Maalmaha Qalooca || Abdulahi Baroor 2024
ฝัง
- เผยแพร่เมื่อ 7 ก.พ. 2025
- Join this channel to get access to perks:
/ @astaanmedia
SUBSCRIBE: www.youtube.co...
Welcome to Astaan TV channel! Make sure to SUBSCRIBE and turn on the notifications. Astaan tv is local Television Across Somalia, It Promotes local Entertainment Programs included Drams, Music, Sports, Education and Various Social Programs. This is #astaantv
For More:
Website: www.astaantv.com
Facebook: / astaantv
Instagram: / astaantv
Twitter: / astaan_tv
TikTok: / astaan_tv
A brilliant old song! Well-delivered. I enjoyed a trip down the memory lane with one of the most nostalgic Somali songs. Nothing beats classic Somali songs. I'm an Ethiopian and I love heeso qaraami.
Cod macaan wlhi maha muhiimada in aad iska dhigto fananki heesay ee codkada ayaa la raba waana cod macan yahay odaygan nice voice
GREAT SONG WITH A GREAT VOICE. MANY THANKS!
Muhiimada mahan heesta qofka qaaday ina codkiisa ku heesta ee wa inaa cod kaaga si qurux bdn ugu luuqen karto ❤ninkan heesta wuuba isii jecleesiyy😢
Omg! My favorite song ❤
😢😢😢😢😢 astaan Naga daaya ciyarta legend heesihisa Cid qadi karta udhiiba
Agree
Kii yaraa ee Siciid Qalinle maxay u keeni waayeen. Kaa yar baa Xasan Baashe soo dhaweeya. Tan kale, waxaan filayaa in Astaan ay adeegsanayso playback sababtoo ah codkan aynu maqlaynaa ma ahan dabiici oo waa uu ceejisan yahay.
heestii wuu isii jeclaysiiyay nice voice 🎻🎻🎻
Ashqaraaar 😢😢
I Really like the tune
Waaaaaaaaaaw noolow baroor❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤waaaaaaaaaaw ❤❤❤❤❤❤❤
Woooooow. Walaahi waa Fanaaan. Heesta miyuusiggeedu caadi maaah.
Sooma dhaweyn xitaa codkii iyo ridmadii Xasanow Eedan.
Hadaad igu raacsantahay Like saar
Heestii dhan dhulkuu la galay 😂
Waa heestii labaad Xassanow Edan leeyahay oo uu dhulka la galey dhan walba. Heestan cod guux leh ayey u baahan tahay.
Hassan Adan Codkiisa maba la keeni karo dadku isku dhuun maaha Focal gaar ah ayuu lahaaa waana genetics@@fartunhaji2577
Wuu dadaalay. Heestu Galbeed Waa La Xoreeyey ayay ku jirtay, waxaa muusigga tumay rag ay ka mid ahaayeen Tifow, Aweys Goobbe, Ismaaciil Yare AUN dhammaantood iyo rag kale. 1978.
Saciid qalinle soo eek adeeer
Fanaanku ma aha inuu Fanaan kale codkiisa raadiyo ee waa inuu codkiisa ku heeso, ,
Masha Allah Maalmaha Qalooca. Xasuustii Xasan Aadan Samatar
Maansha Allah aad ayaad umahad santahay heestan markuu xasn qaadayo meelaha qaar ayaanan fahmin lakiin fanaankani walaahi si faseexa ayuu uqaadayaa
Well Done 👏
❤❤❤ maasha allaah wall keey baroor
jahilow sheydan iyo macasi ilahay ayad le dahay masha allah micnaheda ma taqan????
❤❤❤
Cajiib! Cod macaan illaa xad weeyaan,
Eraydii abwaan xasan cadilahi xaaji xasan ganey iyo laxankii xasan aadaan samatar oo luuqda heestana lahaa. Xusuus aad u qaali ah ayey ugu leedahay
Hats off
ninkaan Gabyaa wayn buu ahaa aun abwaan Mxmm'd Cali Walash heesta Maalmaha Qallooca Isaaq oodhan iyo inta wax ka qorta afsoomaaliga waa fahmi waayeen lama cagacagayn karo bay dheheen halka Khaliif Sheikh uu cimaamaddiisa dhigay 1978.
marbaan mawjadaha dheer Maaxaa dhexdood Muuqeyga la arkaa laakiinse aan maqanahay Wanted❌ baan ahay weeye saxaafadaha afka dheer oodhan baa isu kay dhiidhiibaysa weeye oo sawirkayga wadwadda se waan fakaday.
qofkii Kulmis aada sida caadada u ahay dowladda kacaanka waa la dabo gali jiray sawirkiisa baa lasoo saari jiray inuu yahay qaran dumis.
Waaw hees cajiib ah
Waaaaaw Waxaas Cod kaa ah
❤❤❤❤❤
30.12.2024🎉
❤
Boongaha caadi maha steals the show!!!
majirin maalmo ka qalloocay ama ka marooray beesha Isaaq 1978 heestaan ina Cali walash oo majeerteen ah baa sameeyay SSDF galay waqtigaas qisooyinka ayaa galbeedka quseeyay fanka ciyaarta ka daaya.
