Xamas Taaktikada Cusub aylaso baxday & Israil O Masar Jawaabtii Ugu yaabka badneyd siisay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 21 ก.ย. 2024
  • wixii ganacsi (xayeesiin) ku saabsan cod kusoo duub ama qoraal si laguugu soo jawaabo hana soo wicin fadlan (ganacsi kaliya/ for businesses only) +447399336585 telka waxaa gacanta ku haya dad kala duwan.
    ama Email Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join this channel to get access to perks:
    / @dulmidiid
    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤️
    FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, REACTION VIDEOS, RELIGIOUS TEACHINGS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
    IF YOU WANT TO TALK TO DULMI DIID JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
    #ShMaxamedDulmiDiid
    DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
    HADAAD DOONEYSO INAAD DULMI DIID LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
    WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
    Dulmidiidchannel@gmail.com
    Join Trading 212 Invest with my link, and we will both get free shares.
    www.trading212...
    You can also join to invest Etoro through my link and we will both get free shares.
    etoro.tw/3ITMdHm
    Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets Electric cars, mobile phones, camers, tablets, computers, watches, laptops, airpods, eToro, Binance, coinbase, insurance, loans, mortgage, attorney, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, money, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, ecommerse, investing, crypto, currency, tesla, tesla investments, apple and samsung
    / @dulmidiidclips
    MAHADSANID.
    DISCLAIMER: DULMIDIID CHANNEL assumes no responsibility or liability for any errors or omissions in the contents and can not verify The information covered in the videos as we quote from mainstream media platforms - We don't intend to infringe copyright, additionally incorporating elements of entertainment.

ความคิดเห็น • 167

  • @DulmiDiid
    @DulmiDiid  4 หลายเดือนก่อน +47

    Walaal waad ku mahadsantahay inaad nasoo booqatay 👍 Liketa & Subscribeka waa xagaaga ❤

    • @sahroabshir9230
      @sahroabshir9230 4 หลายเดือนก่อน +1

      جزاكم الله خيرا وبارك الله فيك يا شيخ

    • @hassanhassanismael8470
      @hassanhassanismael8470 4 หลายเดือนก่อน +3

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤sheikh ilahaye haakuxsfiido dhamaan caruurtada iyo xaaskaga iyo family iyo umadah muslimiinta ♥️♥️

    • @maxamuudsaxardiid7848
      @maxamuudsaxardiid7848 4 หลายเดือนก่อน

      fiidiyaw yada soo dhig komontiga

    • @FarxiyaMMc
      @FarxiyaMMc 4 หลายเดือนก่อน

      alaahu akabar dheh shiiiq

    • @KingMohn21
      @KingMohn21 4 หลายเดือนก่อน

      Guuleyso abti

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 4 หลายเดือนก่อน +1

    اللهم إنا نستودعك غزة ورفح وأهلها،سماءها وأرضها، رجالها ونساءها، أطفالها وشبابها، وكل شبر في فلسطين 🇵🇸
    ‏نستودعك يا الله أهلنا وأحبابنا في فلسطين ، تلك الديار المقدسة التي باركت بها وما حولها، أن تحفظها من كل سوء وشر
    ‏اللهم في هذه الساعة، أنزل نصرك ورحمتك على أهلنا في فلسطين

  • @zamzamsalahcilmi2413
    @zamzamsalahcilmi2413 4 หลายเดือนก่อน +1

    الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله

  • @ahmedbeykol5804
    @ahmedbeykol5804 4 หลายเดือนก่อน +1

    Suuratu Yaasiin ayee aqristaan saanfilaayo oo Allaah S.W aaaaaad ugucaawiyay walaalaheena marwalbo Allaah S.W ayaalajiro marnaba macquulma ahan inlagaguuleesto Inshaa Allaah

  • @nasra9836
    @nasra9836 4 หลายเดือนก่อน +10

    Laaxoowla Walaa Quwata Ilaa Bilaah, Dad sidaa loogalaayo Baahi, Duqeen leeys kudaray, Ilaaheey ma mooga, Marka Ciidamada Israel Indhahooda ayaa Alle ka indha saabay In eey arkaan Muqaawimada oo u jirta masaafa dhow, Gurmad aan Allah aheen ma heestaan Reer Falastiin Allahayoow Guulee 🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤️🇵🇸🇸🇴Mahadsanidiin.

