celiyo xoolaheeda😭😭😭😭😭

  • @ocroafff5527
    @ocroafff5527 4 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahay hooyadan ha u sahlo

  • @fadumojama22
    @fadumojama22 4 ปีที่แล้ว +3

    waa ariin ad uxun Ilahow islantan xaqeda uso dhici

  • @marainid7626
    @marainid7626 4 ปีที่แล้ว +6

    Oo reerwuqooyigana ma mooryaan beeyleeyihiin oomaxeey u caayaan uun reerkoofurta .

    • @khayrohassan1286
      @khayrohassan1286 4 ปีที่แล้ว +1

      Sheeko haday meel sax gadatay cidi kama qaadan

    • @tazniimy9061
      @tazniimy9061 4 ปีที่แล้ว +3

      Mooryaanimadu Soomaalia oodhan waa kajirtaa.Koonfurta waa mooryaan Hargeysana waa dayday inkasta oo aanan horey umaqal mamadan kahor.

    • @june6206
      @june6206 4 ปีที่แล้ว +3

      @@tazniimy9061 ku qabso ku qadi meyside somaliland bay ka jirta borama hargeysa iyo qarkaloo badan

  • @Hiba-ph4zo
    @Hiba-ph4zo 4 ปีที่แล้ว +1

    ilaahay baa xaqa qaadee alahu akbar xagee ilaahay laga tagi xasbuna lah wanicmal wakiil

  • @tormundgaint1022
    @tormundgaint1022 4 ปีที่แล้ว +9

    Agah, xita hooyoyinki Somalidu kama xishoonayso!! Meel kasta wey isku dulminayan...

    • @sahraabdi1589
      @sahraabdi1589 4 ปีที่แล้ว

      Kkkk jecliyaa ogah landheere abtirsaday dheh

  • @banadirproductio
    @banadirproductio 4 ปีที่แล้ว +4

    *Wll mcn aduunyada cisi iyo sharaf ku noolow Aakhirana janada Allah kugu casuumo hal **#Subscribe** igu caawi wll mcn*

  • @amuunaxmedaxmed952
    @amuunaxmedaxmed952 4 ปีที่แล้ว +1

    anagu dayday waxan u naqana ninka nago radiska from Djibouti ☝farta taga inta re Djibouti ah

    • @omarw5124
      @omarw5124 4 ปีที่แล้ว

      hhh Muqdisho Dayday tuug ayaan unaqan ... galgaduud iyo xafadan asal ahan kasojeday Djabouti ayan kala midnaha lkn qofka goorxun socodka ahna wa ladhihijiray day-day

  • @yoonisnaasir9849
    @yoonisnaasir9849 4 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo wanka xumahay3 hooyo da ah in saa loogalo maquruxbadnee mamo alle ayaa kaga qadaya waxagaaa insh.laah mamo wayn taheee adan siiro wu ku dhamaynayaa waa calin .mamo alle hakaga qado mamo kusoo ducaynayaa mamo

  • @anabhussein9209
    @anabhussein9209 4 ปีที่แล้ว

    Asc this mother she is right we have same issues. The police, the local authorities and the court are not honest.

    • @Dinni260
      @Dinni260 4 ปีที่แล้ว

      Salam everyone. I hope you are well wherever you might be in the world. This poor hoyo's story made me sick to my stomach. Now whatever happened doesn't matter. However her problems are real we can help her starting right now. Please i request this TV host to put out a legit GOFUNDME page so we can donate whatever we can great or small it doesn't matter. I also encourage everyonr who sees this comment to tag the youtube channel owner and give this post as many like and replies so that we can get his attention to this. thanks everyone. ONELOVE

  • @hajiabdulrahman1365
    @hajiabdulrahman1365 4 ปีที่แล้ว

    Subxanalh alla cadaalad xumaa. Maxkamada rabiyow hooyadan miskiinta xaqeeda uga sooqaad

  • @Mamar6310
    @Mamar6310 4 ปีที่แล้ว +3

    Madaxwaynaha ay u dacwoonayso saw tan isagii dhil boob lagu eedaynayo subxaanalaah

  • @ubaxmohamed4223
    @ubaxmohamed4223 4 ปีที่แล้ว +8

    Illaahoow hooyadaa
    Ugargaar illaahoow
    Garab ufidi ilaahow
    Uhiili sorry