Wuu cod fiicanyahay Lakin hadiiba uu Copy Qaadayo waxaa muhiim Ah inuu Erayada iska saxo Fanaanku Hada Heestaan wuu ku Raftay Legend kaan 😀
it's very good single music i like all instrumental avenger ❤❤❤
Alla maxaad orkaastaro tumaysaan, waa walleeye shalalaxdiina laga hilmaami karo. 🎩
Heestani waxay suuqa haysatay 1979
Dowlad Xun Dowlad La'aan Beey Dhaantaa Marka Maadaamaa Codkii Xasan Uusan Toos U Keenin Ugu Yaraan Wuu Isku Dayay
Otherwise Astaan Guuleysta
Odayga waa cod macan yahay isagoo waayeel ah xaasidnimada ka daaya
Heesta wuu kufsaday OMG
War Kan Waa ku cayaaray Heesta ee ha laga qabto. Saciid Qalinle ha la raadiyo si uu legend ka uga meydho candhuifta uu ku tufay ninkan waayeelka ah. 😢
Caruur baa tahay aan waxba kala ogayn or you just hater.
Baytka ugu dambeeya heestaan baan jirin lacag goyn karta wxay ka qaalisantahay milions of sings oo aan macne wayn lahayn wxu aun abwaan,philasopher,gabyaa,cabqari,indheer garad Mxmm'd Cali Walash si farshaxamayn umuujinayaa afeefna ka dhiganataa kahor inta uusan ku biirin jabhaddii SSDF 1978 inuu si walba oo ay tahay uu isugu dayey inuu gacantiisa soo galiyo dhulka Itobiya ee DDSi marbaan maryo ugaliyay buu leeyahay wxaas oodhib ah anoo kasoo maray dhulkayga iyo dowldda maanta kahor inaan jabhadeeyo ama kaco iguma dhalan ayuu leeyahay wxuu muujinayaa isdiiddooyinkii taagnaa waqtigaas oo ay rabeen majeerteenku inay dowlldd kahor yimaadaan Itobiana saldhigyo ka samaysanayeen mar la xiray isaga laftigiisa.
Waayaha masuugga ah
Hddii uu kaa madowyahay
Waa u mur iyo deebaaq
Caashaqa martiyaye
Marbaan mudanta ciidda ah
Cadow iga marooriyay
Muragadeeda ooya
Mar wxaan iraahda
Rag naftiisa mooyee
Maaree dhibaatee
Mintidoo isdiidsii
Muhashana iska illow.
Heestaa wxaa lagu soo bandhigay riwaayaddii galbeed ee jamhuuriyadda dimoqraaddiga ah ee Somaliya🇸🇴 kuwaa damcay inay maroorsadaan mooday in waxa reero gaara lahaayeen se wax qiso leh lma dhici karo oo macnaha saas uballaaran kulansatay iyo mugwaynida ay dheehan karaan durba cushaaqda fanku.
By Ibnu Aidid Beeroof.
Cajiib weeye heestaan laxankeeda Xasan aadan baa lahaa kuna soo caan baxay erayada qalbi taabatka ah iyo qisadeeda madow wxaa curiyay aun Mxmm'd Cali Walash sugaanta uu isku guhaamay ayay kmd tahay.
History.
Dadka aan codadka aadanaha baranin, scales ka iyo miisaanka durbaanada aan qiimayn karayn, waxaan leeyahay .. fadlan ka fadhiista fagaaraha oo kaliya ku raaxaysta Tunes ka iyo Musica hoos soconaya ee aan hubo inaaan dhegtaadu jabaqahaas maqli karin............
Maanty nahysa
maalmuhuna
qalloocan
murugaduna
badantahy
umadaan midee idhi
midba meel
kumaqantahy
ana maanka
kamajarin
somalo midowdiyo
midnimada
dhulkaygoo
madax waxa
naso maray
miidaminyno
mugdi baan
kunoolahy
mana jiro naruuriyo
nabsigaan sugaayo
nugul weeye
ruuxduye
nasriyow hadmaad iman
Maalmaha Qallooca oo kmd ah heesaha waawayn oo qisooyinka laga curiyay wxaa mihindisay abwaan,gabyaa,philasopher Mxmm'd Cali Walash oo loo garan ogaa Caydiid Kaba cune ka tirsanaa jabhaddii SSDf lagu tiriyo dadka isguhaamay marka lajoogo suugaanta.
Ninkaan codkiisa isagaa leh waana isku dayey.
Ninkani xasan mahan xasanna ninkan maha mihumadu wa hesta erayadeda iyo laxankeda wuuna keenay weliba cod qurux badan
Muhiimaddu waa inuu dib usoo nooleeyey heesta
waayo waa hees dhaxal gal ah
Wu kuciyaray kufsi, Omar sabriye codka isu raadi fadlan
xasan heesta asoo dhalinyara ayuu qaaday laakin hada saan umaqaadikro asagaba
Marbaan mowjadaha dheer
Maaxaa dhexdoodoo
Muuqeyga la arkaa
Laakiinse aan maqanahay.
