Allaha weyn waxaan ka baryayaa in sadexda nin oo la magacaabay o ugu horeeyo natahanyu prime minsterka yahuda iyo labada kale in balaayo aan la arkin in Ilaahey ku rido maxkamadana loo soo dadajiyo insha allah
Sh madaxda carbed illa afkodu karo hadal dadnimo iyo cadalad ku xusan oo raganimadi Rabbi siyay ey mujiyan workout sheg sheg maleh rag ma heyno Rabbi ban u hoos fadhina
Aduunka waxaa maamula illaahay israil waxa alle waxay sameyn karto ma leh maantana godkeedii ayey biyo kulul ugu soo galeen Awoodii ay sheegan jirteyna Way soo gabagaboobeysaa inshaa allaah
The power is not the one you have. When all you want to is to defend your rights and freedom The state of genocide and occupations in 2024 Allah has his ways, Palestine 🇵🇸 people they are not alone and Allah is power is within them 🙏🙏☝️💕💜❤️💝 But what we are not known is Allah is why’s miracles will happen where we are not expected (make my word )
Mar kaxsta doonitaanka Allaah ayaa soconaya maansha allaah❤❤❤❤❤❤
Mnsha allah ilahayoow dil natanyaahu iyo bini qafiir iyo kuwa lamid ka ah
Masha allah. Sheekh war fiican ayaad noso gudbisay. Illaahay. Ha ugargaaro shacabka falastiin. Guul isha allah
Inna Rabaka labil mirsaadi. Allahu Akbar
❤ Allaahu Akbar ❤❤❤❤❤
Qatar🇶🇦Allaha guuleeyo, amiiiin🙌💞🇶🇦 Guul Falastiin 🇪🇭 Somaaliya hanolaatto💞🇸🇴👍
M.a Aduunka Weey Cadahay in uu isbadal uu Ka Socdo Waa Wax Lagu Farxo Qeer Allaah Haka Dhigo Aaamiiin
اللهم انصراخواننا في فلسطین یارب
ومايعلم جنود ربك الاهو وماهي الاذكري للبشر. صدق الله العظيم.
Yahuudu adduunka la wareege waa horee....sheekh ma intaa kabadan ayey sii qabsan lahaayeen
ومكروه ومكر الله والله خير الماكرين
Jizaka Allahu kheyra
Ilaahay haku xifdiyo
MashaAllah thulmi thiito Allah xakuxafito waa run saax ax wararkaa
Masha Allah shiikh
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
وَإِنْ تَتَوَ لَّوْا يَسْتَبْدِلْ قَوْمًا غَيْرَكُمْ ثُمَّ لا يَكُو نُوا أَمْثَا لَكُمْ ........ اللهم انصر هم وثبت أقدامهم واقويهم وأيدهم وسد رميهم 💔
Allaah ha u gargaaro walaalaha muslimmita falastiin iyo Dunia islaanaka dhammaantood
Wacan oo wanaagsan mahadsanid guuleyso wll ❤❤❤❤
Allaha weyn waxaan ka baryayaa in sadexda nin oo la magacaabay o ugu horeeyo natahanyu prime minsterka yahuda iyo labada kale in balaayo aan la arkin in Ilaahey ku rido maxkamadana loo soo dadajiyo insha allah
Shaafal Arab--Harab
Falastiin allaha ayaa lajira inshallah 🇵🇸
Barakallahu feekuum Sheekh
Allahu Akbar wali laa hil hamdu Allah ayaa quluubta insaanka rog roga oo isagu meeshuu doono u jiheeya Gargaarkii allah ayaa yimid insha Allah
Ilahay calamar adunka horay logu arag haku rido yahuda
Masha allah
Asc wr setihin ❤❤❤guuuuuul iyo gobanimo illahayoowe u gar gaar walalaheen falastiin yaarabul calamiin ❤❤❤❤
Assalamu alaikum
Ugaas waad mahadsantahay
آلهم آنصر أخواننا في فلسطين 🇵🇸 اللهم آمين 🙏 يارب 🙏 العالمين
Sh madaxda carbed illa afkodu karo hadal dadnimo iyo cadalad ku xusan oo raganimadi Rabbi siyay ey mujiyan workout sheg sheg maleh rag ma heyno Rabbi ban u hoos fadhina