    • @safiaabdulle3827
      @safiaabdulle3827 4 หลายเดือนก่อน

      Allow u gargaar walaalaheena reer falastin guusha Allaha siiyo masar iyo yahuuda wey ku heshiiyeen in aan gargaar raashin ah loo gudbinin Allaha xafido reer gasa Aamiin

  • @adenhassanbashir4930
    @adenhassanbashir4930 4 หลายเดือนก่อน +7

    Allahayow u maciin Muslimiinta Falastiin.

  • @hassanhassanismael8470
    @hassanhassanismael8470 4 หลายเดือนก่อน +12

    Prophet Muhammad scw scw scw scw scw scw ♥️💯♥️💯♥️💯 sheikh wacaleiku salam Free Palestine Free Palestine Free Palestine hamas victoire

  • @AhmendyJully-tx5xe
    @AhmendyJully-tx5xe 4 หลายเดือนก่อน +3

    Arintaa maaha halis weeyn EE waa guul Muslimiinta dhamaan usoohoyatay Allhamdullilah

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 4 หลายเดือนก่อน +4

    Waa runtooda yahuuda masar baa ka xun iyo waliba wadamo kale oo carbeed xasbiyalaah wa necma wakiil kulu daalim yaa rabi.
    Way helidoonaa jawaabteeda eensha Allah.

  • @qeuunhoodan2337
    @qeuunhoodan2337 4 หลายเดือนก่อน +2

    sheekh illhay ha ku xiftiyo dar illhay ayan ku tagera wayo wx thy qofka iga kiciyay hurdo an hurday oo ana dan igu jirin rabi ha ku xiftiyo adi iyo familigaga noloshu kuma cidalaso❤❤❤

  • @fadumaabdiduale1624
    @fadumaabdiduale1624 4 หลายเดือนก่อน +3

    Habaabiyeen waxaa kaxun kuwa celiyey seesi ilaahay hasoo dedjiyo ciqaabtiisa yaa rabi.
    Waa la is ugu wada tegay laakiiwaxba qaadimaayaan eensha Allah ❤

  • @sahramumine3727
    @sahramumine3727 4 หลายเดือนก่อน

    ASC Sheekh . Wax lagu macnayn karo ma jirto
    Waa arin Illaahay wato
    Dulmi ayaa meesha ka socda
    Illaahayna way u muuqataa
    Umadiisana isakaa ilaashanaaya waanakaa quwad aan hore Carab loogu
    Arag ku caawiyay
    mujaahidiinta ee aduunkii oo dhan ka yaabtay .Waa Illaahay
    Mahadii inta hadhayna way iska dhamaan Isha’Allaah wa bi’idnillaah.

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 4 หลายเดือนก่อน +1

    Allah ha badbaadiyo hana guuleeyo hana u maciino hana u gargaaro shacabka walaalaha falastiin yaa rabi ciidankaada ku caawi garabkooda ku quwadey walaalaha xamaas gacantii sareyso Allah ha ka dhigo aamiin Allah ha u soo dedejiyo nasrigiisa walaalaha xamaas aamiin marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha isku salido hana ku rido argagax iyo baqdin waali ah aamiin Allah ha soo dedejiyo dhamaadkooda iyo firxadkooda jabkooda yuhuud iyo xulufadooda munaafaqiinta aamiin

