BISHAAR MA AHA MUSLIM WAA YUHUUD DADKAAN HADA KAHOR JORNAAL AQRIYAY WAXA KU QORNAA IN DAD LOSO TABABARAY KU DH3X DHUNTA MUSLIMINTA BARTA QURANKA SUNADA ISU EKEYSIYA O LAKIN DADKA DHEMEYN DONA IYAGO TAGERO KA HELAYA YUHUDA MADAXDA KA AH CALAMKA SIDA MW USA UROB 1WM DALKENAN WEY HAYSTAAN XERADA XALANE IYAGO DEGAN
Duuliyahaana aakhiro ayuu doortay allah cimrigaas ay ciqabta ku mariyeen hawgu badalo jano iyo darajooyin sare Qofkii allaah dartii loo dhibaateeye allaah baa darajooyinka sare ee aakhiro ugu badalaya insha allaaj😢
@ wll umadii islaam ka ahayd waxaa ka dhamaatay naxariistii xataa inaga soomali baa saa ah oo is dooxna heer galbeedka dadkooda way u cadaalad sameeyaan suuriya waxaa ka daran masar iyo sucuudiga culimadii baa suuliyo ku dhex dhinta aduun muslim kii walaalkii nolosha ku cadaabayo gaalkiina walalkii iska daa tacadi ee haduu caayo maxakamad saari karo waa aakhiru zamaan waxaa soo dhow nabi ciise Cali salaam
Omar inshar allaha dambigaaga iyo ka waalidkaagaba hadhaafo wallahi wax badan ayaan kafaiday janalkaga yacni anoo iska joga hadad igu so dhacdo waxaan kugu duceya janada waxay ila noqotaba inaad xisaab la aan kugalayso insha allah allaha kaa farxiyo
Dadkaan Diintena suban oo naxarista badan ayeey ku dheleen hada waxaan ayaa adunka dhan loo shidaa qalad ne nalaga fahmaa! Aloow kuwa Diinteena cebeya dhulka la jar!
Subaxnallah wallahi ma jiro taliska xum midka qoska reer assad ee Suuriya ka talinayay wax ka badan 50 sano. Lnk u dembeyn alhamdulilah wll Suuriya 🇸🇾 wa xoroobeyn mashallah alhamdulilah
Gowantanamo ayaa layabana lakiin midan ayaa iiga sii daran waxa ii roneyd inan dawan siiriya waxa kadhacay waa wax foolxun oo qof muslim ah dawan karin😢 allah u gar garo qof walbo muslim ah dalkena allah nohagajiya soomaliyey
Waa run jaanis Bay siiyen hadday waagii ku kacaan oo aanay jaanis laga yaaba in ay ka guulaysan lahayeen nafa badani badbaadi lahaa 😢😢😢 waxayse mooden inu aabihi dhaamo
Innaa lillah إن لم تستحي فاصنع ما شئت Qofku haduu Alle ha quusto oo ka xishoon waayo ahbalnimadaas iyo wuxuushnimadaas baa dambeysaa Ilaahow quluubteenna Xusuustaada ku daa'im yeel Yaa Rabbi 🤲😢
انا للله و انا اليه را جعون si uu unoolaado darteed ayuu intaa oo umad ah ubaabiiyey qaarna gubey qaarna dal daley qaarna god ku gurey iyagoo noo walaahi waa xanuun aakhira waraa uyaalo gaal kaas nacalad allah ha ku ri dee
Aniga waxan dawaday dadka ka sobatbaaday 2saano kahor ayan dawaday waa xabsiga ugu can san ee suriya 😢😢 kawarama dadka falastin ee kujira xabsiyada yahuuda allh akbar 😢😢
