Tobanka Buug Ee Ugu Saamaynta Badnaa Aadanaha || Aqoon

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 22 พ.ค. 2020
  • Muuqaalkaan waxaan idinkugu soo bandhigi doonnaa, toban #buug oo si guud saamayn ugu yeeshay sooyaalka aadanaha. Waa toban buug oo dadyowga qaar ay ugu yeeraan, hooyooyinka buugaagta. waa toban buug oo bundhig u ah horumarka iyo ilbaxnimada uu aadanuhu maanta ku naaloonayo. Ma ahan buugaag ku timid doorasho shakhsiyadeed, ee waa buugaag ay isku raaceen in badan oo ka mid ah mufakiriinta,qoraayada iyo aqoonyahanka.
    Ku soo dhawow muuqaalo muhiim ah oo aan rajaynayno in ay wax kugu soo kordhin doonaan.
    Akhriska haddii aad xiiseyso nagala soco
    Blogger: www.raadpost.blogspot.com
    Nagala soo xariir: raadmediaonline@gmail.com
    Facebook: www. raadmedia1
    twitter: raadmedia
    Mohamed H. Biikole
    RAAD Media

ความคิดเห็น • 22

  • @nuurcumar3224
    @nuurcumar3224 3 ปีที่แล้ว +2

    raago wehliye waafarmaajo

  • @user-dl1xx5py3z
    @user-dl1xx5py3z 4 หลายเดือนก่อน +1

    Al muqaddama iisheeg wll xageen ka helaa

    • @RaadMedia
      @RaadMedia  4 หลายเดือนก่อน

      Raadi walaal waa la helaa

  • @kaafimedia9458
    @kaafimedia9458 4 ปีที่แล้ว +5

    Go forward wll

    • @RaadMedia
      @RaadMedia  4 ปีที่แล้ว +1

      Thanks My brother.
      @Kaafi Media

  • @munaliizaahmed3869
    @munaliizaahmed3869 3 ปีที่แล้ว +1

    Xagee ka heli karaa

  • @siso209
    @siso209 2 ปีที่แล้ว +2

    Saxiib pdf noo reeb

  • @mubarikabdi6588
    @mubarikabdi6588 10 หลายเดือนก่อน

    Qaybtii kale aaway wll

    • @RaadMedia
      @RaadMedia  10 หลายเดือนก่อน

      Maanan samayn walaal, laakiin kuwa kale ayaan soo gelinay.

  • @meettohcadeeh3976
    @meettohcadeeh3976 3 ปีที่แล้ว +1

    pugagtan ma lagu helaya pdf

  • @munaliizaahmed3869
    @munaliizaahmed3869 3 ปีที่แล้ว +3

    Waan ubaahanahay physicska xisaabte meel iigu sheega

    • @RaadMedia
      @RaadMedia  3 ปีที่แล้ว

      Muna, meel kuma ogin, laakiin haddii aad raadiso waad heli kartaa

  • @mukhtarxirsi5206
    @mukhtarxirsi5206 3 ปีที่แล้ว

    Soo Badi bugag

  • @hamdajano1534
    @hamdajano1534 3 ปีที่แล้ว

    Wll xagan ka helayaa imika

    • @RaadMedia
      @RaadMedia  3 ปีที่แล้ว +1

      Raadi walaal waad heleysaa, Pdf xataa waad ku heli kartaa .

  • @ameeramouse3031
    @ameeramouse3031 3 ปีที่แล้ว

    Sidee lo helikaraaa prother?

    • @RaadMedia
      @RaadMedia  3 ปีที่แล้ว

      Maktabadaha ka raadi walaal

  • @kamaaladiiin
    @kamaaladiiin 2 ปีที่แล้ว +1

    Saaxib videokan qeybtiisa labaad aaway

    • @RaadMedia
      @RaadMedia  2 ปีที่แล้ว +1

      Waan diyaarin inshaAllah sxb

  • @nasroguuled
    @nasroguuled ปีที่แล้ว +1

    Halkii bee ka hilaa buugtaan wll

    • @RaadMedia
      @RaadMedia  ปีที่แล้ว

      Raadi walaal waad heleysaaye, PDF xarltaa waa lagu helaa qaarkood.

  • @RaadMedia
    @RaadMedia  10 หลายเดือนก่อน

    6 buug oo muhiim ah | th-cam.com/video/51mhNZ7m9j0/w-d-xo.htmlsi=VM0k8RkRP5VMcwQT