  • @Sahruuja1
    @Sahruuja1 4 หลายเดือนก่อน +1

    Ilaahay ayaa Indho tiray waana Dad Ilaahay si dhaba u yaqiinsan 🎉

  • @bashiiromar6389
    @bashiiromar6389 4 หลายเดือนก่อน +3

    Allah ifka haku ciqaabo yahuuda iyo XULUFADEEDA Cadowga ah
    Aamiin yaa rabbi

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 4 หลายเดือนก่อน

    آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب العالمين

  • @JamalYasin-kk4pk
    @JamalYasin-kk4pk 4 หลายเดือนก่อน +1

    Jazaakalaakhayar shiikh

  • @abdirahmanmohamed7004
    @abdirahmanmohamed7004 4 หลายเดือนก่อน +2

    Asc sh maxamed maqiyaasi kartaa xilliga koorsooyinkii ay bilaaban karaan walal adoo raali ah oo mahadsan mahadda Alle kadib

  • @apdyrahmanmohamed6172
    @apdyrahmanmohamed6172 4 หลายเดือนก่อน +4

    Cawana legama horeeyo alhamdulilah

  • @ahmeddahir6224
    @ahmeddahir6224 4 หลายเดือนก่อน +3

    Allahoow u gargaar walaaldeena Xamaas

  • @saynabmohammed9499
    @saynabmohammed9499 4 หลายเดือนก่อน +2

    Maansha allaah illaahay hakuxafido aaamiiiin

  • @maima4ever2
    @maima4ever2 4 หลายเดือนก่อน

    وجعلنا من بين أيديهم سدا ومن خلفهم سدا فأغشيناهم فهم لا يبصرون.

  • @AbdiAden-o8k
    @AbdiAden-o8k 4 หลายเดือนก่อน

    إن الله مع الصابرين

  • @hafsamoha4652
    @hafsamoha4652 4 หลายเดือนก่อน

    اللهم انصر اخواننا في فلسطين

  • @dahabomohamed6718
    @dahabomohamed6718 4 หลายเดือนก่อน

    يا الله كن اهلا غزة عونا ونصيرا

  • @craxman-dy1ht
    @craxman-dy1ht 4 หลายเดือนก่อน

    Walahi palstene ama falastin waxan ta gersanahay dhib iyo dheef hadaan islaam nahay قال تعالى نصر من الله وفتح قريب وبشر المؤمنين

  • @maxamedbulxammaxamedbulxam8674
    @maxamedbulxammaxamedbulxam8674 4 หลายเดือนก่อน

    Masha Allah insha Allah ❤❤❤

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 4 หลายเดือนก่อน

    اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين

  • @ummumuhammad9412
    @ummumuhammad9412 4 หลายเดือนก่อน

    اللهم صل وسلم على سيدنا محمد

  • @fathiwarsame7628
    @fathiwarsame7628 4 หลายเดือนก่อน

    الحمدلله رب العالمين

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 4 หลายเดือนก่อน

    Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso ❤❤❤❤

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 4 หลายเดือนก่อน

    Shiqow masar waa gaalo oo waliba xasat ah laba afle ah mahadsant walaalkey dulmi diid ❤❤❤❤

  • @SeidMahamed-s6j
    @SeidMahamed-s6j 4 หลายเดือนก่อน +1

    Waa cilmi ilaahay

  • @AhmedMousaBouh
    @AhmedMousaBouh 4 หลายเดือนก่อน

    Asc. Ahmed from Jabuti.
    Sh. Waxa ay sheegto yuhuudu waa been gargakii xaga Urdun laga soo doray ayay gubayaan shacabkoode mayalka adag may ka qabtaan haday sax tahay waxa Masar ka sheegayaan. Allow u gargaar dadka masaakiinta Amiin
    Wsc

  • @Deqoliban2023-xe1yj
    @Deqoliban2023-xe1yj 4 หลายเดือนก่อน

    Ascww Alxamdulilaah Allah ayey isku dhibeen marka adoomada Allah weyɓadan yihiin oo ayaga ayaa rabi u soo qasbayaa anagana wajibkeena waa inan u duceynaa oo rabi subxaana watacaala gusha falastin iyo musliminta hasiiyo amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin

