Ma waxaad ka wadaan, in ragga sida cilmiga ku dhisan u duqeenaya Talaviv ayaa hadana isku khaldaya oo aan kala garaneryn Somaliland, Kenya; Itoobiya iyo Somaliya!!
Maanta xal Aan ahayn In ay labadii Dal Ee midawga Aan rasmiga ahayn wadaagey 1960 kii Oo is Aqoonsada Aan ahayni ma jiro Soomalia na xal iyo deganaan shiinyo siyaasadeed heli mayso Somaliland na horumar gaadhi mayso Keliya xalka meesha yaalaa waa : in ay Muqdisho iyo Hargeisi is Aqoonsadaan
Waar Ethiopia haday bad hesho waa caadi yaan laga dhigin hadii Ethiopia bad ka qaadato somaliya in aduunyadu burburayso, Badda Somaliya inaga iyo Ethiopia way inagu filantahay, mida kale imikaba Ethiopia iyadaa ina maamusha oo dhulkii iyo Airports Somaliya badi iyada maamusha konfurta somaliya, mida kale waxaa somali u fican in Somaliya lagu daro Ethiopia oo la baabiiyo somaliya madaama aynu is maamuli kari waynay, Abiy Ahmed haduu maanta Raisalwasaare inoo noqdo somaliya madaxweyne danbe oo maamul goboleed oo amarkiisa diidi karaa ma jiro, Deni muu idhaahdeen lacag baan samaysanayaa, Somaliland may tidhaahdeen waan go'nay oo sidi Tigrayga ayuu 1million ka dili lahaa,
Sadex iyo sodon sano ayaa laga kari la'yahay labadii Jamhuuriyadood Ee 1960 kii midaw ga Aan sharciga ahayn isugu tegey in ay is Aqoonsadaan waa waa Somaliland iyo Soomalia E talaabadaas Oo ah talaabada keliya Ee Soomalia iyo Somaliland xal waara iyo nabad gelyo u keeni karta khaasatan ay Soomalia xasilooni iyo nabad gelyo ku heli lahayd wax kasta Oo lafa jab iyo nusqaan ah maanta ku dhaca ama ku yimaad umadda Afka Soomaliga ku hadasha waxaa sabab u ah siyaasad xumida muqdisho taal Oo Aan lahayn siyaasiyiin diplomacy yada waxa la yidhaado Aan waxba ka Aqoonin isla markaana keliya yaqaana Anaaniyad qabyaalad iyo musuqmaasuq Oo keliya waa nimanka Sababta u ah Iska daa in labadii Dal Ee midawga xaaraanta ah Ama Aan sharciga ku dhisnayn ku kala tegey maahee in ay Italy Somaliland Ama Dhulkii iyo Xuduudii Italy xukumayseyi shan qaybood u kala baxaan Oo yeeshaan wax Federal lagu sheegay Oo Aduunka meelo ka shaqeeyo ba Aan la garanaynin isla markaana ku dhisan Qabeelo iyo Reero degaanadii ay degi jireen Maamulo qabiilaysan ka samaystay waxaa sabab u ah Siyaasiyiinta muqdisho khaasatan kuwa beesha hawiye Oo Aan haba yaraatee siyaasad wax la yidhaahdo Aan waxba ka Aqoonin
😂😂😂 cabdilahi yusuf dayuski ugu waayna ee kaaraha itoobiya isago saaran muqdisho ku qalay iyu aha oo shacbki somalida aha ku xasuuqa xaarood ma daahiran beentu sheegayo daya
VIVA Somaliland Republic.
Thank you guys
Ma waxaad ka wadaan, in ragga sida cilmiga ku dhisan u duqeenaya Talaviv ayaa hadana isku khaldaya oo aan kala garaneryn Somaliland, Kenya; Itoobiya iyo Somaliya!!
Abdi Wahaab iyo kuwa Prof shegta dhinacna qabiil qudhnaa aminsan ee Somaliland oo ah dad somali wax qabsdey ku diidan waa qabiil qudhun
Sheeko ayaa wadaa, Somalia was mid
Halkaad aduguu tugrigaa wallo kadhigatay anaa itobiyaa ayaan wallo kadhigtaay
waa xaasidiintii
Itoobiya Mujrimiinta Madaxda Soomaaliyeed ee caataqaatayaasha ah ayaa u ogolaaday inay Qaadato Badda. Itoobiya badd kaliya marabtee Soomaaliyoo idil macal badeeday rabtaa. Subxaanallaah.