Kuwa so baxay waxa iga xanun bdn kuwa dhulka hostisa kujiro waxan layabay xita may mesha korontada daran si oxygenka iyo iftin u helaan maxa ka qaldan o ay korantada ila hada u darin subxanallah Xabsigan kuwa lamida aya sacudi masar israel kajiro xaqiqdi lkn mid qiyamaha bilash allah uma samayn wayo cadalad dunida hada kaqaysid qiyamaha suge
Yaa Allaah Ya Allah Illahow dadkaan adiga unbaa oga dhibka lagu Haayey Allow adaa mahad leh dhibka soo saarey Dadka saa ugalay Allow Aduunyada Dusheeda ciqaab ku mari Yaa Rabi
وَلَا تَحْسَبَنَّ ٱللَّهَ غَٰفِلًا عَمَّا يَعْمَلُ ٱلظَّٰلِمُونَ ۚ إِنَّمَا يُؤَخِّرُهُمْ لِيَوْمٍۢ تَشْخَصُ فِيهِ ٱلْأَبْصَٰرُ
Ha u maleen inuu ilaahy moogan yahay waxay samaynayaan allahu Akbar 😢
Aayada wxa ka dhiman قلوب
😂kadaa maahe kama maqna saasey sax ku thy@@Somalizerobudger
❤😭😭
Subxaana allah muslimiinta waa la gumeystay
Yaarabi 😢😢 wllhi waa calool xumaha dadka wili la la yahay ee dhulka kuhoos jiro yaarabi soo sahal
Aamiin🤲
Amiin😢
Caloolxumo dheeftee waalagu dhimir waayayaa
Innalillahi waina ilayhi raajucuun
H. 😢 .
فَقُطِعَ دَابِرُ ٱلْقَوْمِ ٱلَّذِينَ ظَلَمُواْ ۚ وَٱلْحَمْدُ لِلَّهِ رَبِّ ٱلْعَٰلَمِينَ
{ إرضاء الناس غاية لا يدركها إلا المهدي } 1:29
Ka wrn yahuuda sida ay ugalaan wllha Falastiin meesha bishaar dadkiisa saas ugalay illhy ha ugargaro muslimiinta oo dhan😢
Cid okan karta ma jirto malinta laka cirib tiro sida bishar muj rim aya iyakana la okana waxe samin jiren
@@farihaifka952 insha allh malin waan arki doona qoraalkanna xasuus noqon doonaa wll ❤️🥰
aamiin❤
BISHAAR MA AHA MUSLIM WAA YUHUUD DADKAAN
HADA KAHOR JORNAAL AQRIYAY WAXA KU QORNAA IN DAD LOSO TABABARAY KU DH3X DHUNTA MUSLIMINTA BARTA QURANKA SUNADA ISU EKEYSIYA O LAKIN DADKA DHEMEYN DONA IYAGO TAGERO KA HELAYA YUHUDA MADAXDA KA AH CALAMKA SIDA MW USA UROB 1WM
DALKENAN WEY HAYSTAAN XERADA XALANE IYAGO DEGAN
Amiin
وَلَا تَحْسَبَنَّ اللَّهَ غَفِلًا عَمَّا يَعْمَلُ الظَّالِمُونَ إِنَّمَا يُؤَخِّرُهُمْ لِيَوْمٍ تَشْخَصُ فِيهِ الْأَبْصَرُ😢
Asc
(السيد حسن)إنّ السماء لفي الفؤاد وإنّما
الأرض تحمل كل شيخ قاتل (حسّان )
Walhi wan ka qomameeyay dawshada musiiboyinka kadhacay suuriya laba habeen man seexan 🥹😢
Huuno halkee ayad ka daawatay😢
Tuterka hadad daawato argax ayaa kugu dhacaayo nacalaa shiico ku yaal@@sarahajji2118
Waxaasoo kale lama daawado maskaxdaada wax gardiinaa 🥺😭💔
@@Fatima-ff-e aduu ma daawatay😔
Abaa inte ka helah😭🫶🏻
Duuliyahaana aakhiro ayuu doortay allah cimrigaas ay ciqabta ku mariyeen hawgu badalo jano iyo darajooyin sare
Qofkii allaah dartii loo dhibaateeye allaah baa darajooyinka sare ee aakhiro ugu badalaya insha allaaj😢