  • @Tsb_pro1
    @Tsb_pro1 4 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanalaah dulmi badanaa meesha

  • @daudmohamed4810
    @daudmohamed4810 4 ปีที่แล้ว +2

    Somalia waxay la dagiladahay waa cadalad darada lagu samaynayo dadka masakiinta ah ee wayeelka ah ee xaqooda la duuudsinayo mamada ay dawlada maraykanka caawiso ee ay lacagta caydha ah ay siiiso intay aruurisay dhul ku gadatay oo dhisatay ee xooga Loo sheeganayo inta ay somalia sidaa tahay in ay meel gaadho lagama yaaabo

  • @salahsaid8495
    @salahsaid8495 4 ปีที่แล้ว +5

    Somaliland qofkaa tagin marka uu tv kadaawanaayo waxaa lamooda meel kaladambeen kajirto
    Maamulkasta oo somaliah 5ta somali waa iskumid cadaalad darrada ilaahey majecla dulmiga dulmiga aan iskadhaafno somaliyeey

  • @mohamedosman3368
    @mohamedosman3368 4 ปีที่แล้ว +2

    Insha Allah maamo Allah dadkaa kudulmay kaa qabto kolay anagu adiga dacwadaada dhagaysanay Allah ayaa naga og hadaad sax kutaagantahay iyo hadiikale lkn Allah wuu arkaya wuuna daalacanayaa qofka ladulmana wuu ugurgaaaraa markaa Allah talo saaro marnaba khasaari maysid waayo hadaad aduunkan kuwaydo aakhiro ayaad kuhelaysaa cadalad. Guulayso maamo fadumo.

  • @xaaxinews9269
    @xaaxinews9269 4 ปีที่แล้ว +3

    Mamadu qabiil kama dhalan miyaa kuwa guriga ku haysta waa sacad muse lkn mamaladu ma ciisa musa
    Waxano kale wwax lo adkaysto maha wlhi

  • @djao2212
    @djao2212 4 ปีที่แล้ว

    Sumxan

  • @saidohassan4729
    @saidohassan4729 4 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanallah dadku ma moodid in uu qabri iyo Geeri sugeyso walee warbaa jira

  • @ahmedmukhtaaar8735
    @ahmedmukhtaaar8735 4 ปีที่แล้ว +2

    Alla Maxaaa meshaaa Dad ku dulman ilahey u gar gaar

  • @zir-mohamud3910
    @zir-mohamud3910 4 ปีที่แล้ว +2

    hooyo xaqaga allah kusahlo😭

  • @guuguulemedia7379
    @guuguulemedia7379 4 ปีที่แล้ว +2

    Meesha dawlad kama jirto waa wada mooryaan is bahaysatay

  • @AhmedAbdy-bg7wv
    @AhmedAbdy-bg7wv 4 ปีที่แล้ว

    Waxa ii dacaatay ina aysan somalidu diinta islamka afka bas ay ka haystaan iyo magacyadooda oo Islam ah lkn kuma dhaqman diinta and that’s why we are refugees all around the world 🌎

  • @mustafemaxamed6085
    @mustafemaxamed6085 4 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo Allah gacmahaha utaago, waa sidad sheegtaye dowladiiba deydaya muuse balood ayaaba shacabkii balodhadii ka boobeysa (dowlada baloodhadaa looyaqanaa)

  • @adanhassanabdullahi1hassan140
    @adanhassanabdullahi1hassan140 4 ปีที่แล้ว +2

    Caliyow ilahay ha ku gargaaro

  • @sucaadali8171
    @sucaadali8171 4 ปีที่แล้ว

    Islaantan macada War keeda

  • @salaadjawle9793
    @salaadjawle9793 4 ปีที่แล้ว +2

    Somaliland wa dhul ay haystan caloshoda ushaqeystayaal

  • @GeneralHensaleey
    @GeneralHensaleey 4 ปีที่แล้ว +3

    Subxnlh cadiim war rer somaliland dadkaa xaqooda udaaya

  • @mom2969
    @mom2969 4 ปีที่แล้ว +1

    Qofkasto dulmani labo hasameeyo. Allah inad baridaan si nidaamka ka kor qaado iyo iney isxoreeyaan. Meesha waxa layiraa KU QABSO KU QADIMEYSID. Xamarba xun iyo cali baa Soomaaland neceb madhaafaaan. Dulmiga yaanla sheegin balo idindegtey.

