DAGAALKII QABOOBAA MIYUU SOO LAABTAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 9 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 49

  • @jaalemaadam5261
    @jaalemaadam5261 ปีที่แล้ว +9

    waa warays wacan. wariyaha waxaan kula talin lahaa in uu hadalka u daayo shiikha. waxba ha ugu darin.

  • @aliliban45
    @aliliban45 ปีที่แล้ว +3

    Jazakalah shekhuna abdurahman Bashir dawlad bilaa fikir ah waa dawlad aan jirin ficil walba waxa ka danbeeya fir fikir waxa kaliya ee dawalada dhisa waa fikir ilhaw fikir lagu midoobo inoo keen allahuma amiin

  • @hassanaba6333
    @hassanaba6333 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah Sheekh cadiraxmaan Illaahay cimrigaaga dheeree waa barnaamuj macquula

  • @anismohamed1187
    @anismohamed1187 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah Very important interview.... InshaAllah next interview has to be about BRICS.....noo weydii sheeqa fadhln

  • @mohamedyassin8670
    @mohamedyassin8670 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah mufakarkan Masha Allah Caadi mahan

  • @cabaasmaxamed8541
    @cabaasmaxamed8541 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah jazaka lahu qeeyr alaha ku xafido sheik wlhi wax weeyn ayan ka fahmay barmijaaan no so badiya sheik inshalh

  • @maahirahmed7069
    @maahirahmed7069 ปีที่แล้ว +1

    Mazha allah sheikha africa sifican haugu nuuxnuuxsado marka kale ee xigta fadhiyadana hainoo badiyo wax badan oo dunida ka dhacayo ayaan soo fahmaynaa mahad sanidiin dhaman Asxpta kala duwan somalitv

  • @ismaacilmaxamuudmuuse-qv4dg
    @ismaacilmaxamuudmuuse-qv4dg ปีที่แล้ว +2

    Waxaan Aad ugu helay sida ugu hadlo arimaha calaalamka sh c/raxmaan bashiir midakale hada Aan ku soo bixiyay barnamishka tvga somaali minsota magaca waa ismaaciil maxamuud muuse waxaa idiin ku salaamay salaanta islaamka Asc

  • @mohamedabdirahman5530
    @mohamedabdirahman5530 ปีที่แล้ว +3

    U fiirso sheekh cabdiraxmaan baashiir waa daaci,mukafikir,aragti dheer iyo maalmaha socda inuu ilgaara ku eego kadib mowduuca siduu u balaadhinayo ee uu marba jaho cusub u furayo waxaad arkaysaa Heerkiisa Akhris mnshlh

  • @hassansaididle5782
    @hassansaididle5782 ปีที่แล้ว +1

    مشا الله شيخنا الفاض بارك الله فيك على علميك و جهد يك

  • @maxmedmuuse4653
    @maxmedmuuse4653 ปีที่แล้ว +2

    Codsi ahaan walaalayaaal sheikha hal channel oo lagala socdo sameeya please and please

  • @mohashiine2458
    @mohashiine2458 ปีที่แล้ว

    Masha allh shiekh allaha barakeyo barnamij muhiim ah ayuu kahadashay.

  • @somaliaoutlet
    @somaliaoutlet 11 วันที่ผ่านมา

    shiikhaan wax badan baa ka bartaa alaha noo xifdiyo.

  • @A_NP-mm5bb
    @A_NP-mm5bb ปีที่แล้ว +3

    Ku saliy nabiga ❤

  • @olowsagar948
    @olowsagar948 ปีที่แล้ว

    Masha allah wax badan ayuu inoo faa iideeyay ustaadku jazakallah thank you.

  • @FaraH-dw7cb
    @FaraH-dw7cb ปีที่แล้ว

    M.A shikh waan Bogaadinayaa #Barnaamijyadan noo soo badiya week 1

  • @abdifataahdeyibseid3269
    @abdifataahdeyibseid3269 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Sh.C raxman Bashir

  • @Jibriil571
    @Jibriil571 ปีที่แล้ว +1

    Sheekh wax badan baan kaa qoray caawa wale bile.

  • @jibriilabdullahi2938
    @jibriilabdullahi2938 ปีที่แล้ว +2

    Ummad fadhi ku dirirta oon fikirin siday ku sii jiri kartaa adduun sidaa u loolamaya!?

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 ปีที่แล้ว

    Mansh allah tabarak raxman

  • @Duale-114
    @Duale-114 ปีที่แล้ว +1

    FADLAN Sheikh hal channel oo toos loogu soo hagaago hanoo sameeyo.