Allaahu aclam inaan shar iyo basaas nimo la soo islaamin oo hadayad wanaagsan Allaah siiyo AAMIIN
Allaha sahlo in la soo xiro aamin amen 🙏 yaa rabi
Waa Amar Allah In Uu Kiciyo Ardayda Mareykanka. Allaha ku Wado Sidaas.🤲
عبدي يريد وأنا أريد والله يفعل ما يريد. ما شاء فعله. ومكروا ومكر الله والله الخير الماكرين. اللهم انصر اخواننا المسلمين في كل المكان
اللهم انصر اخواننا في فلسطين
Yaa.sheekh waanu kugukalsoonahay sijoogta.ah ayaans ulasoconas waxaana kudooraney waxqabyaalad.ah kahadashid sidaakusoco Insha.allah maku aqaana laakiin afkaarta salimka.ah baankuguraacnay comontiga qaldans kadaaya Insha.allah ❤
Nitanyaah iyo inta lamid ah Allah ha soo qabto qasho aan sii deynka dan beyn
Madaxda muslimka sheegtay oo. Kufaarta Allah. Isda imarat Saudi lupnan baxran masar Allah Hanaga qabto shartooday qadar waa dawlad fiican weli naxariis kudamayso Allah. Ha ugargaaro
Ilaahay baanu ku amaaneysaney oo aysan amaanadiisa dayacneyn walaalaheen reer falastiin
Allah burburiyo yahuud iyo waxii taageera aamiin masar imaaraatka sucuudiga madaxtooda masiibo Allah kurido aamiin
Aduunka waxaa maamula illaahay israil waxa alle waxay sameyn karto ma leh maantana godkeedii ayey biyo kulul ugu soo galeen Awoodii ay sheegan jirteyna Way soo gabagaboobeysaa inshaa allaah
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ❤
Qadar inay argagixiso taageerto waxbaa ka jira. Shabaab inay Lacag siiyaan waa run.
Ilaahow gargaarkaaga noosoo dadaji, anaga iyo walaalaheen Falastiin iyo intii islaam ahba🤲🏽
Sheekh intet u dambeysay Sudan 😢
Salallaahu caleyhi wasalam salallaahu caleyhi wasalam ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Allah ha ugargaaro. Palestinian ilaahow. Awoodada ugu gargaar walaalheen Palestinian 🇵🇸
Salahu calyhi waselam subxnallah❤❤❤
Ale haku siyaadiyo
Sheikh Tabaarakalaah Hayeey 😅
🤲اللهم انصر اخواننا في غزة يارب🤲🥺💔🇵🇸🇵🇸
Yahuud Allaah Aduunka kufashilay aaqirana caddab daran Allaah reer falastiin xamaas muqawinda Allaah garab taagan 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲☝️🇵🇸🇵🇸🇵🇸💪
ALLE Nasrigiisa iyo qorshihiisa ma foga isbadal ayaa socda
I’m first
.maya.walaahi.
Waa dad fakerey reer koofidyare
Mar horey diyaarsadeen dhagar oo dhan
Balse Allah cidna kama dhagar badna
Asc horta waallakalabaxayaa waqtigii sahyuuniyadu wuudhammaaday lkn carab inteedabadan cimaamadakagadhacday aanka.ahayn rijaallullaahi yaman allahaxafide iyo qadar isllaamkuna guushisu waa guuuuuulguuuuul
Tools For This One
Rabitan Kooday Ka Hadleen
Lakiin Tii Allaah SWT Ayaa "Socon"
Arab--Cajab
Shaafal--Arab--Cajab
Woow
Yuhuud yan la aminin
Yuhuud mulimaaya oo shahaadada loo qababaayo oo aan arkaa waa ii kow. Allaha kubarakeeyo Sh. Mohammedow.
Waa la ogyahay waxqarsoon aduunka maleh.
Wa Caleykum Asalaam
Prof Sahid Bolsen waa Afghani American
Mucjiso rabaani ah ayaa socota
Dowlada yuhuuda waa dowlada kaliya caalamka ee leh wazaaratul hujuum ama wazaarada weerarka
Yahuud islam waa baan iyo dulmi iyo qiyamo
Somali badan baa islaam ka soo jeeda wax macno ah oo uu u leeyahay islaamna aanu jirin dal gubanaya iyo dad isneceb!!!
