AXMED MADOOBE OO MEEL WALBA LAGA SOO AFJARAY IYO HALISTA KISMANYO...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 47

  • @mohamedmire7660
    @mohamedmire7660 หลายเดือนก่อน +7

    Axmed Geeda-Naar Dhuxuleyste waa La Soo Qabanaayaa waayo Waa Kansarka Siyaasadda Somalia...thanks.

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn หลายเดือนก่อน

      Xasaan meyd fogte down no more qaraax iyo ciyaal weroo

  • @paulkhalif3299
    @paulkhalif3299 20 วันที่ผ่านมา +1

    Guull 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌎🇸🇴🙏🇸🇴🙏🌎🇸🇴🌎🙏Somalia

  • @عليعثمان-ح7ط
    @عليعثمان-ح7ط หลายเดือนก่อน +7

    Seeyd faahiye kkkkk waa nin bele Tebin taada Aad Ayaan ujecelahy mida kale waxaa tahy wariya mucaarada ❤❤❤❤❤❤❤❤❤ Horo usoco

  • @ahmedibrahim3070
    @ahmedibrahim3070 หลายเดือนก่อน +2

    HA SAREEYO SHARCIGA IYO DAWLADNIMADA SOMALIA

  • @yaqubabdi9532
    @yaqubabdi9532 หลายเดือนก่อน +3

    This young man is very articulative.
    Masha'Allah. Bro.
    Keep it up.

    • @aniwaaye484
      @aniwaaye484 หลายเดือนก่อน +1

      That is not truth. He’s liar is thickness how you say that he support fight young generation to kill each other so please don’t say that.

  • @qarnicusub5339
    @qarnicusub5339 หลายเดือนก่อน +2

    Sayid faahiye waa wadani jecel midnimada soomaaliyeed allaha Ku xafido adeer Qabyaaladi waa waxa dalkeenii baabiiyay soomaalinomo Aya ina deeqda iyo Qaranimo si an cadawga inagu xeeran isaga dhicino basaas iyo dabadhilif xaalkiisu waa daldalaad insha'Allah soomaali guul

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn หลายเดือนก่อน

      Qaranimada usc aay waado marabno e moqdisho ha xoreyso rer qarxaaye orodo meydadkaga eyahaa liido lagucunayo utasho

    • @qarnicusub5339
      @qarnicusub5339 หลายเดือนก่อน

      @FatumaOsmn faadumo qabiil meel Ku gayn mayo cadawgeena ayaa badan qaranimaa ina deeqda inagu cida ad sheegtay ma ihi soomaalinomo ayaan udamqanayaa walaal please

    • @IB_Adam
      @IB_Adam หลายเดือนก่อน

      @@qarnicusub5339
      Qaranimo iyo midnimo ayaa loo baahan ,lkn Xasan iyo Xamse iyo beenta raggan meesha la soo taagan yihiin danta dalka iyo dadka kumo jirto!

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn หลายเดือนก่อน

      @qarnicusub5339 somalinimo iyo wadaniyaad been hore laiguqaldaay rer unukaleh rer qarxaaye kismayo sidaad moqdisho usisisaay ayado casimada somalia eh baan ususiyaay oo kayeli maayo caqliga qaraxaa madoweyeey e bukaa

  • @Dheeman-ky7tu
    @Dheeman-ky7tu หลายเดือนก่อน +2

    Guuliyo Gobanimo Dowlada Somalia🇸🇴🤍💙🇸🇴🤍💙🇸🇴🤍💙

  • @bureeqamaxamad25
    @bureeqamaxamad25 หลายเดือนก่อน +1

    Soomaali ha is raacdo 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hibo7569
    @hibo7569 หลายเดือนก่อน +1

    Le monsieur Ahmed noir doit quitter le pouvoir normalement la Somalie doit trouver son indispensable, nous nous voulons pas toutes l’armes étrangères,ni Éthiopie ni Kenya même les autres doivent quitter le Somalie, le Somalie aux somalien,monsieur le président Hassan lui aussi doit quitter le pouvoir après son mandat, tous les mafias doivent laisser tranquillement le peuple choisir leurs président, ☝️☝️☝️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴

  • @FalxadoSahra
    @FalxadoSahra หลายเดือนก่อน +1

    Ciidanku ha dhahaan axmed siyaasad dawlada kula heshii dagaal gelimayno ciidamada soomaaliya ha midoowdo no dagaal ciidanka jupalland haku qasbaan heshiis IYO doorasho

  • @OceanRehab
    @OceanRehab หลายเดือนก่อน +1

    Gabdhihii ugu badnaa waxaa dhibaateeyay Kenyan iyo Etobiyaan, taas muxuu ka yiri?

