ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Sidee loo duubay sharma boy heestii dheesha dheela ( qofta soo karoos )

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ส.ค. 2020
  • • Waa Maxay Sababta Aana... SHARMA BOY FT SAALIM KASKEY SHAHAADADA MICNO MALEH OFFICIAL VIDEO 2020
    • SHARMA BOY FT SAALIM K...
    Apple Music/ iTUNES: itunes.apple.co...
    Spotify: open.spotify.c...
    Follow on Instagram: / saalim_kaskey
    © 2020 KASKEY PRODUCTION. All rights reserved. Sidee loo duubay sharma boy heestii dheesha dheela
    kaskey production
    • Si Fudud U Qaado Silve... • 5 Dhacdo Layaab Leh Oo...

ความคิดเห็น • 204

  • @caabdalecabdiqanicabqari2137
    @caabdalecabdiqanicabqari2137 4 ปีที่แล้ว +53

    Xamar hadi ad hadli kartid wa hesi kartaa
    Lkn sharma boy mesha erayo iyo cod buu ku hayaa ❤

    • @MOHBAD2
      @MOHBAD2 3 ปีที่แล้ว

      I

    • @farxiyoxuseen917
      @farxiyoxuseen917 3 ปีที่แล้ว

      @@MOHBAD2 😂😂😂😀🙂😃🙂

    • @dalla112
      @dalla112 3 ปีที่แล้ว

      aduunka dhan ayaa saas ah hada hadli karto wa heesti kartaa adoon dad kale wax ka sheegi kartaa adoo dad durin xamarna xumaan ka sheegin your boy wa amaani kartaa

  • @user-ck6le5vs7n
    @user-ck6le5vs7n 4 ปีที่แล้ว +78

    Hesta dhib wey lka soo Mary anaka si sahal ah ku firsnaaa
    Saas wyo dhac dhac
    Sharma boy nin wey guuul wacn 🙏❤️👌

  • @Yaso12346
    @Yaso12346 3 ปีที่แล้ว +8

    wlhi i love so much to see my country and my peaple.Waxan Rajaynaa inan caano kuso cabo one day insha allah wadankayga .waxa dareemi kara qof wadankiisii kasoo tagay .🥺

  • @hindahappy8554
    @hindahappy8554 4 ปีที่แล้ว +26

    Masha allh wiil shidan ayaa camera duubaaayo rer muqdisho wn inigu haystaaa runtii from Sweden 💞❤❤❤💋💯❤❤

  • @Kckcollection
    @Kckcollection 4 ปีที่แล้ว +45

    Woow deeq diomand dheeshiisa yaa ila arkay
    The best dancer

  • @yoonismacalin
    @yoonismacalin 4 ปีที่แล้ว +48

    Wllhi sharma boy fanaan ka qalbi fcn maba jiro........❣💥💥💥

  • @xuskabowyofficial864
    @xuskabowyofficial864 4 ปีที่แล้ว +7

    Hees Shidan iga dheh Sharma boy hormar wacan❤🇸🇴💪💯💯

  • @anthonymohammoud964
    @anthonymohammoud964 4 ปีที่แล้ว +7

    Nin kaa qalbi wanaagsan waligay maanan arag sharma boy ❤❤

  • @Jamaalmw22
    @Jamaalmw22 4 ปีที่แล้ว +7

    masha allah dhalinyar wadankooda baashalaya halka aan kasoo tahriibnay wadankeeni 😫😫

  • @abdirahmanhazazi7677
    @abdirahmanhazazi7677 4 ปีที่แล้ว +6

    Nuuriyaha caasimada
    Wallky saalim Kaskey Allaha ikaa caafiyo ❤👏

  • @yaxyegoley1806
    @yaxyegoley1806 4 ปีที่แล้ว +6

    Sharma boy baris kugu sugaa keep going bro

  • @anuukeyf6349
    @anuukeyf6349 4 ปีที่แล้ว +8

    Bro Sharma boy keep going love you

  • @JuniorKnowledge
    @JuniorKnowledge 3 ปีที่แล้ว +4

    wiilkan cameraman-ka ah waa director, camera-man, editor, hopefully director, clapper board-ka ayaa ka maqan.
    dadaal wacan waan ku guuleysan doontaan.
    never give up.
    love from Baidoa

