Cabdullahi Y. Hanuuniye - Dabeylaha Jacaylka

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 134

  • @NajiibDarwish
    @NajiibDarwish 4 หลายเดือนก่อน +12

    Sow dunidu ma ahayn
    Tii duul walaala ah
    Isu diidaye tidhi
    Kala durugsanaada.❤😢

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 4 หลายเดือนก่อน +16

    Yaa isagoo qaliya daawanaya abwaan hanuuniye 2024 allha cafimad taama ha inoo siiyo abwaan fanaan hanuuniye 😢

  • @haawodagan5472
    @haawodagan5472 3 ปีที่แล้ว +15

    Dabeylaha jaceylkana
    Hadaay kugu dagaanoo
    Dusha kaa hareeyaan
    Dibindaabyo weyniyo
    Waa sheey nafta u daran
    Oo daawo laheyn👌💞💞 hees io badh

  • @duqowpoiofficiall9237
    @duqowpoiofficiall9237 ปีที่แล้ว +10

    WaaYihii africa 🌍 baan xasuustaa from Germany 🇩🇪 Berlin 😢

    • @AadanMuxidin-s2o
      @AadanMuxidin-s2o 10 หลายเดือนก่อน

      Germany mahaddaad joppogtaa

  • @MursalMAmiin
    @MursalMAmiin 3 ปีที่แล้ว +7

    Dabaylaha Jacaylkuna
    Haday kugu dagaano
    Dusha kaa hareeyan
    Dibindaabyo weeyan
    Waa shay nafta udaran
    Oo an Dawo lahayn
    Yallah Legend Hanuuniye 😍
    Tnx nooleyaha qaraamiga iyo Farta soomaaliga Rageedi

  • @aliosman8418
    @aliosman8418 3 ปีที่แล้ว +6

    Rageedii waxaad inoo soo galisaa heestii duniya ama dushaan kaa ilaashaa ee hanuuniye qaado, midhaheeda waxaa ka mid ahaa " aqal daahyo waaweyn iyo daar muraayada hadba kii aad doonto dookhaagu jecelyahay la dagoo nasiiblkaagu haku deeqo weligaa "

    • @yrowe3966
      @yrowe3966 2 ปีที่แล้ว +1

      Ubax Iyo Daruur Yaa Ladhahaa

  • @hanaloulahanadjama4285
    @hanaloulahanadjama4285 10 หลายเดือนก่อน +1

    Axax Heestan mad U malaysa in aay 5taa Somalieed dunidu kala haleysay jegayo ! 20/ 12/23 jibuti jano ku dhagaysanaya buskaygi shaqa dhexdiis , Abeeh Legend Ah weyi Oon jeclahay dhabti Cabdullah yussuf alias Hanuniyeh

  • @azuzhaji5929
    @azuzhaji5929 2 ปีที่แล้ว +4

    Axyaa hees walhi heesi waa qaraami ama badeeda ha galin weeye

  • @ayaanlemohamud3024
    @ayaanlemohamud3024 3 ปีที่แล้ว +20

    Nin kan wu igaga ilmaysiye 😭

    • @abdiadilibroson5544
      @abdiadilibroson5544 3 ปีที่แล้ว +2

      Ha ooyine Aamu 😘

    • @deekmohamed8567
      @deekmohamed8567 3 ปีที่แล้ว

      😐

    • @warfaalifeshow7584
      @warfaalifeshow7584 2 ปีที่แล้ว +3

      Walhi heestan markaan dhageystey qeybta hore waan ooyey xusuus baan galey waan seeexan waayey. Dad walaaalo ah oo iska war heyn oo bdan baa jira

    • @ayaanlemohamud3024
      @ayaanlemohamud3024 2 ปีที่แล้ว +1

      @@warfaalifeshow7584 😨

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 ปีที่แล้ว

      Qatar caawa yaa qayilaayo

  • @mustafe179caanogeel2
    @mustafe179caanogeel2 3 ปีที่แล้ว +6

    Axyaa Hanuuniye kala kala ka bax saw dunidu ma aheyn kii duul walaalo ah isku diidayee tidhi kala durugsanaada

