M.allah Raaso city caasimada Re faqi cunar Shikhaal waliba Geeziyasha Qudub hormar Aad u wanagsan baad gaarten runti waxaan idin kula Talin laha Ina gooni uga go daan Adoomayda kale Ee xabashida u Adeega I love you Raaso family my blood Qudub♥️🇸🇴💙🇾🇪
maashaa Allah illaahay ha idiin siyaadiyo horu mar waxaa lagu gaadhaa muwaafaqo hakala tagina waligiin mid nimadiina iyo tan deegaanka doomaalida iyo tan itoobiyaba ilaaliya maashaa Allah
Umada somali meel walba joogto waan jeclahay Allaha barakeeyo
#Raaso♡
Machallah Rasso cadey magaladee reer abtigay horay uu soco big love 🌹♥️
Good Job Raaso. This Community made a commitment for development.
maashallaah waa degmadan indhaha ku kala qaday ama ku aqliyaysty allaw noo dhawr waligeed raaso caday
Raaso wa dhul somaliyed oo lagu farxo weligey ma maqal mantaa iigu horeysa ilaahay ha idiin siyaadiyo nicmadina amiin yaarabi raxman raxiin
Wankusalmay walal waad maqashay lkn maxasusatid makuso hasusiyaa hadaa hesaha hasan adan samatar dhageyaato heestaa dabelaha rogmananyee xage dinto taalo ma haalkan rabaa raaso heestas waye 2000 kii aa laqadey
@@abduqadirabdi4333
War nin oday ah ayaa tahay
Raaso big love ❤❤❤❤😍😘
M.allah Raaso city caasimada Re faqi cunar Shikhaal waliba Geeziyasha Qudub hormar Aad u wanagsan baad gaarten runti waxaan idin kula Talin laha Ina gooni uga go daan Adoomayda kale Ee xabashida u Adeega I love you Raaso family my blood Qudub♥️🇸🇴💙🇾🇪
Oo sheekhaash yaa ka adoonsan? Oo ka daciifsan? Oo ka dulisan? Oo ka jaajuusan? Miyayna ahayn ragii tigreega hablaha siin jiray? Si ay u ilaaliyaan???
@@guledfarah8610
Garac
Aan xalaal ahayn
Oo isirlayhn
Ayaa tahay
Shekhal waa Boqortooyo royal family ❤
Adiga cuqdad ayaa ku dishay
I love my qabiil kaga horay usoco
Rer abtigey dad hormaray horay usocda manshallah
RAASO caday man sha Allah❤❤❤❤❤❤❤❤
Manshallh raaso hooygii diinta magaladeydi hormar wacn ayan idiin rajeynaya
Masha Allah Masha Allah Alle ha idin xifdiyo Deeq dara guukeyso
M.a allh Raaso Cadeey magaaladeena ahaa 🙏❤❤❤
Allow ii daa my tolkayga
Mansha'allah Tabarakallah Hooyga Barashada Diinta Islaamka
Mansha alah horumar fican ayaad samaysen horay uusi wada higsigu ka dhawa
ManshaAllah ninkii lwaye Mohmed Hussein shiino!
MashaALLAH raaso caday ilaahay ha xafido
Mnshalahaha alalaha alald ha iinoobarkeeyo amiiin Amiin Raaso cday qarkad ayaa dhataye
Manshaa alaa raaso caday waan kufaraxsanahay hormarkan wacan ee ay gadhay
maashaa Allah illaahay ha idiin siyaadiyo horu mar waxaa lagu gaadhaa muwaafaqo hakala tagina waligiin mid nimadiina iyo tan deegaanka doomaalida iyo tan itoobiyaba ilaaliya maashaa Allah
Mansha alaah raaso cadey hotomar wacan
M sh allah qurux my future raaaaaso
Masha Allah Wa idhinku fanaa cadhaw iska tiriya gumeystaha
Raaso deegankwygiH qaaliga ahaa
Hooygii nolosha iyohooyadii cilmigaay waad howla badan tahayee raasooy manabad baa
Wan kufana rasso
MashaAllah hormar wacan ❤️
Mansha Allah wad mahad santahay
Aad Baan ugu Farxay Wlhi waa Magaalo wax barasho Ilaa 3000 oo Arday ah waan qiirooday iyo hormarka kle dhaqaale iyo deegaameeyn
Mansha Allah🙏🏾❤️
MashaAllaah
Hormar wacan geesiyal ♥️💯💯
MashaAllah hormar wacan raaso
Manshalah runtt wamago qurx badan rer abi horusocda
We love may tolkay
Isku duubni baa dadka yagoow dulli kaga baxdaa dadkayagoow sharaf daaintiyo deeq iyo wanaag ku dur duurataa, isku duubni baa dadkayagow dugaag lagu eryaa dadkayow dulqaadka wa muhiim
Maan shaa Allah
Masha alaah dalkaygii
Masha Allah
Maxay wadaa baaburta uu dhahay
Odaygana kulahaa kolba wixi ilaahay usoo dhiibo wlh jawaab gaaban oo macqul ahu bixiyay
M.a hambalyo
Masha allaah magaladiii shiiqeyga
Waan uxiisay Ethiopia
Wlhi ogaden ma ayaga horemarka araaso iney dabagalan ayehe jecelyehin shiikhaal raban waa cawan ogadenka waa gadayan mare walbe cawan wayehe
Yaa idinka cawaansan?!!
Waar Masha Allah aan idin la kaftamee sheekhaashu waaba reer yurub, hhhhh
Lool kaftanka waa loo baahan yahaye ee maxa ku tiri sidaa
@@darishore814 Masha Allah waa dad cad cad oo qurxoon
ماشاءالله
War carruurta ka daaya Itoobiyaan
Ayaa nahay. Soomaalinimada ku ababiya
Baali oromo malaha waa deegaan somaaliyeed idinkaa yaqaana waxaad kawadaan deegaanka oromia raasona lamadhahee hargaysa yaraybaaladhahaa
Wariya Mesha Aman bu kala dul dacay ee ma Sheekhaal ba
Sheekhaal, imika haday nayeelanayaal gandarshe fiqi cumaq looboge fiqi cumar iyo abiib fiqi cumar waxaanu odhan lahayn halkaan aynu isoogo imaano , oo haba sooguuraan
Wariye bbcshiine ma raaso ayuu kaymid waakan warbixin fiican kasoo diyaariyee
Maasha allah
Dadkaygoow guul ayan idiin rajaynaya
Yaaa dega ma cagdheer mise sheekhaal
Sheekhaal reer awqudub 👍
Raso 7saano lahor ayan maray waxan xasusta ina hotle anka sexdo ayan kaway manto aytahay 2020 kaa hormar baan arka kala dheer shalay siday ahayde alla ooga
Waxa yirhadayan umaadgii Ethiopia xaaq no horseedaa micdhahu maxay waaye
Afsoomaaligaada ayaa micinihiisa muxu yahay ka taagan nahay annagana
Dadkii soodagay kulahaa kuwii daganaa aaway dantaad kaleedahay waa ognahay lakiin waahaday idiin shaqayso
Oo ma waxa umaleeysay sida in qoraal kaa qaldamay inaad farta ku tir tiri karto madaxa bud kaala dhici laha
Daris Hore waxay kuugu caano badan tahay sidaadii hore abtow
dek abdi farda la isu haayo la isuma faansho calloow raga cabaadka waa u ceeb
Daris Hore waxba hayga siin waxad kahesho dardaaranka al islaax
dek abdi adiga onlf dardaarankeeda wax ha iga siin