Muxaadaro Cusub Oo Quluubta Gilgishay┇Sh Xuseen Cali Jabuuti

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ก.ค. 2024
  • NURUL ISLAM ┇نورالاسلام
    FADLAN SUBSCRIBE GAREEY SI MUUQALADA CUSUB KUSO GAARAN
    th-cam.com/users/nurulisl...
    LIKE - SHARE - SUBSCRIBE FOR MORE VIDEOS
    Jazakumullahu khayran
    #nurulislam #subscribe #nurulislam.

ความคิดเห็น • 858

  • @ibtizaamqurux2412
    @ibtizaamqurux2412 3 ปีที่แล้ว +38

    Wllalayaal igu duceeya aabahay oo bishan geeri yooday in rapi qapriga u wasiciyo uu qabrigisa alle oga dhigo peer peeraha janada kamida 🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼😭😭😭😭😭😭

    • @muktaarbantu2683
      @muktaarbantu2683 3 ปีที่แล้ว +2

      allah unaxariisto aabe qaali kitaabgiisa midig allah ka siiyo asaga dhamaan intii islaama ee dhimatay

    • @ibtizaamqurux2412
      @ibtizaamqurux2412 3 ปีที่แล้ว +1

      Ameen ya rapii

    • @mohamedmohamudgelle1260
      @mohamedmohamudgelle1260 3 ปีที่แล้ว +1

      @@muktaarbantu2683 امين امين ا

    • @hamdahassan9751
      @hamdahassan9751 3 ปีที่แล้ว +1

      Amino walalo

    • @aqoonbadan3931
      @aqoonbadan3931 3 ปีที่แล้ว

      ilahaay ha u naxariisto janadi fardowsa Allah hakaa warabiyo

  • @deeqamohamed9766
    @deeqamohamed9766 3 ปีที่แล้ว +4

    Ilaahay haynaga dhigo kuwa dinta iyo qaba hayna waa wajiyo aamiin yaa allah

  • @katrinahaji5620
    @katrinahaji5620 4 ปีที่แล้ว +8

    Mansha Allah jazakallah qhyr jazaa shqen xussien Ali jabuti
    Kuwii kukulmo janada rabi Allah nagayello Allahuma amin yarabi 😭😭

  • @sidiqowwakan4224
    @sidiqowwakan4224 4 ปีที่แล้ว +11

    Jazakalla kheryral jazaa wlh dhaar illahey ayaan ujecelhy sheikh Hussein Cali jibuti

  • @iamwaitforyou..8229
    @iamwaitforyou..8229 3 ปีที่แล้ว +3

    Hibadaada ood xaga diinta u adeegsatid quruxdan oo kley leedahey ilaahey haka abaal mariyo sidaad noola jeceshahey wnaaga ❤❤❤

  • @maxamedadem8007
    @maxamedadem8007 4 ปีที่แล้ว +8

    Ilaahay danbigiisa hadhaafo sheekha iyo dhamaan teenba aamin

  • @Hassan-qk8kl
    @Hassan-qk8kl 4 ปีที่แล้ว +7

    Mncha allah ❤💕
    MarkazTa zheekhu xaqiiqada ayuu ka hadlaa yaa ilaa arkay #like haa ila dhafiin qofkii ilaa arkay

  • @munaaden4638
    @munaaden4638 3 ปีที่แล้ว +5

    Masha Allah ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @abdinasirali3460
    @abdinasirali3460 5 ปีที่แล้ว +41

    Masha allah sh xussein alle dartii ayan ujeclahay allow cimrigiisa xifdi ya allah allow culumada somaliyeed dhamaan xifdi oo cimigoodana nagu anfac ya allah sh mustafa, sh umal, sh xassani, sh shibili dhamaan iyo culumada kale ee somaliyeed meelwalbo oo dunida eey kajogaan alle ayan waxan ugabaryaya cimri dheer cafimad qab iyo cibaado suuban ya allah .sh xussein cali muxaadarooyinkiisa qalbiga ayey gilgishaa masha allah.