  • @NOFarah-jl1du
    @NOFarah-jl1du 2 ปีที่แล้ว +6

    Somalia geel iyo fardo..dameero iyo mutulaheenii baa ku fiicnaa in backgrnd looga dhigo

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 ปีที่แล้ว

      Xassid fumo afkaa cumaa habaar dhasf ina maano muufo

  • @abdiadamabdi3670
    @abdiadamabdi3670 วันที่ผ่านมา

    Xusus gara igu ledahy hestani❤

  • @HasanibnuAbdiraho
    @HasanibnuAbdiraho ปีที่แล้ว +2

    Inta soo booqatay 2023 ka
    Like❤saara

  • @dhuux7official181
    @dhuux7official181 3 ปีที่แล้ว +5

    Hees lama oran karo waa heeso WALLAAHI 🙆

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 ปีที่แล้ว

      Naasir cadaala waa uulayaabey hadana kumarqaamey yasalaam hes iga dheh

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 ปีที่แล้ว

      Alla muxuu marqaan yaqaan dhuux hadaa waa kugurayaa. Taloow malasriyaa mise hee

  • @ahmedilkacase8056
    @ahmedilkacase8056 หลายเดือนก่อน

    Hobal Abwaan mulaxam hesaa kabaneysta Abdalla yusuf hanuuniye
    Dabeylaha jaceylkuna hadey kugu daganoo dusha ka hadheyaan

  • @ibrahimsuleiman5706
    @ibrahimsuleiman5706 3 ปีที่แล้ว +7

    Innaba caadi maaha! Rageedii mahadsanid in badan.

    • @Rageedii
      @Rageedii  3 ปีที่แล้ว +2

      Soo dhawow sxb 🙏🏾

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 ปีที่แล้ว +1

      Ibra wasn kaa qaadey mahadsanid midlamida ayaan kuysoo dhafiyey sharfane mahadsanid qayil wanaagsan sxb by naasir cadaala

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 ปีที่แล้ว +1

      Ibra qayil wacan

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 ปีที่แล้ว +1

      @@Rageedii waan dhawahey sxb sidoo kale

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 ปีที่แล้ว +1

      Ibrashiimysda wasn idiin soosalaamey thanks

  • @MullaMadar
    @MullaMadar 3 ปีที่แล้ว +12

    Soo dunidu maaheyn?
    Tii duul walaala ah
    Isu diidayee tiri
    Kala durugsanaada
    That's true wlh😰
    Axyaa erayo cajiib ah
    *Rageedii* ™ mahadsanid jaalle

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 ปีที่แล้ว +1

      Jasle heey dhihin waxaa itiraa madoobe dsd jaale nidabkiisu yshey majiraane madoobaase lahelaaye jaale iga daa thanks

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 ปีที่แล้ว

      Adaa jaale ah mull

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 ปีที่แล้ว

      Dabeeylaha jaceeylkuna hadeey kugu degaanoo. Dusha kaahareyaan dibindaabyo weeynaa..... chaaib cidina kaagargaareeyn cajab kalidaa ladhuubo ma,ahoo hee

  • @abdikaremsaid9336
    @abdikaremsaid9336 3 ปีที่แล้ว +5

    Yaa salaam. Alle ha u gargaaro Baaba Cabdalla🙏
    Mahadsanid dear rageedii.

