Comments kayga waxaan ku darsanayaa ma marka runta la sheego gurya haan la bur buriyey ee dowlada ay lee dahay mise waxa runta ah Farmaajo waxaa lagu xasuustaa weli shicibka reer muqdisho waa taariiq aan la iliibi karin umushu waa ilow dhaw dahay Farmaajo waa ilow dhow yahay waxa uu intuu joogay Farmaajo lagu xasuustaa qaraxyadii dalka po dhan weli muqdisho iyo shicibkii la gumaaday iyo ku dhufp ee ka dhaqaaqdii dhamaanayaa Soomaaliyeed ee muqdisho madaxa laga wada toogan jirey iyo weli ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ee lagu gumaadi jirey oo loo qaadi jirey gobolada Beledwayne iyo Guriceel lagu laayey ilmo iyo hooyoyinka Soomaaliyeed iyo waayeelada. Qarayadii laguu laayey xildhibaan Aamino Ikraan Tahiil aaway ayadana iyo muqdisho aaway weli ciyaal weeradii shicibkii ka furan jirey lacagaha iyo niman ciidamada dareeska wato oo shicibka Soomaaliyeed dariiqyada ku leeyn jirey maba la soo koo I jaro dhibaatadii ku dhacday shicibka Soomaaliyeed inta uu Farmaajo joogay ee waxaad ka faa,iideysa naysaan xanaaqa shicibka Soomaaliyeed laakiin waa iftiin iyo mugdi waxa ay labada madaxwayne qabteen haddii ru ta la sheego madaxwayne Xasan Sheekh wax wayn ayuu ka bedelay dalka Soomaaliyeed uuna u qabray nimankan siyaasiyiinta iyo mucaaradka ku ah dalka war kooda waa wax aan fiicneyn. Madaxwayne Xasan Sheekh waa uu horey nariyey dalka Soomaaliyeed waxba ha uga faa,iid3ysanina xanaaqa shicibka guryaha dowlada u baahatay kaga kiciyey Farmaajo waa cudur uu ilaahay ja waday waa ninkii hooyoyinka Soomaaliyeed ee wiilashooda ka,maqnaa xabad 7gu soo jawaavay guri giisa marka ay ugu tageen Farmaajo boos ugana banaano uu ku soo noqdo ee xanaaqa shicibka waxba ha uga faa,iideysan shicibka ma soo noqonaayo Farmaajo wuuna dhamaanayaa xanaaqa shicibka Soomaaliyeed waa laha daawayna yaa pgaada meeshaas ayuuna warka Farmaajo ku dhamaanayaa ogaada.
@Well1455 KKKKK adiga copy past ayaa ka soo haray ma ilmihii xeryaha xaqootiga ku dhashay ayaad tahay abti... Dadka soomaaliyeed waa arkaan waqabadka dowlada soomaaliyeed ee is cadeey qofkaa tahay.
Nabad iyo Nolol aqoon iyo caqli ugu kaalay kooxda xaraash qaran ugu kaalay tuugo nimo dalxaraash qaran iyo barakicin dadwayne iyo boob hantida qaranka
NABAR IYO NAXDIN ALSHABAB AYA KATIRSANAYEEN. PROF HASSAN SHEIK DALXURAYAMOGADSHU TO GALACYO AYAU ALSHABAB KASARAY
😂😅😅😂😅😅😂 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 🤣 @@daidibrahimadam482
Farmajo please come back ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤
Abdirixmaan markaad fiiriso #xikmad kuma jirto.
Kaliya booga hore iyo anigaa saas la ii galay uun buu qorayaa.
