Fadlan kasoo qeeb gal mudahaaradka lagu badbaadinayo baddii Somaaliyeed. Dadka UK kunool balantu waa safarada Somaaliya ee London 18ka January 2025. Maalintu waa Sabti, saacadu 12ka Duhurnimo. Fadlan dadkii kale usii gudbiya akhbaartan
I don’t think in SALAAD CALI JEELLE wax laga QORAAYO. SALAAD waxaa uu ka mid yahay dadka BALAQA loo TUURO kadibna laga XOQDO sida ATM CARD!! Dalkiisa iyo dadkiisana lagu wax-yeeleeyo.
Wadanka Allaha innoo badbaadiyo. Madaxda Allaha innoo soo hadeeyo.
Wixi federal ogolaaday xabsi haloo wada taxaabo
😂😂😂😂😂😂😂 qolkeyga ayaan ku jiraa.
Xasan gurguurte iyo kooxdiisu waa in wadanka laga badbaadiyaa
Doqonimo 7s kaalmeysaty
Waxaanaa masiirka soomaali go aan ka gaaraayo. Cajiib
😂😂😂😂😂. Yaab iyo qosol isbiirsadayee noqotay qisadaan.
Fadlan kasoo qeeb gal mudahaaradka lagu badbaadinayo baddii Somaaliyeed. Dadka UK kunool balantu waa safarada Somaaliya ee London 18ka January 2025. Maalintu waa Sabti, saacadu 12ka Duhurnimo. Fadlan dadkii kale usii gudbiya akhbaartan
Tabarkale malawaayay kkkkkkkkkk
I don’t think in SALAAD CALI JEELLE wax laga QORAAYO. SALAAD waxaa uu ka mid yahay dadka BALAQA loo TUURO kadibna laga XOQDO sida ATM CARD!! Dalkiisa iyo dadkiisana lagu wax-yeeleeyo.
Walle Hadii ay maxaakimta dalka qabsan lahaayeen Somalia dowlad bay noqon lahayd lkn jaajusiiin gaalo soo adedsatay ayaa dalka burburiyay
Ileen dalkaan waxaa buux dhaafiye jaajuusiin itopia ushaqeya
Aad kuwa maamul godaledka 2 marki lagasaaro kulli itopia aye ushaqeyaan
He was stooge and always stooge mr jeelle
Ninkaan wax maqarsho kkkkkk
War bahintaan. 20 sano ka hor, beenta dhaaf
Beenta jooji