  • @captaintripplea4468
    @captaintripplea4468 3 ปีที่แล้ว +1

    Ax yaa sow cabdale yuusuf hanuuniye, rageedi 🙏

  • @bashirabdulkadir1263
    @bashirabdulkadir1263 3 ปีที่แล้ว +2

    Intaad Hanuuniye Heesihiisa Noo Biisayso waan ku Taaganhay libx ... faaankaas si Gaaraan u tgeraa

  • @khadarcabdi1
    @khadarcabdi1 3 ปีที่แล้ว +6

    Axyaa hanuuniye waa fanaaniinta ugu qiimaha badan fanka
    Sow dunidu ma ahayn
    Tii duul walaala ah
    Isku diidayee tiri
    Kala durug sanaada
    Sow Daliil umay noqon
    Duulaaba wuu dagaaye
    Dabaylaha jacaylkuna
    Hadday kugu degaan oo
    Dusha kaa hadheeyaan
    Dibin daabyo weyniyo
    Waashey naftoo aan dawo lahayn
    Hadii biyo durudurayaa
    Badda kugu daraano
    Mawjadaha dihanayiyo
    Uu daad ku kula tago
    Sow daliil unoqon mayso

  • @ibnuhaji1802
    @ibnuhaji1802 2 ปีที่แล้ว +2

    Oo aan dawo lahayn.

  • @jamalhersi8785
    @jamalhersi8785 ปีที่แล้ว +1

    2023/08/07 aduun ninba waayo soo joog 👋👋

  • @ManagerAbdikaniAliBehe-nn9gb
    @ManagerAbdikaniAliBehe-nn9gb หลายเดือนก่อน

    Hees dhadhan iyo nuxur leh oo qalbiga duni kale u dalxiis gaynaysa "saw daliil u may noqon duulaaba wuu dagaa" xaqiiq wixii cirkaa is geeyaaba dhulkuu iimaan waqtigiisa.
    Caways wanaagsan caawa oo Jimce tahay 27 September 2024 goor sheegta Afrikada Bari ay tilamaamayso 02:44 am.

  • @abdiazizmahamed6610
    @abdiazizmahamed6610 3 หลายเดือนก่อน

    Axya hees ❤❤❤

  • @Oroddheer
    @Oroddheer 3 ปีที่แล้ว +3

    Soo dunidu maaheyn tii duul walaala ah isu diidayee tiri kala durug sanaada.

  • @abokorsomali1478
    @abokorsomali1478 3 ปีที่แล้ว +1

    Waah waah soo dunidu ma ahayn😘

  • @nadiiradan7832
    @nadiiradan7832 3 ปีที่แล้ว +2

    ragedi kep going masul 👍

  • @mukhtaraden845
    @mukhtaraden845 2 ปีที่แล้ว +2

    Ax.yaa hees

  • @ahmedaarka1276
    @ahmedaarka1276 3 ปีที่แล้ว +7

    Dabeylaha Jaceylkuna☝️
    Hadey kugu dagaanoo☝️
    Dusha kaa hareeyaan☝️
    Macbuukoow😎🦅🦅🔥
    Dibindaabyo wayniyo☝️
    Waa shay nafta u daran☝️
    Oon daawo💊💉 laheyn🎶

  • @AhmedMohamed-tn5yg
    @AhmedMohamed-tn5yg 3 ปีที่แล้ว +2

    Heestan way igu cusub tahay mr dhiblaawe

  • @mouniralihassan7318
    @mouniralihassan7318 2 ปีที่แล้ว +2

    Off off macal birqane 12/12/2021 hanuniye legend 💪❤️

  • @umaymafarah6877
    @umaymafarah6877 3 ปีที่แล้ว +4

    mahadsanid rageedii.🙏

  • @TheOmarYare
    @TheOmarYare ปีที่แล้ว

    Jaceylka waa wax fican waana Waxa ugu xun dunida kolba waa siduu kuguso maro saalax qaasim horey uga heesay ✌️

  • @AhmedAli-gt1in
    @AhmedAli-gt1in 3 ปีที่แล้ว +1

    Lpx king heeso waa HeesiHi hore

  • @sadamsomali970
    @sadamsomali970 2 ปีที่แล้ว +2

    Mahadsanid walal in babadn Rageedii
    Plz heesta Xeerka Qoyska soo geli iyo Xamareey heshii halagula heshiiyee