  • @setevnsetevn7917
    @setevnsetevn7917 4 ปีที่แล้ว +16

    Shikh xuseen Cali jabuute ilaah qeerka Hana waafajiyo nabiyul laahi nuuro allow nagu xariri naftaan hadii lawaayo janadu naadi

  • @maxamadbaarisalaad743
    @maxamadbaarisalaad743 4 ปีที่แล้ว +2

    Msha allah shiikh illahay ha ku xifdiyo 😍

  • @AliHassan-vq8cy
    @AliHassan-vq8cy 4 ปีที่แล้ว +19

    MAY ALLAH BLESS SHEIKH ALI

  • @mohamedzoomaali8790
    @mohamedzoomaali8790 2 ปีที่แล้ว +1

    Alle dhamaan umada muslimiinta dhimatay ha u naxariisto

  • @njeepxuseen9239
    @njeepxuseen9239 4 ปีที่แล้ว +65

    Jazakallah kheyral jaza sheikh hussein jabuti illhay raali haka ahaado ,allhna haku jeclaado ,janada allaha nagu wada kulmiyo dhamanten👏👏👏👏

  • @mohamedyusuf8631
    @mohamedyusuf8631 4 ปีที่แล้ว +25

    Masha Allah, khayr Eebe haku siiyo Sheekh Xuseyn. Dadka dislike saaraya kolay anigu waxaan ka gayn waayay dad aan Soomali ahayn, xitaa qofka Soomaliga ah ee aan Islaam ahayn haduu jiro dislike saari maayo, wacdiga sheekha

  • @shaaficicali2011
    @shaaficicali2011 4 ปีที่แล้ว +20

    Masha Allah ilaahy culimada ha noo bara keeyo 👍

  • @umuraziya2401
    @umuraziya2401 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah sheikh sheikh Hussein Rabii hakubarakeyo

  • @qeirowsakuinho4012
    @qeirowsakuinho4012 3 ปีที่แล้ว +1

    Wanjaclahay shiekh xussein Cali jibuuti illehey janatul firdowsa haaa kawarabiyaaa

  • @muhiimdagan920
    @muhiimdagan920 5 ปีที่แล้ว +97

    أللهم إنا نسألك حسن الخاتمة
    يا رب نسألك العفو والعافية في الدنيا والآخرة

  • @abdalaakhyaar7587
    @abdalaakhyaar7587 5 ปีที่แล้ว +70

    Wacdigii ugu qeemaha badnaa ee aan abid daawado , jazaakallah kheeyr Sheikh.

  • @muhamedhirs1465
    @muhamedhirs1465 4 ปีที่แล้ว +16

    Mansha'Allah jazakallah sheikh ❤❤❤❤❤❤

  • @hamzemohamed4021
    @hamzemohamed4021 4 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi sheikh xusen Ali 6casho ayaan Khuruj lasocday wlhi waa nin aakhiro waa nin aduunyda kasahiday aadna Ilahy uga Cabsada

  • @MaariyaMaariya-cx2gp
    @MaariyaMaariya-cx2gp 5 ปีที่แล้ว +6

    Masha allah sheekh Xuseen alle darti ban ku jeclahay

  • @hodansaleebaan5598
    @hodansaleebaan5598 5 ปีที่แล้ว +39

    Mansha allah jazakalah kahyran.dar ilaahy ayan ujecelhy sheikh xusen cali allah haku xafdiy0

    • @hanasomali1324
      @hanasomali1324 4 ปีที่แล้ว

      hodan saleebaan m,a

    • @ciisecqaadirxuseen14
      @ciisecqaadirxuseen14 4 ปีที่แล้ว

      aamiin aamiin yaa rabi

    • @husseinmohamedahmed800
      @husseinmohamedahmed800 4 ปีที่แล้ว

      mash allh sheekh huseen ali allh ha ku xafido jasaakalaah khayr

    • @asadkeita6067
      @asadkeita6067 4 ปีที่แล้ว

      mid lamid Allah iyo rasulkiisa m.x.m.d s.c.w. Ayaa koo jicel

  • @quickinspiration1636
    @quickinspiration1636 4 ปีที่แล้ว +6

    JazakkAllah Sheikh Hussein.... Allah imaanka hanugu sugo dhamanteen

  • @fatumayussuf6787
    @fatumayussuf6787 5 ปีที่แล้ว +75

    Allow shekhan hanaga dhex bixinin ilaa nogu badasho mid asaga cml ah😭😭🤲🤲🤲Allow hoygaga janada kadhig iyo nebiga scw iyo asbtiisa aktooda dhamaantenba🤲🤲😭😭♥️

