Madaxwayne Hassan sheikh waxaan ka baaqayaa in wax laga dhaxlo la waayo 1 somali midaysan lagama dhaxlayo 2 hantida guud ee qaranka lagama dhaxlayo 3 dhulki danta guud lagama dhaxlayo 4 ciidamadii qaranka lagama dhaxlayo 5 baadi somaliyed lagama dhaxlayo Xitaa waxaan ka baaqayaa in guriga madaxtooyada ee villa somali lugu soo gaaray waayo 😢😢😢
Sommaliya uma baahna xubinimo been ah ee waxa loo baahan yahay xornimo dhab ah iyo iyadoo hanato dhamaan xuduudaheeda, heshana dhaqaale ay iyadu leedahay iyo dowladnimo si buuxda ugu shaqeyso
TUUG BEENBADAN KUWA WARBAAHINTA FADHIYO AAD KU QOSOL QUSUL BOGATO E ARGAGAXISO DUURKA IYO SAXARAHA KUJIRTO IYO DOWLADAHA HORUMARKA AYAA ISDIGALAYO SANADO LEH E KUWA WAALAN UTAAQANAN MANIHIN ANAGA E DADKALAA NAHAY.
Masha Allaha Madaxwayne xafidulaahi 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🥰🥰🥰🥰💯💯💯❤️❤️
Allah yaxfdak muddane madaxwayne 🎉🎉🎉🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💙💙💙💙💙💙
masha allah yaa rabi soomali is jeclaysii
haabalyo umada soomaaliyed guul doowlada danqaran❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉 madaxweene itoobiya gormey bexesa xiligedi waa damadaye
Maanshaa allaah madaxwayne Xasan Sheekh guul u soo hoyatay dalkeena Soomaaliyeed ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Waanu spo wada noqonaynaa madaxwayne Xasan Sheekh ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hambalyo shacabka somaliyed ee cafimadka qaba🎉🎉
Mashaalah guul 🎉🎉
MashaAllah madaxweyne
Hambaliyo hambaluyo guul insha allah
Mansha Allah guul Mudane Madaxwayne soo noqo mar sadexan iyo mar afarad
Xasan shiikh taas horaa looga shaqeeyaye hooyooyinka ooyaya odayaasha caruuraha oo guryohoodii laboobay kahadal gudaha dalku markuu hagaago dibaduna wa hagaagaysa lkn nin qashin dhexjiifa reero gurigood inuu korka kadaawado muhiimad uma laha
Dalxureya❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉
Dalxoreeye ❤❤
Hadhohowna dheh dalxaraash lawo wajiilo
Madaxwayne Xasan Sheekh waa madaxwaynihii ugu horeyey ee ku guuleystay in dalkeena Soomaaliya uu noqdo dal nadiif ah siyaasada ku guuleystay kana mid noqday dalalka aduunka ee barwaaqo sooranka ah ee aduunka ugu qanisan guul madaxwayne Xasan sheekh aad ayaan kuugu mahad celi naynaa guuleyso weligaa cadowgaaga ka guuleyso ilaahayna caafimaad iyo cimri dheerna ilaahay haku siiyo aamiin. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Hhhhhh
Aamin ilaahayow iskeen jecleysii QABILKA xuna nagaduw 🎉🎉🎉
Wcm madaxwayne waa dadaashay waxaan ognahay in dawladaadu bixisay lacagtii unka somalia looga lahaa
Umada illahey hakaaqabto somalia waa dumise
Adiga iyo inta cadawga nagu ah ee kaxun farxadena iyo horumarkena, Alle ha naga qabto. Yaa rabbi naga qabo inta cadawga Ethopia u shaqaysa iyo inta xaqidka iyo karaha caloshoda ka buxdo🤲
Dimuquraadi marabno kitaabka ilahey hanalaku xulumo
Kusaliya rasuuulka s c w
Maansha allaah hambalyo umada soomaaliyeed
Madaxwayne Hassan sheikh waxaan ka baaqayaa in wax laga dhaxlo la waayo
1 somali midaysan lagama dhaxlayo
2 hantida guud ee qaranka lagama dhaxlayo
3 dhulki danta guud lagama dhaxlayo
4 ciidamadii qaranka lagama dhaxlayo
5 baadi somaliyed lagama dhaxlayo
Xitaa waxaan ka baaqayaa in guriga madaxtooyada ee villa somali lugu soo gaaray waayo 😢😢😢
😢😢😢 waxana ka baqaya innu dalka ibiyoo
CASAN GUURGUURTE FARMAAJO AYAAN KA SHAQEEYEY ARRINTAASI XILWAREEJINTIISANA WAAY KU JIRTAY SYADOO MUUQAALKAAGA AH VIDEO
codsi ayuu dirsatay farmaajo lkn 2 jeer xasan baa keenay yaa la idinka dareemin 😂😂😂
Dalxureeye xasan shiiq ALLAHA ku xafido. Kanaxoow nafta waa
Marka meeshaas taagan thy Madaxweyne Farmaajo yaan la ilaawin kaalintii uu kulahaa Gaaritaanka guushaan weyn❤
Guul guul
Dad somaliya oo waxaa jira xasan sheikh wili amaanaayo iyadoo la arko sida dadka danyarta ah oo u galaayo
Wcs
CADAALAD DARO WAA MIDA QARAMADA MIDOOBE E AMAANKA KU QALQALGELISO E DAL WALBO SIIN CODKA AMAANKA O JOOGTO AH .