QARNIGA 20AAD YAA LAGUMEYSTAA OO DOQON AAN ILAAHAY SUBXAANAHU WATACAALAA KUXIRNAYN AH.
XAASSIDIINTA xiinkaa uun yaqaana
Somaliland guul guul guul ❤❤❤❤❤❤
Somalia Jabuti iyo Eritaria waa in heshis sadex geesod ah oo ay kuwada ilashanaya badoda si ay Ethiopia salka dhuftan dhulka
Wayba ficnan lahayd in lo midobo damaca Ethiopia lakin nimankan hada somali hor jogayasha ka ah ma gali karan go,aan masiri ah wa maya xaggayyga
@abdulraziq7581
Waa Runtaa Mujrimiinta Madax kusheega Soomaaliya hor boodaya waa uun Calooshooda iyo Musqushooda Caqligooda waa ISII Subxaanallaah. Iimaan, Caqli iyo Cilmiba waa ka arradan yihiin. Ilaahay Subxaanahu Watacaalaa hanaga dhigo Shacab Mu'miniin ah oo Muttaqiin ah oo Rabbi uu ku arzaaqo Madax MU'MINIIN ah oo CAADILIIN ah oo Difaaca Diinta, Dadka iyo Dalkaba.
أللهم آمين كلنا يا ذالجلال والإكرام يا رب العالمين
You have to face the fact that Somaliland Republic will not be defeated..
Waa cajiib nooleyaashan cuqdadu dishey oo mig iska heysta, mid waa gudhu kikuyo, mid awal ajaanib ahaa soomaalida neceb/xiqdi iyo kuwa kale kasii liita. Dogs bark, you can't hurt, no body
Dadka meel walbo Somalia ma talo kuli asal ahaan Somali maaha kalabta
Oromoo Itoobiya badd maheleyso in shaa Allaah.
Geeska Africa nabad ayuu bahanyahay.
Somaaliya dowlad sharciyad dhameeystran heeysta Wali lama gaarinn.
Arimaha masiiriga ah sharci parlamanku ha ka soo saaro . Dastuur Afti dadweeyne looqaaday ilaa lahelo yaan Fursad lasiin siyaasi in uu gaaro go,aan masiiri ah oo taabanaya jiritaanka qarnaka
Gaantaalkay tuuraan barbera iyo hargeisa inay noolaanayaan nin jecel buu iska dhigayaa munaafaqyahow adeer waan kaa fiira dheer nahay orad reerihii maangaabka aha ula tag
Waxa meesha isugu imaadey waa CBB , ito kuwa ey heyso caadifad qabiil waa wadaniyad been ah waxey sheegahaayaan
Space kan magacii Xamsaw ?
Maanta xal Aan ahayn In ay labadii Dal Ee midawga Aan rasmiga ahayn wadaagey 1960 kii Oo is Aqoonsada Aan ahayni ma jiro Soomalia na xal iyo deganaan shiinyo siyaasadeed heli mayso Somaliland na horumar gaadhi mayso Keliya xalka meesha yaalaa waa : in ay Muqdisho iyo Hargeisi is Aqoonsadaan
Turkiye ottoman geopolitics are general well-being for all mankind theologies globally proxies.
Not necessarily solely for Somalia iwm.
Kuwan waa kudaafadii reernimada
Kudagaalama hubka soo iibiya umada isku dira munaafaqiin faraha dhiig kuleh
Gantaalka ku dici doona Somaliland ee sheegysan hawl idin taala maha tiina bilahada ka taliya hadad tallo haisan
What happens if MOU Enterprises LLC between Somaliland proper and Eprdf iwm goes around forward GLOBALLY.
What happens to the darod hegemony Iwm!?
Do you guys believe in godly adjudication?
Wxay ku heshiis yihiin waa Cadownimo iyo colaad ay u qabaan Somaliand.
Waar Ethiopia haday bad hesho waa caadi yaan laga dhigin hadii Ethiopia bad ka qaadato somaliya in aduunyadu burburayso, Badda Somaliya inaga iyo Ethiopia way inagu filantahay, mida kale imikaba Ethiopia iyadaa ina maamusha oo dhulkii iyo Airports Somaliya badi iyada maamusha konfurta somaliya, mida kale waxaa somali u fican in Somaliya lagu daro Ethiopia oo la baabiiyo somaliya madaama aynu is maamuli kari waynay, Abiy Ahmed haduu maanta Raisalwasaare inoo noqdo somaliya madaxweyne danbe oo maamul goboleed oo amarkiisa diidi karaa ma jiro, Deni muu idhaahdeen lacag baan samaysanayaa, Somaliland may tidhaahdeen waan go'nay oo sidi Tigrayga ayuu 1million ka dili lahaa,
Haddee Kuwan waa iska hadlayaal cidla ku daali!