    • @muscabismail1173
      @muscabismail1173 5 ปีที่แล้ว +1

      Aamiin wll

    • @kaphiosaid5228
      @kaphiosaid5228 4 ปีที่แล้ว +1

      Allow,janadaada
      ,gurikasii,shiikh,xuseen

    • @mohamedabdi409
      @mohamedabdi409 4 ปีที่แล้ว

      Aamiiin sheikh Allaah hanoo daayo

    • @ikransiciid3719
      @ikransiciid3719 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin

    • @calicabdi384
      @calicabdi384 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin yaarabi allaah noo xifdiyo

  • @siciidamiir5278
    @siciidamiir5278 4 ปีที่แล้ว +5

    sheekh huseen Alle Raali kaanoqo jecliyaa muxadiradiisa❤❤❤❤

  • @bushrochannel6978
    @bushrochannel6978 4 ปีที่แล้ว +9

    Masha Allah sheekh xussen Cali jabuuti illahow qabrigayaga ka dhig rowdo min riyaadil janah

  • @fardowsaabdiabrahim9089
    @fardowsaabdiabrahim9089 4 ปีที่แล้ว +24

    Mashaa allah allow cumri dher kusiii sheikhuna,,,,,always i like to watch his preach,,,,,God blessed u whenever ur

  • @footbalfamily9663
    @footbalfamily9663 5 ปีที่แล้ว +20

    Mashallah tabarakallah sheikh cimri dheer cibaado suuban caafimaat tam ah allaha kusiiyo danbigada iyo kan walidkaa ba allaha dhaafo amiin amiin ya allah

  • @sumayomohamedkhaliif6933
    @sumayomohamedkhaliif6933 3 ปีที่แล้ว

    Mashaallah illahey hanooxafiido sheeqeena qaaliiigabadan shekh Hussein 🙏🙏😍😍😍😍😍😍🙏🙏

  • @abdullahiahmed5897
    @abdullahiahmed5897 4 ปีที่แล้ว +8

    Allaha xafido Sheikh Xusein Cali....Jazakallah khayr

  • @jallaqsiboy8752
    @jallaqsiboy8752 4 ปีที่แล้ว +5

    M.a sheekh Allah kaa abaal mariyo anngane Allah nagu anfaco

  • @calicabdi384
    @calicabdi384 4 ปีที่แล้ว +11

    Masha Allah sheikh xusen cali jabuti illaahey dartiis ayaan ku jeclahay allaah haku xifdiyo ajar iyo xasanad allaah haka siiyo

  • @mahmoodsamater
    @mahmoodsamater 4 ปีที่แล้ว +3

    Sheekhaan waa Sheekh ilaaheey baray sida qofka qalbigiisa cabsi ilaah ku jirto motivation loogu sameeyo,aad baan ugu raaxeeystay muxaadiradiisa,jazaka allah kheyran.

  • @abdinasirshariif2734
    @abdinasirshariif2734 5 ปีที่แล้ว +19

    Wow, mashallah. Kheyr badan allaha idin wada siiyo.

  • @ahmedothman9791
    @ahmedothman9791 4 ปีที่แล้ว +2

    MASHA ALLAH... ilaahay dartii ayaan kuu jecelyahay sheekh 😭😭😭❤😭❤😭

  • @hamdimohamed7097
    @hamdimohamed7097 4 ปีที่แล้ว +4

    👍Allah haku xafido shiikh

  • @maryamodaahir8820
    @maryamodaahir8820 5 ปีที่แล้ว +13

    Msha Allah sheekha , ilahay hano dhowro

  • @hoodoali6436
    @hoodoali6436 5 ปีที่แล้ว +109

    Mansha alla ala maxan ku farxa muxadiroyinkaga shekh tabliiq ale haku barakeyo

  • @dr.mahadxasanindheey622
    @dr.mahadxasanindheey622 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah .Allow dambigeena iyo dambiga waalidiinteena Allah ha dhaafo

  • @user-vl7lp6uo5f
    @user-vl7lp6uo5f 5 ปีที่แล้ว +13

    Sheekh xuseen cali jabuuti alle cimriga iyo cafimadkaba hakudhereyo ilhay darti kujeclahay walahay🌹😍

