5SHAN SANO KA DIB JOWHAR MAXAA DHACAY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 26 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 39

  • @hodanibraahiim7327
    @hodanibraahiim7327 2 ปีที่แล้ว +7

    Mashalah jowhar cade waa u xiisay
    Sartii mooska yaa dumiyay waa meesha kaliya ku faani jiree😢😢

  • @umimohamed384
    @umimohamed384 2 ปีที่แล้ว +1

    maanshaa allh waligeey matagin lkin waan jeclahay

  • @fali2695
    @fali2695 2 ปีที่แล้ว +1

    Mash Allah

  • @maryanalimahamud41
    @maryanalimahamud41 2 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allaha tabaarakalaah
    Ma aadan loowey duruuftii hore

  • @hawahaji6087
    @hawahaji6087 2 ปีที่แล้ว +4

    walaal dadka meelaha fiican uu sodib dadka joowharna magalada dhista qashiinka isanadiifiya

  • @سميهاسماعيل-ط7ب
    @سميهاسماعيل-ط7ب 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah abaayo labo meel aan ju dhalanay jowher iyo balcad

  • @kariimabilan469
    @kariimabilan469 2 ปีที่แล้ว +2

    Abaayo noso badi jowhar waa uxiisee 😍😍😍😍

  • @cibaadoaweys3668
    @cibaadoaweys3668 2 ปีที่แล้ว +2

    Maasha laah tabaaraka laah

  • @IbrahimHassan-zk1ey
    @IbrahimHassan-zk1ey 2 ปีที่แล้ว +2

    Illaaahay ha ku Xifdiyo, xusuuso hore iyo waayo waayo baad ku noqotay wiil ku le’egna waad heshay ee bal is -, --inshaa Allah
    wixii shar ah Alle ha kaa xijaabo Aamiin

  • @Ummu-ayash
    @Ummu-ayash 2 ปีที่แล้ว

    Hilibka raqiis Somalia nabad Alle ha inooga dhigo waan u soo guuri laheene

  • @ahaa9016
    @ahaa9016 2 ปีที่แล้ว +3

    Bisinka jowharta la sheego ma noocaanaa waligey waan maqli jiray tuulo caadi waayabe

  • @nabadonnabadon3716
    @nabadonnabadon3716 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh

  • @ukypoy1089
    @ukypoy1089 2 ปีที่แล้ว +3

    Waan u xiizy jowhar next week i.a coming soon

  • @halimamohamed4926
    @halimamohamed4926 2 ปีที่แล้ว

    Mashaa'alaah ilaahey hakuu xefdiyo farxiyo qurux

  • @ciiltire509
    @ciiltire509 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah

  • @hawahaji6087
    @hawahaji6087 2 ปีที่แล้ว +2

    waxaan ladlaya reer joowhar waxaad leedihiin daqaalo laxisaabtama kuwa madax iskusheega suuqyo fiican iyo jidad ha,iidiindhisan

  • @cashocabdicali1888
    @cashocabdicali1888 2 ปีที่แล้ว +2

    Sxpy meelo qurux bdn maxaad usoo duupi weysay Magalada waad nooga ciyaarte

  • @mulkimulki8777
    @mulkimulki8777 2 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah xappti 🥰🥰🥰🥰💯

  • @fatxifatxi8612
    @fatxifatxi8612 2 ปีที่แล้ว +1

    Hilinka maxakadhaqaysa maxase umarojineysa mandi awey kugogo

  • @ciiltire509
    @ciiltire509 2 ปีที่แล้ว

    Maasha Allaah farxiyo

  • @craxmaancali5625
    @craxmaancali5625 2 ปีที่แล้ว +1

    Waaaw xaafadeena ahaaaa😃😃

  • @dahaboosman1228
    @dahaboosman1228 2 ปีที่แล้ว

    Manshallah 😍

  • @Jamal-Oday
    @Jamal-Oday 2 ปีที่แล้ว

    Leylo xasan qof deyn kugu leh cml ku firisay wlhi iska sii walley wxu wa adunye😂😂🥰😂😂 gelow jaw mel an ilowi karin oo anan waligeyna tagin bal adigu sababe 😢😢

  • @queenfartuun8090
    @queenfartuun8090 2 ปีที่แล้ว

    ala waan uxiizay privatekii ustad feysalow

  • @batulasmail8261
    @batulasmail8261 2 ปีที่แล้ว

    Music ayey dhagaha nooga jabiyey wax kale maleh

  • @barlinhashi2254
    @barlinhashi2254 2 ปีที่แล้ว +1

    Maasha alaah Ilaahow idiin xafdi aamiin yaa alaah

  • @abdisheikh8042
    @abdisheikh8042 2 ปีที่แล้ว

    Asc Adeer ma Xaafaddii kulmisaa waa halkaan wax ku bartay kana shweeyey Xilligii uu guddoomiyaha ka ahaa Ahun Hassan Abshir Faarax Todoobaatameeyadii magaaladu waxay ka koobneyd illaa Afar Xafadood oo kala ah Horseed, Adeer 22Oktoobar,Kulmis iyo Hantiwadaag

  • @Adam-rg2gt
    @Adam-rg2gt 2 ปีที่แล้ว

    Qashinka iska ururiya, oo ka foogeeya guryaha oo god ku shuba ama ku guba. Laamiyada iska nadiifiya oo qashinka iyo biyaha wasakhda ka ilaaliya.

  • @fali2695
    @fali2695 2 ปีที่แล้ว

    😍😍😍😍

  • @maryanxaanshicabdulahi9718
    @maryanxaanshicabdulahi9718 2 ปีที่แล้ว

    Jowhar wan uxisay aman is arkeyna

  • @ady426
    @ady426 2 ปีที่แล้ว

    Jowhar dadki xadarada ah we laha dibada aye dhobanyihn hada abkey damer Aya degan ish awal shidnen 😭😡

  • @haldhaainboqor5026
    @haldhaainboqor5026 2 ปีที่แล้ว

    Nin aad dhashay kuma dhalin xaaskiisa dartii ayuu abihii uu tuuray lakiin waraqdii uu abahii uga
    th-cam.com/video/UtkL-JQpaI0/w-d-xo.html

  • @umaddachannel6146
    @umaddachannel6146 2 ปีที่แล้ว

    Ma aniga samir yar ma waxan soo gudbiyaan ficnayn TH-cam ka miyaan qasbaya waan yabay😵‍💫👀😭
    Kawaran TH-cam aad ku dadalay aan isbedel ahayn cidina ku dawanayn anigay I haysataa misna Alxamdulilah😵‍💫😳
    th-cam.com/video/UtkL-JQpaI0/w-d-xo.html

  • @hawahaji6087
    @hawahaji6087 2 ปีที่แล้ว

    magaldina aad baan uuga neexen dadka dawaday isak ilaaliya gabadano kale weji xuun kaso gudbineysa

  • @dulqad1
    @dulqad1 2 ปีที่แล้ว +1

    reer jowhar magalad dhistaa saamxawaye gobladadha wey hormareen adinkaneh gadaal ayaad ulaabatee wagiihoree ayeey shidneen had waa eebar

  • @umuafnaan3495
    @umuafnaan3495 2 ปีที่แล้ว

    Masha allh