Aduunkan cadaalad way ka dhamaatay qof kasta 5 salaadood ha iska tukado kaliya haduusan awood uu wax ku badalo lahayn 😢😢😢😢😢😢
Waa runtata wllhi aniga wan qusta
@ wll umadii islaam ka ahayd waxaa ka dhamaatay naxariistii xataa inaga soomali baa saa ah oo is dooxna heer galbeedka dadkooda way u cadaalad sameeyaan suuriya waxaa ka daran masar iyo sucuudiga culimadii baa suuliyo ku dhex dhinta aduun muslim kii walaalkii nolosha ku cadaabayo gaalkiina walalkii iska daa tacadi ee haduu caayo maxakamad saari karo waa aakhiru zamaan waxaa soo dhow nabi ciise Cali salaam
Omar inshar allaha dambigaaga iyo ka waalidkaagaba hadhaafo wallahi wax badan ayaan kafaiday janalkaga yacni anoo iska joga hadad igu so dhacdo waxaan kugu duceya janada waxay ila noqotaba inaad xisaab la aan kugalayso insha allah allaha kaa farxiyo
Dadkaan Diintena suban oo naxarista badan ayeey ku dheleen hada waxaan ayaa adunka dhan loo shidaa qalad ne nalaga fahmaa! Aloow kuwa Diinteena cebeya dhulka la jar!
Subxanallh wllhi waa xanun😢😢😢habenkii anga wan iska jifan jirnay waa iska cuni jirnay walhan dhibkas ayay ku jiren yaa Allaah😭😭😭Rabbi cafimdkoda ha uso celiyo
😢😢😢😢
وعند الله تجتمع الخصوم😭
الله يعلم 11:32 كل ما يفعلون🥺🥺🥺
اما والله ان الظلم شؤم
waxa Qalbigayaga Qabojinaya ayaa ah in uu Alle Balance qaaday inuu ka Daba Tagi doono Daalimiinta😢
Walh been maaha
Ciqabta aakhiro xagee uga fakan dooonaan allaaj😢
48sacadood kahor intanan dawan filimanta ducomentry yada laga soo dubay xabsiga sednaya iyo muwadanin ka shekaynaya waxay lasoo kulmeen oo ah waxa aan maranaba caqliga gali karinwaxaan ahaa qof caadiya
Balse hada naftayda ayaan edaynaya mana aqaan sababta aan ku edaynayo waxaaba u mooda inaan anigu danbi ku leyahay malayinta qof ee lakulamaya taacadiga noocwalba leh ismalaheen aduunyo sidaa u xun ayaad ku kornooshay ficnaan lahayda inaan muqalada dawan
Waxaa warfarxadle ah in ugu danbeen xaqii guulaystay ❤❤
Halkii kadaawate walaal. Linkiga iisoo dir
@@mohammedyusuph2374
Oo maxaad u raadsani, kii fiirrsaday yaa Ka shalaynaya.
Waxan doonayaa in aan daawado ma argagaxbaa wll oo ma iska daayaa
@MaxamethAbdilahi-hx7sr youtubeka ka hel
@MaxamethAbdilahi-hx7sr inadan dawan la qaata wax lagu dag dago mahan goaanka adigaa leh
Anku salino (nabiga salla laahu calayxi wasalam ) ❤❤😊
❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤Salallaahu ❤caleyhi ❤wasalam ❤❤
فَقُطِعَ دَابِرُ الْقَوْمِ الَّذِينَ ظَلَمُوا ۚ وَالْحَمْدُ لِلَّهِ رَبِّ الْعَالَمِينَ( 45)
Aad baan Qabiga ugu danqaday Walalahayna Suuriya , Gargar iyo in uu Alle Badbaado Rajaynaa Walalhayna Suuriya .