    • @englandkinn5042
      @englandkinn5042 5 ปีที่แล้ว

      Allow barake ia sheikheyna

    • @mohammedhashi6475
      @mohammedhashi6475 4 ปีที่แล้ว

      Masha allah tabarakalaah allow naga dhig kuwii ku dhaqma kuna camal qaata

  • @sagalahmed7795
    @sagalahmed7795 4 ปีที่แล้ว +15

    Alhmadullilah😔❤️

  • @aminamohamed630
    @aminamohamed630 3 ปีที่แล้ว

    M.a ilahay cimri deer hagu siyo sheikh ilahay hagu barakeyo

  • @henhoa7357
    @henhoa7357 4 ปีที่แล้ว +10

    Mashallah
    الله يؤتي العلم من يشاء 🙏🙏🙏

  • @anabdalmar2717
    @anabdalmar2717 4 ปีที่แล้ว +6

    MashaAllah jasakalahu qeyran Rabi raali haka ahaado Alle dartiis ayaan ku jeclhy Alle hanada hanagu kulmiyo ❤❤❤

  • @sacdiyacumar7854
    @sacdiyacumar7854 3 ปีที่แล้ว +5

    Sheekha xusen cali ilahay cimiriga ha kui dheereyo .yaa rabii 🤲🤲🤲

  • @abdirisaaqsalebaan2814
    @abdirisaaqsalebaan2814 4 ปีที่แล้ว +28

    Dar ilaahaypaan kuunecelahay zhiikh xuseen Caloow Alle Jannada Hayangu kulmiyo Wll Adduunka kamuuqda sidda. Qorraxda

  • @deqaacadey8159
    @deqaacadey8159 4 ปีที่แล้ว +6

    Masha Allah barkallaha sheikh Allah ku barkeyo

  • @zudaysiofficialchanel5925
    @zudaysiofficialchanel5925 4 ปีที่แล้ว +2

    MNSHA ALLAH SHEKH ILHEY HAKU BARAKEYO

  • @bilanhoussen9580
    @bilanhoussen9580 4 ปีที่แล้ว +9

    مشاءالله تبارك الله ❤ ❤ ❤

  • @cabdallacali4425
    @cabdallacali4425 4 ปีที่แล้ว +3

    Jazaaka Allah alle Janada hakugu abaal gudo jannatul firdowsana alle hanagu kulmiyo insha allah

  • @qoojechannel9416
    @qoojechannel9416 5 ปีที่แล้ว +6

    M.a alloow ku barakee shiekh husien ali

  • @katrinahaji5620
    @katrinahaji5620 5 ปีที่แล้ว +54

    Mansha Allah shq.xussien ali
    Jazakallah khyr jazaa ajar Allah kasiyo
    Kuwii kuwanaqato Allah inaago digo kuwii janada Alle kukulmo naga digo amin yarabi😰😰😰😰

  • @engadanmohamud9521
    @engadanmohamud9521 4 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah shiikha ilaahay ha barakeeyo oo ajar iyo xasanaad haka siiyo diinta iyo khayrka uu umada mar walba u gudbinaayo

  • @furqanali5299
    @furqanali5299 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah ilhey hka abal mariyo sh ilhey dartiis ku jeclahy❤❤❤

  • @miskisahal3310
    @miskisahal3310 3 ปีที่แล้ว

    Jazaka alaah ilaahay hakuxifdiyo aamiin yaa rabi anaga hanagu anfaco aamiin yaa rabi

  • @ahmedyuusuf2168
    @ahmedyuusuf2168 3 ปีที่แล้ว

    Masha allah alle ha xafido shiikha
    Waa muxadiro wacan cimra ku sugan

  • @ahmedyesto3458
    @ahmedyesto3458 4 ปีที่แล้ว +3

    Aamiiiiiiiiiiiiiiiiiin Yaaaaa Allah Noo dhib yaree

  • @bukharideyr7998
    @bukharideyr7998 5 ปีที่แล้ว +4

    Man shaa Allah
    Ilaahay
    Haku xifdiyo sheekha Aakhiriyo Aduunba

  • @saladomar1672
    @saladomar1672 4 ปีที่แล้ว +1

    Allaha noxifdiyo shiqa Masha Allah

  • @lailaabdullahi6632
    @lailaabdullahi6632 4 ปีที่แล้ว +36

    masha allah shiikh ilaahay ayaad na xasuusuisaa markasta ilaaahay danbigaaga iyo kii waalidkaba ha dhaafo annagana wacdigaas ilaahay ha ka dhigo kii na anfaca
    \

    • @gghhhhjji5011
      @gghhhhjji5011 4 ปีที่แล้ว +1

      Alle hakuna xiftiyo shiikh

    • @adenabdi3565
      @adenabdi3565 4 ปีที่แล้ว +1

      aamiin

    • @nimcowarsamejaamacnimcowar7172
      @nimcowarsamejaamacnimcowar7172 4 ปีที่แล้ว +1

