ขนาดวิดีโอ: 1280 X 720853 X 480640 X 360
แสดงแผงควบคุมโปรแกรมเล่น
เล่นอัตโนมัติ
เล่นใหม่
Fanaan legand buuxa baasharax... Ale haku dhowro my fanaan
WOOWWW💯 HEES WA KI HORE 🎤
Sas waye kep going my team
Axsan Heees ustaad Cumar Nuur Basharax Codkiisa Wali Waa joogaa Fanaaan Qaran 🥰 Original Waxaa wada Qaadi jiray Mama Luul jeylaani Iyo Cumar iyo Nuur baasharax
Horn Afrika leen ku xasuustaa barnaamijkii hoodi hoodi mahad iyo duniyo Alle ha u naxariistee hoodi hoodi eyka soo qaadan jireen heestaan
wlhi fanki hore naso xasuusisey wlshy mcn horey u soco aby
waayahii wacnaa aan xasuustay ruwaayadii shan uyar ha iisheen
Waaatan khatraaaaafaraxsan casar caraaabo hoodi hoodeen tanaaa tiri.khatraaaaaaaycaday 5👋
Wow 🤩 beautiful 😻 💃🏻💃🏻💃🏻💃🏻💃🏻💃🏻❤️🌹
15 years ago Ahmad Salah Kasim heestan muusigeda sida wanaagsan ee uu utumay kuwan maanta tumaya xita uma dhawa, ASK was ahead of his time, a living Legend Sir Ahmad Salah Kasim, will be missed!
Waabari aa zoo noqotay ❤️❤️❤️
Saas waaye har iyo habeenaa hoodi hoodi hoygiina soo iraa iga hiili caashaqa
Masha alaah waayo waayo
Cumar Nuur Baasharax, Mucjisadii fanka Banaadiriga well come back Nin culus
Ciidmubaarak faaiza amir.🌹♥️🇸🇴
Excellence hoodi hoodi inaba caadi maaha 👌 👌 👌 faisa qurux waxaad inoo soo bandhigtaa heeso xiisa badan halkaas ka haay baayo 👍👍👋👋👋💙💙💙💜💜💜💚💚💚
Xasuus👍👍👍❤❤❤❤❤❤❤
Heeso waa heesihii hore siba heesihii Banaadiriga way sii dabar go ooyaan hala soo celiyo
Waayo waayo xasuus time baasharax iyo muslimo 👍❤️💕💓❤️💗💓💕
MAASHA ALLAH WAXAAN XASUUSTEY WAQTIGEENI FIICNA IYO RUWAAYADIHII XAMARIGA INABA CAADI MAAHA
Wayo waayo iyo nabadii aan soo xasuusadaa markan hees reer xamar maqlo
Heesta macaan keeda iyo cayaarta fanaaniinta waxaa ku cayaaray camera man ka video wuu waalay
Ma ila Aragtay horta balaayo fudeed badan
heesha banaadiga soo nooleeya topp
Legend gabrtena fa.isa
🥰🥰🥰🥰🥰🥰🥰
Xamawadajir.iyadaaa
Ayo xasuus lol
Cadayqiimobadanqurux iftiin shamsaaaaycaceed.5👋👋👋👋👋👋.haaaa ihihihiiii waatan.
Erayga hoodi hoodi yaa macnayn Kara
Luul Jaylaani Cali ma keeni kartid saaxiibeey ee iska joog haye dheh
Alfan Cuumar nuur basharx👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾👍🏾💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖💖✅✅
Aad ayaa uga helay hesihii xanariga ina dib boorka looga jafa lkn cameristaha sida uu wax udobaaya wax haka badalo 😬😬😬🙏❤️
Kamirada si fiican aa loo duubay
@@barlinsabriye2029 kamirada maxuma lkn melaha heesta xiisa uyeeli laheyd ku qaban maayo 🤣🤣🤣🤣
Khadraqaran5
Qoftan ayan kuhaysta qaabka ay ucaareyso
Fanaan legand buuxa baasharax... Ale haku dhowro my fanaan
WOOWWW💯 HEES WA KI HORE 🎤
Sas waye kep going my team
Axsan Heees ustaad Cumar Nuur Basharax Codkiisa Wali Waa joogaa
Fanaaan Qaran 🥰
Original Waxaa wada Qaadi jiray
Mama Luul jeylaani
Iyo Cumar iyo Nuur baasharax