  • @halimo1255
    @halimo1255 4 หลายเดือนก่อน

    ALLAH HU AKBAR☝💪💪💪💪

  • @AbuukarCabdullahi123
    @AbuukarCabdullahi123 4 หลายเดือนก่อน

    وجعلنا من بين سدا ومن خلفهم سدا فاغشيناهم فهم لايبصرون

  • @AxmedIsmacil-zn2rv
    @AxmedIsmacil-zn2rv 4 หลายเดือนก่อน +1

    ASC SHKH DLM DIID
    xaqa ayaa hiilinayo insha allh guul ayaa allah ugu baryayaa

  • @ugaasocismaan733
    @ugaasocismaan733 4 หลายเดือนก่อน

    Salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @muzamilali2949
    @muzamilali2949 4 หลายเดือนก่อน

    Allahi ciziga iyo sharafta badan ba ka indha saabay

  • @mohajacelowchanell4931
    @mohajacelowchanell4931 4 หลายเดือนก่อน

    الهم انصر اخواننا في اهل الغز الهم امين يارب العالمين الهم ثبت أقدامهم الا ان نصر الله قريب ان شاءالله

  • @abdullaxi473
    @abdullaxi473 4 หลายเดือนก่อน

    Inaa shaqadii online eheed barnamishkedi kasugeyna☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️☝️

  • @ayanlemohamed5956
    @ayanlemohamed5956 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay baa u gargaaraya oo aan gargaar degdeg ah uga baryayaa inuu siiyo walaalaha reer falastiin guushana ilaahay siiyo ilaahay baa Isha alaah yuhuud &wixii la socdoba guul daro iyo ciqaab ifka &aakhiroba tusaaya Isha alaah
    Ilaahayoow guushana u soo dedeji reer falastiin
    Adaa awoodaas leh Aamiin yaa rabi

  • @Salman-h6t7e
    @Salman-h6t7e 4 หลายเดือนก่อน +2

    Gaaaal faida malahan ilahaygii aburtaay ayaayba kucasiiyeeen been lasheega mahay latahay

  • @qaasimmohamedabdi5105
    @qaasimmohamedabdi5105 4 หลายเดือนก่อน

    Adaa mudan.dulmi.diid

  • @Khadib-l2b
    @Khadib-l2b 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay awoodiisa waaye indhaha uu tiri sidii ashrafa qalqi u goodiyeen galaa da oo caaracaarada qerisay Arlington waayeen أنصر المسلمين

  • @omerhassan3041
    @omerhassan3041 4 หลายเดือนก่อน

    Sheekhoow ha hilmaamin ducada balaayiin muslimiina oo ay kujiraan kuwo haday Ilaahay ku dhaartaan aanu Rabbi baryadooda soo celinayn.

  • @fowsiyonuur8990
    @fowsiyonuur8990 4 หลายเดือนก่อน

    Yaa rabi guul falastin insha alaah waa xuroweysin walaalahen dulmamanayasha

  • @MohamedIbrahimcali12
    @MohamedIbrahimcali12 4 หลายเดือนก่อน +2

    ❤❤❤

  • @soulemanahmed9900
    @soulemanahmed9900 4 หลายเดือนก่อน

    Asc SHEIKHA ALLAH BAREKEYO

  • @AbdullahiAfwah
    @AbdullahiAfwah 4 หลายเดือนก่อน +1

    Fadliga ilaahay ayey kudhacday

  • @amunsheikhabdi6703
    @amunsheikhabdi6703 4 หลายเดือนก่อน

    Reer galbeedka iyo Maraykanka waxay is lahaayeen, Israa'iil awood bay leedahay, wey guuleysaneysaa, hadana way ka shakiyeen inay guuleysan karto, foolxumo weyne wey dhex fadhisaa, saas darteed munaafaqadoodii ayey bilaabayaan oo iska dhigayaan dad wanaag raadis ah , reer galbeedka iyo maraykanka waxay duulaan ku yihiin Islaamka muslimiinta na wey hurdaan, alow noo gargaar🤲🏾

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 4 หลายเดือนก่อน

    Xasbiya laahu wanicmal wakiil

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 4 หลายเดือนก่อน

    alx maashaallah guul

  • @nimcohassan2784
    @nimcohassan2784 4 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay hakuxafid sidaad runt noogu soo tabinaysid

