Lkkkk wey dhici kartaa amba saxibkeey ban xalay kudhahay ridwan isack ban kasoo tijabinayaa isheeg oo Amaan igu dar magaceyguna wa sucaad iga war hayaa reer coment😅
Wallaahi saaxiib ridwaanoow hal gabar baan la sheekaystaa haddayba shakido aay imaaddo barnaamij waan ku kala sababtoo ah saaxiib marba hadday shakido iyada far ku gudan tahay. Shakiba hadduu jiro daacad ma aha iyada .
Waa gabdho xishoonaya alle ha idin xafido , dib danbena camerad ha u imanina. Miskiinada lixda sano laga lumiyey abaayo Mid ka wanaagsan baad helaysaae ha difaacin ninkaas.
6sano aniga gabdh la sheekeeysan jiray Oon balanka kala dal ku nooleeyn Alx hadda waa marwadeeyda waana hoyada qoyskeeyga Waqtiga qof kula soco ama kaliga socee marna ma istaagayo Wixi ku qoranne waqtigaaba ku geeyo
Hanti xalaal oo aad meel kala dhigi weedo Allah haku siiyo hadaad Like ii Saarto😢❤
Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ) ❤️🫶🏻❤
Scw
Scw ❤scw❤❤❤
Scw❤❤
Sallalahu aleyhi wasalam ❤❤❤
scw scw scw
Kusali nabi Muxamed scw scw scw 📿📿📕
Scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤❤
Waan ku farax sanahy in aa Noqdo Qofka ugu Horeyay ee Comment Soo Qoro In aa Noqdo Wll Kusali xabiibkada Muxammed scw
Inta jecla nabiga aynu ku wada salino scw ❤scw ❤scw ❤scw ❤
Sallahu caleyhi wasallam❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw scw scw
Scw scw scw scw scw
Scwscw ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Scw❤
Ku sali nabiga scw ❤
Waaw ❤ wiilka kowaad Masha allh hadal kiisa nin Rageed weeye alle ha isu kiin daayo guulaysta❤
Wilka ogu horey wlh wa legend hdlkisa ka dareme❤❤ilhy haisku dayo wixi isjceel ane allha isiyo mid wngsno ijcel😂🎉ameen dhahaaa
Amiin 😂😂
Dhawaan baraamujyada la soo dhigo way guulaystaan ma laga yaabaa inay dadkan soo balameen
Waan ka shakiyey amba
Lkkkk wey dhici kartaa amba saxibkeey ban xalay kudhahay ridwan isack ban kasoo tijabinayaa isheeg oo Amaan igu dar magaceyguna wa sucaad iga war hayaa reer coment😅
Wayahay 😂@@SucdiKalif-so5ll
😂😂😂😂😂😂 o wadba nosii sheegi miyaaa @@SucdiKalif-so5ll
Ani markuu ii soo laabtay durba guur ayuu ii so bandhigtay waqti dheer ka dib waan ka aqbaly alx this man is the best❤🎉
Manshalah manshalah
Mn sha Allah
Ninki ayeba u dodeysa yaab😂wllo iska guurso kaazi dacad mahine 🤝
Beentaa maaha wakhtibaa kugu socdee😂😂
Aad buu u shaqeeyaa kulahaa😂..shaqada baa noocaas ah kulahaa hadana😂
Iney u doodo inte ku huree hadey jeceshahay 😂
@@iknow_my_enemy9750waa runted 😂😂😂 sxbked ine difacato waa okay
😂😂😂 nagta indho adkaa😂😂😂
Marabta barako iyo kheyr kusali Rasuulka scw sina kheyrka iyo wanaga ❤❤❤❤
Only 7k road to 900k congratulations man 🎉🎉
Big love you ridwan nooo soo badi barnamajika plz nh❤
Ppe adiga ku tijaabin rabaa maalin dhow😂
Nin hadaad argato barnmajka ridwan wan necbahay ku leh waa khiyanoole ka guur gabarey 😂😂
Dee runtu u sheegay
Been maaha😂😂
True
Lambarka ridwan plz 🙏🤣
Maskinta wxee dhahdy wuu mash qulsanyahy wali wee difaceysaa all ❤
Waa noca waxii larabo lga dhaadhicin karo. Tano kle nin nasiib leh ayaa hela.
😂
Life is a teacher whose lessons are free but very few people take them
Muraadka musliminta alah sahlu
wiilkan waa rer puntland majidho boy😂😂lahjadaas caan weeye😢
Waruntaa hada isdhhyey kan wa puntlander😂😂
Wallaahi saaxiib ridwaanoow hal gabar baan la sheekaystaa haddayba shakido aay imaaddo barnaamij waan ku kala sababtoo ah saaxiib marba hadday shakido iyada far ku gudan tahay.
Shakiba hadduu jiro daacad ma aha iyada .