Subxanallah wlhi waa aamin la ahay waa naxariis daro ilaahay aduunka iyo aqiraba kugu cadaam 😢😢
Asc
Subxaanallah subxaanallah reer suuriya ilahay ba farajkii ufuray
Ilahey ayaa caadil ah. Reer asad. Maalinka ilahey la hor taagan yahay. Xagay gali doonaan
اللهم احفظ الصومال 🇸🇴 ارضها وشعبها 🇸🇴 ❤️ 🇸🇴 ❤️ واحفظ المسلمين أجمعين يا رب
Walaahy jeel ogaden baan soo xasuysatay xilligii dabadhilifka tigreegu joogay
Illaahow noogargaar anaga iyo intii muslim ah yaarabi yaarabi yaarabi yaarabi
سبحان الله 😢حسبنا الله ونعم الوكيل
Bismilaah allahu akbar
Alle ha so sahlo inta la weensanyhy
Waxaan Ila hada maskaxdeeda kabixi la fircoon kakadaal AA aduunyo qof rabinimo shegaanaayo subxnllaah ilaahayw hacafin qomkaaaas yarabi aaamin aaamin
Allow Yahuud iyo Gaalo iyo wixii soo Raaca Allow uga Hiili Muslimiinta
Allaahuma amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi
Yaarabii yaa allaah bishaarul Assad. Aaqiro iyo aduun. Cadaab adoomadaada buy San ugaley
Subxanallah wlhi wxn ooo kale taariikhda kama dhicin ax ax xasbunallah 😢😢
Omar inshaar ilaahay haku sharfo saaxiib mahadsanid ❤🎉😢😢😢
200 kun oo qof aa😢 oo dhulka hoostiisa ku jiraan
Sunxaanalaah
War waxaan maxay ahaayeen
Waa sheydaankii oo lugeynaayo qoyskaas
Waan aamini la'ahay ilaaa hadda 😢😢😢
Subaxnallah wallahi ma jiro taliska xum midka qoska reer assad ee Suuriya ka talinayay wax ka badan 50 sano. Lnk u dembeyn alhamdulilah wll Suuriya 🇸🇾 wa xoroobeyn mashallah alhamdulilah
Gowantanamo ayaa layabana lakiin midan ayaa iiga sii daran waxa ii roneyd inan dawan siiriya waxa kadhacay waa wax foolxun oo qof muslim ah dawan karin😢 allah u gar garo qof walbo muslim ah dalkena allah nohagajiya soomaliyey
Aamiin yaa rabi 🤲 wlhi xanuun aanan erayo lgu qiixi Karin ayey mareen 😭😢😢
Cumaroow warbixinadaa xabsigaa sodnayaa noso badao inta igu racsan 👍
حسبناالله ونعم الوكيل.....
سبحان الله سبحان الله الله خلق السماوات والارض 🙏
Suuriya may ahayn inay sugto kacdoonkii carabta ee 2011kii markii uu dhintay xaafid inay shacabku jabhado sameeyaan ayay ahayd si xaqa loo raadiyo, illeen suuriya boqortooyo may ahayn lays dhaxlayo, ee waxay ahayd jamhuuriyad, markii uu xaafid u dhiibay wiilkiisa inay jabhadeeyaan ayay ahayd, suuriya allah yaxfadkum😊❤
Waa run jaanis Bay siiyen hadday waagii ku kacaan oo aanay jaanis laga yaaba in ay ka guulaysan lahayeen nafa badani badbaadi lahaa 😢😢😢 waxayse mooden inu aabihi dhaamo
Innaa lillah
إن لم تستحي فاصنع ما شئت
Qofku haduu Alle ha quusto oo ka xishoon waayo ahbalnimadaas iyo wuxuushnimadaas baa dambeysaa
Ilaahow quluubteenna Xusuustaada ku daa'im yeel Yaa Rabbi 🤲😢
Marka aan maqlo shiica aya yahuuda ladagaasho oo dad fiican waan yaabaa
Walaahi waa arxanlaawa yaal
@@MaxamuudDaahir-lq1fffiicnaaan majirtee labaduba waa gaalo wayn dhulbalaadhsi bay iskudagalayaan
Laa xawla walaa quwata ilaa bilaah 😢 ala madaxda qaar halkee lagu xisabin
MaZen Xamada Qisadisa ka soo hadal macaLin ❤😊
Wallahena dhulka hoostisa ku jiro Allaha Ka soo saaro walhi calol xumo waxyabaha Aad ku Arkysa xabsigaas
😢Illaahayow islaamka imankisi hore u so ceeli "Allahuma amin 🤲
Subxanallah waligay ma maqan nindaam ka ciyaab daran rajiimka rer asad
Ciqaabaha ugu xunxun aduunka Qof Muslina ayaa kusameeyay Qof muslin ah Subxaana Allaah.