  • @xuseenmaxamed4615
    @xuseenmaxamed4615 4 หลายเดือนก่อน

    Asc sheekh maxamed zxb wararkaaga aad baanu udaa wanaa lakiin sawirada iyo vidiyoyada. Waa Wayne fad lad

  • @a-auslim-girl-from-yemen.
    @a-auslim-girl-from-yemen. 4 หลายเดือนก่อน +2

    I am your sister from Yemen, and by Allah I only spoke out of hunger and distress. My mother, my brothers, and I lessons and tears. We are in a situation that only God knows about. God is sufficient for us, and He is the best disposer of affairs for those who brought us to this situation. By Allah Almighty, I did not write this appeal out of distress and distress. Poverty, O world, they have felt it So, I hope for you. By Allah Almighty, Lord of the Great Throne, he ate what I had in the house. By Allah, my brothers, he is my brothers by sitting in the house. Who has no food? By God, we are in a very difficult situation. We have 4 people entering the house, and my father has died, and there is no one who can depend on us and who lives in it.We live in a rented house because we cannot pay the rent we owe. '''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''''' ''''''''''''' My brother, my first words are: I swear to God that I will not lie to you or deceive you. I am a Yemeni girl displaced from the war. My family and I live in a rented house in Al-Shahrab 20,000 Yemenis among us, and now we owe 60,000 for 3 months. The owner of the house is one of the people who does not have mercy, by God, my brother. He comes every day, insulting us, talking about us, and moving from the house to the street because we were unable to pay him the rent. The neighbors saw us crying and came back.They came back to talk to the neighbors and we were given the weekend. So we made him swear by God. He will take us out into the street. Have mercy on him and us. Our country is due to this war and we do not find food for our day, and my brothers and I live in a difficult life. Our father died, may God have mercy on him, and we have no one in this world who was with us in these harsh circumstances. My younger brothers went out into the street and saw...The neighbors eat and stand at their door in order to give them bread even if they break it. By God, to whom belongs the dominion of the heavens and the earth, they closed the door and expelled them and came back crying. They are dying of hunger. No one has mercy on them and a holiday is returned. I have made a living, and now if one of us helps us with a kilo of flour, I swear to God, I am dying of hunger. My brother, I am an alien to God. Then, I ask you to help me for the sake of God. I ask you, by God, to love goodness and to help me, even if you can, by messaging me on WhatsApp.On this number 00967716649494 and ask for the name of my card and send it and do not be late and may God reward you with all the best, my brothers Sagar, see how they are and help us and save us before they throw us out in the street, you will be lost or we will die of hunger. My family and I ask you, by God, if you are able to help us, do not be late and may God reward you well..`/--~«««~~♡~♡~♡~~•~•~♡~♡~♡~♡~♡~♡♡♡~~~~: ~:~¡~¡~¡~;I.i.i.i.i.i. i.I.|-◖・,’.🌙',؛・,’.🌙',؛・,’.🌙',؛・,’.🌙',؛・,’.🌙',؛・,’.🌙',؛・,’.🌙',؛・,’.🌙',؛・,’.🌙',؛・,’.🌙',؛・,’.🌙',؛・,’.🌙',؛・,’.🌙',؛😢🎉

    • @mohamedalibile4672
      @mohamedalibile4672 4 หลายเดือนก่อน

      Come to Somalia it's your second country there are a lot of opportunities even though there are many Yemen's who live here with good life please reach out there as soon thanks

  • @HamdiAbdi-cg5xl
    @HamdiAbdi-cg5xl 4 หลายเดือนก่อน

    Allxamdulilla

  • @sulemandahir9208
    @sulemandahir9208 4 หลายเดือนก่อน

    allow jabi Isreal aamiin yaarabi

  • @nestehamohame
    @nestehamohame 4 หลายเดือนก่อน

    Jizkumlahu qeyera ❤

  • @حليمةفارح-ج4ج
    @حليمةفارح-ج4ج 4 หลายเดือนก่อน

    Waa nasri Allah xaq Ayaa qarxinay dumigun waa suulidona

  • @هاتفملك-ك6ن
    @هاتفملك-ك6ن 4 หลายเดือนก่อน

    السلام عليكم يا شيخ وينك كورس حقك، ونحن انتظار منك انشا الله ارسل منا، الله يباريك فيك،❤