  • @mohamudabdullahi6770
    @mohamudabdullahi6770 4 ปีที่แล้ว +1

    WAXAA KA DHALAN KARA XUMAANTA NOOCAN OO KALAA CIQAAB GUUD ILAAN WAA LADAAWANAYAA QAADACU DARIIQA

  • @anissahassan804
    @anissahassan804 4 ปีที่แล้ว +2

    I am sorry fadouma in somaliland there is lots of problem with the land musse bixi is not good

    • @Dinni260
      @Dinni260 4 ปีที่แล้ว

      Salam everyone. I hope you are well wherever you might be in the world. This poor hoyo's story made me sick to my stomach. Now whatever happened doesn't matter. However her problems are real we can help her starting right now. Please i request this TV host to put out a legit GOFUNDME page so we can donate whatever we can great or small it doesn't matter. I also encourage everyonr who sees this comment to tag the youtube channel owner and give this post as many like and replies so that we can get his attention to this. thanks everyone. ONELOVE

  • @fahiimae7336
    @fahiimae7336 4 ปีที่แล้ว +1

    Subxaanalaah? Waa wax xun waxa ay islaantu lagu sameeyey ! dad badana way ku dhacday, lakiin ilaahay ka ashtakee ilaajay dulmiga ma jecla.Caliyow adiguna in aanad islaanta u ogo’laan in ay bus soo raacdo masafadaa dheer iyo cudurka xun ee dhacaaya! Maxaad video call ama virtual interview uuga qaadi weydey? Ilaahay xaqaaqa haku siiyo Eedo

  • @farhiabulhan2658
    @farhiabulhan2658 4 ปีที่แล้ว +6

    Allow u gar gaar maskiinta😭

  • @aminaadan4815
    @aminaadan4815 4 ปีที่แล้ว +1

    Subxanallah reer hargeysa waa maxay masakinta dhulalka laga dhacayo iyo wayelada lacaynayo miyayna Alle ka baqeynin nin xolo dadow cunay baa qasaray akhiro iyo adunyo

  • @dhalantiirshetv4938
    @dhalantiirshetv4938 4 ปีที่แล้ว +1

    waa meesha hargeisa dhulcunka ayaaaa ku badan...
    o kuwaasina miyay bilaaabeen xasa kabuuuub.

  • @Dinni260
    @Dinni260 4 ปีที่แล้ว

    Salam everyone. I hope you are well wherever you might be in the world. This poor hoyo's story made me sick to my stomach. Now whatever happened doesn't matter. However her problems are real we can help her starting right now. Please i request this TV host to put out a legit GOFUNDME page so we can donate whatever we can great or small it doesn't matter. I also encourage everyonr who sees this comment to tag the youtube channel owner and give this post as many like and replies so that we can get his attention to this. thanks everyone. ONELOVE

  • @GeediGeediMuse
    @GeediGeediMuse 4 ปีที่แล้ว +1

    Maamada qofka saas u dhibaayo halaga qabto

  • @dahirrage8520
    @dahirrage8520 4 ปีที่แล้ว +2

    Dar allah uga samir adigoo reer. Sheekh ah. Oo oodweyne ku dhashay meel. Khaldan. Baad. Jago. Ka. Iibsatay. Markaas. Next time. Oodweyne. Ka. Iibso. Cidi. Kugu. Qabsanmayso

  • @erfg2538
    @erfg2538 4 ปีที่แล้ว

    Allaah hakaago sooqaado hooyo macaan

  • @sharmarke92
    @sharmarke92 4 ปีที่แล้ว +2

    ninkaa Quranka akhrinayay baa udaran

  • @abdulkenedid2578
    @abdulkenedid2578 4 ปีที่แล้ว +1

    😂 Ali 4really i lyk your hair cut 💇‍♂️

    • @omarw5124
      @omarw5124 4 ปีที่แล้ว

      👍👍😁😁.. 2008 ayaa sida lojaran jiray Diiiq aya ldhaha Cali dib ayu ulaabtay

  • @gedefletv6049
    @gedefletv6049 4 ปีที่แล้ว

    Dhulkaasaa la leeyahay maamulbaa ka jira

  • @mowliidshireofficiall8487
    @mowliidshireofficiall8487 4 ปีที่แล้ว

    allha ceebta astuuro

  • @sihaamcadeey3709
    @sihaamcadeey3709 4 ปีที่แล้ว

    Meelkasta Dulmi illaahayoow ugar gaar somaali

  • @marianali824
    @marianali824 4 ปีที่แล้ว +1

    Silic iyo argagax ilaahay haku rido dadkaa kudulmiyey subxaana allaah ilaahay hakaaga hiiliyo isagaa awood lehe