Wax kale aa sheegto maa weydeen laxowla walaa quwada ilaa bilaah darood wada caqli ciyaaal xitaa isma ceshan karaan😮😮😮😮
*Rag waxa ugu liita ciil kama baxe iyo calooshiisa la ciyaare* LA IDINKA REYSAY, XAMAR WAA NABAD😍🥰🤩
Waa runtaa wlahi
.xoodii.argagixisada.u.shaqyn.jirtay.xoodii.mawaadinka.cadawga.udhiibtay.xoodii.beenta.iyo.cayda..alle.naguma.kiin.soo.celiyo.kuwa.joogana.kuwo.ka.khary.badan.alle.haku.badalo
Argagixisadu towtan aad wasiirada udhiibateen maaha allah maxaa qabiil ku indhatiray wallee soomaliyi waa wax dufkubaxay intooda badan sida adigoo Kale oo aan qabiil mooyee caqli kaleba Hayn bela caqliga kaa qaaday maad eegto roobow intaad wax beena dhurayso
Farmaajo markuu joogay qaraxyada dhacay ma isagaa ka danbeeyay idinka ayaa isqarxinay seen idinka raba in aad dusha ka saartaan Farmaajo
Waxa mayaqaan hawiye waa,mooriyaan dawaladanimo maya qaan idinkaa caruurtiin nagihìn boobaya meediyah ka oo yay waxa maya qaan baa tihiin
Saad sheegtay 2labadaas iyo shabaab khawaaaruijda waad ka warwareegteen waa Runtaa
Ma haddaa khawaariij cidi waxka qaaday dawladey ba wasiiradeeda ka mitahaye
Qaraxyadii uu ugu weynaa midkii Zobbe, Ex-Kontrol, ayaa maamulkii hore, iyo isku milankii labada Shabaab ayaa lagu xasuustaa kooxdii Nabar iyo Naxdin
Xasan sheekh ayaa qaraxyada wadey isagiina joojiyey sabaabtoo kuwii wax qarxineyey ayuu wasiirka ka dhigtey iyo madax ka dhigtey liid ma iloowdey qaraxii labaad ee soobe ardeydii la laayey ardeydii hotel shamoo awal Xasan iyo guruubkiisa ayaa hawshaas watey hadan madax ayuu ka dhigtey ciyaal weero xasan sheekh ayaa sameeyey hadan wuxuu ka dhiget cidan marka runtaa fiican aniga xasan iyo farmaajo ma jeceli qofna ma raacsini isku qabiilna ma nahi laakiin xasan sheekh ayaa abti iigu aadan
Culusoow wax yaabaaba uu waday ee uu ammaanka ku kharibayey waxaa kamid ahaa Ciyaal Weero oo la waayey markii uu Kursiga yimid!
Comments kayga waxaan ku darsanayaa ma marka runta la sheego gurya haan la bur buriyey ee dowlada ay lee dahay mise waxa runta ah Farmaajo waxaa lagu xasuustaa weli shicibka reer muqdisho waa taariiq aan la iliibi karin umushu waa ilow dhaw dahay Farmaajo waa ilow dhow yahay waxa uu intuu joogay Farmaajo lagu xasuustaa qaraxyadii dalka po dhan weli muqdisho iyo shicibkii la gumaaday iyo ku dhufp ee ka dhaqaaqdii dhamaanayaa Soomaaliyeed ee muqdisho madaxa laga wada toogan jirey iyo weli ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed ee lagu gumaadi jirey oo loo qaadi jirey gobolada Beledwayne iyo Guriceel lagu laayey ilmo iyo hooyoyinka Soomaaliyeed iyo waayeelada. Qarayadii laguu laayey xildhibaan Aamino Ikraan Tahiil aaway ayadana iyo muqdisho aaway weli ciyaal weeradii shicibkii ka furan jirey lacagaha iyo niman ciidamada dareeska wato oo shicibka Soomaaliyeed dariiqyada ku leeyn jirey maba la soo koo I jaro dhibaatadii ku dhacday shicibka Soomaaliyeed inta uu Farmaajo joogay ee waxaad ka faa,iideysa naysaan xanaaqa shicibka Soomaaliyeed laakiin waa iftiin iyo mugdi waxa ay labada madaxwayne qabteen haddii ru ta la sheego madaxwayne Xasan Sheekh wax wayn ayuu ka bedelay dalka Soomaaliyeed uuna u qabray nimankan siyaasiyiinta iyo mucaaradka ku ah dalka war kooda waa wax aan fiicneyn. Madaxwayne Xasan Sheekh waa uu horey nariyey dalka Soomaaliyeed waxba ha uga faa,iid3ysanina xanaaqa shicibka guryaha dowlada u baahatay kaga kiciyey Farmaajo waa cudur uu ilaahay ja waday waa ninkii hooyoyinka Soomaaliyeed ee wiilashooda ka,maqnaa xabad 7gu soo jawaavay guri giisa marka ay ugu tageen Farmaajo boos ugana banaano uu ku soo noqdo ee xanaaqa shicibka waxba ha uga faa,iideysan shicibka ma soo noqonaayo Farmaajo wuuna dhamaanayaa xanaaqa shicibka Soomaaliyeed waa laha daawayna yaa pgaada meeshaas ayuuna warka Farmaajo ku dhamaanayaa ogaada.