  • @ashawooo
    @ashawooo 4 หลายเดือนก่อน

    Kibirka waa lagu Jaba Yuhuda awooda aye sheeganaya Lakina tii allaha aye mesha tale allaha aye uu gare illahaya masibo deg deg ha rabi ha uu kene Yuhuda Shacaba koda Allaha idan ku kici dhula gare iyo dada biyaha wata dhulka rabi idan goye

  • @ershadodakat1273
    @ershadodakat1273 4 หลายเดือนก่อน

    Asc masha allah tabaraka laahu allaha kuxafido

  • @mustafamohamed8314
    @mustafamohamed8314 4 หลายเดือนก่อน

    Sh dulmi diid maarkaad wax akhriso kadib ayaa dad ka wax loo sheegaaa qof aan wax akhrin ayaa iila egtahay ee mediaha ku wareeray

  • @MOHAMEDALI-wl8ls
    @MOHAMEDALI-wl8ls 4 หลายเดือนก่อน

    WAA 10:10 KAXDA WAXAA KASOCDO DAGAAL HUBKALA NOOC MAJIRAAN QARAX LKNI WAXAA JIRAA BEEKE EM USO DUCEEYE INUU ILHA IMADAY MUSLIMKA KABADBAADSHO

  • @khadarfarah1562
    @khadarfarah1562 4 หลายเดือนก่อน

    Dhulka qudhiisa amran sh waana junuda rabi

  • @farduusmohamed2770
    @farduusmohamed2770 4 หลายเดือนก่อน

    Sheekhaw mansha allaah dhaha markaa kasheekaynaysaan

  • @Ali-ml8ss
    @Ali-ml8ss 4 หลายเดือนก่อน

    Guul

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 4 หลายเดือนก่อน

    Scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zahrajama7764
    @zahrajama7764 4 หลายเดือนก่อน

    Allah bey isku xiren o macoda ah .

  • @Falaastinali
    @Falaastinali 4 หลายเดือนก่อน

    Asc sheequnaa waamasaakiintulman ilaahaybaa kaindhasaabau

  • @AxmadrabaxAxmadrabax
    @AxmadrabaxAxmadrabax 4 หลายเดือนก่อน

    0:29 0:31

  • @hagiohaji7937
    @hagiohaji7937 4 หลายเดือนก่อน

    Waa dad meel kale looga yeeraayo In Shaa Allah...جهنم يصلونها فبءس العصير

  • @sadianoor3962
    @sadianoor3962 4 หลายเดือนก่อน

    Asalaamu Calaykum waraxmatulahi wabarakaatu walaal waxaan maqli jirey maah maah reer xamara oo dhaheysa nin Ilaahey bukabukeenaayo khayladiisa mala makhlo .marka kuwaan dagaal Rabaniya ayaa kusocda walalaheena Ilaahey ha ugargaaro inshalahu tacalaa anana ducaan u awoodnaa aan kala joojis lahayn adigana sheekhunaa Alaha kuxifdiyo adiga iyi ehelkaagaba Aamiin.

  • @SarBoy-el5zc
    @SarBoy-el5zc 4 หลายเดือนก่อน

    Ragaasi waa geesiyaal meelkaste ay ciidamada yuhuudu dagaan markay saldhigtaanba waxaa dhacda in weraro luguqaado waayo ciidamada yuhuudu cirka umbay haystaan lkn dagaalyahaanada xamaasna dulka iyo dulka hoostiisa ayakaa haysta

  • @ZainabBashiir
    @ZainabBashiir 4 หลายเดือนก่อน +1

    Dadku markay isduleeyaan ilaahayna duli buu kuslidaa marka aduunkoo idil yuhuud bay isu duleeyeen kadibna waa dulaysteen cid juuq kadhihi kartana malaha

  • @sunari8818
    @sunari8818 4 หลายเดือนก่อน

    Allahayow u gargaar plastine cadowgooda iyo kuwa la jiraba jabbi,waxa madaxda masar lagu shegayo waa dad marhore damirku ka dhintay lakin insha allah plastine waa guleysaneysaa daba dhilifka madaxda carbedna Ilaahey ba la xisaabtami doona

  • @SafiyaMacalin-rz7mf
    @SafiyaMacalin-rz7mf 4 หลายเดือนก่อน

    Allah ba ka xifdiyey.