  • @omarsheikhsharif6911
    @omarsheikhsharif6911 4 ปีที่แล้ว +5

    Walaahi professional camera man ayaad tahay sxb kaskey

  • @idilabdi4521
    @idilabdi4521 3 ปีที่แล้ว +3

    Woow masha Allah kings 🔥🔥

  • @farhanyasin22
    @farhanyasin22 4 ปีที่แล้ว +4

    Legend Sharma Poy👏😍

  • @abdallaboss23
    @abdallaboss23 4 ปีที่แล้ว +8

    No gimbil
    No Ligth
    but .....
    Result so nice that's good talent

  • @kichakip2606
    @kichakip2606 3 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow nabada iyo horuumarka somalia u siyaadi oo Dowladaan barkaysan cadowga ka qabo🇸🇴🙏Meeshaan guryo qurux badnaa oo la dudumiyeey baaku yaala waa xaafade ? Waa xaafadahii shidnaan jirey markii Somalia nabad ahayd, Qabqablayaashii maxay muqdisho dudumiyeen inkaar idinku dhacday.

  • @fardowsaamiir2510
    @fardowsaamiir2510 3 ปีที่แล้ว +5

    Heesta dhib badan ayaa laga maraa wlhi waxaane la yaaba dadka ku mar mar siyoonayo fanaanka keep going wlhi heesahiisa dhan waa funny runtii

  • @abdirahmankeyowderamos7932
    @abdirahmankeyowderamos7932 3 ปีที่แล้ว +4

    Sharma big legend keep going

  • @abdullahiyusuf3995
    @abdullahiyusuf3995 4 ปีที่แล้ว +2

    sharma boy waa heesti ugu horeysay oo macqul dhan wlpo ka eh oo uu qaado keep going bro

  • @axlaaminaabdirahman8464
    @axlaaminaabdirahman8464 4 ปีที่แล้ว +2

    Fanka wax bdn baaku soo siyaadiseen 🥰🥰🤘

  • @siciidomariise6705
    @siciidomariise6705 4 ปีที่แล้ว +5

    hada somaalidu waa horumartey dhankasta
    wa in lasameyaa shirkad sida Bollywood

  • @aaminahzehra7526
    @aaminahzehra7526 4 ปีที่แล้ว +2

    Sharma boy ninka fanka shiday

  • @mulkiali6831
    @mulkiali6831 4 ปีที่แล้ว +3

    Sharma keep goin

  • @sacdiaahmed4573
    @sacdiaahmed4573 4 ปีที่แล้ว +3

    Heeztan kamaba dalo dhagayzigeda Amizing zong zida lodybayna cadi mha go forward❤🔥

  • @canabcumush1731
    @canabcumush1731 3 ปีที่แล้ว +2

    Heesta lansareti ku tuuptay bee👏👏👏

  • @kaahiyepoi8151
    @kaahiyepoi8151 4 ปีที่แล้ว +10

    Legend sharma

  • @bahjonalka7584
    @bahjonalka7584 3 ปีที่แล้ว

    Wa kuhaystaa codka ereyada waxwalba fanaan sharma

  • @abdulkadirhassannuur
    @abdulkadirhassannuur 3 ปีที่แล้ว +20

    Wllhi meeshaan nin weyn ee camerada qabatay yaa ila arkay Mohamed abdi qaadir soojeedoow legand taageeraa kuu ahay wllki3

  • @ahmeddjofficial6982
    @ahmeddjofficial6982 4 ปีที่แล้ว +4

    Bro mcn keep going

  • @yaasiinysk4747
    @yaasiinysk4747 4 ปีที่แล้ว +1

    Kaskeey wankusalamay Pro wankuwataa harmarwacan

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 ปีที่แล้ว

    Viva sharma boy iyo koxdiisa iyo kuwa dubey❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😘😘😘😘😘😘

