Ilaahey kacabso Haku qaraabanin diinteena suuban Maxaa kafaaidee hadaan like kuusaaro.? igu weynaanta diinteyda iyo like in an kuusaaro maxaa iskuxirey? قال تعالى '"و لا تشترو باياتي ثمنا قليلا و اياى فاتقون'"Baqara aayada 41aad
*Abdiraxman wan ku slmy marka hore marka xigta aan kuu soxo laba qodob o ku saabsan eli cohen 1.qorshaha tababarkiisii marki hore waxa loo qorsheyay sida sheegty 2sano lkn baahida loo qabay wexey keentay in 6bilood laguso koobo. 2.ninkan qabashadiisa ma aheeyn sida aad sheegty sidas waxa ceebtooda ku qariyo sirdoonka mossad eli cohen marka la qabanayay waxaa soo sheegy nin sirdoon masar ah o joogay dhulka yuhuudu xooka ku heeysato ninkas masar ah wuxu ka mid noqday dowlada israel ninkaas ayaa sirdoonka masar usoo sheegy sirdoonka masarna wexey la wadageen sirdoonka syria sidas ayana lagu qabty. Mahadsanid waaberi media*
Eili cohin qaabku u dhaqmi jiray wxa cadyd jileeca sirdoonka carbta ee wlhtigaas So kle muuqalo so gliya youtube ka iso booqo laga yaaba ina ka faaifo inshlh
Warbixintiisa Waxaa bixiyey sirdoonkii masaarida oo sawir uu kula jiro madaxda suuriya arkey xogihiisana ku sheegey inuu u ekyahey nin ay horey u qabteen balse dembi ku waayeen, Dabagal yar ka dibna gacantaa lagusoo dhigey,
Baro manta ad hogamisid bari Wxa ka ficnyd Baro maanta aad bari bartide Baro manta aad bari intifacdide Lkn ma ahan in wx lo barto i klia in wx l hogamiyo
Waxaan kugu so kordhina jaajukii ugu darnaa ee yahuuda wa taliyihii guud ee ciidamada masar oo aha Taliyaha labada aag Wana ninkii jabshay ciidankii carabta dagaalkii 6day war almushir
Kala xiriir somdream Agency:
Whtsapp: wa.me/905416085042
Istanbul: +90 541 6085042
Hargaysa : +252 63 3453799
Garowe: +252 5 385192
somdream Agency
Wehelkaaga guusha.
Sxb numbrkaga isii
@@saciidsuleiman1355 😂😂
@@saciidsuleiman1355 maxad rabtaa
@@saciidsuleiman1355 😂
Diinta islaamka haddey kugu weyn tahey like saar
Ilaahey kacabso
Haku qaraabanin diinteena suuban
Maxaa kafaaidee hadaan like kuusaaro.?
igu weynaanta diinteyda iyo like in an kuusaaro maxaa iskuxirey?
قال تعالى '"و لا تشترو باياتي ثمنا قليلا و اياى فاتقون'"Baqara aayada 41aad
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
Ka soo wrn sababta dabka
Ka kicisey turkey 🇹🇷
Abdirahman Keep going bro 💪
Ha gubteen hadey rabaan Turkey wa cadowga Somalia dhaca ka wada
@@Falanqeynta_musalsalada_Somali
Maxaan kugu tilmaamaa inaad
Tahy .. Nac..🤔
Manta cid taban lahayd maba jiri lahayn kawaran waayo Ragii raga ahaa e Muslim ka ahaa manta inama mamulo🥲
*Abdiraxman wan ku slmy marka hore marka xigta aan kuu soxo laba qodob o ku saabsan eli cohen
1.qorshaha tababarkiisii marki hore waxa loo qorsheyay sida sheegty 2sano lkn baahida loo qabay wexey keentay in 6bilood laguso koobo.