Xasan sheekh ayaa qaraxyada wadey isagiina joojiyey sabaabtoo kuwii wax qarxineyey ayuu wasiirka ka dhigtey iyo madax ka dhigtey liid ma iloowdey qaraxii labaad ee soobe ardeydii la laayey ardeydii hotel shamoo awal Xasan iyo guruubkiisa ayaa hawshaas watey hadan madax ayuu ka dhigtey ciyaal weero xasan sheekh ayaa sameeyey hadan wuxuu ka dhiget cidan marka runtaa fiican aniga xasan iyo farmaajo ma jeceli qofna ma raacsini isku qabiilna ma nahi laakiin xasan sheekh ayaa abti iigu aadan
@Well1455 KKKKK adiga copy past ayaa ka soo haray ma ilmihii xeryaha xaqootiga ku dhashay ayaad tahay abti... Dadka soomaaliyeed waa arkaan waqabadka dowlada soomaaliyeed ee is cadeey qofkaa tahay.
𝐁een Fakatay runi Ma Gaarto""🏃🏃
(𝟏) Weerarkii Gobalka Banaadir
(𝟐) Weerarkii Guriga Macawisleyda
(𝟑) Weerarkii Hotel SYL 🏨
(𝟒) Weerarkii Hotel Villa Roos 🏨
(𝟓) Weerekii Hotel Xayad 🏨
(𝟔) Weerarkii Zoobe 2
intaan oo dhacda Ah Waxeey dheceen Laba
Sano Ku dhawaad oo uu Mahad Salad Ahay
Taliyaha Nissa ee dadka Amaanta Beenta Ah Halaga Daayo Qaraabo""
Quburaha iyo baraca saw dhul dowladu lahayd maha burburkii hortiis dee idinkun shabaab ayaad saaxiibo lahaydeen
La idinka reysay
Xasan sheekh ayaa qaraxyada wadey isagiina joojiyey sabaabtoo kuwii wax qarxineyey ayuu wasiirka ka dhigtey iyo madax ka dhigtey liid ma iloowdey qaraxii labaad ee soobe ardeydii la laayey ardeydii hotel shamoo awal Xasan iyo guruubkiisa ayaa hawshaas watey hadan madax ayuu ka dhigtey ciyaal weero xasan sheekh ayaa sameeyey hadan wuxuu ka dhiget cidan marka runtaa fiican aniga xasan iyo farmaajo ma jeceli qofna ma raacsini isku qabiilna ma nahi laakiin xasan sheekh ayaa abti iigu aadan
@Well1455 MAGACAAGA sheegaya cida tahay.
Farmaajo maydka iyo dhimashada ayuu badanayey
Xasan sheekh ayaa qaraxyada wadey isagiina joojiyey sabaabtoo kuwii wax qarxineyey ayuu wasiirka ka dhigtey iyo madax ka dhigtey liid ma iloowdey qaraxii labaad ee soobe ardeydii la laayey ardeydii hotel shamoo awal Xasan iyo guruubkiisa ayaa hawshaas watey hadan madax ayuu ka dhigtey ciyaal weero xasan sheekh ayaa sameeyey hadan wuxuu ka dhiget cidan marka runtaa fiican aniga xasan iyo farmaajo ma jeceli qofna ma raacsini isku qabiilna ma nahi laakiin xasan sheekh ayaa abti iigu aadan
@Well1455 hadii aan kajawaabo fikirkaaga oo xaqiiqada kafog waxaad sheegtay unuu wax xaliyey kuwa kalena aysan wax xalinkarin sidaadaraadeed meeljooga dheh waxmatarayaal ayaad tihiine oo noo dhaafa dalxoreeye sikastaba hakuxoreeyee waad mahadsantahay
laakiin qarax ayaad eber uga dhigteen soomaalida kkkk
Xasan sheekh ayaa qaraxyada wadey isagiina joojiyey sabaabtoo kuwii wax qarxineyey ayuu wasiirka ka dhigtey iyo madax ka dhigtey liid ma iloowdey qaraxii labaad ee soobe ardeydii la laayey ardeydii hotel shamoo awal Xasan iyo guruubkiisa ayaa hawshaas watey hadan madax ayuu ka dhigtey ciyaal weero xasan sheekh ayaa sameeyey hadan wuxuu ka dhiget cidan marka runtaa fiican aniga xasan iyo farmaajo ma jeceli qofna ma raacsini isku qabiilna ma nahi laakiin xasan sheekh ayaa abti iigu aadan
Benale..Neef ardhi baa tahay Saxib.
@@lionofthehornofafrica3631 adiguna lax baa tahay kkk
@Well1455 waa caqliga waxuushta kk
@Well1455 PROF HASSAN SHEIKH MOGADSHU TO GALACAYO AYAU ALSAHABAB KASARAY. BALACAD AYAY ALSHABABA JOGEEN XIXLIGI MAMULKA NABAR IYO NAXDIN