Waraysi: Maxay madaxdii hore iyo siyaasiyii tu ku diidan yihiin in dalka ay ka dhacdo doorasjo hal..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 23 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 48

  • @MaxamedSanka99-qm6mg
    @MaxamedSanka99-qm6mg 5 วันที่ผ่านมา +5

    Cabdi raxman wllhi barteeda ayuu dhigay dhibku halkuu kajiro inoo iftiimi m.a

    • @nucmannucman-wc6ji
      @nucmannucman-wc6ji 5 วันที่ผ่านมา

      Waxa la is ku hayo ma cid an okeyn aya jirta waxa la is kuhaya waa dan qas ahan oo nin kasta dantiisa inuu fushado urabo

  • @HassanBulale
    @HassanBulale 5 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan cade wa wariye sharaf leh waxba ha ka sheegina

  • @Orgeolk
    @Orgeolk 5 วันที่ผ่านมา +1

    Ninkani wariye ma,aha malaha xirfad cilmi iyo caqli toona,waa iska caadifad socota

  • @warsamemeesho5949
    @warsamemeesho5949 5 วันที่ผ่านมา +3

    War Kan xasan la leeyahay adeer anagoo hawiye Baan ogolayn waxa xasan xaraash wado maxad dadkan aan walaalaha nahay ku daba dhigay War waa caqligii canbuulada ka dhargay dadka Sharfan e reer puntland adeer ha noo cayina nin Kan wariyaha noqday 2005

  • @abdirashidhussein3029
    @abdirashidhussein3029 4 วันที่ผ่านมา

    XILKA M/WEYNAHA MOOYE XIL KALE MAJIDHO MIYA ?

  • @YassinFaye
    @YassinFaye 4 วันที่ผ่านมา

    From Djibouti waxan leehay Mdw XSM ayaana waqtiga lagaga dilin Wadahadal seynta la haysto hana ku adkeysto barnaamijka doorashada Qof & Cod. Xili u ma hadhin

    • @Waryastopit
      @Waryastopit 2 วันที่ผ่านมา

      Just worry about Djibouti abti. U have a for ever president (dictator) that should be your problems. Hsn waa meed la wato

  • @husseinyussuf7117
    @husseinyussuf7117 5 วันที่ผ่านมา

    Doorasho waa laqabankaraa meelihii la tegikaro sababtoo ah putland qilaafkeedu waa mid soojireen ah marka looma fadhinkaro inta ogol ayaa laga qabanaa Soomaaliya Guul iyo Gobanimo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️

  • @RraheemGeesod
    @RraheemGeesod 4 วันที่ผ่านมา

    Wariyaha qorigii baa kaa maqan

  • @abdirashidjibril8331
    @abdirashidjibril8331 5 วันที่ผ่านมา

    Weriyahaan waa kan ugu jaahilsan,.
    Xasan shiikh oo wadanka dumiyey ,kala geeyey oo ah madaxweynihii ugu liitay ayuu rabaa in la amaano,.
    Qabiilku waa qurun.

  • @olola4abdi
    @olola4abdi 5 วันที่ผ่านมา

    Dowlada waa in ay xirtaa xasan xade

  • @DiiriyeFaarax-ff3gd
    @DiiriyeFaarax-ff3gd 5 วันที่ผ่านมา

    WAXASA WERIYE SHEGANAYA XAGE TEGIKARTA DAWLADAN FISHILANTAY DHUSOMAREB MIYADKUQABAN DORASHO HAWIYE CIDAD TOBINKUHAYSA

  • @saidamohamed1424
    @saidamohamed1424 5 วันที่ผ่านมา

    Wax àan hishiis lagu aheeyen kama dhaceyso somalia

  • @mahdimohamed6695
    @mahdimohamed6695 3 วันที่ผ่านมา

    Xasan ninka ama la dood ama wareyso oo wakhti sii

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 5 วันที่ผ่านมา

    Yaa yidhi waa boqolkiiba 70

  • @abdullashire9236
    @abdullashire9236 5 วันที่ผ่านมา +1

    Suaal
    Haddii somali land iyo puntland iyo juba land diidaan xagee laga soo dooran xildhabanadooda
    Ama see loodooran?

  • @Fahma
    @Fahma 2 วันที่ผ่านมา

    Ninkan weriye maha waa nin cuqdad qaba qalad aysan lahayn pintland buu intaa ladoonayaa adeer cuqdada qarso reeraysan puntland saad mooday maha waa meel laga fekeray

  • @AwadHusein10
    @AwadHusein10 5 วันที่ผ่านมา +1

    Xasan cadow cuqdada qabto odayga ha ku khasbin waxad tahay waa la ogyahay pland hadalkagu wax ma yeeli karo

    • @Sunny45553
      @Sunny45553 5 วันที่ผ่านมา +1

      Bintiland run bu ka sheegey ila aadan cade meesha ka tagey dhibka somalia bey ka shaqeyneyse, dowladi an nin ayaga jufadoda aheyn horey bey ka mucaaradan

  • @Ruun-finder
    @Ruun-finder 5 วันที่ผ่านมา

    Xassan su,aal xumadii wuxuu ku darsaday marinhabaabin been sheeg iyo fidno abuur waa nin lacag lagu siiyey beegsi dad gaar ah.

  • @fadumomohamed3015
    @fadumomohamed3015 5 วันที่ผ่านมา

    I feel sorry for are country I really do

  • @cabdiraxmaanxirsi23
    @cabdiraxmaanxirsi23 5 วันที่ผ่านมา

    Weligii yaa arkay xasan cadde oo dastuurka cuskanaya inuu puntland & Jubbaland haysta mooyee.