Niyo hadalada sarbebka daaaf
Kwani ma malaik baa sebey ushakineyn qofku so biliadam ma ahan ??
inantaas laga qaban wayey igu soo xidha anaa raba i liked ❤
Wll waligey 5 likes ma helin
Rabi bari inuu kusiya mid khyr qaba
Scw scw scw❤
Scw scw scw scw❤
Azxapey caawa ridhwan Issack xanaq aya haya moho 😂😂😂
😂😂😂😂😂
6 years waiting!!!! Wonderful story
Allh ha sahlo amuuraha in ayaga gambarkooda ku sugaan ayaa u kheyr badan
Walow la yiri الرزق بين زاقين
Ayy sann ujeclahyy video kasto so dhigto Alle haku sharfo ridwann
sxa waaey ❤❤❤❤❤😢
Isooqabo qofbaatijaabinayaa❤❤❤❤
May be she is good girl assalamu calaykum😊🎉
Jacaylkiibaa kadhamaaday wuuna kaa xiisay abaayo
Muuziga kadhaaf barmaamijka
Horta waan yabe niin haduu kushega guul miya micnaha😅😂
😂😂😂😂 haa ado sanado sugeyse marka lagushegi wayo WA gul dara😂😂
@@SheymaMohamed-z5v hha wa guul qofaf jecshahy hduu ku magacaga ku dhawaq0 waliba meet bablic ahh
Wa dad qulubtoda ku xiray niman ilahy ha hanunsho.
Maaha wll qof kaaga oo dacad ku noqda waa gul @@rawanahmad560
Gabdhey dhagoo adeygaaa iskaa d.aaa waasiduu kuushegey ridwaan niinkanii naf kuma hayoo iskadaa difacaa ad diifacwysiid 😂😂😂😂😂😂
Nmparka ridhwan issac inta kahali kara
900k coming soon l.a ❤❤
Adi jacaylkga gorme tijabnee😂
@@WaxkaleGemar yaku balamey 😂😂😂
@AbdirahmanAli-n1m muuse mxaaaa🤣
Asc asc😮😮😮
Caajiib qof wax jeceel cudurdaar badana😢
Naagta kle qosol badanaa
Ilaahow sida gabadhaas oo kale mid noogu dooda nasii😂shaqadaa saas ah kulahaa😂…aad buu u shaqeeyaa😂
😂😂😂😂ayeeyadey xitaa waasoo xasuuStay aakakeentay miskiinka ridwan is not easy
Kkkkk ayayday xataaa wa so xasuuuustay😂
Ilhay amarkii barnamjkan waan jeclahy …….😂❤ waayo dadka dacda waday u furaysaa ay kalsonidoodu kusii xojistaan lkn kii khiyamo ahaa wado xiran baa ku dhacaysa …..
Same😂
Sas karabaa fathi inshalah wakuguleysane abyo soon
Inantas laga qaban wayey miyad garanaysaa
Abayo qof intaso sana kalumiye faida kamasosocoto😮 kagasidaran magacisa wa cabdifatax😂 cabdifatax badana wa qayanoleyal iskagacarar mesha😂😂
Wlhi been madan sheegin markay c.fataax tiri ban ogaaday inu dhagarow yahay😂
Mid abdifitax baa kubahdilay miyaa?
Waa gabdho xishoonaya alle ha idin xafido , dib danbena camerad ha u imanina.
Miskiinada lixda sano laga lumiyey abaayo Mid ka wanaagsan baad helaysaae ha difaacin ninkaas.
Ridwan qofban rpaa inad itijabiso sxp Ethiopia 🇪🇹 ayan jogaye mxan sameya nio😢😢😢
Wall iska daa waxba ha tijabin
Inan tijabiyo wa marxalaad Aan ku 0gaan kar0 ineey dacaad I tahay sowmahan
@rahmacige9251 lkn walo bahayahy inad iska huubis0 jacaylkga inu dacaad ku yahaay
@@Jabircali-d2y waxaas niyd jab baa laga qaada wll iska daa wa talo kaliyta wakhti sii jacyl daryeel waan huba waxay ahn mid adiga kugu indho kuulata
@rahmacige9251 wa sax lkn jiilka hda jira siwalpa oo aad kalzonii uu siisid mar uuN ayeyy ku dhwacayaN ee kalzonidadaa hawada ziininn wll
Ridwan dadkaa wayku tashten kabdl meshaa 😂😂maxa waye wala shegaa aymhn dadkan
Assalam aleikum before marriage test for STIs like HIV , Hepatitis B
Have you done it yourself?
This wouldn't be an optional
It's must!!
Really anaa arky😂😂😂
@@hafsinaofficial2071 we won't entertain is it?
Sax runtii
Ridwan sida u tagero lee malin malmha kanida wn kula kulma💔🤕😢😢
Lambarka ridwaan ayaan rawa
Aniga kusinayo 😢
@@AbdisaranvlogsXbbti kly isii
Block saro kulaha wlee qof black isrtay raden🙄
Aniga ayaaaa. Arkay walahi Shaqo mar ka lagu jiro talefon ka la ma ogola
Zeynab shimoy saan waa see
Nin ku shegi guul waa miya 😂😂allow gabdaha nin haa uwaynn
Wa danbi ducadaas
Allah did it.