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 4 ปีที่แล้ว

    Dawlad hadii ay wax kaa galaan haka filan Cadaalad Somaliland aniga ayaa wax badan u Soo joogay waxa ay ku shaqeeyaan laaluush. Waa tuug xaaraan cuna oy ka kowtay dawlad hoose ee Hargeisa.

    • @Shaarkeey100
      @Shaarkeey100 4 ปีที่แล้ว

      Shacabku mey banaan baxaan oo mudaaharaadyo sameyaan, si wax looga qabto arintaas?

    • @FarahAbdul
      @FarahAbdul 4 ปีที่แล้ว

      @@Shaarkeey100 Shacabka ayaa baray laa luushka oo kuli been iyo in ay wax dhacaan ubartay Shacabka qaar ayaa dawlada kadaran.

    • @Shaarkeey100
      @Shaarkeey100 4 ปีที่แล้ว

      @@FarahAbdul Waa Yaabka Yaabkiis.

  • @xasbadbaado5523
    @xasbadbaado5523 4 ปีที่แล้ว +3

    madaxwynihii kacaanka jaale ziyaad bare markuu joogey tanoo kale kama dhicin jamhuuriyadii dimoqoradiga soomaaliya daalimintii dhulka boobay waakuwaan maatada saan ugalaya.!

  • @cismaanmohamed363
    @cismaanmohamed363 4 ปีที่แล้ว +2

    Sheekada ma cada lkm xadhaadhow dhinaca kalena warayso haddaad wax waraysanayso haddii kale bacaacda la aamus

  • @maxaacusub9533
    @maxaacusub9533 4 ปีที่แล้ว

    Islaanta bad bay ku jirtaa

  • @user-rn3bb3dj4p
    @user-rn3bb3dj4p 4 ปีที่แล้ว +6

    Meesha wxaa ka shaqeyso 🔫 Mogadishna mooryan ayaa umadii hanti xoog ku haysato

  • @kamalyusuf2221
    @kamalyusuf2221 ปีที่แล้ว

    Waa Miiskiine ayaayo

  • @xogdoonfarah2196
    @xogdoonfarah2196 4 ปีที่แล้ว +1

    Wargabadha dhulkeeda siiya warmiyydan soomaali ahayn warmiyaydan islaam ahayn meeshan goormaa saaloogu ba ay

  • @QGprincess
    @QGprincess 4 ปีที่แล้ว

    Somaliland waxaysan waligeed uhgaageen waa xaq darada

  • @Qowdhan99
    @Qowdhan99 4 ปีที่แล้ว

    islantan anaa aqaan waa kuwa qabyaalada kushaqaysta

    • @khayrohassan1286
      @khayrohassan1286 4 ปีที่แล้ว

      Kkkk tolow ma isaaq baa

    • @qaldan7356
      @qaldan7356 4 ปีที่แล้ว

      Said. May God give you Corona for saying something about someone you don't even know

    • @axmedaxmed5455
      @axmedaxmed5455 4 ปีที่แล้ว

      Malinta qiyaame alle ceebtaada ma asturo bal eeg maamada intaas laeg baad afka kutaagaysaa

  • @abaadirabdi5518
    @abaadirabdi5518 4 ปีที่แล้ว

    Wll walahi waanu dhibanahay

  • @ciidciisemaxamed7222
    @ciidciisemaxamed7222 4 ปีที่แล้ว +8

    Hooyo iska samir xaafadii oromada ayad dagtee dhawan waxaaga waad helaysaa ila ka wayn waxasi waa caadadooda way is ogyihiin

    • @myusuf951
      @myusuf951 4 ปีที่แล้ว +1

      Ma xafad oromo hargaysa ku taala lo kkkk

    • @ubaxmohamed4223
      @ubaxmohamed4223 4 ปีที่แล้ว +3

      Hargeeysa dhexdeeda
      Oromo ku dhacaysa hooyo
      Soomaali gurmad bayrabtaa hargeesa