😢
انا للله و انا اليه را جعون si uu unoolaado darteed ayuu intaa oo umad ah ubaabiiyey qaarna gubey qaarna dal daley qaarna god ku gurey iyagoo noo walaahi waa xanuun aakhira waraa uyaalo gaal kaas nacalad allah ha ku ri dee
Aakhro war baa uyaala kaas bashaar azad 😢
Ina lilahi wa ina ileyhi rajucuun illahay imaanka kaqad ina asad😢😢😢😢😢😢😢😢
شكرا ياربي شكرا ياربي شكرا ياربي ❤❤❤❤
الله اكبر الله اكبر الله اكبر الله اكبر
waxaas waa banii,adam kabax yaa rabbi ugargaar macsuumiintaan Aamiin yaa rabbi 🤲🤲🥺
I have no words to describe the pain 💔 😢 😞 wlhi 😭 waa wax qalbiga xitaa uusan qaadan krin xasbunallah nolosha ayuu kucadabay ilahey nolosha hku cadabo aduun iyo aaqirba kuwi saas ugalay dadkaas masakiinta ah 😢 🤲😭
waxaan layaway oon lailmeyay ayaa eheed markaan arkay askartii donfarki bishaar laqabtay weliba ladhahay iska baxa waan idin fasaxnay anago ugu dayaneyno nabigena scw.alahu akbar wal cizatu lil islma
Soomaali inay kujiraan waa macquulee bal isha ku haya!!
Waku jiraa
Yaa Rabaa Soomaali, io Suriya ku xiranaya iyagaaba, Musiibo isugu filan
@@hawashireafrah5862 soomaali anagaa rabna hno hadaadan aduu rabin ka gaabso
حسبنا الله ونعم الوكيل سبحان الله
سبحان الله حسبنا الله ونعم الوكيل😥
Illaahow adaa waaxidu axadee awood iyo quwadba lehee yaa arxama raaximiin illaahow caafi masaakintaan miirkoodana usoo celi yaa arxama raaximiin
الله اكبر❤❤
Subxaana allaah bishaar shartiisa alle dhaafiyey mahad leh
Xaqiqdi reet suuriya wa la imtixamay alle dawlafa barakaysan ha siiyo
Xasbiyalah wanicmal wakiil
Waligay ma ilaawi doono waxaan arkay siiba jiilkan siidnaaya
حسبي الله ونعم الوكيل فيهم 🥹 ☝️
حسبنا الله ونعم والوكيل
YaALLAH na cafi waan kuugu caasiney gaal bn amarkiisa qaadaney natiijadiina waan heynaa. RAXMAAN xaqqa nagu mideey munaafaqna naga qabo
My fv channel ❤
Walalyal an ku wada salino nabigena maxamed scw scw scw scw ❤️ please ❤️
حسبنا الله ونعم الوكيل 😢😢😢
Subaxanalah ilahow cadow naga xog badan adigana an kurumayasanay hanagu saladin😢😢😢😢😢😢
Asc
Asc
Zxp waa xanun
Waxaa kunoolahay sacuudiga mudo toban sano kabadan carabigana waa aqaan lkn shalay ilaa maanta waxaa sugaayay tafaasiil uu inaga siyo walaalkeen Cumar inshaar wlhi muqaaladii uusoo dhigay kahor maogeen dhibatada xabsiyada suuriya kajirta
ولآ تحسبن ألله غافلا عما يعمل الظلمون إنما يو خرهم ليوم تشص فيه الا بصر
Waxaan wax laga sheekeyn karo maaha , allow ummadaas la ciqaabay janno ugu badal si ay wax walbo ku dhacay u iloobaan
إنالله وإناإليه راجعون، 😢😢 سبحان الله
Ax wa naxdin walhi
Shugran waan kaa sugaynay😢