  • @Diinimohamed8125
    @Diinimohamed8125 3 ปีที่แล้ว +1

    Maasha allaah
    Rageedi

  • @calirigaax8786
    @calirigaax8786 3 ปีที่แล้ว +1

    Rageedii.👍❣

  • @MM-hz3eb
    @MM-hz3eb หลายเดือนก่อน

    Naag shaqasany weeye 😂😂
    Dollar 💵 💵 💵

  • @xasanaxmed8688
    @xasanaxmed8688 2 ปีที่แล้ว +1

    Woow woow⬆⬆

  • @abdillahimuuse1709
    @abdillahimuuse1709 3 ปีที่แล้ว +2

    AXYAA FANAAN ,WELIGEEDBA HEBELLO HEYS QAAD QAADEEN KANI WAA KII LA HOLLIN WAAYEY, WAA FANAAKA AAN UGU JECLAHAY HEESIHIISA IYO LAXAMADIISA U GAARKA AH , ADDUNYADA CAAFIMAAD KU NOOLOW AAKHIRANA HALKII ROON......MAHADSANID RAGEEDII

  • @ahmedaarka1276
    @ahmedaarka1276 3 ปีที่แล้ว +8

    Legend is always a Legend 👍🙏👏

  • @hanadabdullahiaden5657
    @hanadabdullahiaden5657 3 ปีที่แล้ว +2

    Ragedii❤️🎸👌🏿

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 3 ปีที่แล้ว +1

    Hanuuniye iyo waayo waayo

  • @AxmedWali-e5g
    @AxmedWali-e5g 3 หลายเดือนก่อน

    Saw daliil umay noqon Eesh Calaa

  • @abdihakinyussuf991
    @abdihakinyussuf991 2 ปีที่แล้ว +1

    27/09/2022 axyaa qaraami dahabku ma duugoobo

  • @MudaneSooyaal
    @MudaneSooyaal ปีที่แล้ว

    Soow daliil u noqon meyso daalaaba wuu dabaadaaye, dabaadid= harid

  • @jamamohamud3438
    @jamamohamud3438 2 ปีที่แล้ว +3

    Sxb waxaan kaa codsanayaa hees kale oo hanuuniye qaado waxaa ereyadeeda kamid ah jaceylow aduunkiyo kugu aragnay ifkee aakhiro majoogtaa soo raadi sxb mahadsanid

    • @AbdirahmanmohamedHassan7
      @AbdirahmanmohamedHassan7 ปีที่แล้ว

      Sxp waxaad ku qortaa kugu aragnay dunidee ifkana ma joogtaa

    • @jamamohamud3438
      @jamamohamud3438 ปีที่แล้ว

      @@AbdirahmanmohamedHassan7 sxb waa kuraadiyay kumana jirto ee please sooraadi

  • @deekmohamed8567
    @deekmohamed8567 3 ปีที่แล้ว +1

    Xasuus gaara ayay ii thy

  • @sadaammaxamed
    @sadaammaxamed ปีที่แล้ว +1

    ❤❤❤❤

  • @DeeqMaxamedlayli-bd4wp
    @DeeqMaxamedlayli-bd4wp ปีที่แล้ว

    Dahbla jacaylikuna

  • @nageeyeabdirasaq3566
    @nageeyeabdirasaq3566 5 หลายเดือนก่อน

    RAGEEDII szb heeso badan aw hanuuniye qaado baaan yutubka ka waynee noosoo gali sxb heesti camal xumadu waa shile hadan dib u colownay baa kamida

