Adi muu ahaa qofkii oran jiray carabta iyo Muslimiinta gaalada hubka iyo diyaaradaha ka iibsanaya waa hal bacaad lagu lisay xili kasta laga xiran karaa hada tan lubnaan kudhacday baan ku xasuustay qalabadoodii baa lagu qarxiyey
Shee khow waxaa degan raamalaah waa murtaziqa ay sameesteen gaaladu waa sida gurguurte cii dama diisa diiba ku wa la yiraa alfa guruub ama ay u bax sa deen mutaziqadu danab somali yey joogaan ku waas oo kale wax ba ha yaabin meel kasto gaala heesato
Sheikh waxan ka codsanay in aad video nooga soo samaysid dhulkan yaaa la haan jiray oo Illhy ku abuuray bal aniga iyo cida ila mida si aan u ogaano dhibku meesha uu ka istagi layahay mahad sanid
Carabta yuhuda sidii bombalihii ayey uhu ciyaaraan waxaa ciil iga hayaa sidey u tira badan yihiin reer shaash iyo sidey tayo u laheyn reer shaash dulli weeye carabi madax inkaaran oo yuhuud hosta ka ahna waa lagu intaxaamay
‘Sida Lacag Xalaal ah Online Looga Sameeyo’ koorsada hada waa diyaar.
Riix linkiga hoose si aad u iibsato oo aad u bilowdo safarkaaga lacag samaynta online-ka maanta!
dulmidiid.com/courses/sida-lacag-xalaal-ah-online-looga-sameeyo/
Kooraskaa waa u baahanahay xagee laga helaa
À😂❤❤@@AminaHassan-gg2fl
Illawo islmaka guul guul deg deg allaha siyo iillahow aamin🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️
Guuull insha Allah guuull insha Allah islaamka insha Allah guuull insha Allah scw scw scw scw scw ❤️🥰🥰🥰🥰❤️
dukum iyo dakum yuhud maraykan insha alaah baidmi laah hoog guuldaro iyo jab halaag u horseda rabi ha ku rido kufarta yuhud iyo maraykan aamin yaa alaah
❤❤izraaiil waxi dila jano waa hayaa wallahi
Allah muslimiin oodhan caawi 🤲guul xutiyeenta xisbullaah xamaas maqawinda alqsaam 🤲☪️🇱🇧🇵🇸🇾🇪🇮🇷💪🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸
I love Allah (swt), I love Muhammad (saw), I love Quran, I love Islam, Allahu akbar!
Wcs wr wbr allaaah haku sharfo allaaah ha u gargaaro dhamaan muslimiinta meelwalboo ay joogaan
Gubashn dhaman Allaah hakuhalaago Amiin
Gabaadkii aly haysataan subxanahu watacaalaa
dhamaadka yahuuda
Inshaallaha intaas íyo in kabadan allaha kurid❤
اللهم صل وسلم وبارك علي سيدنا ونبينا وحبيبنا محمد وعلي اله وصحبه اجمعين
Allahu akbar ❤❤
Allahey ha jabiyo shayadiinta umada baa bi iyey
Allah swt ha kubo hana halaago
ALlaahu Akbar inshaa Allah guul
🎉😂ku mahadsanid Tabintaada xogaha mihiimka ah ee Daafaha dunida ❤😂🎉😂❤
☝️ Lacnadi ☝️ KORKOODA ☝️ Ha ☝️ AHAATO ☝️ natanyahu ☝️ IYO ☝️ WAXII ☝️ TAGEERSANBA ☝️ AMIN ☝️ AMIN ☝️ AMIN ☝️
ilahayoow islamka u gargaar
Illahayow musliminta midee
Allaha guuleeyo muqaawamada dhammaan 😂❤ku mahadsanid Tabintaada Wararka mihiimka ah.😂❤🎉😅❤❤😊
❤allahu ❤akbar❤allahu❤akbar❤allahu ❤akbar❤
Maxamoud Cabas waa wax dhintay!