  • @Sahallohos1940
    @Sahallohos1940 4 หลายเดือนก่อน

    Anigaa jaawaabi taasi waa dal aqoonta xaqudirirka iyo fadliga ilaahay

  • @abdullkarimali
    @abdullkarimali 4 หลายเดือนก่อน

    asc sheeq

  • @aminadhayib8031
    @aminadhayib8031 4 หลายเดือนก่อน

    Waa awooda ale iyo ducada muslimiinta aloow yahooda markii gugu danbeesay ka dhig ayaarabi

  • @AbdirihmanWarsame
    @AbdirihmanWarsame 4 หลายเดือนก่อน +1

    Hamas ilaahy baa lajira cidna wx kusamyn mayso

  • @nuurismail3003
    @nuurismail3003 4 หลายเดือนก่อน

    Sheekhow barmajikii online away.

  • @AsadkiDaud1
    @AsadkiDaud1 4 หลายเดือนก่อน +1

    Asc

  • @MS-lv8bf
    @MS-lv8bf 4 หลายเดือนก่อน

    Allah Ayaa Bawer Siiyey Falastiin. Allahu Akbar.

  • @AshaDuale-m5d
    @AshaDuale-m5d 4 หลายเดือนก่อน

    Waxa halkaa ka jira waa Tala Illahay.

  • @kaahaabdulah5820
    @kaahaabdulah5820 4 หลายเดือนก่อน +1

    السلام عليكم
    Online job kii aaway

  • @LeyloIbrahim-r2b
    @LeyloIbrahim-r2b 4 หลายเดือนก่อน

    Dad ilahay lajiro oo malaaig ka agdavalamaysa oo ilahay mucjisooyinki kaidthay alx

  • @Khadijo60
    @Khadijo60 4 หลายเดือนก่อน

    Ilahey baa ka indho saabay iney ark aan gododka

  • @anwarcabdi6415
    @anwarcabdi6415 4 หลายเดือนก่อน

    SHEEKH COURSE MAXA KADHIMAN

  • @ShaaficiMaxamed-q3w
    @ShaaficiMaxamed-q3w 4 หลายเดือนก่อน

    illaahay haaw garagaaro falastiin

  • @saidmumin3991
    @saidmumin3991 4 หลายเดือนก่อน

    Machadyadu badanaa sheikh? Nagadaa dee adeerow. Bismahi

  • @MariaMahamud-f3s
    @MariaMahamud-f3s 4 หลายเดือนก่อน

    S a w❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @amilaabdirahmanshekh8035
    @amilaabdirahmanshekh8035 4 หลายเดือนก่อน

    Wcs

  • @AminaAbdisalaam-h1u
    @AminaAbdisalaam-h1u 4 หลายเดือนก่อน

    Allah ayaa ka indho sabaya

  • @moudankhaireh4015
    @moudankhaireh4015 4 หลายเดือนก่อน

    Sissi iyo Netanyahu waa wallalo

  • @marwaancapitahnolixle402
    @marwaancapitahnolixle402 4 หลายเดือนก่อน

    Mansha allaah

  • @fadumamohamed7231
    @fadumamohamed7231 4 หลายเดือนก่อน

    Asc walaal gaadiidkan xaguu kasoo galay magaalada? Marinka rafac maysoomareen? Mase midkale ayaa jira waxaan fahmi waayay sida sacabuuleeyda kusoo gaaren kolanyada oo ey ugu burburiyeen

  • @faraburIssa
    @faraburIssa 4 หลายเดือนก่อน

    Asc hadalk dhamastir