Facebook Page-kii aan hortiina ku sameeyay maanta intuu marayaa xaaladiisa lacag malaga sameeyay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 เม.ย. 2023
  • waa kan muuqaalka laga soo xaday nfilm-ka • Bauer, ledig, sucht......
    Halkaan kala dag Whatsapp
    GB------apkfasak.com/gb-whatsapp-apk/
    ------------MUUQAALADA WAAN SOO BADIN DOONAA HADII AD GARAB ISIISAAN INSHA ALLAH SI AAN HORMAR UWADA GAARNO SHARE IYO LIKE INTABA KAHA BAQIILIN----------
    ----------------------------------------------------------------------------------------------------------
    WAXAAD KA HELEYSAA QALABKAAN OO DHAN LINK-GA HOOSE
    ----------------------------------------------------------------------------------------------------------
    AMAZON GERMANY: www.amazon.de/Andoer-Fotostud...
    ----------------------------------------------------------------------------------------------------------
    SWITZERLAND: www.tectake.ch/de/3-studioleu...
    ----------------------------------------------------------------------------------------------------------
    WAXAAN ADEEGSADAY INTA AAN DUUBAAYAY MUUQAALNAAK
    ----------------------------------------------------------------------------------------------------------
    #BOYA M4 PRO KIT
    #CAMERA CANON 70D
    #CAMERA #GOPRO HERO 7 BLCAK IYO #G7X MARK 2
    WAXAAN KU HABEEYAY #FCPX #CAMTASIA STUDIO 9
    COMPUTERKA AAN ISTICMAALAY #WINDOWS10 #MACBOOK AIR

ความคิดเห็น • 37

  • @dalkaab1436
    @dalkaab1436 ปีที่แล้ว +2

    Cabey Hassan mahadsanid saxib Sare

  • @Shaashaale
    @Shaashaale หลายเดือนก่อน

    Sxb cilad ayan ku arkey mi caayina sxb❤

  • @riyadaguusha6014
    @riyadaguusha6014 ปีที่แล้ว +2

    Page fcb Oo RIYADA GUUSHA Ku qoran thy Ayaa Jiro Isla sawirka nii muuqdaa saaaran hadii Hal mar gacanta ii saartaan blhi waa Guuleysanaaa 👍🏿

  • @Abdallaisburaash
    @Abdallaisburaash ปีที่แล้ว +2

    Thanks you 😘

  • @drsocial6889
    @drsocial6889 8 หลายเดือนก่อน +1

    Kaabe mid iiga caawi beej baan lahaa waan waaye kadib markaa muuqaal dhigay

  • @XADAARAD446
    @XADAARAD446 ปีที่แล้ว +2

    Sxb wankuka soconaa ❤ thank you so much😊

  • @Kunmateke7
    @Kunmateke7 ปีที่แล้ว

    What if your Facebook account to Facebook page we need this one also assistance

  • @Iskadhac
    @Iskadhac 3 หลายเดือนก่อน

    Amazing walalka ❤

  • @Dhaawac
    @Dhaawac 2 หลายเดือนก่อน

    Sxp wanku tageraa noso bate 😢

  • @CaddeKabiirow
    @CaddeKabiirow 6 วันที่ผ่านมา

    Laakiin shuruudaha mana tusin maxaa jira ustaad

  • @halimahersi8454
    @halimahersi8454 10 หลายเดือนก่อน

    Mahadsanid

  • @cabdiraxmamcabduqadir4078
    @cabdiraxmamcabduqadir4078 ปีที่แล้ว

    Tilikaram sidee losameeya appel❤

  • @lakiboy1
    @lakiboy1 ปีที่แล้ว

    Account set up somali dhbika naka hestaa idtax maxaa malaha xaa takaa lengthnow

  • @qasye__boy7083
    @qasye__boy7083 หลายเดือนก่อน

    Sxb Xage kasoqabta Wala

  • @tiktokcleap2145
    @tiktokcleap2145 ปีที่แล้ว

    Zxp baa mid iisamayso

  • @ramlamohamed3497
    @ramlamohamed3497 ปีที่แล้ว

    Wll Facebook profile in page loo badalo iyo in Facebook page la sameyo keba fican

  • @somalikacsi
    @somalikacsi ปีที่แล้ว

    Wwl please Ani isii codsi waaa

  • @MohamedReermogdisho-ij7nc
    @MohamedReermogdisho-ij7nc ปีที่แล้ว

    Zxb natus sida watisapka looga xiro

  • @asadtoxow401
    @asadtoxow401 3 หลายเดือนก่อน

    waa besnta san kala soo xariir raaye ayaanba dalay

  • @maxamuudgaxuure-gi9cy
    @maxamuudgaxuure-gi9cy ปีที่แล้ว +1

    Ani waa laiga jabsadayfecbook 😢qof iicaawiya mahelin walu😢

  • @Funymedia-vp3uy
    @Funymedia-vp3uy ปีที่แล้ว

    Zxp aniga bage keyga wax yer bes aaka dhiman

  • @kabtanhaara9324
    @kabtanhaara9324 ปีที่แล้ว +1

    Cabey hassan plz pro Facebook layga jabsaday waana soo celi waaye 😢😢

  • @WalalEk-ds5yf
    @WalalEk-ds5yf ปีที่แล้ว

    Ilhay adu io akhiro ha ku sharfo wan kula socoda zxb. Lakin. Boost maxa ku sameya

  • @Bulshaawishow9360
    @Bulshaawishow9360 ปีที่แล้ว

    Sidee shikada Facebook lacag loogu diraa si postiga dad badan ugaadho mhd

  • @RayanAhmed-gi9cq
    @RayanAhmed-gi9cq 6 หลายเดือนก่อน

    Above wxn fahmi waaya fbka marka la furto sharuudaha utaala mxy tahay lacagta goorma ka sameen karyaa marka gaarto

  • @pharhanofficial9001
    @pharhanofficial9001 ปีที่แล้ว

    Sxp sidee anoo TikTok live ku jiro video ugu daaran karaa please sxp iigi cimaamad video gan video ga xiga ❤❤

    • @Qeyyslyricssomalia
      @Qeyyslyricssomalia ปีที่แล้ว

      Hadii aad ogaato isoo sheeg zxb ani xitaa aaan rabay

  • @user-lt6nk8mf4e
    @user-lt6nk8mf4e ปีที่แล้ว

    Asc cabeyow sxb iga cawi sida yutub loo sameyo Facpok Pekka Wan ka bogtay

  • @user-vp1rc9sy4l
    @user-vp1rc9sy4l ปีที่แล้ว

    Plz noso same sida lo ogado call whatsapp qofkale

  • @MaxamedCabdulahi-rj1ef
    @MaxamedCabdulahi-rj1ef 5 หลายเดือนก่อน

    Wll sidee like ta usoo mujiyaa

  • @mohabdinaasir5070
    @mohabdinaasir5070 ปีที่แล้ว

    Tuugsi casriyeeysan aa wadaa nio

  • @Raage11
    @Raage11 8 หลายเดือนก่อน

    Wll please ma ila soo xariiri kartaa fb iga cawin laheed lacag ayan ku arkay

  • @AbdinasirAbdullahi-lq5we
    @AbdinasirAbdullahi-lq5we 11 หลายเดือนก่อน

    Sxb side loso sara brofelkaga

  • @XogRaac
    @XogRaac ปีที่แล้ว

    Wale caqli waad keentey ka barisey somalidan jahilinta 😅😅😅😅