  • @asmalovely1132
    @asmalovely1132 3 ปีที่แล้ว +1

    Waa eesh calàa hees

  • @maxamuudcarab7825
    @maxamuudcarab7825 4 ปีที่แล้ว +1

    sharma boy pro waan kuwataa

  • @mahadsaalax4878
    @mahadsaalax4878 4 ปีที่แล้ว +2

    Nin weyn sharma boy

  • @deeqoyurub429
    @deeqoyurub429 4 ปีที่แล้ว +2

    Sharma hees deeqo isooqa bro wan kutaageeraa l love you

  • @awadosman2173
    @awadosman2173 4 ปีที่แล้ว +1

    Sharma boy aloow kaa badbaadi ku dhibka badnaa ee Alshabaab al qawaarijta walaalkeey cadoowgaaga ayaa badan isku badnaaw

  • @cabdicasiisamiiraz
    @cabdicasiisamiiraz 3 ปีที่แล้ว

    Wa production kalsooni kamuuqato teamka farsamada all of you thanks

  • @iqbalabdi
    @iqbalabdi 4 ปีที่แล้ว +19

    sharmo boy waxan kugu sugaynaa dalka germany sxp

  • @ayuubabdi1288
    @ayuubabdi1288 3 ปีที่แล้ว

    Sxp kaskey keep going

  • @istel3283
    @istel3283 3 ปีที่แล้ว

    Walahi heesta dhib aan ciyaar aheen aa laga soo maray anigaha America leeba iskaga fiisaday dhib yare. Waa mahadsantihiin kuligiin❤❤❤✍✍🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @hudeyfaabdalla1235
    @hudeyfaabdalla1235 4 ปีที่แล้ว +3

    Saxib sharma boy nin talent leh baa tahay i m big fun for you bro halkaan bey kashidanyahay australia melbourne bro asxaab badan baa ku leedahay halkaan mar un baan kugu soo dhaween doonnaa australia

  • @nuurdiincabdirisaaq9551
    @nuurdiincabdirisaaq9551 4 ปีที่แล้ว +5

    Ileen barnaamidka Sharma boy ma laheyn miyaa

  • @user-es4oo5ef3m
    @user-es4oo5ef3m 4 ปีที่แล้ว +6

    Sharma bro keep going lipaax America Ayan kugu sugaynaaa

  • @maidomohamed4899
    @maidomohamed4899 4 ปีที่แล้ว +1

    Kaskey hormar wacan

  • @Farhanpro20
    @Farhanpro20 3 ปีที่แล้ว

    Salim kaskey vedo end photogarph nin hol kara o so sara muqalo ad u shidan lagan sheken karo hore u socod wngsn sxb gactada alle haku barakeyo lpx nollow bulal media pro hala kala kiciyo isguna somali weyen mhdsnidin all

  • @shankaroon8822
    @shankaroon8822 3 ปีที่แล้ว

    Wan idin jece lahy wallahy😍😍😘😘

  • @sangoosofficial900
    @sangoosofficial900 3 ปีที่แล้ว

    Ila bilow ila dhamad wa dawaday wllhi wakhti ba ku baxay🥱

  • @c.risaaqmaclinibrahim8506
    @c.risaaqmaclinibrahim8506 4 ปีที่แล้ว +3

    Lansalenta waaye inta ilafahan farta taag😁

  • @fandheyarrefandheyaree6681
    @fandheyarrefandheyaree6681 3 ปีที่แล้ว

    Masha allh zxp mcn warkg

  • @muparikmedia8894
    @muparikmedia8894 4 ปีที่แล้ว +1

    Keep goin zhp hore usoco

  • @yoonismacalin
    @yoonismacalin 4 ปีที่แล้ว +22

    Like dhac dhac dhac🤣

  • @dekanioyoung3886
    @dekanioyoung3886 4 ปีที่แล้ว

    KaskeY Wax kale sxb Sare

  • @sayidka.6122
    @sayidka.6122 3 ปีที่แล้ว

    Producer Kaskey, camerman caalami ah.