  • @FalxadoSahra
    @FalxadoSahra หลายเดือนก่อน +2

    Aniga waxaan ka soo horjeedaa in hal nin dar tiis ciidamada soomaaliya inay isku dagaalamaan

  • @abdulkadirmohamed8285
    @abdulkadirmohamed8285 หลายเดือนก่อน +1

    WALEE WIILKAAN WAA MID FARIIDA WAX FALANQEYN KARA

  • @ahmedibraahim262
    @ahmedibraahim262 หลายเดือนก่อน +1

    GUUUUL GUUUUUL GUUUUUUL SOMALIA

  • @ER-qw6fh
    @ER-qw6fh หลายเดือนก่อน +1

    awalba dhixuleyste iyo kuwa jubbaland qasaayo waa kuwii cabdi iley iyo kilinka shanaad ka yimid waa in laga xaaqo oo laga nadiifiyo

  • @hawonadar.n9039
    @hawonadar.n9039 หลายเดือนก่อน +1

    Willashenu cadaw badan baaku.gadamin dhulkii illah nugu beray nugu hasta halamideyo dhiigoodana kala dhawra illaahow midee maalig baatahaye. Xumah kuwa meeriyaa
    Maatay naga dhigeen. Rageeni magac. Beel meelkastaa ladhigay

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 หลายเดือนก่อน +1

    Fake news stop fake news.😂

  • @saidmohamed-n3m
    @saidmohamed-n3m หลายเดือนก่อน

    Hawiye go ankakisa ogaden madaxweyene manta reysalawasare

  • @Abiibjanan
    @Abiibjanan หลายเดือนก่อน +1

    Asc Wllo

  • @AbuukarCabdi-g3c
    @AbuukarCabdi-g3c หลายเดือนก่อน +1

    Wale.wareyahaan.aftahan.waaye

  • @indhodeeqdaadcaafi4356
    @indhodeeqdaadcaafi4356 หลายเดือนก่อน +1

    Hahahah adeerka daa ina adeer

    • @saidibrahim5931
      @saidibrahim5931 หลายเดือนก่อน +1

      Runta alle aya jecel

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 หลายเดือนก่อน +1

    Beenale abah nacalakuyal damer fahiye😂😂😂

  • @IbrahinCabsiiye
    @IbrahinCabsiiye หลายเดือนก่อน +1

    Axamed halaqabto

  • @aniwaaye484
    @aniwaaye484 หลายเดือนก่อน +1

    🤮🤮🤮🤮🤮🤮🤮

  • @abdallasaid1232
    @abdallasaid1232 หลายเดือนก่อน

    Axmaq dhuxul wax yar ayaa u haray

  • @saidmohamed-n3m
    @saidmohamed-n3m หลายเดือนก่อน

    Ninyohow ma yabta? Titii farmajo la dhalatay shalay luqadayd ku hadleyaso somaliyey dhageysta ???

  • @Idriss-f6v
    @Idriss-f6v หลายเดือนก่อน +1

    Nin lacag lagu shuptay weeye kani. Warheedhaha dowlad been ah oo Xassan sheikh xagumo marka aad dhulka Darood gacata u galisaan maxaad ka helaysin doqon nimo ka ahayn

    • @saidibrahim5931
      @saidibrahim5931 หลายเดือนก่อน

      Maseer aya kuhayo. Wiilka si sax oo run ayu uhadlay

  • @Tayib-c1v
    @Tayib-c1v หลายเดือนก่อน +1

    Warisax

  • @RaxmoMohamed-r7u
    @RaxmoMohamed-r7u หลายเดือนก่อน +1

    Beenaale yaadtahay

  • @FatumaOsmn
    @FatumaOsmn หลายเดือนก่อน +1

    Ahmed madobe kuwashen doqomadan gurgurte uu shilimaadka usotuuro waar irsaqaaad kale allah weydiisooo dowlaad majirte dowladaa afgoye kashaqeyn kismaayo kashaqeyn meysoo

    • @jamalsheikh7853
      @jamalsheikh7853 หลายเดือนก่อน

      Adigana ma geeda naar baa shaxaad kusoo diray 😂😂

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn หลายเดือนก่อน

      @jamalsheikh7853 gurgurte meyd fagtee meyd canshure rer qarxaaye maehii

    • @FatumaOsmn
      @FatumaOsmn หลายเดือนก่อน

      @@jamalsheikh7853 rer qarxaaye maehii gurgurte mawa aqonsanii ahmed madobe waniin dhulkisa jogaa orodo meydadkaga eyahaa lido kucunayoo utasho

  • @barnifarah5966
    @barnifarah5966 27 วันที่ผ่านมา

    Beenalayaal