naagahan raggii ka dhigay guur laan second hand ka dhigay. Wixii dhalay iyo ama dhashay meeyay. Shuubooyinkan waa in laga saara ummadda
Nin yahow barnaamijkaan iska daa umada kalsooni daro haku abuurin allah ka baq umadaan awakbay kala irdhiwday adigana ha ugu darin dhibaato kale
Nio afar xasle qar kalena shukansado ila egtahay wan kufahmay 😂😂😂
Iska guurso kaasi daacad maaha maskiin waqtiga ayuu ka dhuminaa
Walaahi midaan wabaa horror cadiyaa niinkaas ka tashaa bal kaas niin ma ahaan 😂😂
6 SANO WAQTILUMANTAASAA OO MAXAA ISKULUGEYNEE AMUUBA ILMO LEEYAHAY
😂😂😂😂mashqul wayo kulaha shaqa ayu kujira weyba😂 si difaceysa😂 jacelow balayo Allah kugu rid
😂😂😂😂😂
﴿ وَلَهُمْ عَذَابٌ أَلِيمٌ بِمَا كَانُوا يَكْذِبُونَ ﴾ سورة البقرة
(WAXAY LEEYIHIIN CADAAB XANUUN BADAN
BEENTA AY SHEEGI JIREEN AW-GEED )
Surat Al Baqara
Maa ILAAHAY (SWC) laga Cabsado
BEEENTII FAAN FAAN IYO TARTAN NOQOTAY !!!
ADEER XUSEEN
😂😂😂Ridwaan waaye fakatax😂
Maxaa nin 6sano idaba galiyeey
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤❤❤❤❤❤
😢😢😢😢😢😢
Niman reer baadiyaal la wacay
Radwaan saxiib ninku haddii u shaqeeyo xur ma ahaa because full mashuul ayuu noqon kara
Niyow gabdahan mask ama inda sharerka haiskasiwan markey imadan meshan wax ana iskahubsano rabnay
In aan daacad laguu noqonayn wan ogaa fatxiyey waayo in 4 sanno soo taagan waa beenale khiyaanooke ah
Haguumesowdee maxaa karabtaa
Ridwaan Musica vidiwga kudhexshidan kadaa sheka oodhan ayey magaqastay
Asc huno Ridwan waxa raba qof inad itijabiso boram ayan joga anigu balse waxa rajenaya inad iso jawabto wllo 😢
Aniga kusinayo numberkisa
@Abdisaranvlogs okay huno isi adigo raliya
@@MiranMiransaidisse ok inte kugasoya meshan bab lik wayo
@@Abdisaranvlogs huno anigu maa isticlamolo tiktok iyo facebook
Subaxwanaagsan
Hadaanba ka dareemo inuu sidii hore ahayn maan ka gaabsado mxaa tijabadiisa idaba dhigay hadaan
tijaabiyo wuxuuba dareemay inaan daneynaayo baastarka 😂abaayo calafkaaga midkii ah isaga albaabka kusoo garaacayo shaqeysta naftiina ku mashquula markaas isaga kusoo raadinayo faarax luga baasto 😂
Scw❤
Walaaley jska guurso 6 sano waqti kaa dhumee
Maxamed naag buu helay walee
Maskiin naa 6 sano markaa nin wadid mawaalanthy allaha kuu aqliyeeyo 10 sano lagaa cuno imaaw ridwaan
6sano aniga gabdh la sheekeeysan jiray
Oon balanka kala dal ku nooleeyn
Alx hadda waa marwadeeyda waana hoyada qoyskeeyga
Waqtiga qof kula soco ama kaliga socee marna ma istaagayo
Wixi ku qoranne waqtigaaba ku geeyo
@@mirejr484m.a❤Allah ha idiin isku barageyo😢❤wll 😊
Xishood waaye
Weyba difaaceysaa😢😂😅
Fatxi❤❤I love magacayga🥰❤️😂😂
Shuubooyinka waa in umadda laga qabtaa. Daanyeerkan u dhaqmayo sidii Jerry Springer waa in ummadda laga qabtaa
Shaqa aan us us nayaaaa😂😂😂
4 years for what is she in unvisited 😂😂😂😂
That happens when there is no plan for both of them
😂😂😂😂😂
Kkk wlhi waa yaab shaqu ku jiraa uunbey ku digrineysaye maxay u tijaabine hadey saas iskaga indha tireyso😂😂😂😂
❤❤❤aniiso
Qofta dacad sanaa weyba usii dodee iydo wax wax wlba umuuqdaan😂😂
Ninkan cabsi ayu igu berey naagti I dhahda kenya adaya ba in ey itijabinayso ayaba u hesta ilahay amarki 😂😂
😅
soo adiga hal lee ku ekow😂😊
Jamacad miyaaa 4
Wuu baxsaday dacad maaha
Ridwaan mxaa kwda
Asc
walashay adi xoolo maaatahay nin laba sano ad kala maqneedeen kusoo noqday awalna aad afar sano wada socoten waji kuma haye mustaqbalkada raadso😢😂😂
Bsinka alow alle nin 2sano maqnaa waa maruu baladka soo qasay
Kkkkkk ninkaa labad wa nin reer bari ah ama wa dhulbahante lahajadiisaan kahelay waa iga qosliyay wlhy😂😂
😮❤😂
😍😍😍