waa fanaan buuxa walahi. mashraxa si fiican ayuu shiday. waa nin fahmey waxa ay tahay fanaanimadu. waa madaadaalo iyo good time. intaba si fiican ayuu u muujiyey fanaanku. Mukhtaar CONGRATULATION. halka kasii wed. hambalyo from Djibouti !
Heestaan nuskii damde ee sideetanaadka ayaan markuu ugu horeysay ku daawadey shineemo Xamar jadiid waxaana qaadayey Cabdicasiis SHANKAR oo ka tirsanaa Xusuus, muddo yar kadib ayaan mar kale ku daawadey shineemo Afrika iyadoo uu qaadayo AUN Kuusow KUNTUWAAREY, ma sheegi karo midka rasmi u leh labadooda.
Absolutely alfanaan Mukhtaar from baydhabo Somalia 🇸🇴
Yaaaah wax kale fanaan Mukhtaar duhur iyo hiraabaan ki daydayaaye dacaskii iga dhamaadeye dowlaay 🤩🤩 inaba caadi maaha 👌👌👌👌👌
waa fanaan buuxa walahi. mashraxa si fiican ayuu shiday. waa nin fahmey waxa ay tahay fanaanimadu. waa madaadaalo iyo good time. intaba si fiican ayuu u muujiyey fanaanku. Mukhtaar CONGRATULATION. halka kasii wed. hambalyo from Djibouti !
Mukhtaar maxamed mursaL keep going sxb sare horay usoco
Hesta io ciyarta waa another 😍
Keep going my sister
THIS WAS NICE VIVA JAREER WEYNE IM ENJOY , DAAROOD LTD LOVE YOU
Masha Allah horumar WACAN wlashey faiza amiir Allah Ku xafido 🥰🙏✅
Best one ☝️ heesaha noso wada best muuqalo faisa amiin love from Dhagahbuur ❤️ Somali galbeb
Xaqiiqadii ma fahmayo waxa oo ku heesayo balse Waan ku raxeesanaya somali live musik. Waxaan rajayana in ay XAMAR ay tahay!!
Keep going my dear friend🌹🌹❤️❤️
Brilliant
Keep going from cabid band
Wooooooow maasha alaah😍😍😍😍
Heestaan nuskii damde ee sideetanaadka ayaan markuu ugu horeysay ku daawadey shineemo Xamar jadiid waxaana qaadayey Cabdicasiis SHANKAR oo ka tirsanaa Xusuus, muddo yar kadib ayaan mar kale ku daawadey shineemo Afrika iyadoo uu qaadayo AUN Kuusow KUNTUWAAREY, ma sheegi karo midka rasmi u leh labadooda.
Anigana Shaneemo Shuun ku fiirsan jiray, ka bacdina Shaneemo Shantaraale, kadibna tii la dhahaaye Shaneeno Xamar.
Heestaan kuusoow kunturwaareey baa lahaa original ka
AUN heestaan waxaa horay uqaaday kuusoow kunturwaareey allha u naxariistee
❤❤❤❤❤yes❤❤❤❤❤mugtar❤❤❤❤❤
Axsan waaye heeska kep up
KIND BEUTYFULL UNIFORM THEY HAVE BLUE AND WITHE REAL SOMALI BAND WE LOVE YOU
Waaw
Walaal waxaan buuxiyay sharuudihii saacada TH-cam kaliya 1k waxyara iga dhiman isoobooqo mahadsanid😍🥳
Waw I enjoy this music
VIVA MAAY LAND
Wow mukhtaar cajiib cajiib
Masha.allh
Waaye waaye
Waaaaw 💯💯💯
Quality🔥🤘
❤❤🎉🎉😂😂😢😢❤❤❤😅😅waaw
Woow🔥❤️
orjinaal songis masha alah
Sass waaye
Cish cala hees❤
❤️❤️❤️❤️
❤️❤️💯💯🌹🌹👍👍👍
❤❤❤haadi.darad.❤❤liidoo❤❤lidooh.kaadi❤❤malofilw❤❤mugtar.❤kiihaasd
❤❤wll.macan❤❤😂🎉
Hesti
rag was ragii hore hadala waa intuu yidhi
Hesta
Muqtr.burco.gul
GIRLS COME TOO LATE THAT WAS NOT NICE, TAAGEER WALAALKAA BILOW &DHAMAAD
Kabaxjortiis
THIS IS OROGINAL SONG, NOT FALSK
Y.e.e.s.cismaan.faruur.burco
❤❤❤❤❤