3 qof meesha a hadlaya , waxay isku mid ku yihiin colaad cadownimo ay u qabaan Somaliland.. wax kale ka baran mayno.
U sheega ahmed Madoobe iyo deni in ey dowlada la shaqeeyaan intaad bad iyo somaliland ku mashquuleysaan
Somaliland way tagtay.
Ayeeyo maa kuu sheegtey 😂😂
Waar xishooda oo dadka beenta ka daaya.
Qadaad wayntii aqoonsiga Somaliland iyo badacas casiis noqoty ayey hadalki caylo afka labadii yeedhay huwney sheekadani wxba idinka khuseyse hadalkasi xagii ku xoreeya
Oromo
ertaria ma la aado 😂😂😂 wax iska cesha somaliyey
Sadex iyo sodon sano ayaa laga kari la'yahay labadii Jamhuuriyadood Ee 1960 kii midaw ga Aan sharciga ahayn isugu tegey in ay is Aqoonsadaan waa waa Somaliland iyo Soomalia E talaabadaas Oo ah talaabada keliya Ee Soomalia iyo Somaliland xal waara iyo nabad gelyo u keeni karta khaasatan ay Soomalia xasilooni iyo nabad gelyo ku heli lahayd wax kasta Oo lafa jab iyo nusqaan ah maanta ku dhaca ama ku yimaad umadda Afka Soomaliga ku hadasha waxaa sabab u ah siyaasad xumida muqdisho taal Oo Aan lahayn siyaasiyiin diplomacy yada waxa la yidhaado Aan waxba ka Aqoonin isla markaana keliya yaqaana Anaaniyad qabyaalad iyo musuqmaasuq Oo keliya waa nimanka Sababta u ah Iska daa in labadii Dal Ee midawga xaaraanta ah Ama Aan sharciga ku dhisnayn ku kala tegey maahee in ay Italy Somaliland Ama Dhulkii iyo Xuduudii Italy xukumayseyi shan qaybood u kala baxaan Oo yeeshaan wax Federal lagu sheegay Oo Aduunka meelo ka shaqeeyo ba Aan la garanaynin isla markaana ku dhisan Qabeelo iyo Reero degaanadii ay degi jireen Maamulo qabiilaysan ka samaystay waxaa sabab u ah Siyaasiyiinta muqdisho khaasatan kuwa beesha hawiye Oo Aan haba yaraatee siyaasad wax la yidhaahdo Aan waxba ka Aqoonin
Waar hanna baabiiyaan, somali xasad kun jeer itobiyaa ka dhaw.
Hooyadaa u geey dadkaas
Dhibka Somalida waa puntland, dhib kale ma qabno
Dhibka soomaliya waa moryanta xamar joogta wax waliba umada kadha xeeya inay boobaan raba
Riyo ayaad ku jirtaan ,gooni isu taagii somaliand ayaa keentay in eretria xornimo la siiyo ,maalintaas ayay somaliland aqoonsi heshay ,cillado gudaha somaliland ka jiray ayaa dib u dhigayey in caalamku dhawaaqo ,cilladahaasu way dhamaadeen . Xamar mar dambe lagama xukumi doono Hargeisa .
Ethiopia waxaay soo gashay juboland raaskabooni waxaay ku leeysay ask tii soomaaliyeed ee la geeyey, marku maqliye Erdoğan arrinta yuu isku keeney Ethiopia iyo soomaalia
Beentaa
@IHatemumafiq nacas hurda maanta mana laayey askartii lagu dilay dolow e Ethiopia xasuuqday
😂😂😂 cabdilahi yusuf dayuski ugu waayna ee kaaraha itoobiya isago saaran muqdisho ku qalay iyu aha oo shacbki somalida aha ku xasuuqa xaarood ma daahiran beentu sheegayo daya
Tee ebbe you guys hagaad dhegteen!? Man made proxies are subjective to the kaba holy Quran adjudication.
Kkkkkkkkkk Kkkkkkkkkk Kkkkkkkkkk jecliya markuu jaboo cadowugaa rer somalilan somalikushega konfureed wan kuraxaysta markuu jaboo cadowugaa rer somalilan somalikushega konfureed Way dhamatay xiligii laguu dawarsan jiraay somali somali iyo waxaa gormaa lagatagay warkaa Wallohayo itobiyaa wanuu sodhaweynayna hadanunahay shacabka rer somaliland
Keep wasting your outspoken man-made proxies.