Sxb daawashada muuqaalk aad bad ugu mahadsanthy haddii aad nagu cusubtagay nagu soo biir sidoo kale like inoo saar Deegaan ka muuqalkan aan ka duubay waa deegaan u dhaw magalada balli haleelo ee gobolka jarar ee degmada dhagaxbuur Waxan soo wadaa muuqaallo badan oo xiiso leh fadlan ila soco sxb.
Fadlan iska ilaaliya dhirta in aad jirtaan. Geed kasta oo la jaro meeshii laga jaray Bidaar bay noqoneeysaa dhulkuna Saxaro ayuu isu bedelayaa oo quruxdan lahaan maayo! From Gedo /Jubaland
runtii aad baan uga helay wana ku il doogsaday inanka yar iyo geeliisa quruxda badan mansha allah allala u barakeeyo adeero si wacan uu quryux badan ayaad u duubtay
Maansha allah walaahi waan jeclehe udgoonka miiga marka roobsado❤ dhul waxaqn jooga roob haduu da o iyo haduuna di in iskumida aan wax carafa dhirtooda leheen kkkk
Sxb daawashada muuqaalk aad bad ugu mahadsanthy haddii aad nagu cusubtagay nagu soo biir sidoo kale like inoo saar
Deegaan ka muuqalkan aan ka duubay waa deegaan u dhaw magalada balli haleelo ee gobolka jarar ee degmada dhagaxbuur
Waxan soo wadaa muuqaallo badan oo xiiso leh fadlan ila soco sxb.
Fadlan iska ilaaliya dhirta in aad jirtaan. Geed kasta oo la jaro meeshii laga jaray Bidaar bay noqoneeysaa dhulkuna Saxaro ayuu isu bedelayaa oo quruxdan lahaan maayo! From Gedo /Jubaland
runtii aad baan uga helay wana ku il doogsaday inanka yar iyo geeliisa quruxda badan mansha allah allala u barakeeyo adeero si wacan uu quryux badan ayaad u duubtay
Maashaa Allaah Ilaahay ha barakeeyo soo Badi Oo Geela Dadka aan Aqoon Macalin U noqo
Masha Allah, aad bad uu mahadsantahay
War xafad mar noogasoodob aqal soomaaaliva❤❤🎉😢
Waa jawigii aanu jecleeyn thanks a lot
Xasan yuusuf Sumadiisii ban arkaa ,ilma,ayo,ahaad tihiin
Mashalah mashalah waa geel qurux badan
Zxb muuqaalda camera nooceya ku duubtaa
Meeshu waa meelma waa xagee please qurux maansha Allah 😂☝️☝️☝️
Maasha alh wlhi waa geeel aaad iyo aaad udhaqan
Pls muuqaalka meel dheer ha lagaadhsiiiy0
Walaal caagaga ha ku tuurina dhulka ee guba hadii aadan isticmaalayn
Maashaaallaah Tabaarakaallaah
Best TH-camr
Rasto am wado
Masha Allah very interesting
Maansha allah walaahi waan jeclehe udgoonka miiga marka roobsado❤ dhul waxaqn jooga roob haduu da o iyo haduuna di in iskumida aan wax carafa dhirtooda leheen kkkk
Hidiyo dhaqan waa wax lagu dhaato,dhayda Caanuhuye ,inta dhoohan dhalin yaradii see,uga dhaadhicin
❤❤❤❤❤
Waanu siinay xaqiisii
Eeyaahee Eedo meelshaa joogtid
Waxaa kaa maqan geela magacyadìisa adoo macnaynaya mac naha geelu leeyahay waxaan away ninka geela iska leh eeyidh nimaan geel lahayn aa khiro lama amaanayn ❤😂😅
Asc waan ku salaamay wll,marka hore,marka labaad meeshan quruxda badan waa xagee mahadsanid
Ballihaleelo joga ninkni
Raga nimo fariid
asc fadlan Canada suntakadhamaty gubab ama goddheer kuxabal dad ama gela
ayaacunikara
Magaca deeganka amaa magaaladay hoos'timado ee uguu dhaw mano'sheegi karta?
Garboole roobkani
Makii gugiba miseh
Imika ayuu da,aaa wlo
MashaAllah
Wa waqti hore gugii
Hada wa jiilaal
May gugiii lix bil ka hor ayuu aha👍
@Garrboole
Haye wa mahdsnthy sxb
@@Garrboole Alle ha idin barakeeyo dhulkan soke waa jiilaal dhaharaday balidhiig ayaa kamida
Asc wll mesha magaceed aan ku imaade
Haa balli dhiig dadki dagana way nala so dageen
Qaabka aad wax u samay naso mahan culay ee cadiid ama waaqoridable
Ala wll jecliya moqaladada
Geeledu maxay roobka ka okorota
Sheeka caruuda halah naga koryo
Dhulki hooyo
Isoo hag waan kuu imaane
Nio meesha dhurwaa malehmiyaa
Nirgaha miyaydaan waxba ureebayn waa tuujiseen wixiiba
Sxb waxbaan kugu dhaliilayaa Degaanka aad joogtid nooma sheegtid dhalin yaro badan baa dhulka kala baran lahayd oo qurbaha joogta xitaa dixda ama buurta aad maraysid inaad noo sheegto ayey ahayd Sorry.
Coment kowaad aya ku xusaa inta badan mesha an jogo wl
Warya mesha wagobolke
Isheg nio
@@SharifCarab Ethiopia
@@SharifCarab dowlad deganka somalida EE Ethiopia
Haa wagobolke wll
Waar nin wanaagsan baad tahay laakiin waxaad ku soodartaa dhirta magacyadooda iyo geela waxa uu cuno dhirta magacooda iyo geeĺu daaqiisa sheekada balaadhi