    • @magafeabtigiis1852
      @magafeabtigiis1852 5 วันที่ผ่านมา

      Xaar walaal xiqdi qaba ama geeljire qabyalada dilodey danta somaliyeed ma dabri karo inagoo soo jeedna somaliya somali baaleh jajuus waqtigii dhhama

  • @quruxgerikmb6572
    @quruxgerikmb6572 5 วันที่ผ่านมา

    😂😂 xasancade waxaakusoocelcelisay madaxweynuhu wuxuuyiri inta meel eenalagadiido umajoojineyno EE inta Kale ayaan dorasho kaqabaneynaa marka intalagadiido oo %75 ah yaamadaxwryne inoqonaayo magoosanaayaan yab jooji suaalahan Haas uu qofqaldsn xigmaduna kuyartahsy uudhahay maseerkasoomaaliya waakaweeynyahay wuxuu Xasangurguurte rabo,,, isiiiiiiii sisinta iimey

  • @abaapaabaapa2307
    @abaapaabaapa2307 วันที่ผ่านมา

    Wàa in laga cuudiyaa putland xasan cade meesha ma hiitaan buu haysta aboowe wàa putland la'aanteed wàa abaar cade ee la soco

  • @abdullashire9236
    @abdullashire9236 5 วันที่ผ่านมา

    Wariyaha an waa labolabo hadalkiisa

  • @cabdiraxmaanxirsi23
    @cabdiraxmaanxirsi23 5 วันที่ผ่านมา

    Gedo ma xasan cadde yaa leh?. Midda kale xamar ma soomaliya ayay 70% ka tahay. Mooryaan xasan cadde.

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 5 วันที่ผ่านมา

    Waar xasan cadow ninka aad wareesanayso nin og ma aha arimaha somalia

  • @MrQawdhan1
    @MrQawdhan1 5 วันที่ผ่านมา

    Inta kale ma digaag baa kunool

  • @HassanBulale
    @HassanBulale 5 วันที่ผ่านมา

    Hadii wadanka la qabsado ka waran 9 na loo kala jaro

  • @HUSSEIN10764
    @HUSSEIN10764 5 วันที่ผ่านมา

    Waaryaare somalida ilaahay caqliga ayuu ka qaaday waar waxa xasan sheekh qabanayo waa kala goyta somalia waar haduu qabto doorashada qof iyo cod ah somalia way kala go aysaa hadii doorashada aysan aheen wadar ogol

  • @ayuubcafish8741
    @ayuubcafish8741 5 วันที่ผ่านมา

    wariyaha puntland ayay kaga dhagan tahay gasacyada xasan shiikh uu rabo inuu muqdisho iyo xaafadaha hawiyaha dhigto miyuu raba inuu hadhow dhaho madaxweyne somaliya ayaan ahay anaguna puntland ayaanu sanduuqyo kale dhigayna siciid deni ayaanu madaxweynaha soomaliya ka dhigayna

    • @fatumabroady
      @fatumabroady 5 วันที่ผ่านมา +2

      Iska baxa wallahi hadii aad is heeyn kartaan qof idinku dhegan malahan xoolaheena ayaa dhaqaaloo waayo buy buy

    • @Alicabdalla7332
      @Alicabdalla7332 5 วันที่ผ่านมา +2

      Isaaq wuu go.ay daarod dawlad sameysta hawiye waxba ha leef leefina

    • @abdulqadiradamali
      @abdulqadiradamali 5 วันที่ผ่านมา

      😅kkkk oo waaba sheegtee gasacadaha Hawiye puntland gasacadaha yaala yaa iskale kkkkk Mageerteen ahahahahaha

  • @AbdirahmanKilaas
    @AbdirahmanKilaas 5 วันที่ผ่านมา

    Wax Susan garaneynin siduu ku imaaday siduu doorasho kuguqabani

  • @HassanBulale
    @HassanBulale 5 วันที่ผ่านมา

    Wadankii mee doorasho maxay tahay

  • @hanaddada74
    @hanaddada74 4 วันที่ผ่านมา

    Danbe Duq yaladoranin pensioen lacag ayey rabaan waxkale marabaan

  • @abdullashire9236
    @abdullashire9236 5 วันที่ผ่านมา

    Wariyaha fikirka hassan sheekh ayuu xambaaraan yahy

  • @hibaq123
    @hibaq123 3 วันที่ผ่านมา

    Wariyahan waa Doqon nacas

  • @NurGacan
    @NurGacan 5 วันที่ผ่านมา

    Ilaaali itigska wariyanimad laakin waad doodaysa waraysi maha wiriyena sidan kuma tihid

  • @IbiEntertainment
    @IbiEntertainment 4 วันที่ผ่านมา

    Adeer naga fadhiiso waxba madhaantid doofaaradaas sida Hassan Amxaar oo kale 🇪🇹👎🏼🤮 Waxaan doonaynaa Madaxwayne afka aan kala’dhowran in Ethiopia 🇪🇹 cadowgeena tahay aan wada hadal loo yeelin ilaa SomaliGalbeed ay ka’tanaa’sulayso intaas kaan odhan waa Kabaqaad sirdoon u ah Ethiopia 🇪🇹 iyo Kenya 🇰🇪 xaanna lagu dhalay aan dhiig Somali la hayn sida Farmaajo, Sheekh Shariif, Hassan sheekh iyo kuwii ka’horeeyay sida Calabhi yusuf iyo Cali mahdi ilaahay uma naxariisto oo cadaabta ha’galiyo yarab kuwanna ilaahay haka’daba geeyo yarab🤲🏼🤲🏼🤲🏼

  • @NurGacan
    @NurGacan 5 วันที่ผ่านมา

    Anigu waxaan ahay reer somalinad waxa xalakan ka cad ninkan waitiye in awsan ahayn ee aw qarsan kari waayay taaageerda cadifadaysan eee hasasn ku tagrsan yahay