    • @craxmaansoodaani652
      @craxmaansoodaani652 4 ปีที่แล้ว

      Somaliland haceebay doqonow oromo wax layidha dad kuma dhacde wax an iman lahayn aya aya dhacaydhe islanta lakin dalka hanaga cebayn

  • @aminahussein6921
    @aminahussein6921 4 ปีที่แล้ว +1

    ARIMAHAN CULIMADA AYAA MUDAN INAY U ISTAAGAAN . MAXAA KU DHACAY CULUMADII.?!!!!!

  • @HardTalk1
    @HardTalk1 4 ปีที่แล้ว +2

    ilma Hasan rakuub beri ayay gabadhi mid gaadhi jiidhsiisay, oo baralays noqday ilaa hada.

    • @mohamedabdilahi6449
      @mohamedabdilahi6449 4 ปีที่แล้ว

      Waan aqaan kagaadhiga lajiidhsiiyey waxa uujoogaa maleesiya hindi gabadhiisa ayaa jiidhsiisay

  • @hodan5510
    @hodan5510 4 ปีที่แล้ว +1

    Nimanka wadanka haystaa waa dadkii idhi ku qabso ku qadimayside iyagaa so saarey kuwiyo madax-noqdey 🤔🤔🤔

  • @ifraaxmaxamud333
    @ifraaxmaxamud333 4 ปีที่แล้ว +1

    Hooyo allaha kaaga soo sahlo xaqana allaha tuso mama hadii ilahaay kaaga soo qaado markad hesho kuli xarash kuna dar masjid iyo ceelasha biyaha

  • @alimire2
    @alimire2 4 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waxaan gabadhaan walaashey kula talinlahaa ,inta ay iska dhaafto maxkamaddaan moroodi jeex,waa in dacwadeedu u gudbisaa maxkamadda WIYIL JEEX ee Allshabaab Waqooyiga Somaaliya 🤗🤔😂

    • @Shaarkeey100
      @Shaarkeey100 4 ปีที่แล้ว

      Rageedi waa ku sugtay. Maroodi la jeexaa weligey ma maqal

  • @updinaazircalinour3415
    @updinaazircalinour3415 4 ปีที่แล้ว

    War dadkaan somaliya joga waxay ubaahan yihiin dhaqan celin in labaro dhaqanka iyo biri mageydada

  • @hodan5510
    @hodan5510 4 ปีที่แล้ว +3

    Hassan Mataan iimaanlaawe ma wixi abihii ba ku filaan waayey🥺😲

    • @kafeeyamaxamed4532
      @kafeeyamaxamed4532 4 ปีที่แล้ว

      Waa kee walal xasan mataankaasi

    • @zakirakoub
      @zakirakoub 4 ปีที่แล้ว

      Kkkkkkkkkk dhulkaba aabihii oo awoowgay ah ay lahaa ee waxa aanad garanayn bro dambi ha ku galin anaga wa lanayaqaan dad dhul ku qabsada ma nihin dadka ee mamadu iyada qaldan oo nin inaadeerkeeda oo ay ogtahay inaanu dhulka lahayn si qarsoodiya uga iibsatay umana dacwoon karo oo wuxu ogyahay in aanu dhulka isagu lahayn marka waliga adiga oon dhinac kale arag ha qaadin talaabo walahi mamadu ilaahay kama cabsanayso aakhiro aya dambaysa mamo tani wa aduunye

  • @Tsb_pro1
    @Tsb_pro1 4 ปีที่แล้ว +1

    😭😭😭😭😭😭😭😭 miskiin

  • @saynabroble5853
    @saynabroble5853 4 ปีที่แล้ว

    I'm purchasing

  • @aramramraggedii9797
    @aramramraggedii9797 4 ปีที่แล้ว +1

    hooyo somaliland
    oo dalkeedi lagu daryeeli lah
    ileen waa madawnahe ma maraykanban nahay

  • @abaadirabdi5518
    @abaadirabdi5518 4 ปีที่แล้ว

    Wll dhibku wuu ihayisda anigaba oo madaxwayne muuse bixi aya nagu hasda Buurta kalajex