      Maash Allah sheekh ali.jabuuti naxariis iyonabad galiyo allaah nasiiyo kha
      briga allaah kuunuuriyo sheekh huseen ali jabuuti horo usii soco sheekh

    • @inasharrif6842
      @inasharrif6842 4 ปีที่แล้ว

      M,a

    • @OmarAhmed-bi2lj
      @OmarAhmed-bi2lj 4 ปีที่แล้ว

      Aamiin yaa Rabi

  • @abdihani5593
    @abdihani5593 4 ปีที่แล้ว +1

    Rabiyow shiqaan danbigiisa dhaaf iyo inta muslim ah amiin yaa rabi

  • @user-jv5zq7ec5m
    @user-jv5zq7ec5m 5 ปีที่แล้ว +4

    Ilahaw barakee sheikh barakaysan

  • @ayancaday29
    @ayancaday29 5 ปีที่แล้ว +8

    Jazakallahu qeyr sheikh illaahay haku barakeeyo

  • @shamsoabdi3740
    @shamsoabdi3740 5 ปีที่แล้ว +12

    Mansha Allah kheeq ilahay hakuxafido jazakalah khery

    • @hananihussein4315
      @hananihussein4315 4 ปีที่แล้ว

      Mash Allaah Alah hakuxifdeyo sh hussen ajar iyo xasanaad alaha hakasiiyo Aamiin yarab

    • @saedmohamed6265
      @saedmohamed6265 3 ปีที่แล้ว

      Alle ha ka jar siiyoo

  • @hamzamussa43
    @hamzamussa43 4 ปีที่แล้ว +7

    Masha Allah akhii

  • @mohamedosman6920
    @mohamedosman6920 4 ปีที่แล้ว +6

    Mashaallahi

  • @xamdayaasiin8163
    @xamdayaasiin8163 3 ปีที่แล้ว

    Mnsh Allah shiikh xuzen Cali Ale haku dhowro 💞💞💞💞💞

  • @SaleemaanCabdiraxmaan-qq5oj
    @SaleemaanCabdiraxmaan-qq5oj 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ale hasiiyo cimri dheer iyo caafimaad tamah❤❤❤❤

  • @alicubeydalicubeyd7166
    @alicubeydalicubeyd7166 4 ปีที่แล้ว

    sh xuusen cali jabuuti allaw janad ha ku gayo waan ku jecelahay

  • @abditryhard3529
    @abditryhard3529 4 ปีที่แล้ว +1

    Walaalayaalow iisoo duceeya .salaada subax ku dhibanahay in ilahey waxa igahortaagan ilahey igawareejiyo

  • @yonismoustaphaidriss2364
    @yonismoustaphaidriss2364 5 ปีที่แล้ว +12

    Macha allah cheik houssein ali

  • @bushrochannel6978
    @bushrochannel6978 4 ปีที่แล้ว +16

    Ya Allah DANBIGEENA DHAAF YAA WAAXIDUL QAHAAR

  • @faisalmohamed774
    @faisalmohamed774 5 ปีที่แล้ว +9

    Masha allaah shiekh xuseen cali jasakulah qer

  • @suleimanmahdi354
    @suleimanmahdi354 3 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu kheyr insha allah aad iyo aad ayad umahad san tahay marwalibo insha allah walalaha muxadarooyinka nosoo gudbiyo

  • @kismamedia6719
    @kismamedia6719 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahay kuwa qabrigooda beer beeraha jannada kamida looga dhigo ilaahay ha inaga dhigo amin

  • @odayibnuoday1919
    @odayibnuoday1919 3 ปีที่แล้ว

    Rabi ha xafido sheekha miisaanka xasanadka rabi ha ugu daro

  • @hamdihhussen8495
    @hamdihhussen8495 4 ปีที่แล้ว

    Mashlllh illahy hangu anfco waxdiga diniga shikhna alle haw danbi dhaafo

  • @saharaibrahim811
    @saharaibrahim811 4 ปีที่แล้ว +5

    Mashallah shiekh hussein my Allah griant him janatul firdowsa

  • @sabariinxuseen6302
    @sabariinxuseen6302 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaa sheekh alaha ku xafudo furaha janada alha kuudhibo❣❣❣