2.ninkan qabashadiisa ma aheeyn sida aad sheegty sidas waxa ceebtooda ku qariyo sirdoonka mossad eli cohen marka la qabanayay waxaa soo sheegy nin sirdoon masar ah o joogay dhulka yuhuudu xooka ku heeysato ninkas masar ah wuxu ka mid noqday dowlada israel ninkaas ayaa sirdoonka masar usoo sheegy sirdoonka masarna wexey la wadageen sirdoonka syria sidas ayana lagu qabty. Mahadsanid waaberi media*
Waabari media aad ba u mahdsanthy walal ereyada adeegsaneyso wa kuwo Muslimnimo ka muuqato keep going pro
Mahadsanid Walal cabdiraxmaan soo gudbintaada wanagsan
Mahadsanid bro waxaad noo soo diyaarisay barnaamij qurux badan
Anigoo macaansanaayo lee ayuu dhamaaday muuqaalkaan
Plz inoo soo badi muuqaalada nuucaan ah
Allaha ku barakeyo wllky somaliyed updirahman
Wadmatsantahay cabdiraxmaan sidad nola socodsiisid xogaha iyo dhacdooyinka
Masha alla wax la daldalo waa astaahilah
Zxbyaal muuqaaladan oo kle noo soo badiya. Waa muuqaalo waxtar weyn leh dadka daneeya arrimahan
Thank you teacher 💯👍
Waxaad ka soo hadashaa siday suuriya ku burburtay. Inta igu raacsan
Taariiqda mahir zain soo samee wa codsi
Thank.s Lkn BayaHan mD caajistay❤🥺🥺
Keep going
First second keep going wll
Legend always is legend
Your talented 😎😎✌✌
Good topic my brother
Keep pushing waaberI media❤
Zxp arimahn iyo kuwa xabsi Ka baxsashada soo badi
Qisada basaaskan Netflix ayan ka daawaday sanad ka hor
Thanks bro Abdirahman
Somalia ah
cabdi raxmaan cumar hore u zoco libaax
King apdi rahmaN kip going
You're back... jazaka Allah..bro
Wll abdirahmaan keep it up
Kaamil❌️
kamaal✅️. Waxbaro🎉🎉🎉
Legend is back
Mahadsanid
Wll noosoo badhi muqaalaha noocan ah
Brother Guulayso❤
Cajiiib thanks walaalo 💙🙏
Abdirahman Waaberi👌
Waku tagera💪
Just watch the tv show it’s really good it’s on Netflix
Ku saliya xabiibkena muxamed Scs scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Mash allh allh ayaan ugu farxay sida loo dal dalay
Walal ksoo hadal tariqdii al qac qac ibn cmar at tamiimi
Wllo waan ka helaa barnamij yadaada soo badi hadii macquul tahay
Mhadsanid wll kasoo hadal aamina almufti.
Zxp soo Badi sheekooyinka sirdoonka
Hi
#Yosi Cohen ee ahaa Managerka Mossad dhawana la casilay ayaan mooday
Abdirhamn omar horumar wacan
Keep going wll
Wad Mahad Santahy Wll Lkn Markazta Inooso Dhig
Magaca musalskan waxa lagu magacawa " the spy" waa cajiib
Wallo waa cajiib carab yuhuuda ayaa jirra miyaa yaab!!!!