Guul guul guul Palestine xamaas xuuti hadnullaHi Aamiin
Yaaaay 🎉 ilahay aduunka haka tirtiro dadkan yahuuda waa cancer 🦠
Allahu Akbar
Sheekh maxamed Allahe dartiisa iskakey cafi
Kuwaan waa kansar balse waa ka daran yahiin Subxanallah dhulka idinlagariir oo masibo idinku dhacaday amiin cidamada waa iska toy
Allha jabiyo Yahuud
Qaliga ayaa laga gumaysitay alle ha u gargaaro dawlada fastiin
Subhanallah
Ustaad guutada waa 1000 askari
Cajiib cajiib
Allaha u gargaaro falastiin.
Wacaleykuma salaam warahmatullaahi wabarakaatu, Allaah Yahfidakum
Dirabadana Indhuhu Idundhac Amiin Yaarabi
😢😂'
Saaxiboow TV sameyso baarakallaah fiik
Xeyfa xeyfa ma rabnee meesha ukumaha sahyuunida fadhido ha duqeeyaan shiicadaan fulayada ah kaliya taqaana muslimiinta suniyiinta ah oo waliba shacabka ah sida loo gumaado
🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤
Yuhuda iyo xisbullah waa isku mid sunigii suuriya iyaga madhiyay waa cuqabadii ay gurten
Wacaley kuma salaam
Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤
Inshallah ilahay halag ha ku rido israil
Guuto ciidan (military battalion) caadi ahaan waxaa ka kooban **300 ilaa 1,000 askari**, iyadoo tirada saxda ah ay ku xiran tahay qaabka ciidan kasta u dhisan yahay iyo habka loo kala qaybiyo cutubyada. Guutada waa qayb ka mid ah cutubyada waaweyn sida qaybta ama koronto (division) oo ka kooban dhowr guuto.
Mashaalah
Guutada waa 1000_10'000
Kuwan Canada ayay galeeen inshllh.meesha kuwa kale ay ogyihiin in cadaabta galayaaan
Asc allaha kuxafido falastiin xuutiyinta xisbullah cinnamon u ma maqno allaha weyn mooye allow u gargar adooma haada yaa allah yaa rahman yaa qawiyo
Ilahay amarkisa hadu yimada gabaad waxba uma tarayo ilahay junudisa haku salido
WAA SADEX GUUTO
3 Urur dheh.not Guuto.
Waxaa laguwediiyey (1 Guuto) waa imisa Askari
ASC SH. GUUTADU WAA 3 URUR oo MIN 350 CASKARI AH WAXAAD KUDARTAA ILAA UGUYARAAN 300 oo TECHNICAL iyo LOGISTICS, Plus TASKULEYN, Markaa ugu yaraan wa 1200 to 1500 Caskar iyo Saraskiil.mahadsanin
Alx illaahow islamka garab sii
Ilaahey ha halaago Israël iyo inta caawiso yaa rabi umada muslimiinta allaha mideeyo yaa rabi guul Falastiin 🇵🇸🇵🇸🇵🇸☝🏻☝🏻🤲🤲🤲
Adi muu ahaa qofkii oran jiray carabta iyo Muslimiinta gaalada hubka iyo diyaaradaha ka iibsanaya waa hal bacaad lagu lisay xili kasta laga xiran karaa hada tan lubnaan kudhacday baan ku xasuustay qalabadoodii baa lagu qarxiyey
Yuhuud Allah baaniyo dhulan malah dhulka reer falastiin baa leh Allah kasaaro xeyfa waa dhul falastiin ilaahay ha baabiyo yuhuud hajabaan
❤wcs ❤
That you
Allha kadhigo israiil meel lagu kala Tagey cidna aan ku Noleen ilaa muslimiinta falastiin moye
guuto waa boqol iyy konyon iyo shan
Waa kun Askari guutada ciidanka
Scw
Aloow ugar gaar walaalaheena muslimiinta ah meel walbo ee joogaan gaar ahaan reer falastiin iyo reer lubnaan iyo reer iiraan reer iraaq reer suuriya
Scw scw scw scw scw sheikh wcs galab wanagsan xiisbuulaah yamane Palestine Free Palestine Free Palestine Free Palestine 🇵🇸🇵🇸🇵🇸 gull gobonimo
Halista halisbaa ka horeysay
❤❤❤❤❤❤
Guuto waa 1k ilaa 2k inta u dhaxaysa lkn 3 k waa gaas shiikow .