Aniga waxan dawaday dadka ka sobatbaaday 2saano kahor ayan dawaday waa xabsiga ugu can san ee suriya 😢😢 kawarama dadka falastin ee kujira xabsiyada yahuuda allh akbar 😢😢
Asc
Alx Ilaahaygii Soo Badbaadiye Dadkaan
Nacatulahii calaa xafid asad maca ehlihii😊
Subxannallah 😢😢😭😭😭wlhi waa murugdhaaf😭😭
Ilaah mahad leh mdaamo qiyaamo iyo xisaab ay jirto ohinti iga dhamaate 😢
Wan ku farxi lahaa hadii aad love iisari laheyd 😭
Mowduuc murugo leh baa laga hadli adna love baa rabta❗️❗️❗️❗️
Shaqsiyada iskadis walalo
Asc wll
subxaanallaah sidaa ay u ciqaabay dadkaa ayuu illaahay u ciqaabayaa maalinka xagiisa uu u laabto waliba ciqaab tanka xun ayuu alle daalimiinta marinaya insha allaah allaahu akbad
Kuwa so baxay waxa iga xanun bdn kuwa dhulka hostisa kujiro waxan layabay xita may mesha korontada daran si oxygenka iyo iftin u helaan maxa ka qaldan o ay korantada ila hada u darin subxanallah
Xabsigan kuwa lamida aya sacudi masar israel kajiro xaqiqdi lkn mid qiyamaha bilash allah uma samayn wayo cadalad dunida hada kaqaysid qiyamaha suge
Markii hore xagay ka galiyeen balaayadu😢
My favorite channel
Allow bishaar Asad iyo wixii lashayqanayey oo muslimiinta ciqaabay Allow sii xun oo dulaysan udil Yaa Rabi
ILAAHOOW MUSLIMIINTA u GARGAAR
AAMIIN AAMIIN AAMIIN
Subxanallah Subxanallah madaxweyne dadkiisa San yelayo miyir ma qabo miya Subxanallah 😢😢
Allaaw ugargaar dhamaan dadka dhibka haysta ee muslimiinta meel walba ay joogaan iyo kuwa xabsiga kujira yaa allaah.
حسبنا الله ونعم الوكيل
Allla Ilaahoow ninkaas musliminta saas ugalay galaya Ciqaabahaaga kuwa ugu Xanuunka badan ku ciqaab
Wllhi waan ilmeeyay 😢ilaahayow ugargaar
Bismilaah ilahow halkas ookle ka ilaali somali😢
Yaa Allaah Ya Allah Illahow dadkaan adiga unbaa oga dhibka lagu Haayey Allow adaa mahad leh dhibka soo saarey Dadka saa ugalay Allow Aduunyada Dusheeda ciqaab ku mari Yaa Rabi
Yaa rabi intii xanuusan caafi
Alle ha u gargaaro musliminta😢😢
حسبي الله ونعم الوكيل 😢😢😪
Ilaahow intii ku dhimatay u naxariiso inta noolna u boogo dhay 😢😢
Asc
Allaahuma amiiiiiiiiin yaarabi yaarabi yaarabi
SUBXAAN ALLAH suuriya waxa ka Jira waa aduunyogadoon islaamku haduu guulysan INSHA ALLAH
Allahu albar ilahow ada mahad oo dhan iska leh adiga basa kucabudeyna adiga xaq uleh inad wax cadabto waxna janeyso biniadan xaqas maleh
ilaahay hau naxaristo
Waa xanun sowmaha arinkan 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😥😥😥😭😭😭😭😢😥😥😥😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Haa wallhi
Yaa wlhi xisaab ayaa alle hortiisa taalo subxanallah