  • @idirisgaydhahmedcadare-oz4ec
    @idirisgaydhahmedcadare-oz4ec ปีที่แล้ว

    Dusha kaa hadheyaan waa shay nafta udaran muu dhahay hee

  • @FarreJRFarre
    @FarreJRFarre หลายเดือนก่อน

    Mooge dile

  • @qalpinuura9091
    @qalpinuura9091 3 ปีที่แล้ว +2

    Dabaylaha jacaylkuna
    Haday kgu daganoo
    Dusha kaa hareeyan
    Dibindabyo weyniyo
    Waa Shay nafta u daran
    Oon daawo lahayn~~~~~
    Cajabay cajiib

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 9 หลายเดือนก่อน

    Waraa rag waa baabayaasheenee isduuga oo illaahoow nacafi 🧐

  • @abdiboodhari9944
    @abdiboodhari9944 3 ปีที่แล้ว +2

    Cajiib rageedi
    Dee waxaan kugu jecelahy
    Waa qaaraamka
    SOW DALIIL U MAY NOQON
    DUULAABA WUU DAGAAYEE
    Dee waxaan filayaa
    Inaan carabi ku heeso
    ساحب قالی

  • @calixuur7602
    @calixuur7602 3 ปีที่แล้ว +4

    Rageedii sxb waxa jirta hees
    Oow qaado isla hanuuniye oon ka samray marka sxb waxan jeclan lahaa inad meel iigu ssheegto
    Ama noosoo geliso sxb
    Waxaa ereyadeeda kamid ahaa
    Gacaladan jeclaa gayiga
    6ay ku nooshahay
    Kuma gaaro lugahoo gaarina
    Mabaxayee
    Sxb codsi waayee heestaas soo geli mhd snd

    • @Rageedii
      @Rageedii  3 ปีที่แล้ว

      ereyadaan weli gacan kuma hayno sxb balse waan ku dadaaleynaa inaan soo helno. Mahadsanid.

    • @calixuur7602
      @calixuur7602 3 ปีที่แล้ว

      @@Rageedii mhd masuul bal inta aan ka xasuusto gaaraa bidgaan yohow adan gaabin socodoo
      Howl yari ku gaaree sxb
      Cashaqaa igowracay iyo waxba ku jiray miraha heestaas

    • @cabdinasirclle2453
      @cabdinasirclle2453 2 ปีที่แล้ว

      Waayeyoo wali radis

    • @dhuuxyarechannel1486
      @dhuuxyarechannel1486 4 หลายเดือนก่อน

      Rageedii sxbow heestaa gacaladaan jeclaa miyaad wayday jawab baanu kaa sugaynaa sxb waxaannu nahay dadkii aad wax ku ahayd misna kugu xidhnaa kula socdaye

  • @xusenciise9622
    @xusenciise9622 11 หลายเดือนก่อน

    Soow dunida maheeyn tii duul wallaala ah isu diidayee tiri kala durugsanaada

  • @qaraamiqaaci1984
    @qaraamiqaaci1984 3 ปีที่แล้ว +1

    Saaxiib meel ma ku sheegtaa heeskii hanuuniye ee malab iyo sabiib?
    Mahadsanid.

    • @Rageedii
      @Rageedii  3 ปีที่แล้ว

      sxb maya heestaas weli ma aanan helin. Waxaan ku qaldi jiray hees ereyadeedu yihiin sida tan:
      "samsamkii makaad iyo biyihii madiinaad tii loogu meyraay mirihii janada iyo dhibco mayay ka da'ay iyo malab xabagbarshaadey"
      balse isku hees ma ahan oo weli waan raadineynaa malab iyo sabiib.

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 3 ปีที่แล้ว

      Sida maalin roob
      Makhrib kii cadceed
      Muskeedii dagtoo
      Sagal marane caad
      Ku mariiman yahay
      Muuqaal sameey
      Adaan kugu matalay
      Midabkana shabaha
      Malab & sabiib
      Miro canab tufaax
      Nafaqiyo macaan
      Laga miirayeey
      Mar ay saxan saxadu
      Udgoon miiran tahay
      Maryan saafiyeey
      Adaan kugu matalay
      Midabkana shabaha
      Waa tan sxb heesta Malab & Sabiib miraheeda qaar ka mida in kasta oo aanan hayn imika balse barisamaadkii baan heestan dhagaysan jiray

    • @Rageedii
      @Rageedii  3 ปีที่แล้ว +1

      @@khabiirqaraam7935 mahadsanid masuul.