  • @khaalidomer7674
    @khaalidomer7674 3 ปีที่แล้ว +1

    Allow qalbigayaga wanag la buuxi🤲

  • @ubahabdi8070
    @ubahabdi8070 4 ปีที่แล้ว +8

    Sheikh xusen jisaakalah qayre Allahu akbar alla maxaan ka ooyay 40kun oo sano yomul bacdi baalatagnana 10 kun oo sanana waa lays xisaabinaa alla Ilahow nooga naxariiso kuli Muslim ilaahow xaqa Kutoosi adun dad badan midigtay ku hayan inyar moye hilmam baaba naga galay xisabta alle iyo gerida naxasusi nolosha runta naxisusi qaflada adun ilaahow naga qaad Amiiin yaarabi raxman raxiin Ilahow amin yarabi

  • @najmomaxamedadan5292
    @najmomaxamedadan5292 5 ปีที่แล้ว +24

    M.a jazakllah sheikh husein❤ cimri dheer io cfmd inshlh❤❤

  • @zamzamali6983
    @zamzamali6983 4 ปีที่แล้ว +2

    Manshaallah sheq Hussein jabuti Allah janatul firdowsa haku geyo

  • @omomanha
    @omomanha 4 ปีที่แล้ว +4

    mashallah ad ayan u jacelahay shekh xuseen cali alle haku xafidiyo

  • @farxisoibarahim3619
    @farxisoibarahim3619 4 ปีที่แล้ว

    Mashaallah sheikh hussein ilahey hakuxafidiyo Allah aya kuawal marin

  • @safiyamahamud9893
    @safiyamahamud9893 5 ปีที่แล้ว +27

    Maaaaaaaaasha Aaaaaaallh shekh husein Cali jazakallhu kheyr

  • @halimafaqandaa103
    @halimafaqandaa103 4 ปีที่แล้ว +11

    Manshaallah wa maxadharo qalbiga uficn

  • @ahmedaliyousuf3344
    @ahmedaliyousuf3344 5 ปีที่แล้ว +27

    Mazha Allah. Shiikhaygii.noowad muxadirooyinka

  • @maryamaciise3104
    @maryamaciise3104 4 ปีที่แล้ว +8

    Asc,w,wktu, sheekh illaahay ha ku xafido Aamiin.
    Sheekhoow adoomada illaahay ee aad la kulanto xanuun baa i hayee faatixada adiga iyo adoomada illaahay ee aad u muxaadarayneysid ii soo mara oo ii soo5duceeya in illaahay xanuunka iga bi'iyo amba iga bogsiiyo sida hadalkayga aad u fahmeysaan iga tir tiro,
    Iga caafiyo. Allahane idin xafido gabigeen.

    • @iqbalsadeeq3415
      @iqbalsadeeq3415 4 ปีที่แล้ว

      WALASHEEN ILAAH XANUUNKA CAAFIMAAD HAKUUGU BADALO , ILAAH DANBI BURBURIS HAKAAGA DHIGO

    • @ibomohamud
      @ibomohamud 4 ปีที่แล้ว

      Allah ku cafiyo

    • @xaliimaqali8568
      @xaliimaqali8568 3 ปีที่แล้ว

      Walasheyn yaarabi ku caafi amiin amiin yaa alaaah🤲🤲🤲

  • @ikrammowlied6080
    @ikrammowlied6080 4 ปีที่แล้ว +4

    Manzha Allh 😢
    Allah ha dhowro sheekha

  • @nimaosman333
    @nimaosman333 5 ปีที่แล้ว +11

    Machallah cheick Houssein ali

  • @abdiahmed9708
    @abdiahmed9708 5 ปีที่แล้ว +35

    Manshallh ilahay haynagu anfaco

  • @kingrashuk4901
    @kingrashuk4901 4 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu keyran sheik

  • @nimcoducaale5540
    @nimcoducaale5540 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah sheekh Xuseen cali jabuutaawi❤❤

  • @mohamedmusa1160
    @mohamedmusa1160 5 ปีที่แล้ว +16

    Mnsha Allah
    Allah haku xafidoh sheikh xuseen dar Allah ayaan kuu jeclahay

  • @firduusahmed2060
    @firduusahmed2060 3 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خير

  • @abdiman5394
    @abdiman5394 4 ปีที่แล้ว +12

    Manshallah

  • @khathrauhmeth982
    @khathrauhmeth982 4 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalah khayar Zheikh 🌼