  • @onlyqueen7405
    @onlyqueen7405 3 ปีที่แล้ว

    Sharma love uuuuuuuh😘😘😘😘

  • @iimaandhuux5159
    @iimaandhuux5159 4 ปีที่แล้ว

    Bashal inta ad bashalikartid kuwa dhacay iscananta kudhe🇸🇴

  • @obahmoalim9369
    @obahmoalim9369 4 ปีที่แล้ว +1

    Anagna raaxaa ku,daawanaaa

  • @maxamedisxaaq3754
    @maxamedisxaaq3754 3 ปีที่แล้ว +2

    Director Salim Kasey bro caadi ma tihid

  • @ashwaqnagi228
    @ashwaqnagi228 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah, ciyaalka xaafada waa soo arooreyn😂😂😂🤣🤣🤣🤣

  • @SyedAli-fy3dl
    @SyedAli-fy3dl 3 ปีที่แล้ว

    Sharma boy hory usoco

  • @shaaficimadaxbiyo2840
    @shaaficimadaxbiyo2840 4 ปีที่แล้ว +1

    Sharma boy niin wayn

  • @rihaabqurux3990
    @rihaabqurux3990 3 ปีที่แล้ว

    Sojedow best waye so sare

  • @Elpinko1
    @Elpinko1 3 ปีที่แล้ว +1

    Macawisaha lagu cayaarayo waa. Maxay.. Waad shidantiin iska badala mcwista

  • @mohamedabdirhmanmcc4353
    @mohamedabdirhmanmcc4353 3 ปีที่แล้ว

    Qatar aaye dhalinteena msha alhh

  • @saynabmohamed472
    @saynabmohamed472 4 ปีที่แล้ว +1

    Wanoodaaraa inta maqashay like dhac 🤣🤣🤣🤣😂😂🥰

  • @ahmeddahir8184
    @ahmeddahir8184 4 ปีที่แล้ว +2

    Sharma boy waa shaydaan caadi ah
    Allaha kaqabto dadka

  • @Jubbafilms
    @Jubbafilms 4 ปีที่แล้ว +1

    Hees reer madiino gabdhaha iyo wiilasha kuu dhiman

    • @Jubbafilms
      @Jubbafilms 4 ปีที่แล้ว

      Ku amaan

    • @abshiralimoumin9687
      @abshiralimoumin9687 4 ปีที่แล้ว

      sharma boy ninween adiga iyo asxaabtada madaxa iisarantihiin wayo ciyaalki yurub iyo mareekanka jogay mseer ayeey afka khabsadeen waxkaloo cusub ayaa kasugena hadaa nahay dhalinta kunool france

  • @abdirahmanahmed2547
    @abdirahmanahmed2547 3 ปีที่แล้ว +3

    Ninka funaanada madow iyo go'a sita ee ookiyaalaha wata Gacan baan u taagay sidaa loo dance garaynayo aaaaa!!!!
    Deeq diamond miyaa kii balbalaarka qabay ??

    • @KASKEYPRODUCTION
      @KASKEYPRODUCTION  3 ปีที่แล้ว

      Deeq diamond waaye Balbalaarka ma qabo iska sax bro

    • @abdirahmanahmed2547
      @abdirahmanahmed2547 3 ปีที่แล้ว +1

      @@KASKEYPRODUCTION mahadsanid sxb , sorry Osman Diamond Ayaan Ku khalday
      Hore u socda dhalinyaro hibo leh ayaad tihiin dhinac walba hawsha sii wada waan idin taageersanahay
      Xaga Video quality ga Kor u Yar qaada ilaa HD , intaasina waa talo iyo soo jeedin ... SALAAM SAAXIIBAYAAL

  • @maxamuudmaxamed4224
    @maxamuudmaxamed4224 3 ปีที่แล้ว

    M.a cajiib

  • @cabdishakuurxasanjimcaale8223
    @cabdishakuurxasanjimcaale8223 3 ปีที่แล้ว

    Cabdi shakuur

  • @abdulaahimohamed4316
    @abdulaahimohamed4316 4 ปีที่แล้ว +6

    Laamiga iska tuma inta ila maqashy

  • @dirislecabdi5735
    @dirislecabdi5735 3 ปีที่แล้ว

    Deeq diamond best waye walhi

  • @abdirahman-24-u6e
    @abdirahman-24-u6e 2 ปีที่แล้ว

    🔥🔥

  • @seinabhassan165
    @seinabhassan165 3 ปีที่แล้ว +2

    Wiilkan in uu heeskadiyaariyo waaye ciyaalka xaafada lol.