Yuhuuda dheh
A salami alaykum
Jaamacaadkaa banaan baxay Allah swt quluubaha gadgadiya ayaa arimahaan wata
Natanyahu Wadnaha ha istaago. Million Dad bay Gardaro ku xasuuqeen.
He converted to Islam, he excellent speaker too❤
Gabar yuhuud ahaan jirtay oo soo muslimtay dhawaan baan dhagaystay waxay tiri markaan muslimay hooyaday aan u sheegay waxay itri inaad itiraahdo waxaan noqday naag jirkeeda ka ganacsata baa iiga fiicnayd warkaan aad ii sheegtay cajiib waan la yaabay
👏👏👏👏👏👏👏
Asc ww dulmi diid ilahay awoodisa weeye inay meel walba oo ay ku jiraan ale kashifayo badana ma hanqararacbaa
RUCBI ALLAHA KURIDO YAHUUDA IYO AMEERIKA ALLAHA JIBSHO
Asc
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
All
Yaarabi ugargar xams
Haadaamin fadli rabi weeye amarka ale reer gal beed iyo cidkalemidna mahor istaagi kato
Illahay wllaheyn Palestine ha u gar gaaro
Netanyahu
Galant
Helevi
Life sentence
Shacabka carabta. Imaraadka masar. Baxrayn sucuudiga. ... marooko .. waxay u baahan yihiin. Inay iska xoreeyan. Munaafiqiinta. Hogaamisa ee la shaqeeya. Yuhuuda iyo maraykanka. .. kacdoon shacab. ... ayaa looga baahanyahay ...
professor shahid bolsen a la dhaha wa muslim german ah saan filaayo
S a w❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Kusali nabi Muhammad SCW SCW SCW SCW SCW 💯❤❤️💗❤️❤❤ sheikhow wacaleykuwasalam free palastine Free 🇵🇸🇵🇸🆓🆓 Iran Hamas yamane victoire
Qadar waa dal muslim , xaqna waxay u leedahay in cidii ay rabto tageerto, dawladaha carabta oo diidan kartida ay u leedahay dhex galka aduunka
The power is not the one you have. When all you want to is to defend your rights and freedom
The state of
genocide and occupations in 2024
Allah has his ways, Palestine 🇵🇸 people they are not alone and Allah is power is within them 🙏🙏☝️💕💜❤️💝
But what we are not known is Allah is why’s miracles will happen where we are not expected (make my word )
Dadga lagu dajinayaaa
YUHUUDAAN SO ISLAAMTAY KALIYA AYAA KA HARI DOONA MARKA LA CIRIB TIRAAYO YUHUUDA
Xakamad ale ubaan lasugaynaa yahuud
annaga ka soomaali ahaan mahaboonaan lahayd inaanu jiilal wadani jacayl amaano qabiilna ka,hufan so saarno ama sobaxaan
Daynyeerka saaka xagee xaaladiusa mareyss????
Carabta reer galbeedka ayaa ku shaqeysato waa duliyiin daba dhilifk ah Rucbi iyo argagax Allaha ku rido
Maanta israiil maxkamad cidgayn karta majirto maxakamada Ale way sugaysa
Allah. Ma geeyo rafah Allah ciidamadiisa haku salado
Aaway MARMARA 2 akhbaartiisa, xaggee ku dambaysaa?
2 wijiile
Dulmi diidow sxb suaal ku weydiinaa oo diini ah diinta islaamka mexey ka qabtaa in naagta qaadato magaca ninkeeda last nameka calashaan ninka iney magaca aabihiis la qaadato sida gaalada ey sameyso waxaan arkayay dad badan muslimiin ah oo sidaan sameeyo sida erdogaan naagtiisa magaciisa ayey la isticmaashaa xaaraan miya mise waa caadi dhaqankaan ii jawaab fadlan adigoo mahadsan wllkey
Wa khalad wayn o quranka bay ku jirta abaha unbad shegan karta turkida dhaqan cadan bay haystan inkasto somali dhamin o dhig ka daran ay quban