Guutoo ciidaan ahiiuna waxa lo isticmalaa waxa 1000kun kabilawdo Kuna damada 10kun
Alaha muslimla haguuleyo
Guuto hadaad maqasho waa 1500 askari. Sidaa ula soco
Asc sheikhoow pin qafiir ma paqtiyey?
Nacalaa dhalee idim alla ha gogo,ee
Jecliya jabka yahuuda😂😂😂
Sheekhow waxaad joogta meel technologyadu sareyso ugu yaraan camera waad isticmaashid
Asc sh dulmi diid war kaga tarikhda soo sheg iyu malinta
Xamaas iyo xuuti meey ayagana hoos ka siiyaan talaapiip ha holacdee
Shiikh labo ayaan Ku waydinaya tarikhda so sheeg ad warka so tabinayso 2 warkaga daji warka dag dag bad kuso gubinaysa dulmi diid
Sxb maxaa u la Cabsataa Sawirada dhibatada loogu Gaysto
Alx
As c
Asc wrx wbrkt
Sauha samul jammu wayu waluuns dubuque
8 Qof oo Israeli ah ayaa ku dhawacantay duqeynta Hezbollah. Inoomana sheegeysid. Maxaa dhacay?
ciidamada maraykanku samaystay ee bali doogle jooga&meelabadan somaliya ah maxay jaga duwan yihiin kuwan falastiin??
Shee khow waxaa degan raamalaah waa murtaziqa ay sameesteen gaaladu waa sida gurguurte cii dama diisa diiba ku wa la yiraa alfa guruub ama ay u bax sa deen mutaziqadu danab somali yey joogaan ku waas oo kale wax ba ha yaabin meel kasto gaala heesato
😢😢
Baasaale caadi eh aatahay hadaadan na tusi Karin iska dhig waxaan aad wad wadato
Guuto waa 900
Kudar ilaa 300 oo technician iyo taakuleyn,and logistics
Sheikh waxan ka codsanay in aad video nooga soo samaysid dhulkan yaaa la haan jiray oo Illhy ku abuuray bal aniga iyo cida ila mida si aan u ogaano dhibku meesha uu ka istagi layahay mahad sanid
Asc ugaas
Guutada waxay kuxiran tahay
tirada ciidamo ee dalkaas.
Balse waxay u dhaxeysaa
1500- 3000.
Guutadu waa 3 urur iyo urur taakuleyn ah, halkii ururna waa ilaa 300 -350 ×3=
Markaa guutadu kama badna 1500 .
ilahey ayey heystaan reer falastin kii dhinta waa shahiid yuhuud maxaa ka horeeyo samhariira
Waxay tahaye cumrada lagu magac abayo bishii nabiga dhahay bidcada ha la iska ilaaliyo
Sheikh if you don't wanna show DON'T share. Waxan dhan it's their and we've seen it. Thank you.
OO KAALAY MA FALASTIN BAY KA KHATAR BADAN TAHAY WAXA HADA HAYSTA YUHUUDU .
🇸🇴🇸🇴🇵🇸🇵🇸
Waxaad afka ka sheegi mooyee shaashad lama arki karo ee waxba hanatusin
Alaah ha ugarhaaro falastiinii ta iyo reer lubnaan kufaariin ooma kala. Harin lkn alaah yaa ku filan muslimiinta dhiban
Falastiin. U.N maxayugahadliweyday.
Sheik. Waxwalba lamasoogudbiyo.?
Un yaawayo wa Israel makukala duwanyhiin
Guto waa 250 ayaan u aqan
Maya guuto waa 3 Urur iyo taakuleyntooda 1200 to 1500
1 urur ayaaba 350 kakooban
اللهم هلك الكفر والمشركين
Carabta yuhuda sidii bombalihii ayey uhu ciyaaraan waxaa ciil iga hayaa sidey u tira badan yihiin reer shaash iyo sidey tayo u laheyn reer shaash dulli weeye carabi madax inkaaran oo yuhuud hosta ka ahna waa lagu intaxaamay