  • @cabdikahinshugricali3989
    @cabdikahinshugricali3989 ปีที่แล้ว +1

    gabaygii abwaan QAASIM
    ISMA DOORIN GAALKAN DIRIYO
    DAARTA KII GALAYE
    DUSHA MIDABKA SOMALI BAAD DUGULKA MOODAYE
    MISNA LAGUMA DIIRSADO QALBIGU
    WA DIRKII KARAL
    somali ama africa wa sidaas weli isticmaarki o midabka badashay unbaa na heystaaa

  • @kaysekayse4577
    @kaysekayse4577 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah

  • @CompUter-oo7er
    @CompUter-oo7er 8 หลายเดือนก่อน

    Something went wrong at 10.10 - Sheekh went from talking about Hollywood straight into Turkey and Ertugrul? Something is missing!

  • @hassanxariirwarsame6729
    @hassanxariirwarsame6729 ปีที่แล้ว

    AAD BAAD U MAHADSAN TIHIIN, SH C RAXMAAN IYO SOMALI TV.

  • @amarchannel4244
    @amarchannel4244 ปีที่แล้ว

    Juste maintenant aussi à Djibouti,en instant.on m' aime autre langue comme la Turquie et espagnol, chinois.

    • @libanali1626
      @libanali1626 ปีที่แล้ว

      Why do you like it. Are you fed up frenchy language.

  • @bintusoomaal143
    @bintusoomaal143 ปีที่แล้ว

    Wall dulyadeen group kii hire malaga guuray

  • @NorGaal-uw6cw
    @NorGaal-uw6cw ปีที่แล้ว +2

    MIYUU SOO LAABTAY AYAA KUU QORAN

  • @awshan571
    @awshan571 ปีที่แล้ว

    ❤mansha allaah ❤alle hadaayo sheekha Cabdiraxman bashiir ❤

  • @januarySl2024
    @januarySl2024 ปีที่แล้ว

    Haa ! weliba isagoo kulul.

  • @yaasir1936
    @yaasir1936 ปีที่แล้ว

    Sheekha Hadalkq U Daa Yaa Reer Miyi

    • @samiraomar1103
      @samiraomar1103 ปีที่แล้ว +1

      😂😂😂 astaaqfirullaah

  • @libanali1626
    @libanali1626 ปีที่แล้ว

    Sheekha adoo mahadsan ka hadal maalin musiga iyo dhaqanka .

  • @tfygcyitxutrc
    @tfygcyitxutrc ปีที่แล้ว

    Xagay Ku danbaysay qaybtii kowaad ee siyaasada geeska afrika

  • @user-hg4om1if1k
    @user-hg4om1if1k ปีที่แล้ว

    Horta sheekh siyaasad maa hee kama hadlo deeenta

  • @user-ct9dd8tb7e
    @user-ct9dd8tb7e ปีที่แล้ว

    Aduunka yaabka leh qof walba waxbaa la weydiinaya

  • @user-ij9fc6qv9u
    @user-ij9fc6qv9u ปีที่แล้ว

    Ninka waa aqoon yahay dhamaystiran xaqiiqdii walhi

  • @bashe3051
    @bashe3051 ปีที่แล้ว +2

    Dameerka Daroodku soo rartay sheikh bashir! Any time daroor not in power or no Xaarmajo they make too much propaganda... carrurta ayaa taqana... idiot

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn ปีที่แล้ว

    Waxad aamintaan kalmadda oranaysa , qado bilaasha majirto.

  • @AliHassan-hb1bn
    @AliHassan-hb1bn ปีที่แล้ว

    Dagaalka qaboow waddamada yar-yar ayuu gallaaftaa waana qalad in layiraahdo dawladaha yar-yar way ka faa-iidaan dagaalka qabow.

  • @mubarikcisman9525
    @mubarikcisman9525 ปีที่แล้ว

    Sheekha waaan tabay xaguu qabty??

  • @abdullahifarah7747
    @abdullahifarah7747 ปีที่แล้ว +1

    Dagaalkii qaboobaa waa dhamaaday,hada waxaa bilowday dagaalkii kululaa

  • @MahadSaciid-wz5ob
    @MahadSaciid-wz5ob ปีที่แล้ว

    Asalamucalaykum warahmstulaaji wabsrakaatuhi magaloyinks mataanaha miyabulis symbol miyabolis boosaasokumatansantahay saunbolns jabuuti 3gandhood igumstansanaa mid wajabutiyan waaminidter mid Ohio degantahay covid19 wiilbaakadhintay 4dumarqabrigijogaan ragii waxauyirajdeen covidbaajira warsangelicaruurudhsshay median gesrmany2varuurah gabdhood midawayni barlamankucigenks Europe fraught baaley Spd markii hore wasirsda cadalada gearmany hoysda wasiirada arimahagudaha sacsan6caruura ganaudhashay 2maahe kuliwayshaqeyan anaadiwangeliyey steate minisot waasharci barlamankiansaciyey bosaaso berbera jabuuti3dhinac anita dhinsvakale governer steate timwalz cabdicasiis diiriye baahane