Rip abwaan Mxmm'd Cali Walash baa curiyay markuu Ssdf galayey.
Odayga gadhka cas maxaa waalay hhhh
Aad baan uga xumahay in heesihii qofweliba iska heeso
Dadka qaarbaa ku waashay in heesta codkeeda fanaanku keeno!
Ujeeddada heesahii hore loo qaado waa in intii ku garaaddatay heesahan xusuustoodii iyo waayhii dib loo xasuusiyo. Inta heestu ku cusubtahayna bartaan xilmadda iyo murtida heesihii hore.
Bila taalo ayay fikirkayga ayad qaatay gasaid aroos laga shido ana niga guleystay, nima imaanayo.
Heesta wuu calalinayaa xaajigu heestan hal nin baa soo dhaweeyay waana fanaanka dada yar ee Siciid Qalinle.
Asagba xasan ka duqsan lkn cod fican ayu leeyhy
Hees aad u macaan oo lagu qaaday cod hoogay oo ba,ay 😢
He didn't meet our expectations . Coz his voice is not as thick as hassan adan samatar
La isma caasiyee codkiisu waa heersare, khasab ma aha inuu Xasan codkiisa oo kale leeyahay
@nouramohamed6125 maxaad iigu jawaabtay abaayadiis. Maad adiga ra.yigaaga cabirtid
Mise fanaanka ayaad qaraabo tihiin 🤪
Kufsi wadareed oo fankii hore loo geysanayo bay Astaan hogaan u tahay.
Waxba waxbeey dhamaan
Miyaaney kula aheyn sxb?
heesta hlke ka qaldan tahay waa adiga iska dhigaayo qof fanka waxkayaqaano
Waxaad sheegtay in aatahay qof aan garaneeyn luuqada wanaagsan ee martial leh sabatoo ah nuxurkeedii kuma galin mise q y l d. U fiirisay
@@daandurey2023
😂
@@daandurey2023@daandurey2023
Mar waxaan idhaahdaa siday tahay mar curad geel "cilmi mawdku kala diray" ayuu leeyahay waana ❌️ (Ilmihii mawdku kala tegay) ayay ✅️ ku tahahay.
Sidoo kale waxa jira qaladaad yar yar oo dhinaca Musicga ah, khaasatan inta aan ka dhagaystay Fore Musicga heesta iyo jawaabaha qaar oo aan la galin meelihii originally ayay lahaayeen ee Xassan Aadan looga tumay.
Codkii weynaa ee guuxayay ee reenka libaaxa shaabahay maleh, erayada qaar ayuu qaldayaa, waa se nin weyn oo fanka muddo kusoo jiray.
Music 🎶 iyo codka ma aha hesta aqanay ninkan odayga maxa loo so lugooyay
Lengy
Kufsiba hadduu jiro ninkaan heesta wuu kufsaday ciyaarta dheesha ka dhaafa😂😂😂
Qofka qasab maha inuu fanaankii iska lahaa heeska uu codkiisa keeno.
Muhiimada waa inuu laxanka , tembada iyo ereyada uusan qaldin intiina wuu keenay fanaanka .
Hees qalbiga somali taabanysa
marki somali
lasoo jabiyey
ee lagaso baxay somali galbeed
dhulka hada xabashidu gumysato
galbeed waa
laxoreeyey
warsa gaagixisay
walese laguma
gam'o !!!!!
midnimo
somalaay
kumee badaadi baa
lagugu hystaa
murugo !!!!!
Sorry codki adkaay uu xasan lahaa malihid ee heeso kale iska qaad- - -
Ayaan maanta ka horow
Mahiigaanku igu dhicin.
Hees aqoon badan iyo cilmu huwan weeye markii uu jabahadda SSDF galayey ayuu curiyay ina Cali Walash riwaayaddii galbeed qisooyinkii cuslaa oo la geeyay ayay kmd tahay ee jamhuuriyadda dimoqraddiga ah ee somaliya🇸🇴.
Kuwa u qaba in reer lahaayeen fanaka baa isaaq ku sheega iyo Xasan erayadaan miisaanka culus ah oo uusan yeelan karin sinnaba.
Iska sax heestan waxaa curiyey xasan ganey
@AbdirahmaanmahamedAbdala kkkkkkkkkk Xasan Genigaan aad la ordaysaan qisada heestu waa ka wayntahay ikhwaanii afsoomaaliga barta.
Maadaama uu yahay musigiiste xeerarka waayaqaan,si lafahmikaro ayuu u kala dhigay,waloow samatar cid kaga fiican aan laheleyn
Waa eber wuu ku xaaray. No way near the rhythm, voice and less talent. Come on bro, you have wated your time, you can't sing this song.
❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