  • @obahmoalim9369
    @obahmoalim9369 4 ปีที่แล้ว

    fanaaniita dhib bey maraan runtii

  • @hamdiesa7708
    @hamdiesa7708 4 ปีที่แล้ว +2

    Deeq Daimand dheeshisa caadi MHA wax kle

  • @mamiin4413
    @mamiin4413 3 ปีที่แล้ว +1

    Xabtaka goah cadi mahan

  • @jamaladam7022
    @jamaladam7022 4 ปีที่แล้ว

    Halka Lagu Duubay ayaa ah Isbital Lansaleyti

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 3 ปีที่แล้ว

    Hay hay xamar cadey aha xuduntey a tala miini san noqotey waa so socda 35sano ma iiman koxda sharma boy a ku biira repper ayaan tagera

  • @gftu2729
    @gftu2729 3 ปีที่แล้ว

    Riyadh saudia arabia idinka so salama

  • @cayuushhassan2739
    @cayuushhassan2739 4 ปีที่แล้ว +1

    Intee waaye meshaan plz iso sheega

  • @abdinasirisxaaqali5554
    @abdinasirisxaaqali5554 4 ปีที่แล้ว

    Wll Kazkey Nin Tagey Zxp Waad Kazoo dhistey Fanaankeena Salan Sare Lpx

  • @kingcadaaniproduction6200
    @kingcadaaniproduction6200 4 ปีที่แล้ว +4

    Inta sharma boy ila taagerto subscribe ta dhac igu siiya

  • @cadnaankhalifa3013
    @cadnaankhalifa3013 4 ปีที่แล้ว

    Director ka iyo camera man kaba waa idin salaamaa

  • @amiinxuseen8727
    @amiinxuseen8727 4 ปีที่แล้ว +1

    Sharma boy

  • @DoctorAhmedYusuf
    @DoctorAhmedYusuf 4 ปีที่แล้ว +1

    waydhibanyihiin 😂😂😂😂😂🇸🇴

  • @suganemedia1149
    @suganemedia1149 4 ปีที่แล้ว

    Lagend muqdisho maamula sharna boy

  • @hamdiqueen180
    @hamdiqueen180 4 ปีที่แล้ว +2

    👏👏🙌🙌🔥🔥

  • @akaafikc5047
    @akaafikc5047 4 ปีที่แล้ว

    Deeq Diamond 🌹waa ku wataa lbx

  • @abdirazaaqmohamuud7180
    @abdirazaaqmohamuud7180 3 ปีที่แล้ว

    Kkkkk lajan sharma keep going

  • @ifraaxmohamed4034
    @ifraaxmohamed4034 4 ปีที่แล้ว +1

    Wiiilka fananada madow wato fanka u bahan dacing waali leeyhay leeyhay

  • @Qosoljecel
    @Qosoljecel 4 ปีที่แล้ว

    ciyaaalka waxay ugu dhaceen imtixanka waa sharma boy aaa heeeskiisii kumashquliyay 😂😂😂😂

  • @shamhaadoroloojo9233
    @shamhaadoroloojo9233 3 ปีที่แล้ว

    Hees kasto marka la sameeyo kadib saan in loso galiyo a ficna laheed

  • @SahanDesigns2024
    @SahanDesigns2024 4 ปีที่แล้ว +4

    Wilka bititada ka jRay inuu fadil u egyhy yaa ila arky

  • @alishainaabdi8492
    @alishainaabdi8492 4 ปีที่แล้ว +2

    Sharma kkkk

  • @bossoss5703
    @bossoss5703 3 ปีที่แล้ว

    Bajaajtana meesha mareysoo

  • @sharmayare3757
    @sharmayare3757 3 ปีที่แล้ว

    wow

  • @idapsaninaaissa3015
    @idapsaninaaissa3015 4 ปีที่แล้ว

    Sharma boy keep going 💕

  • @usaamecabdi3195
    @usaamecabdi3195 3 ปีที่แล้ว

    Hye 😂😂😂😂😂💯