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 3 ปีที่แล้ว +1

      @@Rageedii adigaa mudan sxb

    • @ayaanlemohamud3024
      @ayaanlemohamud3024 3 ปีที่แล้ว

      Rageedi

  • @Saytar77
    @Saytar77 9 หลายเดือนก่อน

    22/1/2024❤

  • @mohameddaud5289
    @mohameddaud5289 3 ปีที่แล้ว

    Sxb waxaad ilaa gobtaa Hestii Dhaalo aragtideeda

    • @Rageedii
      @Rageedii  3 ปีที่แล้ว

      Buux waaye heestaase mid kale sheeg sxb

  • @yaasirabdi6494
    @yaasirabdi6494 3 ปีที่แล้ว

    Yaa ii sheegi kara heestan?
    Dhaxamaha diraacdiyo
    Inanyahay dabaylaha
    Adaan kaa dugsanayee
    miyaad iga durkaysaa?
    Adna iima dabacdiddoo
    jirku kuma damqanayee
    ma mid laygu dow galoo
    lay soo dirraa tahay???

  • @abdihakiimsomaalisomaali379
    @abdihakiimsomaalisomaali379 3 ปีที่แล้ว

    sxp rageedii waxaa thy nin so xula heso runtii qiimo gaara ku fadhiya balse lkn sxp wxn kaa codsan hyaa hees hanuuniye qaado wxaa ka mid ahaa erayadii heesta (sida faras xamaalo xoog iyo laxaad loo aan xiiqin orodeey ila garo xogtaydiyo xaalkygu siduu yahy) heesta magacedana waxa la dhahaa (xamash

    • @Rageedii
      @Rageedii  3 ปีที่แล้ว +1

      Waan kula goobeynaa sxb i.a

    • @yrowe3966
      @yrowe3966 2 ปีที่แล้ว

      Sida Xamash Caleen Iyo
      Xiskimaha Daruuraha
      Xareedii Ka Timideey
      Xurul cayntii Dunidee
      Xidida Jidhkygiyo
      Nafta Lagu Xariirshaay

  • @XuseenAxmad99
    @XuseenAxmad99 10 หลายเดือนก่อน

    Hady biyo durdurayan bada kugu daran

  • @ShamseCateeye
    @ShamseCateeye 5 หลายเดือนก่อน

    😢hshsjss

  • @nimcoilyaas2410
    @nimcoilyaas2410 2 ปีที่แล้ว +1

    asc

  • @xusenxasancibarxusenxasanc9176
    @xusenxasancibarxusenxasanc9176 3 ปีที่แล้ว +1

    .o.

  • @axmedciise1903
    @axmedciise1903 ปีที่แล้ว

    Sax

  • @machealhamton8218
    @machealhamton8218 ปีที่แล้ว

    18 sano ka hor walaalahy iska kugu kya dambaysay

  • @XasanAbdulle-v4s
    @XasanAbdulle-v4s 2 หลายเดือนก่อน

    Erryhjjujuj😮😢😢🎉🎉😂😂😂❤❤❤

  • @sumayacali4409
    @sumayacali4409 2 ปีที่แล้ว

    Eeeeeeèee

  • @baasheyuusuf7278
    @baasheyuusuf7278 หลายเดือนก่อน

    1244 2:37

  • @AbubakaIlyas
    @AbubakaIlyas 8 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤

  • @axmedcabdicasiiscaali
    @axmedcabdicasiiscaali 3 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AyaanleOmar-x7s
    @AyaanleOmar-x7s 24 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