@@penbook5176 haa waxa jira carab yuhuuda sida kuwa imika maamula saudi arabia
@@hamseomar3951 Saudi arabia yahuud miyaa maa musha 🥱
@@abdirisakwali2287 saudi arabia yuhuud maaha lkn waxa jira maamulo yuhuuda la shaqeeya
Wad ladaahday wlle
Keep up sxp
Eili cohin qaabku u dhaqmi jiray wxa cadyd jileeca sirdoonka carbta ee wlhtigaas
So kle muuqalo so gliya youtube ka iso booqo laga yaaba ina ka faaifo inshlh
Sirdoon walbaa Argentina 🇦🇷 maxay u cuskadaan si ay xogtooda u qariyaan horena waan kaaga maqlay muuqaal hore oo aad diyaarisay ,mahadsanid 😊
Dal sirdoona adag leh maha zhp dalkaas
Ok
Haay❤❤
Waa maxay sababta ay yahuuda iyo waxa ay fuleyda u yihiin
Ok Waxaa iga su'aal ah Waxaad inoo Sheegtay ineey laba Jeer ay xireen Sirdoonka dalka Massar, sidee ugu Suura gashay inuu ganacsade weyn isaga dhigay ileyn gacansade weyn oo heerkaas gaaray waxaa suura gal ahayd in Jaraa'idyada ama TVyada laga soo sii daayo Magaciisa iyo Wajigiisaba, isla Markii laga soo sii daayane sirdoonka dalka Massar si automatic ah ayeey urkaayaan soo ma ahan? Sidee indhaha sirdoonka dalka Massar isaga qariyay asagoo ganacsade weyn noqday ? ileyn hadeey arkaan waa qasab wexeey la wadaagaayaan dalka ay saaxiibada ahaayeen ee Syria 🇸🇾
Tariikhda maxamed iqbaal kaso hadal wll
Waa yab , side kou ogatey hoogtan wll ? Waha ilmi na sisay sida ay oushakeyan jasousiyintou
Warbixintiisa
Waxaa bixiyey sirdoonkii masaarida oo sawir uu kula jiro madaxda suuriya arkey xogihiisana ku sheegey inuu u ekyahey nin ay horey u qabteen balse dembi ku waayeen,
Dabagal yar ka dibna gacantaa lagusoo dhigey,
Abalkisa lamariyay
Sxb waxaad kaso hadashaa taariikhda
Mike Tyson
filmkisa dawaday ali cohen netflix
Tv show aya laka sameyay garacan
Salad cali jeele, cali Maxamed geedi, Sharif sakiin,farmaajo iyo team badan oo ah jaajuusyo u shaqeeya ithopia iyo America ayan sidaas la jclan laha
Baro manta ad hogamisid bari
Wxa ka ficnyd
Baro maanta aad bari bartide
Baro manta aad bari intifacdide
Lkn ma ahan in wx lo barto i klia in wx l hogamiyo
Sxp sirdoonda caalamka sida raw,mosad ,kjp, kasoo hadal sxp
Sidok kale kudar MIT iyo isi
👍
Arinka turkiga maxa kasoo hadal
ma sidabeciyay ugubteen ? Mise farakala kujira🥺
Wad naga ragtay pro
Wll
Qofkii kowad noqday
😢😢😢😢
Kaliya maxay comments ka oodhan ay ugu badanyihiin a
MAHAD CELIN IYO waxyaalo kle
Ka dhiibta fikir iyo mas 'alo
Zxp tagero kuma ahi
si fiican bay udaldaleen inkaar qabahaan jahanama allaha geeyo isaga iyo kuwa daalamiinta ah e islaamka kadeeday
Wamaxy Ethiopia mayna lahay
Againt 88 kubada cagta falastin baa usabab u ahayd fashilkisu jaajus khatar ah
Netflix ayan kadaawaday asago filin ah kkkkk
Netflix ayan kadawaday filmka laga matalay waa film cajiibaa
Magci limka libax
@@saedqanpil4886waxaa ladhaha
the spy
Wll hitler tariiqdiisa oo dhameystiran inoo soo kooob please
Ninkaas xayaysinta codka saaray ma maxamud faysal baaa🤣🤣🤣
6
Waxkasta waydhamanayen
Xogtan hore ayaad noola wadaagteen
Codka dalac markaad video ga smaaynayso
Hadad wax qaraato.malin un waa lagu oganaya
هل جزاء من جنس العمل 👎🏻
Kawarn sacudhiga
Jajuus nimo ma ficno meel xun bad ku dhiman 🤦♀️🤦♀️🤦♀️🤦♀️
Hooyadaa anaa wasa
Yahuud miya tahy wad ka xumatay miya sida logaly yahuudka
Adigaa u baahan wax ku wasa
Hitler kasoo hdal zxp
Waxaan kugu so kordhina jaajukii ugu darnaa ee yahuuda wa taliyihii guud ee ciidamada masar oo aha Taliyaha labada aag Wana ninkii jabshay ciidankii carabta dagaalkii 6day war almushir
Magaaciisa oo saxan ii sheeg
Keep going