War adeer maad puntland u hambalyaysid
Somaalida and lahadleyso yaawayo! Kala tagti somaaliye yahuu
Waxass iskadaff ehee midganyahow shacabka somaliyeed mxad uhysaa benaaleeey illahy kabaqq koley cid caq kasugeyso majirtee
1:34 umadaha caalaka waxaa ka mida gumestaha Israel iyo gumestaha marekanka ee ma danaha Israel iyo marekan ayaa 😂😂😂😂masuuliyad kaa saarantahay
Maxow noo hanbalyeeynaaa anakoo itoobiyaan ah baa ku biirnee
Munaafaq lacak usooo jeestayayaa tahay adiga ayee farxat kuutahay lacakta isiiya beesha caalamka dhulalkii dowlada miyey kadhamaden
Nacasow wadankii waad bixisay Itobiyanad ka iibisay
M.a
😂😂😂😂😂😂
Sommaliya uma baahna xubinimo been ah ee waxa loo baahan yahay xornimo dhab ah iyo iyadoo hanato dhamaan xuduudaheeda, heshana dhaqaale ay iyadu leedahay iyo dowladnimo si buuxda ugu shaqeyso
💪💪💪💪🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇩🇪🇩🇪🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇹🇷🇸🇴🇩🇪♥️♥️♥️💪💪🇩🇪
Asc Bismilaah , waxaan maqli jiray tiisaba daryeelaa tukale kudara Muddane MW dadkaaga iyo dalkaaga kahormari danaha aduunka kale bal aankuu duceeynee 😂😂
Madaxwene darufta hada garaneso umada guryaha Laga burburinayo kadhafa arimo dibad arimaha masakinta kahormarsi hadal macani wakadalne
Bal qaramada midoobay aduunka maanta xee kayihiin kadib dagaalka xasuuqa sahaayinada ee kawadaan qaza 🙄
Futada hawiya dhexada ka sheekasa beenlow bahane duur joogo jajuusa shisheeya beenlow bahane
Tatha waxkaqabo horta masarti morathetha ooda aya tukale ooda
Beenlaale aaway falastine hadaad wax uhiilini
th-cam.com/video/-ZxYS4Hde3M/w-d-xo.htmlsi=o9vy-VGMwwKxb6DW
Xasan tuug. Bal ila daawada run buu sheegay
War dowladba majirtee maxd sheegasaa kurzi gole amaan muxu yahay dalkiiba lagu kalatagye sowdigii cunay dalkii io dadkiiba
Hhhhh waa waxa caalamka looga hadlo adigu mawaxad aminsantahay fikirka khawarijta somalia gadaal u reebay
Oday tuug ah
Tuug tuug kale jirin
Adiga tuug ah oromo wan u didnay dalkena. Sakiin laq cil adun iyo cadabta aqiran kuu rajaynaya
@Qaali12
Aakhiro ilaahay jaar hakaaga dhigo Xasan.
Car Amiin amiin soo qor adiga oon caytamin
TUUG BEENBADAN KUWA WARBAAHINTA FADHIYO AAD KU QOSOL QUSUL BOGATO E ARGAGAXISO DUURKA IYO SAXARAHA KUJIRTO IYO DOWLADAHA HORUMARKA AYAA ISDIGALAYO SANADO LEH E KUWA WAALAN UTAAQANAN MANIHIN ANAGA E DADKALAA NAHAY.
Hasan Beenaale nadaa
Madaxwene farmajo mahadsanid
AWEY WAZIRKA WARFAFINTA ADIGA SHAQADADI AWEY
Hambalyo lkn sheeg qofkii ka dambeeyey md farmaajo lahaa
Walaal.xasan.baahane.2xasan.baahsne.iska.gaabsso.fagriween.bakuuhaaya.adiga.sigaar.aj
Faqri la dagalameyna
Dadka adika eber ka siiyay
Dhulki & qeyraadki wala tagtay
Aaway ciidanka qaranka
Ciidanka qaranka sow kuwaan ladagaala mayo cadowga shabaab sowmaaha
Daanyeer culusoow kkkkkkkk adeer daarood hadaa nahay kuma rabno viva axmed madoobe viva deni viva farmaajo
You are Hawiye president 😂😂
Waraya kaa amuus meshaan oromo xon tahay langab ka tahay oromo cilaan tahay
💪🇩🇪💪🇸🇴🇸🇴♥️♥️🇩🇪🇩🇪♥️🇸🇴🇹🇷🇹🇷🇺🇸🇺🇸